SHEEKO DHIF I NAADIR AH, MARKHATIGA NOOL | TURKI JULY2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #SUBSCRIBE
    HOOYO SOMALIYEED OO DALKA TURKI-GA 7-MAALMOOD KU XIRNAYD AYADOO ISBITAAL KASOO BAXDAY & WIILKEEDA. JULY 2022
    stock market
    IFIYE22
    Brit somali TV
    Markhaatiga nool
    marqaatiga nool
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    MAKING MONEY
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    bitcoin
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer
    make money online 2022
    Somaliya , Somaliland
    finzar como
    fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa

ความคิดเห็น • 531

  • @abdirizakosman2700
    @abdirizakosman2700 2 ปีที่แล้ว +24

    Asc, Cabdixafiid salaan kaddib waxaan ahay Oday Soomaaliyeed oo Cimri 60maad ku jira , kuna dhashay Muqdisho, magaceyguna waa C/risaaq-caawiye, Soomaalinimaduna
    & Islaamnimadu ay aad & aad ugu weyn tahay.Walaal Cabdixafiid waxaan ku xusuusinayaa maahmaahdii ahayd ( QOF CALOOSHA KA SOO JEEDO HADDAAD ARAGTO HA U JIXINJIXIN KII KALEBA DHIMMAYAA MA OGIDE )!!!.Waxaan kaloo ku xusuusinayaa haddaan Soomaali nahay QABWEYNI AAN XAD LAHAYN AYAAN LEENAHAY, KUWEYNA YURUB KU DHASHAY
    & KUWEYNA DHALASHOOYINKA YURUB AMA AMEERIKA SIDA EE SOOMAALIDA AH & KUWEYNA FAQIIRTA AH WEY NAGU WEYN TAHAY QAB WEYNIDA.Waxaan kaloo ku xusuusinayaa in aynu isku dhaqan ahayn anaga & Turkiga oo aan isku af ama isku Luqad ahayn.Runtii Turkiga ayaguna waa dad adadag oo dhaqan & xeer khaas u ah leh . Dadka Ajaanibta ah ee Turkiga taga 85% ay ku dhib qabaan.
    Waxaam taladeyda ku soo Af jarayaasidatan:- (1)- EEDAHA & CABASHOOYINKA Laga sheegayo wax wey ka jiraan balse sida loo sjeegayo maahan.
    (2)- Safaarada Soomaalida ee Tukiga u Fadhida qudheeda ma EED LA' . Balse dadla Soomaaliyeed ee aan dhalashooyinka kale lahayn ayey la daala dhacayaan.Aniga Turkiga ma tagin balse Warar badan markaan maqlay Waxaan Dareemayaa in Safaaradu ay tahay Safaarad " ZAMMAN AAKHIR ", Ma doonayo in aan aad ugu fogaado anigoon CADDEYMO sax ah aanaan ka haynin.
    (3)-Waxaa aniga iga su'aal ah Safaaradu
    Ma difaaci kartaa dad Soomaaliyeed oo dhalashooyin kala Duwan ama JINSIYADO kala duwan sita ???
    Sidaas darteed, walaal CABDIXAFIID Warye Soomaaliyeed oo runtii Aqoonta DIINIGA & TAN MAADIGA ay ka muuqato ayaad tahay.
    Soomaalinimadana weyn kugu weyn tahay.
    Anigu wararkaaga & Barnaamijyada aad soo dayso bil xaqiiqa waan xiiseeyaa.
    Waxaan si asluubeysan kaaga codsanayaa inaadan ku fogaanin Eedeymaha Dadkeyna intooda badan . Dawöadda Turkiya & Shacabka Turkiya na waxay naga Mudan yihiin IXTIRAAN AAN WELIGIISA AAN DHAMMAAN sidaad adiguba og tahay.
    Intaad wax kala basarin karto ama kala xallin karto kala xali .
    Haddaan qaldamayna iga raali noqo.
    Wabillaahi Tawfiiq
    C/risaaq Cusmaan Cali
    ( C/risaaq- Caawiye)
    Katrineholm Sweden
    &
    Bristol Britain UK

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 ปีที่แล้ว

      Waa kugu raacsanahay. Soomaalida inta badan way dulman yihiin. Turkey 3 months ayaan joogay laakiin within one week ayaan ku ogaaday inay dad xun yihiin Soomaalida ay dhibaan. Guud ahaan ajnabigoo dhan ma jeclo. Safaarad Soomaali maba maqal runti waan wici lahaa kuna dhaliili lahaa wax qabad la'aantooda. Teeda kale guryaha ay ku eedeeyaan in Soomaalidu halayso waxbo kama jiraan 98%. Waxaa dhacdo guri waxay kaa kiraynayaan wax kasto ka halaysan yihiin kadibna ma ogolo inay hagaajiyaan markaa dagto. Soomaalidana waa dad aan dulinimo qaadan oo way ka guuraan. Waxa dhacdo inay ku nabaan Dadka Soomaalida waxi halaysnaa, jajabnaa oo wasaqaysnaa. Anigaa arkay guryo badan weliba nin Kurdish ah aan watay laakiin luuqada yaqaan mudana Turkey ku noolaa oo wanaagsan. Marka dadka Soomaaliyeed Allaha mideeyo, kuwa maskaxda laga gumaystana Allaha gumaysiga kabixiyo. Dowlad ku sheegyada dalkana oo tuuqsi ma ahanee aan dalkooda nimcada taal ka intifaaci karin oo dadkooda la shaqayn karin Allaha xaqqa tuso. Waxaa la rabaa in markaa dowlad tahay wadan kasto oo dadkaaga joogaan aad ka warqabto oo la xisaabtanto illeen, carab, gaal, African kulligood dalkeena ayay ku raaxaystaan, khayraadkeenay xoog iyo xeeladba ku cunaan. Turkey mahadnaq uma hayo ayadaa laga rabaa inay na xushmayso oo noo mahad celiso maadaama ay dalkeena ka taajireen. Soomaalida waa loo baahan yahay in qob waynaadaan waayo dulli kasto wuxuu ka faaiidaysanaa dowlad la'aanteena. Marka hadaa dhimanaysidna ciidaa madaxa laga ceshtaa. Dhereg gumaysina gobonimo gaajaa dhaanto. Soomaalida waa dadka dunida ugu caqliga badan, sabarka badan, karti badan, naxariis badan oo hadana geesiyaal ah laakiin garab waayay. Wariyayaasha ka cabsanayo inay dadkooda amaanaan oo dumiga ka hadlaan yayba noosoo gudbin wax Soomaali ku saabsan. Hada gabadhaan dhibka ay sheegtay iyo waxaa aniga soo arkayba Cabdi xafiid kama hadli karo laakiin wuu awoodaa inuu lucture u qabto dadkiisa. Absolutely it is wrong and shame. Blaming the victim is not okay.

    • @mohamedomar3875
      @mohamedomar3875 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan ku salaamay wll , waa wlllo reer Holand ah oo doonaysa inaad arin ka caawiso , e-mailkaada ama meel aan kaala soo xiriiri karo wa shukran .

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 2 ปีที่แล้ว

      Wcs warhma soomaali iyaga meel walba laa tagay dhaqan qalafasan
      Wayo soomaali meelo badan oo qurba ah baan ku arko Aad ayeey dhaqmo xun u isticmalan ?

  • @anisomaxamed37
    @anisomaxamed37 2 ปีที่แล้ว +3

    Turkiga dhaqatir malha aniga dhawac ay igesten lagma sheken karo lkn waxwalba wa qadar alle alx for everything

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd486 2 ปีที่แล้ว +7

    From Oslo to Istanbul for medical treatment, well done turky.

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 2 ปีที่แล้ว

      Absolutely 💯 agreed 👍 👏

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 ปีที่แล้ว

    Wcs aboowe qofatani ayad dagla samay saay kursig wadhaqan xomu inad lugah sarato turaki bay ulatimi wali iyo basabor ban leeyahay aboowe dadkani waa dad isagu tashad ruxay fahmi wayan way kashaqen hayan botadi soomaliy lagal yimid bay melaka say lajogan soomali maryotiy ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 2 ปีที่แล้ว

    Wey ku fiican tahey Soomalida waxaan ku dhacaaya. Iyaguna qabiil qabiil haysu cunaan. .. Good to hear waxan oo kale...

  • @abdirizakfarah3126
    @abdirizakfarah3126 2 ปีที่แล้ว +62

    Turk maaha arxanlaawayaal waxaa arxanlaawayaal ah somalida dumarkuda iyo caruurtooda barakiciyey dalkooda dajinwaayey umada eeda ka daaya

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 2 ปีที่แล้ว

      Runtada sheegtay, soomalideena meel walba oo ay aduunka ka joogaan way buuxaan badan yihiin.

    • @hbasri4149
      @hbasri4149 2 ปีที่แล้ว +2

      Walaal ilaahay ku barakeeyo waad asiibtay Jzklh

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa

    • @SuperKaalid
      @SuperKaalid 2 ปีที่แล้ว +1

      Turkiga wuxuu yahay waad barane bal aad wadankooda

    • @kaamilcali9731
      @kaamilcali9731 2 ปีที่แล้ว +5

      Dhab weeye dhibaatadu somaliga ayay ka bilaabmatay

  • @abdirahinabdiwahid7007
    @abdirahinabdiwahid7007 2 ปีที่แล้ว +9

    Asc abdihafid walaasheyda marki buuqa u dhacay mxey safarada norwey u wici weyse

  • @aliadam180
    @aliadam180 2 ปีที่แล้ว +7

    يا غريب كن اديب
    O stranger be polite
    العاقل من لا يصنع لنفسه اعداء
    American baan ahay iyo Canadian baan ahay
    Dad badan baa ku kadsoomi doono oo wadamo badan laga soo celin doonaa with their attitude
    نسأل الله سلامة والعافية

  • @abdirahmanyousef8611
    @abdirahmanyousef8611 2 ปีที่แล้ว +14

    Maxay tahey sababta ku kaliftey inay turkiga tagno iyadoo norwey caafimaad bilaasha haysta?

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash 2 ปีที่แล้ว

      Soo lagama yaabo inee u guurtay dad badan baa u guuraane

    • @AhmedabdelrahimSiraji
      @AhmedabdelrahimSiraji หลายเดือนก่อน

      Good question, somali dhaqan xumo ayee mesha latagayan hadane waxee raban inlagu ixtiramo, hadi ladhaho joji, waxee eedenayan wadanka

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 2 ปีที่แล้ว +24

    Sheekadada markaan dhagaystay naagtaan somaliyeed ayadaa qalad sameesay, kursiga lugaha ka qaadaa lagu dhahay waa ka qaaday kadib boolisaa laguugu wacay‼️🤔 yaa waxaas u sheegee.
    Waxaa dhahdaa kursigii lugaha kuu saarnaa ayaan kala tuuray, Hadalka sifiican usheeg,
    baasaboor yurubiyaan ah hadaad heesato ha isku maleen yurubiyaan wlley, you are somali and you will be somali forever sister.

    • @kadanaliisa2367
      @kadanaliisa2367 2 ปีที่แล้ว +3

      Yurubiyanka maxay u malaynaysaa ma dadka afrika jooga oo loogu botaynayo sharciweynbaan qabaa adeer caalamka dadku wadankooday wax ku yihiin yurubbaad sheegtee USA cidi kuguma qiimaynayso.
      Naagtanna iyadaa fara taagtaagii afrika xambaarsanayd waana laga dejiyee maxad ka rabtaa.

    • @kingcobra482
      @kingcobra482 2 ปีที่แล้ว +1

      Sidaas baan u fahmay anigaba, wa iswalwashay wanaqana somali markay passport wadamo kale kufanaya” midakale safarada somalia maxa kagalay wa norwagiane, she should contact her citizenship country authorities,

    • @kalafazii7055
      @kalafazii7055 2 ปีที่แล้ว +3

      @@kingcobra482 exactly bro safaarada soomalia maxa ka galay qof Norwegian ah!

    • @haashimiabdiduale3509
      @haashimiabdiduale3509 2 ปีที่แล้ว

      Haa waxbay qarinaysaa wlasha ilatahy ..turkidu maahan dad xad gudubka jecel ilaa xad waan ufiirsaday wlahay......anigoo aan wax aqoonsiya sidan baa turkiga dhexmaraa oo kudhex safraa wali ma arkin cid wax iwaydiinaysa !!
      Waxwaynbay qarinaysaa walashan

    • @SYL-nq4yo
      @SYL-nq4yo 2 ปีที่แล้ว

      waxaa tahay DULI . Gabadhaa kaa qiima badan

  • @ikkranmoha1709
    @ikkranmoha1709 2 ปีที่แล้ว +34

    😢😢Waaka xumahay waxa ku dhacay gabadha laakiin somaliyey goormaan wax baranaynaa qof ama ilmo yurub ama America ku dhacay ama passport haysta caafimaadka ama dhakhtarada kuwo fiican helikara maxaa Turki loo gaynaya qof wadankii doctor iyo hospital haysan meesha kaliya uu aadi karo waa waa india ama turki waa ok laakiin dadkan wadamada kale dagan meeshaad joogtaan ka aada dhakhtaro naftiina halis ha galinina turki waxba ma yaqaanan umadiina waa rafaadiyeen iska daaya

    • @ilwaad9413
      @ilwaad9413 2 ปีที่แล้ว

      Waa jaahilnimo abaayo

  • @umurayann5457
    @umurayann5457 2 ปีที่แล้ว +53

    Su’aasha koowaad waa maxaa Norway dr ka aadka weysay ood yurub kaweeysay Turkey u doontay second why aad isu diiwaan galinin safaaradi Norway aaway website ka magali weysay xaquuqdaada maka warheeysid adigoo qalanse maxaa ku waday there’s is a lot of missing stories.

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +7

      Walaal waan waydiiyay marka Turkiga wuu ka jaban yahay dhaqaala ahaan yurub sidaas darteed bay u aaday halkaas

    • @umurayann5457
      @umurayann5457 2 ปีที่แล้ว +3

      @@BRITSOMALITV thanks yes aad ayaan u jeclhy sida aad wax u wareesatid so story dan yara fahmi waayay

    • @mahadawilhossein9220
      @mahadawilhossein9220 2 ปีที่แล้ว +5

      Somali ma taqaanin waa kaar les wax walba waa fududeystan badana xata kuwa wax bartey baasaborada wadamada kale wata xataa xaquuqdooda ma yaqaanin sidii ay u doonan lahaayen

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 ปีที่แล้ว +8

      @@BRITSOMALITV Soomaali hadii janada la geeyo naarteey daawa usoo doonanayaan.Norway kama aysan waayin daawo nafteeda iyo ilmaheedawaxaan aamin sanahay ineey dagaalka iyadu biloowday

    • @mariamabdullah2126
      @mariamabdullah2126 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mrsocotraisland1939 Qaliinada cosmetic ah turkey ayey dadku u wada aadan somali kaliya maahan,

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 2 ปีที่แล้ว +5

    Abdi Xafid qoftan uma bogin yaa iigu eaacsan like saar.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 ปีที่แล้ว +35

    Dadka Somaalidu waa dad aad u dhega adag. Waano iyo wacdi waxba ka tari maayo. Sheekooyinka noocan ah ilaa waqti dheer ayaan soo maqlaynaynay...waxna iska badali mayaan. Xagey wax ka qaldanyihiin?

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa yaab maxay ka doonan

    • @x.abdillahi
      @x.abdillahi 2 ปีที่แล้ว +1

      somaalidu iyaga ayaa dadka isku dila sxp nin aad moodo walaalka oo somaali ah oo kala safanayaa nin turki ah saw inaad somaali nimada ciil uga baxdo saw maha somaalida hala waso meelkasta oo ay joogaaan waa midgo midgo dhaleen dhagana malaha wana doqmo

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa mida aan La yaabay dadkeenu waa umada keliya e mesha lagu dhibo ayay aduunka ugu jecel yihiin mxay ka helaan ama kaga ordaan
      Wayba ogyihiin Turki inuusan qorin passport yar oo lala sobaxo European iyo American baan ahy inta xogaa English ah laso tuuro
      Meesha ma Africa iyo carabaha ayay modeen
      Meel kasta qaylo nidaam xumo sharci ka bood iyo wasakh ayaan La tagnaa
      Waana dad iska wada dameeri dhaan raacday ah heblayo ayaa aadaye aad hebel baa tegaye aan tago
      Meel uunbay kuwada ordaan Markii layska qabto ayay cabaad qaylo iyo calaacal meelaha ka bilabaan dadkani waa dad xun waa cunsuriyiin ku waashaan
      Midakale khaladka ay galaan mashegaan inta loo geysto unbay shegaan alla yaa ogaada inay iyadu dhibka oo dhan bilawday🤗🤣
      Hadana maalin walba kuwii hore e tagay ayaa ka cabanaya oo intaa warbaahinta ka qaylinaya kuma waano iyo tusaale qaataan ee intas waysii socdaan oo iyagii baa is jajuusaya oo isdhacaya

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 2 ปีที่แล้ว

      @@x.abdillahi
      🤣🤣🤣🤣🤣
      Wlhi ciil baa ku dilaya
      Samtymes mxa somali kaa dhaliyey baa ku qabanaysa
      Meel walba inagaa isku dulayna oo dhibkasta inaku dhaca isku horseedna mar aan dhexdeenu shirqool iyo lugooyo isku dhigno mar aan Turkish tuugo ah iyo belaayo kale iskuso jajuusno

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 2 ปีที่แล้ว

      @@x.abdillahi walaahi waa ayaan daro waxaasi aniga wllkey isagoon dhibkaasoo dhan soo marin ayuu soomalinimadii ka baxay waan la yaabi jiray ileen soomaalinimaduba waa doqoniimo

  • @hajiyusufabdi7192
    @hajiyusufabdi7192 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay soomaali ha u gargaaro, intay isku jeedday ayaa meel kasta lagu dulmiyay, BS TV waxaan idinku boorrinayaa in aydaan joojin dedaalkaas iyo kashifaadda dhibta soomaalida ku haysata dunida, idinkoo la xidhiidhay dawladda dalka ka jirta.

  • @mohamedqeyt3873
    @mohamedqeyt3873 ปีที่แล้ว

    Be Strong sis Turkey waa so arkay waa dad aad cunsuri u ah wax custom service ma yaqaanaan dadka Somaalida guri ka gadanaya baan la yaabanahy.

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 ปีที่แล้ว

    Alaah ha ku xafiddo adigana alaah ha ku xafiddo aamiin aamiin aamiin alaah

  • @fadumoyusuf7694
    @fadumoyusuf7694 2 ปีที่แล้ว

    Abdixaafid Allah ku xifdiyo sida aad somali meelkasta u la socoto aad iyo aad ayaan kugu bogaadinayaa anigu Somld ayaan ahay laakiin qofkii wax Wanaagsan sameeya waa la dhiirigayliya ajar badan waa uu kuugu jiraa

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 ปีที่แล้ว +1

    Maan sha allah Abdihafid wariye Soomaaliyeed ilaahay haku xafido

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 2 ปีที่แล้ว

    Aad bay u istashilaan soomaalidu aadna waan ugu faraxsahay arintaa,Yurubiyaan ayaan ahay , Adeer dhulkiknii intaa dumiseen ayyad rabtaan dad dhulkooda dhistay in aad musuqmaasuq iyo edebdarro u geysaan. Somalida meel ay joogaan hadday sidaa loo geli laha way fiicnaan lahayd.

  • @mucurashmucuraj3177
    @mucurashmucuraj3177 2 ปีที่แล้ว +10

    Swedan 2018 safar Somalia u soconay Aniga Familygena AirPort Istanbul 2 saac tarsad ku joognay wexey noqotay 24 saac jahwarer Polis dacwad iska daba wareeg ku jirnay kaliya waxaas dhib ah waxaan u marnay walashey iyo naag Turkey is af dhafay!!

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 2 ปีที่แล้ว

      Sorry waa ka xumaaday inta ka aqaano turkida waa dad aad u xun

  • @kbby2646
    @kbby2646 2 ปีที่แล้ว +6

    Mental health is so important times are tough and it’s hard to get by hope .

  • @dayxa561
    @dayxa561 2 ปีที่แล้ว +2

    Turkigu waa dad xun
    Marbaan tegey waa dad
    Bilaa naxariis ah
    Soo maalidu Muslim nimada
    Ayaa ina hoday

  • @sser4622
    @sser4622 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaal alaha kuu dhib dhaamo
    Laakiin safaaradah basaboorkedah Aad wadato maxaad ugu qeyla geysan wayday

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 2 ปีที่แล้ว +13

    Turkey Turkey ayay Somalia da ku waasheyn wadankina wallalo ilaashada .aniga ma aqaan calaacalkina

  • @Amalyasin
    @Amalyasin 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso xanuun badan 😭😭😭😭😭 ilahoow Somali umaciin Meel walbo ey jogaan 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 2 ปีที่แล้ว +12

    Dadkaan ma ciyaal bay usheekeynaysaa waxay kuleedahay Safaarada Soomaalida maxaa kagalay Safaaradda iyada iyadu waa NORWEGIYAAN maxay ula xidhiidhi wayday Safaaradda Norway.

    • @SuperKaalid
      @SuperKaalid 2 ปีที่แล้ว

      Somali badan ayaa ku xiran turkiga cid u soo gurmatana ma jiraan walal

    • @kalafazii7055
      @kalafazii7055 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad

    • @hawakarshe7904
      @hawakarshe7904 2 ปีที่แล้ว

      Sababto ah telephonkii baaa laga qaaday.

  • @Salafi972
    @Salafi972 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhalashada norska ayey heeysataa marka maxey ula xiriiri weysay safaaarada Norwey

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 2 ปีที่แล้ว +16

    Why would you want to go for treatment in Turkey when you are a Norwegian?

    • @chocolatedoc
      @chocolatedoc 2 ปีที่แล้ว +1

      Maybe because the cost of the treatment

    • @guwa1980
      @guwa1980 2 ปีที่แล้ว

      @@chocolatedoc Treatment is free in Norway.

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 2 ปีที่แล้ว

      This story does not add up why would someone in Norway go to Turkey?

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 2 ปีที่แล้ว

      @@guwa1980 but turkey has better treatment in Europe apart from Germany

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 2 ปีที่แล้ว

      @@bardehanad4919 wey kajabanthy garashka

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 2 ปีที่แล้ว +12

    Horta waan ka xumay, waxa kaaga dhacay Turkiga, horta anigu wadankaas waxaan sidiisa u nacay markaan daawaday filinka Midnight Express.3 Su' aaladood baan ku weeydiin lahaa:
    1. Adiga oo Norway jooga haystana dhalashada wadankaas, maxaa kugu kelifay u tag Turkiga caafimaad, Norway baa ka hormarsan
    2. Markii dhibku ku soo gaadhay maxaad ula xidhiidhi weeydey safaarada Norway, xitaa imminka dacweeyn kartaa
    3. Maxaa kugu kelifay inaad wajigaaga qariso, magacaaga waad sheegaysaa ?

    • @HALAMADRID20232
      @HALAMADRID20232 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad qofkii si fiican u eegta waa usoo baxayaan su’aalahaan

  • @hadiaessa4072
    @hadiaessa4072 2 ปีที่แล้ว +2

    muddo hore ayaan soo indheeyey si aan caruurta usoo rart anigoo ctizan yurub ah markaan idho indheeyey ayaan iri dad aan carabi kuhadlin ingiriisna ku hadlin sidee u afgareysaa

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 2 ปีที่แล้ว +8

    Qibraad badaan ayan u leeyahay Turkiye dadkeena somalida isma waytiiyaan sharciga wadanka

  • @phprince5153
    @phprince5153 2 ปีที่แล้ว

    Norway safaarad bey ku leeyahay turkiga, maxaa u wici weyday?
    In qof isbitaal kujira oo qalan la xiro ma sahlana ee sidee wax u dheceen?

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahayoow noo naxariiso oo cadawga naga qabo.

  • @fadoummohamed4838
    @fadoummohamed4838 2 ปีที่แล้ว

    Walaalahayga Somaliyeed ee Muslimka ah waxaan karajaynayaa inaanay ku mashquulin shaqsiyada qofka iyo umuurihiisa qaaska ah.
    Ee ay ka faa iidaystaan talooyinka nasteexada ah ee khibrada ku salaysan
    Una mahadnaqa oo u duceeya.

  • @kaafiahmed2013
    @kaafiahmed2013 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxa iska cad in walashey qaladka ay bilowday iyada hadana ugusii dartay yurubian ayan ahay iyo hadalo kale

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +12

    AKHYAARTA SHARAFTA LEH FADLAN SUBSCRIBE SHERE LIKE WAA NOO MUHIIM EE NAGU CIMAAMADA.

    • @deqaelmi1368
      @deqaelmi1368 2 ปีที่แล้ว

      Gabadhan somali sidaan hadalkeeda ka farmer iyadaa gardaran waayo marka horeba akhlaaqba maaha dhaqtar in aad lugaha saarto oo hadana riixdo dalkooda way ilaashadaan adoo zalkaagii gubey maaha

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      Waxan layaqbay Oslo deganow oo sida dadka Afrika ee dantu baday turki dhakhtar utak cajiib Sweden waa lamida norway umana baahnin turki dhakhtarkiisa

    • @samradagan1727
      @samradagan1727 2 ปีที่แล้ว

      Asc wll igu caawi SUBSCRIBE janalkaan adoraliya

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 ปีที่แล้ว +19

    Marka hore illaah mahadiis waye American 🇺🇸 thanks 🙏 waye dhamanteena arab iyo Afrika hospital tagtid asxaan malle ado wadato lacagta bixisid waxna lagu qabanin. American cunug kaa jiiran ama qof wayn hadad geeysid adoon lagu cunuga ama qof wey dabeynin lacag laguma weydiinayo marka waxaan dhahaae naxariisto ay qaban thanks American 🇺🇸

    • @zahir8903
      @zahir8903 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @soojirefilms2163
      @soojirefilms2163 2 ปีที่แล้ว +1

      Europ lacag ba ma aha cafimaadku lakiin somalida ayaa waalan oo ku waalatey india iyo turkai

  • @MA-pu4id
    @MA-pu4id 2 ปีที่แล้ว +4

    Turkida soomaaliya waa qaateen
    Dalkoodiina inooma ogola

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 ปีที่แล้ว +1

    Norway caafimaadka waa bilaash Ama free marka waxaan is weydiinayaa gabadhaan ma meesha ayadoo fasax u joogto ayaa xanuunku ku dhacay mise turkey ayeyba caafimaad u aaday?.

  • @amuu8286
    @amuu8286 2 ปีที่แล้ว +3

    Asalaamu calaykum, why she didn't contact her embassy ?

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigoo norwy ku nool Maxaan turkiga kadooni Mawali baa midkasi Dacwad waxba ku tari meyse hadii alle kaabad baadiyey alle mahadii weeye yurub Matix galiyan turkigu adigaa Maska daada gali yey sharci norwy baad sidataa Markaa waxba laga qaadi kari maayo lkn waad aragtey sidaad modey sey inusan ahayn wll wax waliba wey dhacan lkn mid somala kayimid kawaran wll xalimo wayo arag nimo kugu filan qaar badana hada turk iman maayaan wll

  • @dhudi.560
    @dhudi.560 2 ปีที่แล้ว

    Naftaada hadaadan ciseyn wllhi oo blhi cid ku ciseynaysa inaadan aduunka ku arkayn.

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 2 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آل محمد

  • @omargarad3749
    @omargarad3749 2 ปีที่แล้ว +31

    Depends on her status she should call her embassy to the country I mean Norwegian if she’s a citizen. Besides that she’s has the right to sue the hospital regardless of her status.

    • @al-ad-aniya4048
      @al-ad-aniya4048 2 ปีที่แล้ว +10

      She is from NORWAY! Why go to Turkey for medical treatment?

    • @umurayann5457
      @umurayann5457 2 ปีที่แล้ว +5

      @@al-ad-aniya4048 the story it doesn’t add up

    • @SuperKaalid
      @SuperKaalid 2 ปีที่แล้ว +2

      Safarad wax wayn ma qaban karto

    • @omargarad3749
      @omargarad3749 2 ปีที่แล้ว +4

      @@SuperKaalid safarada Norway yes wax wey ka qaban karta lakin qofta waxey u hadkeysaa sida qof qoxooti ah. Ma Fahmin

    • @muuminacilmi185
      @muuminacilmi185 2 ปีที่แล้ว

      @@umurayann5457 Ft

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa waxa laga xumado. Lakiin waxa raba dawada ay u doonatay Turkiga, ayado Yurub joogto.
    Waxa aan ku ahaa taransid wa meesh aan jecelayen in aan markale taransid ku noqdo wayo dadka airport joog waxa ay ka wayen yihiin in ay kula hadlan Engilsh, 3 sac oo aan joogay waxa ila ahayed malin dhan.

  • @mustafemuuse7254
    @mustafemuuse7254 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah dumarka hanooga ilaaliya. Dhib oogayaasha akhlaaqda daran.

  • @ismahanali8827
    @ismahanali8827 2 ปีที่แล้ว

    Somalia wadankooda ha hadhistaan

  • @sahrauk1817
    @sahrauk1817 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan kula talin lahaa private dr in ay geysato hadey lacag wadatey dr dawladeed maxay ka doontey iyado arkeysa PRIVATE oo lo so dhowaynaayo sidii boqorada mafahmin lakin ilahey ha cafiyo iyada iyo wiilka way uqorneed intaas

  • @bashrshufeer6478
    @bashrshufeer6478 2 ปีที่แล้ว

    Tureky meeel adag waaaye walaaahi sidalooomalaynaaayo mahan

  • @abdirashidmohamed4217
    @abdirashidmohamed4217 2 ปีที่แล้ว +3

    Walashay waaanka xumahay Turkey dhibka lagu gaystay waxaan rabay in aaan u guro hada waa is badalay abdihafid mahadsanid

    • @abdihassan4785
      @abdihassan4785 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb talo turki ha'uguurin plz,hadaad meel uguuri Nairobi tag anaa tagay dhawr jeer,runtii waad kashalaayi hadaad uguurto.

    • @abdirashidmohamed4217
      @abdirashidmohamed4217 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihassan4785 mahadsanid sxb

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihassan4785 kenya laablaabkii soomalia oo kale way just soconeysaa laakiin turkiga kama soconeyso

  • @Dakhare_show
    @Dakhare_show 2 ปีที่แล้ว +3

    Wariye Cabdi Xaafid Allaha ku barakeeyo walal waxaan aad iyo aad ugu bogay sida xilkas nimada leh eed dadka soomaaliyeed aad ugu adeegto xuquuq doodana aad u jeceshahay inay helaan,
    intaas ka dib gabadhan somaliyeed ee Xaliima Cabdi qiisadaas ku dhacday runtii xanunka waan la dareemayaa iyo gabdhaha kale ee meesha kula xidh'naa wali xanuunka igu daran waa gabadha caloosha ka bararsan ee xanuunsan Rabi cafimaad sareecan ah hasiiyee.
    Cabdi Xafiid waan kaaga mahad celinayaa saxiib xilkasnimadaada iyo wadani nimadaada, iyo waliba erayada aad marwalba isticmaasho ee ah SOOMALI UDIIDA CAY NAFTIINA KA DHOWRA CEEB,
    Guulayso saxiib horayna usoco saxiib.

  • @aminahassanamina1806
    @aminahassanamina1806 2 ปีที่แล้ว

    somalida wa dhibantahay waxana ukenay socodka badan

  • @shaqlanshaklan6648
    @shaqlanshaklan6648 2 ปีที่แล้ว

    Marka hore waxay ahayd inaad u shegto inaad qalantahay oo aad xanunsantahay canugana kaa xanuunsan yahay cawinaad adiga iyo canugaba aad u baahantahay somali nidaam darrada iska daaya wax kasta nidaam bay leeyihin kursiga inad lugaha isaga fudsato maha guriga hoyada pointigas ayana lagugu helay iyo buuq ad ku si darsatay qunyar socod qodax ma muddo👍

  • @fatimamahamed1972
    @fatimamahamed1972 2 ปีที่แล้ว

    Wa run shicabks tyrkiga taqatir ha noqdan guryo laha kireysto ha noqoyo salidu wey dhiban dad ban oo ka cabaday wan arkay waxan la yabay Somali badan guro ka gatay oo degan ah dadka tyrkiga Muslim ah

  • @sahrauk1817
    @sahrauk1817 2 ปีที่แล้ว

    Kursi waad riixdey lee why poliska laguugu wacey tan kale waxay tiri wasn xanaaqay kadibna way ku dhufatey kursiga naagta mise maya reer comment jawab wacan reply please

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 2 ปีที่แล้ว +3

    Turkey waa wadan amni ah

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 2 ปีที่แล้ว

    Waa inaan isaga guuraa

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +2

    Xasbiya Allah wa nicama wakiil.

  • @Kayfabdi212
    @Kayfabdi212 2 ปีที่แล้ว

    Wall anagaa kunol dhebkad shegayso manan arag lacag hadad wadatay lacag mad tagto sabitalada garka ah maxaad kadonta dowlad

  • @zakariajama8659
    @zakariajama8659 2 ปีที่แล้ว

    aac wlalayaal wax Aad uu cajiib ah qof degeen takka nirwey oo shaarci kuu meg sababta uu dr uguu degeeya Tyrkia??? yaab

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +3

    Shacabka Soomaaliyoow Dalkiina Aamin

  • @caanogeele
    @caanogeele 2 ปีที่แล้ว

    Sharci dal kale qofka wata c/xaafid meesha safaarada soomaaliya ka soo gali karto ii Sheeg?

  • @sahrauk1817
    @sahrauk1817 2 ปีที่แล้ว +1

    Hospitalka camera yay ledahey hadaadan ku boodin iyo hadi kale way arki karaan

  • @yasminbarre7215
    @yasminbarre7215 2 ปีที่แล้ว

    Turkey iyo xiiriid

  • @umuamiiromuminin1288
    @umuamiiromuminin1288 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah aad baad ugu mahadantihin barnamjkan. Lakin waxan kutalin lahaa. Dadka somaliyed in ay luqadaha in ay bartan kumashqulan. Wax walba TH-cam bay ku jiran inta suqiga. 2 Safiirka wadankaga aad opga kawadato lanbaradosa qoro. Walaayalo sharciga haka biqinina idinku idin cawinaya.

  • @user-zc6ig1ep9q
    @user-zc6ig1ep9q 2 ปีที่แล้ว

    Wadankayegaa sland allah haa dhow roo

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 2 ปีที่แล้ว +5

    Eidii carafe 10 Cisho ayaan Istanbul soo joogay. Edeb iyo ixtraam iyo amaan mooyee wax kale, kama arag.
    Tubanka habeenimo ayaan shoobin ka soo qaadeyey super market yar oo hoteelada u dhawaa.

    • @kalafazii7055
      @kalafazii7055 2 ปีที่แล้ว +1

      Adiga hadaad wanaag kusoo aragtay tobaneeyo qof oo soomali ah ayaa lagu ciilay turkiga sida hooyadii Wiilki yaraa ee turkiga laamiga ku dhax feeraaye.
      Waa in aragtidaada aadan ku fiirin kaliya adiga naftaada ee ku fiiri badanka dadka dhibka kasoo gaaray.
      Adiga hadii lagu wanaajiye maaha micnaheeda in turkida dad fiican yihiin.

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc gabadhan waxaan waydiinayaa hafii ay tahay qof dhalasho norwegian ah haysata maxay ula xiriiri waysay safaarada norwey ee turkiga qunsuliyada soomaalida shaqo kuguma lahan tan kale waxaan dhihi lahaa soomaalida intay wadankoodii soo baa bi iyeen bay hadana dad cunsurinimo ka sheeganayaan aniga waxaan qabaa wax walboo nagu dhaca anagaa shaqaysanay waana abaalkeena marka soomaaliyeey cabashada daaya aan wadankeena hagaagsano tan kale maxaa wajiga uqarsatay war soomaali waan ku daalnay lacageheenii baan wadamo kale ku fangaraynaa bahdilna naloogu daraa waa abaalkeena ayaan kusoo koobayaa.

  • @najmaabdullahiwarsame4066
    @najmaabdullahiwarsame4066 2 ปีที่แล้ว

    No tas ma asininin aniga lakin ale og wixi jiro turki inta ka arke walahi wadad fican in yar xun wey jiraan balse inta wanagsan badan

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 ปีที่แล้ว

    Turki waa dad cawaan ah

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 2 ปีที่แล้ว +1

    Norwegian Embassy maxay ugu yeeri weysay?

  • @omarabdirahman2453
    @omarabdirahman2453 2 ปีที่แล้ว

    Wa baranamij ficaan saxib ku waad inshallah dad badan oo somali ah aya la arkaya oo dhibataysan

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 2 ปีที่แล้ว

    Eu I.V way ku xiraan ilmaha well protected.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaagi waaway.1, maxaad Turkish kadoontay Norway adoo dagan? Somalida Raaxaba ma jecla Rafaadka ayagaa raadsada waa Qalanahay.

  • @kahlledidres4401
    @kahlledidres4401 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa Norway adigoo jooga daawo turkiga ku geeyey. That's my only question?

  • @kaltoumahmed3730
    @kaltoumahmed3730 2 ปีที่แล้ว

    Dal shisheeye kuu doona ba ha noqdee wll waa dareen ku joog.حمد الله على السلامة

  • @ahmedsalah9434
    @ahmedsalah9434 2 ปีที่แล้ว

    Maxay.ugu.sheegi.way day.safarada.norway.

  • @BisleRuppetti
    @BisleRuppetti 2 ปีที่แล้ว

    Sidee macquul u tahay in aan aamino qif wajiga u xiran yahay?

  • @safiayusuf9431
    @safiayusuf9431 2 ปีที่แล้ว

    Maxaad adoo haysta haysta pasport uyurubiyaan ama dagan maxaa ka doontay

  • @nurjilacow3627
    @nurjilacow3627 2 ปีที่แล้ว

    Oo maxaa ku geeyay turkiga?? Adoo joogo yurub

  • @mustafemuuse7254
    @mustafemuuse7254 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah will pratect our woman

  • @kaafiahmed2013
    @kaafiahmed2013 2 ปีที่แล้ว

    Abdi hafid waxa jirto dadka dhaqamo aad ukaladuwan ayey leyihin turkiga dhaqankoda waxa ah waxyar o Kibir ah lama tuso gabadhan waxan kafahmaya xoga kibir wax ay ufahmen iney kadaremen iyo is faham luqaded hadi ay iskukashegan wabis

  • @mahamuudali1765
    @mahamuudali1765 2 ปีที่แล้ว

    Norway waa free caafimaadka. sababta aad norway uga carartey oo aad cunugaaga turki u geysay maxey tahay?
    Gabadhaan iyadaa xabsi u baahan?

  • @aayahenatours
    @aayahenatours 2 ปีที่แล้ว +3

    Ama marekan ahaw ama yurub ama Somali wax yar xita hada Ku samayso wadanka dadka leh hadeysa u dulqada Karin waa ina cagahada hoostoda Ka socotan wadamada cuncun ayayba Ka qaadan turkkda anagana kii wato passport kas wuxu aminaya awood kale inee leyhn

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 2 ปีที่แล้ว

    War ninkan waa horaa iigu dambaysay waa ku salaamay

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadad Norway ka tagtay maxaad Hospital xukuumi ah u tagtay Maad Lacagtada la baxdid.
    Anigaa June 2022 hada dhaw Dalxiis u tagay waan xanuunsanay aniga iyo Xaajigayga Hospital ayan tagnay Waana baaray qarash ka naloo sheegay anigane daawa lay qoray asigane Daawa u ma baahmid la yiri. Umadena Tuugsiga maxay u jecel yihiin

    • @Ibnubashir
      @Ibnubashir 2 ปีที่แล้ว

      @Hayaat Habiib 🤔😏Wax walbo Hal qeb haka firinin walal

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey ka baq walaal ma somaali oo xarig la qabsadaba lahayn safarad loo eeden karaa umada kale waa dowlado jira anagana qabiil baan isku haysana oo isu gumadeyna markaas baan wadan dhisan oo sharci leh baan wax ka sheegeyna wadankiina ku ekaada sidii jeey labab kasta laga xirtay aduunkii oo dhan la naga nac

  • @sahramuse1730
    @sahramuse1730 2 ปีที่แล้ว

    Asc mahan indaaad yurub tahay turkey iyagaa iskal weyn yurub wax mabadasho. Gabdha xanuun san Allah caafiyo

  • @ahmedshmuse2411
    @ahmedshmuse2411 2 ปีที่แล้ว

    Maxay ula xidhiidhi weyday safaaradda norway

  • @iiiiiiiiiiiiiii8987
    @iiiiiiiiiiiiiii8987 2 ปีที่แล้ว

    cabdixaafid ina adeer turki gu inoow
    nogu dunto dadka soomaaliyeed ee lashaqeeyo ayaa ugu wacan
    inaga ayeey igu dhacday
    xamar gudihiisa isbitaal ey leeyihiin waxaana ku caawinaayay
    xumaanta
    dad somali ah

  • @isirmohamed3866
    @isirmohamed3866 2 ปีที่แล้ว

    Somalida safaaradahooda dhan waa sidaas maba oga waxa uu safiir u yahay ama ay u shaqeeyaan in uu muwaadinka somaliga ahdadkeena somaliyeedna ayagana ma yaqaanan xaqooda allaha u gargaaro dadkeena meel kaste ku dayacan yihiin

  • @Kayfabdi212
    @Kayfabdi212 2 ปีที่แล้ว

    Walahi waan kaxumahay waxa kugudhacay lakiin mad wacadto safaradadada

  • @hodanalimohamed1757
    @hodanalimohamed1757 2 ปีที่แล้ว

    مش اول مرة والعجيب مانتوب،لا تروحوا ع تركيا .

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilhoow cadow hanoo baahin subxanalaah Subxanalaah 🙂

  • @MrUkun
    @MrUkun 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan waxa fiicnayd in ay Somali timaado, Maadama an hospital fiican lahayn Norway. Gabadhan waxay ila ektahy qof Kibir ku jiro o ay u maleyneyso Turki in u yahay wadankeeda. Ku noqo dheh meeshad ka timid.

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 2 ปีที่แล้ว +2

    Turkey 🇹🇷 waa walaalaheen ha iga Hartog 😔 😟 🙁 😥 😞

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha maxaa ka khaldan
    Waxa ay xaq u leedahay mataqaan miyaa in safaaradda norway la hadli wayday

  • @ahmedtaajir5983
    @ahmedtaajir5983 2 ปีที่แล้ว

    Asc waa runteed gabadhan waxeeshegeso waa dadxun turkiga anaa so arkey