Dood Kulul:-Yaa Tuug ah,Boliska Jawaab ma u heli doonaan Su’aalaha Shacabka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Dood Kulul:-Yaa Tuug ah,Boliska Jawaab ma u heli doonaan Su’aalaha Shacabka Muqdisho ee dhibanayaal u noqday Tuugada maxaa loo waayay Taliye lagula xisaabtamo fahsilka Amni ee Caasimada Muqdisho?
    Telefishinka Somali Cable ayaa madal su’aalo weydiin ah isugu keenay saraakii katirsan Boliska iyo Qaar kamid ah Shacabka Muqdisho.

ความคิดเห็น • 20

  • @socdaal
    @socdaal 2 ปีที่แล้ว +2

    Wariyaha wax badan ka qaldan si xirfad sare leh uma uusan daadihin barnaamijka.

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 2 ปีที่แล้ว

    Aduunka ma ka jirto qof da a yar oo la duubayo danbi galay oo waa la ganaxaa oo lgu shaqeeya si uu san mar danbe ugu ugu noqon

  • @afitaaxdekadaha4256
    @afitaaxdekadaha4256 2 ปีที่แล้ว

    Police India 🇮🇳 😎 Caadi ah waaye kuwaan Ciyaal Weerada Guul

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan u tahni yaddeeyn haya
    Somaili câble parnamij kan muhiman ka ah oo bulshada lagula hadlayo sii wada nocan oo kale .

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 2 ปีที่แล้ว +1

    Dulyarow umadeena ma tihin
    Booliskii iyagaaba walaaqanayee
    Maandoriyaha kulahaa

  • @ibrahiimcraxman8989
    @ibrahiimcraxman8989 2 ปีที่แล้ว

    Duugada saxda waaga CIDANKA somalia

  • @kusoco
    @kusoco 2 ปีที่แล้ว +1

    Askari marka hore shuruud laguma xiro miyaa? Hadda boolis noqonaysid..balwad dhan ma lahaan kartid..teeda kale boliiska hal meela iyo hal policy ah kuma dhaqmaan miyaa?

  • @abdirahmanmohamed3822
    @abdirahmanmohamed3822 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka dod qawa neysan mako rofanka iska huwiya please

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi maladhuuntaan macaa taliyohooda aa cunaa

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 ปีที่แล้ว

    DHALINYARADA MUQDISHO WAA DHANDHAAN YAAL XATAA SU,AALAHA MABAYAQAANAAN .
    SHEKADOODA DHANBA WAA WAXAAWAYE NOHWAXAAWAYE NOOH

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 2 ปีที่แล้ว

    Amniga waa wadajir hadii shacabka iyo dowlada isla-shaqeeynin amni ma jiro, maamulka neh waxaa la rabaa inuu gacan ku dhigo shirkadaha isgaarsiinta ileen cidna lambarka birmadka ma waceeyso adoo og iney ku dhageeysanaayaan dadkaa dacweeyneeyso.

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 2 ปีที่แล้ว

    Yaa loo dacweyna hadii uu aqoon lahay maa ka qaldan boliska

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 ปีที่แล้ว

    Afhayeen boor usku qarin buu meesha ku haayaa,jwbtii umada muhiimka u aheyd waxuu ku soo koobay kaas oo kale ma idiinku jiraa,haa, anagana waa nagu jiraa,taas ma jwb mas,uulbaa somaliyeey,

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 ปีที่แล้ว

    Waaba talabo yar oo la qaday

  • @daarasan998
    @daarasan998 2 ปีที่แล้ว +1

    barnaamij kama dhicin, lkn waa bilow fiican oo laga yaabo inuu mustaqbalka doodo fiican laqabto

  • @cabdicali2573
    @cabdicali2573 2 ปีที่แล้ว

    Beentaa Waaye

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 ปีที่แล้ว

    Afayenku Boliska wa khof khabiilkisu ku Kharinaayo tuugada xamar jogan