SICIID QALINLE IYO LAYLA UBAX | DAMAASHAAD ILA CAYAAR | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 360

  • @booqortoyoogadenreercabdil7136
    @booqortoyoogadenreercabdil7136 4 ปีที่แล้ว +84

    Damn his voice reminds me of legend Hassan Aden Samatar 😩 waa inaan yaar I call tell that he’s very shy waa inaan xishood badan maa ahan raga bahalka Gaacanta kuu waaato ee hablahaa kuu Dhag dhaago sidii koolada ama xanjada and the girl is very beautiful manshllah keep it up kids 💕

  • @naimaabokor720
    @naimaabokor720 4 ปีที่แล้ว +23

    inaantu gabana oo qurux badanaa😂❤️ viva gagabka❤️❤️✅

  • @queentushey4262
    @queentushey4262 4 ปีที่แล้ว +19

    nin karameeed wakaaa codkiii raga looogu talagalay legend siciid qalinle🔥🔥🔥

  • @amaadin12
    @amaadin12 4 ปีที่แล้ว +93

    siciid qalinke waa wiil yar balse codkiisu ka weynyahay, cod libaax

    • @niamaibrahim1763
      @niamaibrahim1763 4 ปีที่แล้ว +2

      mashaa allaah dheh hanaga cayuuminee

    • @amaadin12
      @amaadin12 4 ปีที่แล้ว +8

      @@niamaibrahim1763 hees maa maashaa allah ma dhahaayo ee imood eedo macaan

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว +2

      @@niamaibrahim1763 Qalbigad ka jirantahay walaal daqtarka booqo🚨Qof sifiican ha ulahadlin✋

    • @sadrisuleeqa219
      @sadrisuleeqa219 4 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah u raci zhp isha bila adamka wa kulushahay xumana ha u fahmin🤣🤣

    • @amaadin12
      @amaadin12 4 ปีที่แล้ว +3

      @@sadrisuleeqa219 wixii kneyr iyo wanag ah maasha allah dheh,, thanks walaal

  • @hanaabukar7422
    @hanaabukar7422 3 ปีที่แล้ว +7

    Wiilkaan wuxuu leyahay codkii legend xasan aadan samatar👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻😍

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 4 ปีที่แล้ว +182

    heesti aynu wada sugaynay inta tageerta siciid qalinle liketa hyla dhaafin

  • @xamdixikimo8661
    @xamdixikimo8661 4 ปีที่แล้ว +15

    Fananaka 🇸🇴fananaita codka iyo daganta ku bacasadya siciid qalile hore u soco

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 4 ปีที่แล้ว +38

    Siciid qalinle ninka codkiisu kaweynyahay Muuqaalkiisa lol io layla ubah waa fankii Oo soconaya labo legend horay usocda🙏♥️

  • @Somalimotiv
    @Somalimotiv 4 ปีที่แล้ว +21

    Ninkan codkiisa waa igu socdaa siciid qalinle iyo abdi askari gobolkii aqoonta gayiga somaliland awdal ayan idinkso salamaya❤

  • @ygorod9258
    @ygorod9258 4 ปีที่แล้ว +21

    Somalida markaad cadaabta usocotid waxay kuleeyihiin
    You have a talent keep going
    War wiilkan maskiinka daciifka ah haka waalina

  • @hodmanbashiir5346
    @hodmanbashiir5346 4 ปีที่แล้ว +12

    Team Said QalinLe 🤔🤔💉

  • @ekraamsuleyman939
    @ekraamsuleyman939 4 ปีที่แล้ว +11

    Waw sicid qalinle the best fanan codkga wax lasisto jirin Dear❤️🥰

  • @maryancaamir3580
    @maryancaamir3580 4 ปีที่แล้ว +6

    Wooooooow leesma xaqiree wiilka cod ayaa kudhamaday m.a keep going bro🌹♥️💯

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 ปีที่แล้ว +22

    Legend puntlanders ❤️😂

    • @fadsj8946
      @fadsj8946 3 ปีที่แล้ว +1

      HG legend don't forget that

    • @zempii6546
      @zempii6546 3 ปีที่แล้ว

      @@fadsj8946 xasan aaden samatar

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +1

    00:01 DAWOOY dawo
    00:01 caafimaaddeey
    00:01 DARMAAN qurux lagu mariimaay
    00:01 DAREENKA naftayda kiciyaay.
    Erayadii Abwaan Kaariye 1982 AHUN
    Laxankii Jiim Sheekh Muumin AHUN
    Luuqda Sahra Dawo iyo Hassan Aden.
    WHAT A AMAZING REMIX (COLD).

  • @behumblealways2510
    @behumblealways2510 4 ปีที่แล้ว +7

    Amazing Song .. Love it ... Viva Somaliland ... Viva Qalinle and Layla Ubax

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +1

    Qalanle codba ku dhan cimamadan ku tuuray fanada zita codkedu waa halaasi👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hayattmohamed122
    @hayattmohamed122 4 ปีที่แล้ว +8

    *Siciid Qalinle gar iyo gardaraba wan kuwataa codki hasan Adan bad modaa heesta barteedii dhigteen horey usocda* 🎶🔊🎧❤

  • @barremusse1464
    @barremusse1464 4 ปีที่แล้ว +5

    Absolutely halkeedii ayay dhigeen weliba waa sii sharraxeen

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 ปีที่แล้ว +2

    Warkii hore war soo dhaaf.
    Abdiaskari oo Dhag Dhag kawada dhigay Fanaaniintii.🙆‍♂️👌
    Guuleyso waligaa ✊

  • @cabdiwalicali7628
    @cabdiwalicali7628 4 ปีที่แล้ว +21

    Laylo ubax xidigta Garowe ❤❤❤

  • @abdallejama7086
    @abdallejama7086 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah ader xasuus baad na galisy keep going baa Ku leyhy

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว +77

    Qofwalba oo subscribed iisaara si dagdag ah Allaha uga farxiyo insha Allah

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 4 ปีที่แล้ว +2

    Wallaahi Masha allah fanaankii la rabay oo hadana da’yaraa loo helay 🔥🔥🔥💕💕💕💕💕🔥

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 4 ปีที่แล้ว +3

    Majeerteen fanaan qaaliyaa ka soo baxay walee. fanan an saed ahayn beryahan ma hayno

    • @jamahasangorod4886
      @jamahasangorod4886 4 ปีที่แล้ว

      Axmed cali cigaal waayo faysal xawaadle waayo iskalaaji waayo oomaar bar bar waayo

    • @yaasirkhalif7540
      @yaasirkhalif7540 4 ปีที่แล้ว

      @@jamahasangorod4886 feysal wa kaski qabe e ma ahan majerten ugas inta kale wa sax lkn

  • @sacdiafarah1256
    @sacdiafarah1256 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdi askari update weeye makhaayadiisu 😅 labada fanaanba codoodu waa on point 🥰👏👏👏

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer8752 4 ปีที่แล้ว +2

    Askari tupe love you first one vidio

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 4 ปีที่แล้ว +6

    Cadi ma aha heestaan ajj baa lagu duubay ♥️♥️

  • @kingj3589
    @kingj3589 4 ปีที่แล้ว +4

    laylo ubax and siciid qalinle keep going fanaaniin aan jeclahy
    ❤💯

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 4 ปีที่แล้ว

      fanaan original ahba saed baynu haynaa sxb walaahi. hadaan abwaan ahaan lahaa ci an siciid ahayn hees uma dhiibeen.

    • @kingj3589
      @kingj3589 4 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad zxp hoobal hibo faneed leh isago kle nadir yahy

  • @hassanisk
    @hassanisk 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah cod aa ilaaheey siiyey, ilaahoow xafid. Sure samigeey Hassan Aadan Samatar waa kusoo dhaweeynaa.Gabadhana mayareeysato.

  • @gem2144
    @gem2144 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah MashaAllah codkaadu wuxuu aad ugu dhawyahay Xasan aadan samatar

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 4 ปีที่แล้ว +3

    Samatar yare keepgoing bro best song.💪💪💪👍👍

  • @amun5155
    @amun5155 4 ปีที่แล้ว +1

    Layla Ubaxey adaa gaabnaa baa hadana inan dheer aad ag istaagtey keep going FANAANIINTEENA

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 4 ปีที่แล้ว +3

    Wanna xasan Aden iyo sahra dawo inantu muqqalka xita wey uga egthey Zahara dawo 👍👍👌❤️

  • @eidhassandirie3754
    @eidhassandirie3754 4 ปีที่แล้ว +10

    M.a Amazing voice wlhi❤️🙏

  • @istarliina1443
    @istarliina1443 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw siciid qalinle fanaanka ugu cdka mcn horey usoco hno

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaw waaaaaaw qalinle yare qudha sare , qalanjada magac Kama hayo waase ladhacay codka iyo cudoonida baryo samo idim ilaah dhamaantayo. waa sahro/samatar. Labadni. Dugsi dabaylaha celiya, cirda,ay dal masheeyay roob baa tahay. Dawo caafimaad darmaan QURUX logama reebaay dareenka naftayda kiciyaay.

  • @queenqurux5743
    @queenqurux5743 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah codka wiilkaa.was iska jecelahay illaahay amarkii horey soco wallal

  • @maryanmahad276
    @maryanmahad276 2 ปีที่แล้ว

    Wooow masha allah wlhi waad keen tay samatar yare tageraan kuu ahy

  • @ebiirmo669
    @ebiirmo669 4 ปีที่แล้ว +3

    Naagtu xgee Ku nolaydna
    Gabnintaa wx wlpa kaga daran
    Keep going

  • @aragsanahsan8436
    @aragsanahsan8436 4 ปีที่แล้ว +8

    Naaag gaban heybad ♥️💋

  • @guribila9738
    @guribila9738 4 ปีที่แล้ว

    Fanaankan codkiisa waaba wax kale horey usoco heesta bartedaad dhigtay

  • @hawasaney9007
    @hawasaney9007 4 ปีที่แล้ว +1

    Saciid qalinle cod halasi ayuu leyahay alle ha ku barakeyo codkaaga wll

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 4 ปีที่แล้ว +1

    layla habo horey u soco sido kale wiilkayga saciid keep going

  • @hassanisk
    @hassanisk 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka hala taageero waa fanaan dhalad ah masha allah.

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw wiilka codkiisu 👍👍👍👏👏👏

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +1

    Hasan adan zamater ayad codkisa moda sicid yare go forward ❤❤❤

  • @amranbashir2438
    @amranbashir2438 4 ปีที่แล้ว +2

    Inanta music lamaba socoto yaa il arkay
    Lkn wiilku waa fariid walee halkeedi buu dhigay qalinle 👏👏👏👏

  • @asadmohamed6487
    @asadmohamed6487 3 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka codka hore u so co

  • @hibaaqfani6093
    @hibaaqfani6093 4 ปีที่แล้ว

    Siciid Qalinle fanaanka zanadkah alle haku daayoh brother

  • @fadumoayub6987
    @fadumoayub6987 4 ปีที่แล้ว +2

    Wale cod wad ledahay walal sacid 🙏🙏🙏👑👑

  • @nawaadxusen9879
    @nawaadxusen9879 4 ปีที่แล้ว +1

    inantu cod wacana o qurux badana misana degana layla ubax ala ilahe magaca ubax wad istahisha nolow queen ❤

  • @ashqanhabib7745
    @ashqanhabib7745 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdiaskari horey usoco bro legend

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว

    Kabax ❤️🙌

  • @samiirodahir6910
    @samiirodahir6910 4 ปีที่แล้ว +2

    Samatarka So baxay🔥❤️

  • @amiindeeqsi6400
    @amiindeeqsi6400 3 ปีที่แล้ว +1

    Hassan Aadan samatar 12 pro max🎤🏅🏆🎖

  • @deeqocisman2899
    @deeqocisman2899 4 ปีที่แล้ว +3

    Meeshada ayuu dhigay qalinle heesta ❤❤👍👍

  • @mbxo__5936
    @mbxo__5936 ปีที่แล้ว

    Xasuustii Xassan Aadan iyo Sahro Dawo❤❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw
    Codka Hal keeda dhigteen

  • @HichealJoseph
    @HichealJoseph 5 หลายเดือนก่อน

    Siciid Qalinle, Wa Joker 🃏 🙏🏿

  • @kingofking2784
    @kingofking2784 4 ปีที่แล้ว +4

    Siciid qalinle boqorka codka 💕

  • @ramlacabdi4852
    @ramlacabdi4852 4 ปีที่แล้ว

    Alla yaacisak labo fanan oon taageero buuxa u haayo noolaada heesta barteda dhigteen inkasto heestu bilaa.music tahy codadkina naga gadan oon wx walpa ku ilaaweyna keep gonig❤🙏

  • @entertainmentman1
    @entertainmentman1 4 ปีที่แล้ว +6

    askari did u make me shareout brother 🇸🇴🇸🇴🙏

  • @kadandahir6237
    @kadandahir6237 3 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam qarmi, daad wa daadki hore🥰

  • @ashqanhabib7745
    @ashqanhabib7745 4 ปีที่แล้ว +4

    Good time and nice place legends go forward

  • @ashoburhan256
    @ashoburhan256 4 ปีที่แล้ว +2

    Qoftaaan fanked waa dhaqaqi wayay wlhi fananbadan ka dambeyeeyaa caaan noqday najma naashaad ookle

  • @mohamedmursal6056
    @mohamedmursal6056 4 ปีที่แล้ว +1

    XASAN Adan oo yar waaye codka

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 4 ปีที่แล้ว +3

    Siciid qalinle iyo layla ubax wax kale ❤️❤️

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    WAAN KA HELAY HEESTAN 😁💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 2 ปีที่แล้ว

    Oooop laxan heesta meesheeda ayay dhigaan fanaanin da,yar

  • @xilwalove716
    @xilwalove716 4 ปีที่แล้ว +1

    Qalinle fanka mucjisada muqdisho baa lagaaga baahanyahay

  • @cabdilahiaden2891
    @cabdilahiaden2891 4 ปีที่แล้ว

    Waaw alloow kuu barakee codka

  • @xiinfaniin7757
    @xiinfaniin7757 4 ปีที่แล้ว

    Eesh calaa hees and voice..... Wa ka baxsateen..... 💓💓💓

  • @sadamxusen3515
    @sadamxusen3515 2 ปีที่แล้ว

    Siciid Qalinle Keep going

    • @sadamxusen3515
      @sadamxusen3515 2 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️♥️

  • @RoowdokeeyfCdy
    @RoowdokeeyfCdy 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wwww

  • @ahmedmaandeck6126
    @ahmedmaandeck6126 4 ปีที่แล้ว +2

    Maschallah hees macan and legends siciid hore u soco abowe from Djibouti land

  • @marymacabdirxamndagancabdi1326
    @marymacabdirxamndagancabdi1326 3 ปีที่แล้ว

    Boqrdiii garowe layla ubax qurxdi buntlnd xbbti

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 4 ปีที่แล้ว +1

    Qalinle fanaanka codka 💯💯💋👌🏻🖤🖤

  • @nastibilenasti1057
    @nastibilenasti1057 4 ปีที่แล้ว

    Abdi askari I recbetful you I support you

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 4 ปีที่แล้ว +1

    Waryaaahee lamaanahaan waaba wax Kalee qoyskaan alle ha isku barakeeeyo.

    • @siciidcadde734
      @siciidcadde734 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh huno isma qabana ayadan dahir kanada qabaa asagan xaskisa waa Balqiis

    • @abdikadirfarey5394
      @abdikadirfarey5394 4 ปีที่แล้ว

      @@siciidcadde734 balqiistii ayeyba iila ekaatay 😀😀😀😀

    • @siciidcadde734
      @siciidcadde734 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikadirfarey5394 indha saxarka Ka Saar zhp hhhh

  • @oksure7485
    @oksure7485 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wilkena codkiisa qatar

  • @xalaydhalay6920
    @xalaydhalay6920 4 ปีที่แล้ว +6

    Layla ubah fanana kaliya oo aan taageer0 weeye my dumashidey

  • @wllshankar6879
    @wllshankar6879 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌

  • @najmoahmed9720
    @najmoahmed9720 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah isma lahan codka iyo muiqaalkiisa 😍😍😍😍😍

  • @mamustvpro6492
    @mamustvpro6492 4 ปีที่แล้ว +7

    Somalia %30 waa fanaaniin %30 waa culumo 30% waa siyaasiyiin % 10 waa daawadayaal yaaaaab

  • @halhaystv
    @halhaystv 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan Laba laxan iyo labo muusik bay leedahay ma keeni jariwaydeen

  • @zaidfarole9427
    @zaidfarole9427 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasan A Samatar yara xasan ayuu markasta na xasuusiyaa

  • @Mss___darajo
    @Mss___darajo 2 ปีที่แล้ว +1

    His voice so amazing wlhi m.a❤

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 4 ปีที่แล้ว +5

    Just waw 🔥

  • @adonio1
    @adonio1 4 ปีที่แล้ว +9

    This kid Siciid has one amazing voice

  • @ashqanhabib7745
    @ashqanhabib7745 4 ปีที่แล้ว +4

    I love it really♥️♥️♥️

  • @khadarofficiall8001
    @khadarofficiall8001 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestii xasan adan xasuus

  • @abdala_qaanuuni
    @abdala_qaanuuni 4 ปีที่แล้ว +28

    I.M FROM JABUTIAN SUBSCRIPE HA ILA DHAAFIN HADAAD II SARTID MAHADSANID HADAADAN II SAARINA MAHAD SANID

  • @dreamgirl1823
    @dreamgirl1823 4 ปีที่แล้ว

    Axsan cod wuu wey sodhaweyeny hesta😍

  • @waaberiofficial5107
    @waaberiofficial5107 4 ปีที่แล้ว +2

    Said waan kuwtaaaa

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 ปีที่แล้ว

    Woow waawaarey Siciid iyo ubah 🌹🌹🔥

  • @hassanisk
    @hassanisk 4 ปีที่แล้ว

    Wiilkaan ilaahaa cod siiyey masha allah.

  • @aishaawarsame3468
    @aishaawarsame3468 3 ปีที่แล้ว

    Ala wuxu shidanaaa ma anabaa kadaalaya 🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎸🎧

  • @najmocilmi8066
    @najmocilmi8066 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan 9 Minitis ayay taala inta igu raacsan👍👍

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 4 ปีที่แล้ว +1

    Inankan yar mansha alaah cod ayaa ilahay siiyey intuna kama dhacdo wow hore usocda xasan yare xasan aadan samatar booskiisaad noogu jirta