HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • MUQALKAN WAXA AAD KU BARAN DOONTA SIDI AAD U SAMAYSAN LAHAYD ETHICAL HACKING AMA CYBER SECURITY LAB KUU GAAR AH. ISLA MARKAANA AAD CASHARADA CYBER SECURITYGA AH UGU TIJAABISID UGUNA BARATID.HADABA SI AAD UGA HORTAGTID IN CILLAD KUGU TIMAADO WAQTIGA AAD SAMYSANAYSO LABKA FADLAN DAAWO MUQALKA O DHAMAYSTIRAN. MAHADSANID.
    -- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. -----
    SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
    side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
    WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
    SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
    SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
    WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
    2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
    SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
    UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
    WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
    ----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
    *** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: ***
    ** facebook page: / somalitech0
    ** instagram page: / somalitech0
    ** tiktok akoon: / somalitech0
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp....
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
    #diyaarsolabkiethicalhackingka
    #diyarsomeelaadkupracticegaraysoethicalhackingka
    #barashadaethicalhackingka
    #barashadaethicalhackingka

ความคิดเห็น • 48

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +9

    **** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: ****
    ** facebook page: facebook.com/somalitech0/
    ** instagram page: instagram.com/somalitech0/
    ** tiktok akoon: tiktok.com/@somalitech0/
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZFMqPtcMcWiT
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0

  • @REALSHAAKIR
    @REALSHAAKIR 9 หลายเดือนก่อน +1

    Lpha cybersecurity analyst the legend

  • @shucaybxusen8657
    @shucaybxusen8657 ปีที่แล้ว

    Macalin muhiimada uu leyahay programkan baL ii sheeg si an uga faidaystO mahadsanid 🫡

  • @maxamedjaamac3785
    @maxamedjaamac3785 3 ปีที่แล้ว +2

    Ciid Mubarak team somali tech 🥰🥰

  • @barreessaaseenaa5432
    @barreessaaseenaa5432 2 ปีที่แล้ว

    Midakalee coputarka iyo moobila waha noogu dhigeesoo in waha kuguchirin loobahayhay sababkuna markka waha noogu dhigeesoo wahattiraadaa halkan wahabaa iguchiraa siffiican nitusi maayoo wahaasi oodhani waa codisi nagana raalicahoo mucalin fadlan mahadsanid

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +2

    👇 Ciid Mubarak

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +1

      ciid mubarak walal

  • @Arale777
    @Arale777 2 ปีที่แล้ว +1

    Teacher side igu shubaa Android

  • @Eng.khadar
    @Eng.khadar 10 หลายเดือนก่อน

    Wll xagee gala so xidhida xal cilad ayaa i haysata

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie 3 ปีที่แล้ว

    m.a walal keep going

  • @NasraMahad-yy6ro
    @NasraMahad-yy6ro 7 หลายเดือนก่อน

    Whats abbka meel guruubkiisu mahayee

  • @cabdiqani9207
    @cabdiqani9207 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo wad saaxiib

  • @xaaladenglishka9888
    @xaaladenglishka9888 ปีที่แล้ว

    macalin magaca appka please ii sheeg

  • @mohamedbainahnaafic8279
    @mohamedbainahnaafic8279 3 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan u jexlahay inaan barto cyber security

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +1

      good walal. insha allah waad baran

  • @daadirsomali
    @daadirsomali 3 ปีที่แล้ว +1

    Eid wanag san

  • @samiirluckychannel2205
    @samiirluckychannel2205 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaan u banahay inaan barto ethical hacking

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว +1

      waxa jira wll kooras aynu bixino oo lagu barto android ethical hackingka, waxa uuna ku jira koorasku oo laga barta websitekena somalitech0.com hadii aad danaynayso kooraskas waxa aad inagala soo xidhiidhi karta whatsapp numberkan: 00252657917414

    • @XajiMk
      @XajiMk 15 วันที่ผ่านมา

      Ok pro​@@SomaliTech0

  • @Kulman.yare124
    @Kulman.yare124 2 หลายเดือนก่อน

    0:14 0:14 0:14 0:15 0:15 0:16

    • @Kulman.yare124
      @Kulman.yare124 2 หลายเดือนก่อน

      0:28 0:28 0:28 0:29 0:29 0:29

  • @barreessaaseenaa5432
    @barreessaaseenaa5432 2 ปีที่แล้ว

    Mucali wahan kaa cossaneyaa muuqaalada waha noga bareesso siffiican kaamerada kudhawey

  • @muscaballimahdi1851
    @muscaballimahdi1851 2 หลายเดือนก่อน

    Teacher android is isaga waa sidee

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 หลายเดือนก่อน

      Waxa jira wll muuqal aynu ka samaynay sida loogu diyaarsanayo telefoonada android, muuqalkas daawo waxa uu ku jira youtube channelkeena e

  • @barreessaaseenaa5432
    @barreessaaseenaa5432 2 ปีที่แล้ว

    Noosoodhawey muuqaal walbaa

  • @CaliOnline-n8y
    @CaliOnline-n8y 9 หลายเดือนก่อน

    GOURBKA XAGE

  • @xasanyare250
    @xasanyare250 ปีที่แล้ว

    Saaxib sidee loodad sadaa

  • @boqolkaboy9506
    @boqolkaboy9506 3 ปีที่แล้ว +2

    Saxaabow maad noo soo diyaarisid sida loo jabsado Instagram

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +2

      mahadsanid. adigo iga raali ah walal maso diyaarino muuqalo looga faaidaysan karo si khaldan. marka iga raali ahow

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 3 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 waa runtaa lkn wixii ilaahay ku baray waa inaad dadka la wadaagi kartaa

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 3 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 waa runtaa lkn wixii ilaahay ku baray waa inaad dadka la wadaagi kartaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedtaajir4673 walal wixi aan dhib ka iman karin sow maaha

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 3 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 Aad iyo aad my brother ❤ ilaahay Dambigaagii Ha dhaafo, aakhirana janatul fardawsa

  • @MohamethAhmed-p5f
    @MohamethAhmed-p5f 9 หลายเดือนก่อน

    Labton ma haysonobe😢

  • @xasanyare250
    @xasanyare250 ปีที่แล้ว

    Aabka

  • @abdideck8905
    @abdideck8905 3 ปีที่แล้ว

    Side loo rod kareeya talefonk wll

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      Walal nagal so xidhiidh dhanka whatsapp groupka ama telegram channelkena

    • @mohamattcade7635
      @mohamattcade7635 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 sxp side loo isticmalaa termux

  • @mohamattcade7635
    @mohamattcade7635 2 ปีที่แล้ว

    Side loo isticmalaa termux

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      wll waxa ay ka mid tahay barashada termux koorsadena android ethical hackingka ah ee hada aynu sii daynayno, hadii aad ubaahan tahay koorsada waxa aad ka helaysa websitekena somalitech0.com/all-courses