DOOD KULUL:-Maxaa kajiro in Hoteelada Ku yaala Xeebta Liido lagu Tunto laguna isticmaalo Maandooriye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • DOOD KULUL:-Hoteelada Ku yaala Xeebta Liido oo loo arko meelaha ugu weyn ee lagu faafiyo dhaqan xumada sida Tumashada iyo isticmaalka noocyada Maandooriyaha haddaba mala oran karaa Dowladda waa ay ku fashilantay ilaalinta Diinta iyo Dhaqanka?
    Bulshada”Xeebta Liido subax walba waxaan ku arkaa Gabdho iyo Wiilal wada cabsan,Waxaan arkay Hooyo 40-jir ah oo isticmaaleyso Maandooriye,howlaha anshax xumada waxaa lug ku leh Xildhibaano”

ความคิดเห็น • 20

  • @umyasmin8636
    @umyasmin8636 2 ปีที่แล้ว +4

    Culumada doorkooda wa gaabiyeen
    اللهم درنا اليك ردا جميلا اللهم جنبنا الفتن ماظهر منها وما بطن

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 2 ปีที่แล้ว +1

    Weriye Cabdulqaadir Dulyar Waa Mahadsanyahay Waa Loo Baahnaa In Arrintaan & Dhibaatada Bulshada Ku Soo Siyaadday In Laga Hadlo.

  • @umyasmin8636
    @umyasmin8636 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah wiilasheena ilaahow barakey

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 2 ปีที่แล้ว +2

    I’m so sorry, Mr Xildhibaan Culumada hal waaye lkn kuwa ku kharaabanaayo aa jira!!!

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 ปีที่แล้ว

    Meel 30 JIR 30 MILLION haysta uu xildhibaan noo yahay, waa inaan sii hurudnaa inta 60-dan JIR 60 million haysta arki doono.
    Waana mustaqbal xumada ay dhalinyaradeennu duurka u wada galeen

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 ปีที่แล้ว

    Dawladda iyo xildhibaanada waa u dan in ummadda sidaan ahaato. Waayo, wax boobkooda iyo dhacooda wax ku mashquulaayaaba iska yar oo la xisaabtamaaya.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 ปีที่แล้ว +1

    Adeer dadkaani dhaqanka Islaamka ayaa loo diiday waxaana loogu beddelay dhaqanka shaydaanka (dastuur iyo dimuqraadiyad )

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah excellent somali cabel

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 2 ปีที่แล้ว +1

    Markasta waa in labadiyo wacyi galinta sidan ookale ah. Dowladana ay qaadato dorkeeda

  • @yarka4574
    @yarka4574 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Alaah, Xamar isbadbaasha oo Drugs iskanadiifiya. 😎

  • @Manka2123
    @Manka2123 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa in barnaamijyadaan wacyi gelintaa la soo badiyaa oo la soo bandhigaa dadka ay dilootay daroogadu si dhalin yaradu ugu waano qaadato maxaa loo waayey tv ka shaqeeya arimaha bulshada ito waxyeelada ay leedahay daroogadu

  • @muhidinadem3965
    @muhidinadem3965 2 ปีที่แล้ว

    Mogadishu unuku iska leh. FARMAAJO waa Mareexaan. Suma Wallaahi suma wallaahi. Xasan Dhiiqo idinkaa doortey adkeysta.

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi hada ayaa Wax laga qaban karaa dawlada somalia haka xidho soomalia tiktok...

  • @Manka2123
    @Manka2123 2 ปีที่แล้ว

    Gura ba oow yaa ku leh waa meel dadkii dhulka lahaa ay qabyaalada isku hayastaan jaad iyo jaad musuqmaaduq

  • @fartun9944
    @fartun9944 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaliisha dowlada maa meesha u soo fariisateen mise dhalinyarada wadan aan tira koob lagu sameynin oo xuduudaha la soo xirin sidee loo koontarooli karaa dhalinyarada waa in la waaniyo oo wax loo sheego dowlada la caawiyo si wadanka u hanado

  • @Manka2123
    @Manka2123 2 ปีที่แล้ว

    Af waakane may liki aamee soomaali Af aa ka soo haray

  • @cuddifrom6
    @cuddifrom6 2 ปีที่แล้ว

    😂 😂 😂

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 2 ปีที่แล้ว

    Daroogada yaa keeyay liido , ma kii geeyay ama kii istic maalay. Kuli sheey cinda farmajo
    Oo gheelkii ah.

  • @gameswindowspcfreeinstalls2146
    @gameswindowspcfreeinstalls2146 2 ปีที่แล้ว

    Shisha is not a drug but more of like a normal smoke but with nature flavor....
    Nolosha is freedom Somalia ....drugs is bad for anyone but dont make it political., everyone has his own right of his of her life to how they want to live...the only one that doesnt like people living their way of life is Alshabaab and We Somalians don't welcome you to intefere with our pwn way of life.