Laba Sannadood Kaddib, Halkuu Dalku Ku Socdaa? Dastuurka, Doorashoyinka Heshiisyada&ciidamada~Afyare

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ค. 2024
  • Laba Sannadood Kaddib, Halkuu Dalku Ku Socdaa? Dastuurka, Doorashoyinka Heshiisyada&ciidamada~afyare
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook and TH-cam
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond TH-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 101

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 หลายเดือนก่อน +9

    Prof Afyare Waa Soodhaweenaa Wa Nin Ragii Dastuurka Qoray uu Kamid Ahaa Wuu u dhuun Duleelaa Masha Allah war Nagasii siyaasada Cusub Abdijaliil Mahadsanid

  • @bmohamed9169
    @bmohamed9169 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waxaan daawaday ilaa lix jeer runtii waa waysi lagu tilmaami karo inuu aad u macaanyahay daawashadiisa waxaa muhiimka ah kow dhaliisha ayuu ku hormaraayà qodobkastana kama dhamaanaayo wuxuu ku xijinaayà xalkiisa waa qof aan ku tilmaami karo iskama sheekaynato ee waa qof xogogaal aha runtii umana hadlaayo qof jacayl iyo qof nacayb well done prof afyre.

  • @mohameabdi3877
    @mohameabdi3877 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aad Ayaan ujeclahay waana xiiseeyaa Barnaa mishyada Abdijaliil show❤❤ Horay usoco libaax 🦁

  • @salehmohamed5767
    @salehmohamed5767 2 หลายเดือนก่อน +2

    Afyare waa in wax bartay, laakiin Af Somaali ku hadal dheh! Af ingiriis buu ku hadlayaa inta badan! Waa mahadsanyahay Abdijaliil

  • @mulkiabdulle1568
    @mulkiabdulle1568 2 หลายเดือนก่อน

    Prof aad basn ugu baajnayn abdijalil mahadsanid

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 2 หลายเดือนก่อน

    Deep thinker 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @AAY205
    @AAY205 2 หลายเดือนก่อน +4

    CadijaJaliil salama.
    Waxaad waraysatay nin Aqoonyahan oo macquu ah.
    Waxan kaa codsanaayaa Aqoonyahan pro. XASAN SHEEKH CALI noosoo qabo
    Noo warayso. Thnks

  • @nimanjirdemuhumed3867
    @nimanjirdemuhumed3867 2 หลายเดือนก่อน +5

    Thank you Abdijalil show. Waxaad tahay wariye shacabka Soomaaliyeed ubuuxiyay kaalin weyn. Iskamarkaana shacabka lawadaaga barnaamijiyo xaasxaasiya oo dhanka masiirkooda ah. Marlabaad Mahadsanid

  • @Nourdin726
    @Nourdin726 2 หลายเดือนก่อน

    Abdijalil show is amazing and transparency. Watching from Canada

  • @User7654suy
    @User7654suy 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abdijalil Show ❤❤❤

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 2 หลายเดือนก่อน

    Xurmadle xasan shiikh waxaan ilaah kaaga baryeeynaa in aad xukunka qabato marsadaxaad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sm2bd4rb2r
    @user-sm2bd4rb2r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso sxb lagend❤❤❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiqo waaye midaas

  • @naxariis
    @naxariis 2 หลายเดือนก่อน

    WAA khabiir soomaaliyeed

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 2 หลายเดือนก่อน

  • @Handasa82
    @Handasa82 2 หลายเดือนก่อน

    Khabiir wax badan og.

  • @abdullahiali38
    @abdullahiali38 2 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊😊

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 2 หลายเดือนก่อน

    *Waxaa la yaab leh, dadkaan erayo Af-Ingiriis ah oo aaney xittaa si wanaagsan ugu dhawaaqi karin hadalkooda uu ka buuxo, malaha si loogu arko inay wax barteen, oo haddii la yiraahdo Af-Ingiriis toos ugu hadal-na, gaja'gaj'a laynaya oo indhaha taagtaagaya.*
    Abdijaliil iyo kooxdiisa waa inta dhifta ah ee wax wereysata ee la dhageysan karo ee u qalma magaca saxafi. Inta kaloo idil, waxaan dadkey wareysanayaan loogaba dhageysan karin waa hmm hmm tooda, iyo waa yahay dooda, su'aalahooda warkoodaba daa.

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali oo dhan waxay sugi la’dahay amaanka dhulkooda 33 sano. Dalka waxaa isku haysta qabiilo dhulkooda cadow u ah oo Itoobya u adeegta.
    Waxaa lagama maarmaan ah in Soomaalidu dhulkooda difaacaan oo hogaankooda mideeyaan
    Waa in ay qofka ugu wanaagsan ee Soomaali ah hogaanka dalka u dhiibaan.

  • @mariammohamed3834
    @mariammohamed3834 2 หลายเดือนก่อน

    wll codka wa gaaban yahay, fadlan microphne marka xigta iska hagajiya
    mahadsanid

  • @sabahsabrie1426
    @sabahsabrie1426 2 หลายเดือนก่อน

    Hole go

  • @Basicrights114
    @Basicrights114 2 หลายเดือนก่อน

    Garantii miyaa xubinnimada golaha ammaanka, haddii la baabi’iyo chapter 7.

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 2 หลายเดือนก่อน

    Meel❤fiican ayuu❤marayaa❤

  • @hersijeego7451
    @hersijeego7451 2 หลายเดือนก่อน

    Good on you Mr:Afyare.

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 2 หลายเดือนก่อน +1

    Intaan ka faaiday jaamacada kama faaidin, how somali politics works.

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 2 หลายเดือนก่อน +1

    dawlada somaliya 1 magaalay ka shaqaysaa MUQDISHO. soo layaab maahan. dalkuba gacankumajiro.

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan aaminsanahay in aan wax aan laqaban labadii sano ee uu joogay Xasan dawladnimona uu san garanaynin aqoonteedana uu sanlahayn raysulwasaaraha iyo wasiirada intuba aqoon dawladnimo malahan

  • @AliHanash-qw4fo
    @AliHanash-qw4fo 2 หลายเดือนก่อน +2

    2 sano ka dib godki hore mid ka xun

  • @ramatgan1
    @ramatgan1 2 หลายเดือนก่อน

    Mid kale musuqmaasuq hoose IQ hawiye. Waxa aad mooddaa in aanu ka warhayn in beel kaliya (oo aan dhamaantood ahayn) ay qaadatay gooni-isu-taagga, haddii kalese inta kale waa midnimo, runtiina inta badan maanta waa qayb ka mid ah federaalka Soomaaliya sida SSC-Khaatumo iyo Maakhir, Awdalna ay cagta saartay. Iyaga oo aan wax taageero ah ama kaalmo ah ka helin 'dowladda'.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 2 หลายเดือนก่อน

    Geopolitics change ayaa jira Ayaan aaminsabahay

  • @user-nl3sy5mc6t
    @user-nl3sy5mc6t 2 หลายเดือนก่อน

    which way to the seee waa Article muhiim ah Qofkastona ay thay inuu aqriyo

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 2 หลายเดือนก่อน

    Golayashu macno ma samaynayaan hadanan ahayn dad lagusoo xulay, aqoon, caqli, wadaninimo. goloyasha inoo jooga, waa kuwo lagu soo xulay qabiil, nin jiclaysi, yaa dantayda fulinaya oo ani ii shaqaynaya. Markaa dhibtu way joogii intan sidas wax u dooranayno, waa jugjug meeshaada joog.

  • @sabahsabrie1426
    @sabahsabrie1426 2 หลายเดือนก่อน

    Ilol

  • @sabahsabrie1426
    @sabahsabrie1426 2 หลายเดือนก่อน

    Wu wac so somill

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 หลายเดือนก่อน

    Maqa u aqlihbadan baa hawiye miso waa rer kale waha hadlaya aqon iyo aqli wanagsan somalie haqafahido dadka wanagsan

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 หลายเดือนก่อน

    Down the drain 😪

  • @FootballHighlightsForYou
    @FootballHighlightsForYou 2 หลายเดือนก่อน

    Dalka haduu ugu fiican yahay

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 หลายเดือนก่อน

      Ari jir waxay aragto ORGI baa uwen baan maqli jiry.
      😂😂😂😂

    • @FootballHighlightsForYou
      @FootballHighlightsForYou 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdihafiidahmed8950 Dooro ma taqaan horta

  • @sabahsabrie1426
    @sabahsabrie1426 2 หลายเดือนก่อน

    Aysn he’s leather

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 2 หลายเดือนก่อน +3

    HSM has failed to lead this country he's a total mess.
    Thanks prof Afyare

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii aan ka hadlo codsiga Dowlada ee ku aadan xiritaanka Xafiiska UNSOM. Waxaad ka dareemi kartaa baaxada iyo muga ay leedahay dhibaatada nagu habsatay burburkii dalka ka dib. Halkaas waxaa na dhigay ee nagaarsiiyay in aan Madax Banaanideenii u baryootano waa Jaahiliin iyo Jaajuusiin. Soomaaliya Waa Dameer Malab Lagu Raray. Dal Qani Ah iyo Dad Baahan.

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud 2 หลายเดือนก่อน

    Golaan jirin waa runtii laaluush qaatayaal

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia jabter 7 haku jirto ilaa ay qabiil iyo eexasho ay isaga harayaan sabaabta oo ah wali somali nadiif manogon oo sinaan iyo cadaalad kama jirto so ilaahey xaga hafahamsiiyo iyo in ay isu naxariistaan

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 2 หลายเดือนก่อน

      Haley gumeysto baad ku qanacdey, lkn Afrikada kale waxey iska ceyriyaan gurancankii gumeysiga… waxan u baahan nahey inaan Illaahey si dhab ah aan u aamino kuna dhaqano kitaabkiisa, dhibta iyo musiibada naheyso waa taas

  • @UywgwIsuege
    @UywgwIsuege 2 หลายเดือนก่อน

    Dastuur KMG ma lagu dhaqmi karo. Waa in marka hore la dhamaysyro aftina loo qaado. In awooda la siiyo golaha wasiirada waa qalad. Awooda waxaa leh Madaxwayneha. Wasiirada waa inay noqdaan dad cilmi, aqoon iyo karti leh oo fuliya wax qabad ka imaanaaya baahida dadka

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 2 หลายเดือนก่อน

    Mogadishu dowalad ku sheega fadhiyaa wa dad aad uu liita kii ka horayey na ka sii daraan 😂😂😂 wa wax lala yaabu dad 30 sano qof daacad ah ku dhaxjiriin.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 หลายเดือนก่อน

    Mr Afyare Palestine recognition is nothing in comparison to Somaliland because Palestine does not have her territory in her hand and did never have recieved independence on her defined territory . Somaliland did recieve legitimate independence on 26 June 1960 . Somaliland is not a secession case but a withdrawal. Recognition by Ethiopia will not be limited to Ethiopia or only some countries . Both Britain and the United States have openly on many occasion stated that their recognition of Somaliland depends on just one African regional country opening such . And in any case Somaliland is not begging for recognition and her land and capital are in hand وبالله التوفيق

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaad liidaysaa Palestine cajiib

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 2 หลายเดือนก่อน

    Laba sano kadib wuxuu wadanku ku socdaa meel alle naga ogyahay lkn saadaashu ma wacna

  • @user-mu1rz3zk2q
    @user-mu1rz3zk2q 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa wax sharci ma ahan

  • @kamaladow6217
    @kamaladow6217 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan always has negative thoughts about anything waa cajiib

    • @adenhassan4254
      @adenhassan4254 2 หลายเดือนก่อน

      He have delivered the example what should be done..your mindset can't find the below of Co-operation interest ...we support free thinking folks with mindset of people interest...the country was in cavilwar in 30 plus years....if your upcoming mindset is a grupp of friends can do what ever they whant...let's see how fore they can go...

  • @abdikarimbuh
    @abdikarimbuh 2 หลายเดือนก่อน

    Wàa aqoonyahan daacad ah oo aan cidna u rarnayn oo u hadlaya danta soomaaliyeed meesha ay jirto

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน +1

    TALIHII CIIDANKA ODAWAA SAW NIN JACEL FARMAAJO KUMA DOORAN

    • @user-vu4st2hd8o
      @user-vu4st2hd8o 2 หลายเดือนก่อน

      Inta hewelba sidaasi ayaa sameeyey aduunka dadka ugu liita ahaaneysaan cudurka qabyaalada allah idinka saaro

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 หลายเดือนก่อน

    SOMALIA IS NEED A NATIONALIST BUT NOT A MAN OF INTERESTING. .. ..

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 หลายเดือนก่อน

    Chunky intellectuals are amongst the many obstacles this country is facing in. If watch or hear from this guy, see also what Abdi Samatar has to say. These groups belong to the negativity and pessimism project.

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 หลายเดือนก่อน

    Falanqaynta Calmaaniyiinta daad aa qaaday dastuurkii la dajiyey waqtigii uu islaamka dunida kaga jiray suuxdinta ama koomada ayay dabajoogaan laakiin hadda ha ogaadeen in soomaaliya ay xor tahay oo siyaasiyiintooda ehludiinka ah ay iyaga degsanayaan oo cid cilmaaniya aaminsan uu shaqo ku lahayn siyaasiyiinta ehludiinka ah dastuur diintooda iyo dhaqankooda ka tarjumaya ayay samaysanayaan hala diido ama ha la ogolaado soomaaliya hor ayay u socotaa cid loojoojinaayo ma jirayso dalalka islaamka iyagaa isku filan,

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 2 หลายเดือนก่อน

      Yaawaaye culimada soomaaliyeed ee dastuurka noo dejineeso? Waxaad leedahay culimo islawaqtigaas waxaad sheegeesaa dastuur may culimadaas aad sheegeesid wadanka diinta islaamka in lagu xukumo ka shaqeeyaan?!! Calmaaniyadda aad sheegeesid soo ma ahan in ku dhaqanka kitaabka Alle laga fogeeyo xafiisyada dawladda, siyaasada iyo xukunka? Mise calmaanidda si kale baad u fahansan tahay?....

    • @cabdirahamantimohindi74
      @cabdirahamantimohindi74 2 หลายเดือนก่อน

      Cilmaani macnihiisa maad taqaan horta ina islaamiyiinoow

  • @hasanjamal257
    @hasanjamal257 2 หลายเดือนก่อน

    Siilkii Hooyadaa Baa Fadaral Ah Afkaagu Ha Barto SomaLiLand Ayow Aygu Dhalay Ee DhiLadu Dhashay

  • @hawaahaawa8709
    @hawaahaawa8709 2 หลายเดือนก่อน

    Meel fcn ku socdaa dalka wlhi waxii aqli iyo damiirlahoow adbo ufiirso🇸🇴✅👍
    Waayo wax sodon sano maqna baa halgan wayn ka dib lawo sano laku keeney 👇
    1. Xoreen dhulbaaxad leh
    2. Deyn iyo ducfikii Somali laturey
    3. Dal dadtuur looraco leh
    4. Madaxwayne raisulwasare wada shaqo khilaaf la aan.
    Masha Allah 💪🇸🇴 intaas wax kalebo waa un lawo sano kali hadii lawada mamulada Somaliland iyo puntiland ka tanaasulaan dowlad iyo hormar diidka oo waliba lagarab galo dowlada wax tawan sano qaadan lahaa aa lawada sanoo hartey laku dhameeyn karaa
    💪🇸🇴 Yaa wadini oo dacada waye

    • @mohamedsalah1819
      @mohamedsalah1819 2 หลายเดือนก่อน

      Beenlow qashin iyo qabiiil kutaageereesaa xasan wasaq dowladnimadii ayuuu god kuridey if u don’t see that go he class idiot

  • @user-gm9wg4ge7w
    @user-gm9wg4ge7w 2 หลายเดือนก่อน

    Brother, the man, HSM, has the capability to be the referee as well as the player, so let's support him.

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 หลายเดือนก่อน

    Xayawankas xasen tukgas hawiye folxuma nacaladas foshoxun

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 2 หลายเดือนก่อน

    Kani waa ey naasale.

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 2 หลายเดือนก่อน

    Waar ninkaas ha la doorto kollay waa hadal macaanyahay laakiin ficilkiisu wuxuu noqon allaah og

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 2 หลายเดือนก่อน

    MID WALBA OO BANANKA JOOGA KUWA GUDAHA AYEY FARTA KU FIIQAN. MARKA AY GUDAHA ( DOWLADA) GALAN WAXBA KAMA BADALAN.
    NATURALLY SOMALIS ARE POOR IN MANAGING PUBLIC AFFAIRS (DANTA GUUD).

  • @alihaibe4209
    @alihaibe4209 12 วันที่ผ่านมา

    Aqooneey xaal qaado proofsernimadii ma wax laga badelay

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 2 หลายเดือนก่อน

    This people's problem is exactly what the Prof. Is telling. To understand what governance needs an open mind.
    People should now the difference between Governance and government. People, politicians should understand the decentralisation: political, economic and environmental decentralisation

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน

    Beentaa.wasiradii.hore.waa.shaqeynaayeen

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 2 หลายเดือนก่อน

    Wadan qaramada madoobay xukumaan xor ma aha wadankaan meelfog yaa laga keenay xasuusta gabre fadlan taageera dawladiina hasan iyo hamza wado saxa yay hayaan

  • @somalicryotocurrency7847
    @somalicryotocurrency7847 2 หลายเดือนก่อน

    Qofka marka uu dareenkiisa iyo rabitaankiisa Kaliya uu ku saleeyo sharaxaadiisa weey macno beeshaa afyaroow

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 2 หลายเดือนก่อน

    He is the president, and he is the commander of chief, especially when the country is in a war he has a full mandate for 4 years,
    How can you share or trust puntland and Somaliland when their master is aby Ahmed.

    • @user-xt1rh5mw4s
      @user-xt1rh5mw4s 2 หลายเดือนก่อน

      Every one rule his area bro😂

  • @TheDayib
    @TheDayib 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaa sida ninwayn u hadal sida arday dugsiga dhexae dhigto wamaxay Bunoniga aadka hadlayso

  • @mohamudahmed1018
    @mohamudahmed1018 2 หลายเดือนก่อน

    Anigoo ah oday reer waqooyi ah, unionist na ah, waxaan idiin sheegayaa: political class ka maamulka Somaliland (Isaaq), wadahadal iyo sabaale midna ku soo noqon maayaan, waayo waxa abuurmay class dano gaar ah ku qaba gooni-goosiga, sidaas ayey iyaga ugu badisaa, Dana kama laha dhibka dadku ku qabo aqoonsi la'aanta. Waxa 32 sanno shacabka lagu indho-sarcadinayaa inagaaa XAMAR KA FIICAN (very myopic).

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 2 หลายเดือนก่อน

    Dhaqanka konfurta waa mid ku saalaysan boob iyo xoog dil dhac maanta halkiis aya laa jooga wariyaha waa mid uu hadalaya reer koonfur sida uu dhigay hadala .

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 หลายเดือนก่อน +1

    Viva Somaliland-Ethiopia neighbourly friendly relations

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 2 หลายเดือนก่อน

      Allaha ku caafiyo

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 หลายเดือนก่อน

      Hub ka dhigidii kwrn wll.
      Ethiopia 🇪🇹 imisa qarni baa deris ahedeen, maxay hada macan u noqoty Ethiopia 🇪🇹?
      After 25th August 2023 Ethiopia became a significant friend to you. 😂😂😂😂

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdihafiidahmed8950 dagaal waa caadi waana dagaal Somaliland gudaheeda mana aha kii u horreeyey ee Somalilanders dhexdooda ka dhaca ee adiga askarigii Amisom ee bilaa meherka hooyada Muqdisho kaaga dhalay immisa dollar ayuu islaanta baahanayd siiyey ? 2 dollar mise 3 dollar . ina 2 dollar miyaa magacaagu mise ina 3 dollar

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 2 หลายเดือนก่อน

      Itobiya haku wasto munaafaqyohow

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 2 หลายเดือนก่อน

      @@gigachad9879 ina Amisom immise dollar ayuu islaanta baahan siiyey askarigii Amisom ee bilaa meherka kugu dhalay ? 2 dollar mise 3 dollar . Ina 2 dollar waxaad ka mid tahay kumaanaanka Somalifaqash ee bilaa meherka Amisom ku dhashay . Waxa ku dhaama kabaha askarta Ethiopia , kabaha askarta Kenya iyo kabaha askarta Amisom ee ku taxtaxaasha ee ilaaliya magaalooyinka Somalifaqash . ina 2 dollar

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 2 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxweyne xasan way ka go antahay inuu qabto doorashada qof iyo cod ah hadaba waxaad is waydiin wadanka somaliland way ka maqan tahay oo puntland waa mucaarad oo amni ma jiro gobolada koonfur ta badankood argagixiso ayaa joogto oo dadka qaarkood ID card ma wada heystaan mudada u hartay madaxweynaha waa laba sano intaas carqalood dawlada ma ku xalin karto labo sano dawladuna waxay tiri teendha dambe loo noqon maayo waxaa la aadayaa one man one vote 🗳 siday ila tahay dawlada waxay oran doontaa codadkiina ONLINE ku soo tuura kan jooga somaliland, puntland, meelaha argagixisada heysato kan jooga qurbaha aduunka waa hora maray marka online ayay doorashada soo socota noqonaysaa wixii isbedel ahna ilaah baa og,

    • @faisalhersi5681
      @faisalhersi5681 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhhhh waba hadi intas ay somali 🇸🇴 si wada jogto sxb dalkan xasan iyo koxdisu dib ayey u celiyen somali hadysan islayn ayey nasib ledahy.

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 หลายเดือนก่อน

      Ninkii dameer dabadiisa istaaga wax fcn mafilanyo.
      May 15th 2022 baan daremayey inay Somali Kala tagyso

    • @mohamedsalah1819
      @mohamedsalah1819 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa riyooneesaaa no government in Somalia this moment ok yuu uqabanayaaa dorasho Xsan gurguurte dastuuurkiii uu madaxweyne he ku ahaa asagaa kadulboodey so no madaxweyne Somalia this moment mooriyaaan baa fadhido villada. Xasan waa kadhacdey mondeedkiii no government

  • @fosiali263
    @fosiali263 2 หลายเดือนก่อน

    Hoyadaa iyo gobolada waqooyiba was naagnaag dhalay dameer gurigiisa loo ilaaliyo waa inoo mar kle

  • @mohameabdi3877
    @mohameabdi3877 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aad Ayaan ujeclahay waana xiiseeyaa Barnaa mishyada Abdijaliil show❤❤ Horay usoco libaax 🦁