Godob jaceyl riwaayad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 234

  • @MaankaMaanta
    @MaankaMaanta 5 หลายเดือนก่อน +36

    2024 hadaad iga danbayso ood halkan timid Like❤

  • @Abdirashidmohamed-c5w
    @Abdirashidmohamed-c5w 2 หลายเดือนก่อน +9

    Daawanaya 2024/10/6 10:08 fiidnimo jooga Adis Ababa Ethiopia aroos ahy waliba waan idin salaamay daawade kasta oo imaado halkan ilaa 2060 insha allah isoo ducee hadii aa tahay daawade iga dabeeyo❤❤

    • @Sakisa3dSakisociid
      @Sakisa3dSakisociid 2 หลายเดือนก่อน +3

      Hye wlloo❤❤❤❤ wllhi wayadii hore iyo dadkii hore😢😢😢anigo yar waxaa nahay 21 jir illaa hada riwaayadihii waan daawadaa waayo waa murtiyo meeedhan

    • @mubashirmuhammad4440
      @mubashirmuhammad4440 หลายเดือนก่อน

      ​@@Sakisa3dSakisociid❤️♥️

    • @MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz
      @MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz 7 วันที่ผ่านมา

      Hanplyo hanplyo 😂😂😂😂

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 ปีที่แล้ว +16

    07/12/2023 Maalin khamiis ah / 2:00 Duhurnimo ano meherdyda jooga Hargeisa 🟩⬜🟥
    Legenada iga danbeeya dawan 2050 ka wa idin salamay

    • @romanioali
      @romanioali 8 หลายเดือนก่อน

      2024

    • @DeeqaSalah
      @DeeqaSalah 5 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah waanu ka qadnay

    • @MubaarakcaliDiiriye
      @MubaarakcaliDiiriye 26 วันที่ผ่านมา

      ​@@romanioaliŵ

  • @mubashirmuhammad4440
    @mubashirmuhammad4440 หลายเดือนก่อน +3

    2024 ayan dawanaya xasuus ban galey wagii dadku tv yada ka wada dawan jireen eyna jirin mobiladu alla maxay ahayd nolol cajiiiba
    2024 November 23 sabti inta iga danbaysa wan idin salamaya noloshu inima xumayso👏❤️

  • @hassanhabbad2744
    @hassanhabbad2744 3 ปีที่แล้ว +15

    Hooyo Sahra axmed jamac Allah unaxariisto

    • @queenzhamsa8777
      @queenzhamsa8777 2 ปีที่แล้ว

      Malaha.sahra ahmed maaha uma.cod.eeka

    • @jimcaalecali8299
      @jimcaalecali8299 2 ปีที่แล้ว

      Maha sahra

    • @abdikarimfeytin312
      @abdikarimfeytin312 2 ปีที่แล้ว

      Fortuun ducaale weeyi maha sahra axmed

    • @DeeqaSalah
      @DeeqaSalah 5 หลายเดือนก่อน

      Amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaarabi 😢😢😢

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 6 หลายเดือนก่อน +5

    "Gacal wada dhashiyo waxaan-nahay gayaan
    Aan geeri moye gashi kala fogaynine
    Godob lama xambaartee yaanu garaadku kaa lumin"
    Hadal Wax ku ool ah💯

  • @botanyare4600
    @botanyare4600 ปีที่แล้ว +12

    2023 yaa ila daawanaya 😂❤

  • @Mohamed.shoox.9
    @Mohamed.shoox.9 หลายเดือนก่อน +3

    2024 bishi 22/11.saacda 12:36. Maalin sabti❤

  • @maxamedapdi9582
    @maxamedapdi9582 ปีที่แล้ว +14

    Inta daawaneysa 2023 love hay saarto😅

  • @NourhanapdiH
    @NourhanapdiH หลายเดือนก่อน +1

    14/12/2024 sacDu tahy 5:30 galabnimo
    Magalada hargiesa 😢
    Waxan dawanya riwayadan anigo ku guuldarystay jacylka aan mudo soo waday 🙂 isoo ducee wll hada iga danbyso 😊🤲🤲

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 ปีที่แล้ว +1

    kabshishay iyo micaad migane iyo amino gacanla iyo nuur talac iyo jalayasha kale adbay umahad sanyihiin inta dhimatay alle ha unaxariisto

  • @AbdiNasir-sc9hk
    @AbdiNasir-sc9hk หลายเดือนก่อน +1

    Sidii saban barawaaqoo
    Samaddu ay furan tahay❤.

  • @xasancumar3403
    @xasancumar3403 ปีที่แล้ว +7

    2023 dawanaysa

  • @maxamedjees1
    @maxamedjees1 ปีที่แล้ว +3

    Riwaayadahan heesahooda ayaa I qanciyy aniga reer jabuuti waxkale waa idiin iman inshalaah😅😊

  • @KhadarCabdilaahi-v8m
    @KhadarCabdilaahi-v8m หลายเดือนก่อน +1

    Allah u naxariisto
    Wada naxariisto

  • @Abwaan-Xigmedsame-saddam
    @Abwaan-Xigmedsame-saddam 9 หลายเดือนก่อน +2

    2024 hargysa ❤❤ dad waa dadki hoore muurtina waa tii hore

  • @HereoChanel
    @HereoChanel ปีที่แล้ว +15

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @muraadshiine7049
    @muraadshiine7049 2 ปีที่แล้ว +9

    M.shallah inta dhimaty alle ha u naxristo inta noolna wll cimri dheri ha siyo i still washing 2022

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 2 ปีที่แล้ว +19

    Sida labbada dhaayood
    Mid hadii la dhaawaco😢
    Ugu dhimato tii kale
    Ayaan dhibta kuula wadaaga
    Ma warbaa iigu kaa dhiman?!❤️

  • @KayseCali-c2e
    @KayseCali-c2e 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa.xasuus.qiimo.badan.jiilka.danbe1978.waa.markii.ugu.horeeysay.ee.ladhigo.

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 5 หลายเดือนก่อน +1

      1978 ma dhahday long time weeye maanshalaah sagashanaadkipaan islahaa weeye

  • @khalidfaraskacad895
    @khalidfaraskacad895 ปีที่แล้ว

    25 sep 2023 11:30pm. Dad qiimo badan ayaynu lahayn. Intii dhimaty Alle ha u naxariisto inta noolna alle ha xifdiyo.

  • @abdullahisuleiman7943
    @abdullahisuleiman7943 ปีที่แล้ว +7

    This is a fantastic drama. Manshallah. All the way from Garissa

  • @xasancabdi1267
    @xasancabdi1267 ปีที่แล้ว +7

    Fanaaniinta Ruwaayada Matalaysa intii dhimatay illaahay Hawnaxariisto
    Abwaankuu Ruwaayada Abwaan Tukaale Haduu dhintayna illaahay Hawnaxariisto Abwaanka iyo Jilayaasha

    • @cabdisamadjama3147
      @cabdisamadjama3147 ปีที่แล้ว +1

      micaad miigane baan sameeyey riwayaayda

    • @cabdisamadjama3147
      @cabdisamadjama3147 ปีที่แล้ว

      tukaale wuxuu dhintay 2003 jigjiga

    • @caddeskrtel8742
      @caddeskrtel8742 ปีที่แล้ว

      ​@@cabdisamadjama3147 gabadha aamina faarax manooshahy iyana shp

    • @caaishomahamed5562
      @caaishomahamed5562 ปีที่แล้ว

      @@caddeskrtel8742 Haa wey nooshahay wll

  • @abuumohamett9481
    @abuumohamett9481 2 ปีที่แล้ว +19

    Dhalandholeyey dhabadan aan haya dhankeebay usocotaa😭😭😭😭 ax yaa ruwayada 2008 ilaa hada 2022 wan dawada kamana cajizo inaan kuso celcliyo

    • @zergioqudhadho8892
      @zergioqudhadho8892 ปีที่แล้ว +1

      waa Aabahay abwan nasir dahir sultan xaaji dhamel maku geyana

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 9 หลายเดือนก่อน +2

    XAuus hore hadeerna 2024 baan daawanayaa.

  • @queenrooda2752
    @queenrooda2752 ปีที่แล้ว +9

    Waxan dawadey 2008 Anigoo yar ❤

  • @xafsociise9906
    @xafsociise9906 2 ปีที่แล้ว +32

    Inta 2022 daawaneysa😇😇

  • @rahmag.g314
    @rahmag.g314 3 ปีที่แล้ว +10

    Ninka magaca Kayd ku matalaya riwaayadda magaciisa saxdaa iisheega plz

  • @ややもは
    @ややもは 2 ปีที่แล้ว +16

    Sida labbada dhaayood
    Mid hadii la dhaawaco
    ugu Dhimato tii kale ayaaan
    Dhibta kuula wadaaga
    ma warmaa iigu kaa dhiman ?!♥️

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 หลายเดือนก่อน +1

    waxaan dawanaya anoo xaalad adag ku jira anoo nin marwo u ah hadana qof kle ayaan jclhy oo labta ku hayaa 😢💔💔

  • @yuusufcarab7891
    @yuusufcarab7891 ปีที่แล้ว +4

    Wlh ruwaayadu waxaa ay ka turjumaysaa qiso nawada qabsatay inanti u horaysay oon jacayl u qaado runtii aad baan u jiriricooday marki ay is heleen labada duurka io buuraha isku galay jacayl daraadii alla yaa waaridiinta caqabada ku ah jacaylka daawada dhaho xanuunka jacaylka yay dareemi lahaayen
    Godob jacayl labadi laga galaa fahmi karto
    2012 yay ahayd marki iigu horaysay oon daawado caawane waaa bishi 10aad 2023

  • @mubashirmuhammad4440
    @mubashirmuhammad4440 หลายเดือนก่อน +1

    Riwayadan xiligi la sameyey ya ishegi kara ?

  • @zhaamabdi5100
    @zhaamabdi5100 28 วันที่ผ่านมา

    Who's still here-28_11_2024🎉

  • @abdihakimmohamud1961
    @abdihakimmohamud1961 ปีที่แล้ว +3

    Waqal hooray diraaciyo
    Xiligoo waran weera
    Cir weedh qariyaay
    Marna waaxyaha qaariyo
    Wadnahaygiyo beerkay
    Wehelki qudhahaydeen
    Galgacayl la wadaagaay
    Haduu wayne yidhaahdo
    Wanaagbaa xigi doonee
    Walaahawga naftaadiyo
    Walbahaarka ka saaroo
    Wacaney kalgacaylkiyo
    Wacadkeena Ilaali

  • @FAADUMOCqadir-m8s
    @FAADUMOCqadir-m8s 4 หลายเดือนก่อน

    Allaa ha u naxariisto inta dhimatay

  • @aboubakarabdillahi6477
    @aboubakarabdillahi6477 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa riwayad aad uu macan oo wanagsan

  • @ayaanlemaxamud5050
    @ayaanlemaxamud5050 4 หลายเดือนก่อน

    Riwaayadu macanaa waxay sooo baxday 1978 waana riwaayadaha ugu mcn ka badan

  • @zia________pea1985
    @zia________pea1985 3 ปีที่แล้ว +20

    Riwayadan jacaylkay iyo macankay kaga darty wllhi aan jeclhy🥰

    • @adenfoos1899
      @adenfoos1899 ปีที่แล้ว +2

      Aadbaan Anigu Ugu cesh ceshtaa inkastoo Labo Heesood Aan Aad Ugu Jeclahay Aabe Iyo Dhoylaan jacayl waadhabana hays

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 8 หลายเดือนก่อน

    Riwaayadan rag waa weyn baa u fadhiistay oo u qayilay waxaanan ku garanayaa siday u macaantay ee aan looga xiisa go'ayn.❤

  • @fihiimayar503
    @fihiimayar503 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waano iyo wayo aragnimo mashaallaah❤❤❤❤❤

  • @inafarah3448
    @inafarah3448 9 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarnimada waa waqti qaali ah💥 dhinaca klena waa waqtiga ugu adag😖 qof aan wax tabiyni ma jiro qaarna jcyl qaarna hawlihisa kle culays ugu filan
    (like me😂) waxan idin rajaynaya sxipyal qanacsani qof ahaned io qalbi ahan inad heshaann ❤ana khyr iso raje mar walba wll😊
    Now from hrgyza.

  • @halgameahmedgurey6693
    @halgameahmedgurey6693 11 หลายเดือนก่อน +1

    01/01/2024 ayaan daawanaya riyadan m.a waa riyawayad qosol badan

    • @muxudindayax52
      @muxudindayax52 7 หลายเดือนก่อน

      13/05/2024 dawanayaaa😂😂😂😂😂😂

  • @ASADAsadcabdikheyryuusuf
    @ASADAsadcabdikheyryuusuf ปีที่แล้ว +1

    Waa riwaayad aanka dhex arkay nabadii somaliya ay haysatay iyo dowladnimadii 😢😢😢😢

    • @Abunura-e8s
      @Abunura-e8s ปีที่แล้ว +1

      Somali iyo abahaba was war wa jabuti meeshu dadkana wa isaaq iyo ciise iyo mid samarona

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Abunura-e8skeeba samaroona

  • @KayseCali-c2e
    @KayseCali-c2e 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ruwaayadan.xamar.ayaan.kuĝaly.tiyaatarkii.1978.waayo.waayo

  • @suleimanhassan3043
    @suleimanhassan3043 5 ปีที่แล้ว +11

    Lkn aawe godob jaceyl jilayasha magacoda oo saxan xagee lagu qabte iyo sanadkee

    • @haninasir2015
      @haninasir2015 2 ปีที่แล้ว +5

      Xaji dhamel waa nasir dahir suldaan diiriye,ow kadleeye waa meecaad miigane,kayd waa nuur daalacay iyo aamina gacan la,🥰🥰

    • @asaldhalad6306
      @asaldhalad6306 2 ปีที่แล้ว

      Djibouti ayana lagu qatay ku darso

    • @YacquubBile
      @YacquubBile ปีที่แล้ว

      Faduun ducaaleh

    • @mubashirmuhammad4440
      @mubashirmuhammad4440 หลายเดือนก่อน

      Sanadki la qabtay Cid hubta ma jirta

  • @ahmeddjamajktvfilms9614
    @ahmeddjamajktvfilms9614 4 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxaristo sarreeye

  • @munaxasan3114
    @munaxasan3114 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa daawanay caawo oo bishu tahay 28/9/2024 habeen qamiisa ❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala ha naxariisto meecaad miigane ilaa caruurninmdii ayaan daawan jiray riwaayadii qabrigii jacaylka ku xasuuataa
    Faraxaan isna hargasaa ku ogaa tolow ma nool yahay

    • @zergioqudhadho8892
      @zergioqudhadho8892 ปีที่แล้ว +1

      Haa wuu nolyahay sxb Aabahay mcn abwan nasir dahir sultan xaaji dhameel

  • @hamdachoco7083
    @hamdachoco7083 ปีที่แล้ว +20

    18-may-2023 still my fv ruwayad😊😋

    • @AYAANFAATIN
      @AYAANFAATIN ปีที่แล้ว +1

      😊

    • @mukhtarsacid
      @mukhtarsacid ปีที่แล้ว

      27-oct-2023❤

    • @axmed-fg1gk
      @axmed-fg1gk ปีที่แล้ว

      ​@@AYAANFAATIN47:57

    • @axmed-fg1gk
      @axmed-fg1gk ปีที่แล้ว

      48:37

    • @moha__berdilacshe
      @moha__berdilacshe ปีที่แล้ว

      12/2/2023 markii igu horeysay aan mobile,keyga kadawado😂 awal TV 📺 kadawan jiray

  • @ismailibrahim2078
    @ismailibrahim2078 11 หลายเดือนก่อน

    Ruwaayadii. Aabahay. Xaaji. Dhaameeel❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah nuurndaaalaay nolow❤

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 3 ปีที่แล้ว +7

    Allah unaxresto meecad

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 2 ปีที่แล้ว +3

    Intii dhimatay rahmanku haw naxaristo marxuminta

  • @AmeenBarkhadle-jb4se
    @AmeenBarkhadle-jb4se 6 หลายเดือนก่อน +2

    2024/6/10
    Yaa dawanaya

  • @MaxamedXasan-zw7hn
    @MaxamedXasan-zw7hn ปีที่แล้ว +2

    Waxa ihelay jacayl layidha car juuqdheh 😂

  • @caesar2671
    @caesar2671 ปีที่แล้ว +1

    Kabshiishay magiciisa iisheega zxp ?

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 ปีที่แล้ว

      Sareeye Allaha U naxariisto

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +1

    Cajiib riwaayad xusid mudan alle yarxama intii dhimatay

  • @bashiirmaxamedahmed5022
    @bashiirmaxamedahmed5022 2 ปีที่แล้ว +5

    Wayadii horaa kaa waya ah

  • @MacruufMahamed-d7x
    @MacruufMahamed-d7x 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa dhintay alaha ha uu naxristo rubaayad qaali ah ayay jileen hada fananti joogta waxa
    RUBAYD SH MA SAMAYNKARAN

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 ปีที่แล้ว +9

    31/12/2023......2024

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 7 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisyo
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz
    @MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz 7 วันที่ผ่านมา

    Allay cesakA raggeedi

  • @subeerqoofal
    @subeerqoofal 11 หลายเดือนก่อน

    31/1/2024
    Maalin arbaco ah xasuus

  • @nagiib.khadarcabdi2823
    @nagiib.khadarcabdi2823 2 ปีที่แล้ว +3

    Adeer 6 bay kashaataye ma inaynindhuhu casadaan baad doonaysaa kulahaa 😂

  • @AyaanGalow
    @AyaanGalow หลายเดือนก่อน

    Sanadkasta waan daawada ruwaayadan kamana caajiso ❤

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 ปีที่แล้ว

    Waxa lagu dhigay Djibouti

  • @MRWALWAL
    @MRWALWAL 2 หลายเดือนก่อน

    Who watched 2024

  • @MohazIlinbe
    @MohazIlinbe ปีที่แล้ว

    Rahmah ninka magaca keyd waa nuur dalacay

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 2 ปีที่แล้ว +5

    Lama tuuro Caruurtee tusmadiisa ku raac

  • @abdiaziizhaji3684
    @abdiaziizhaji3684 ปีที่แล้ว

    Inaan jaceyl wadagano waxyahaga kusii ma waxban kabaqaa

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 ปีที่แล้ว

    The hug have it all

  • @leilahassannaharahassan5076
    @leilahassannaharahassan5076 ปีที่แล้ว +1

    Fadoum doualeh legend djibouti

  • @landergirl5664
    @landergirl5664 ปีที่แล้ว

    2023 ayaan dawanoya🥺🥺🥺

  • @Salmaanyare-h4p
    @Salmaanyare-h4p 26 วันที่ผ่านมา

    2025 hadad dawanyzo like😂❤

  • @kobciaqoontaadagg6608
    @kobciaqoontaadagg6608 ปีที่แล้ว

    Waa intaan lacagtaba ka bixiyay😂

  • @safadjama2102
    @safadjama2102 3 ปีที่แล้ว +11

    Macha Allah

  • @OldSomLyrics
    @OldSomLyrics 5 หลายเดือนก่อน

    hadda shaqada oo kale riwaayad saas iskugu fadhida mala heli karaa talow

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 ปีที่แล้ว +1

    Sareeye abwaanka AUN

  • @zhaviciupdi5067
    @zhaviciupdi5067 หลายเดือนก่อน

    Godob jaceyl mid kamida riwayadaha somaalida kuweeda ugu cajiibsan

  • @SahrayusufSahrayusuf
    @SahrayusufSahrayusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa iga danbeeya 22/10/2024

  • @ASADAsadcabdikheyryuusuf
    @ASADAsadcabdikheyryuusuf ปีที่แล้ว

    Godob lama xambartee yuu garaad ku kaa lumin😢😢😢

  • @abdikanihassanali4548
    @abdikanihassanali4548 2 ปีที่แล้ว +2

    Top riwayad

  • @ShabcaanCilmi
    @ShabcaanCilmi 7 หลายเดือนก่อน

    Alx.ilahy.baa.mahad.le.dhamaanten.inan.dawano.ruwada.aadka.u.macan.inta.dAlan.donta.2030.aad.baan.idrink.salamaya

  • @axmedgodhaadh767
    @axmedgodhaadh767 5 หลายเดือนก่อน

    2024 bishii 7 habeen jacayl u xiisay

  • @muhumedyuusuf6342
    @muhumedyuusuf6342 ปีที่แล้ว +1

    👍👍Haa ❤

  • @drsharmaaakewarsame3652
    @drsharmaaakewarsame3652 5 หลายเดือนก่อน

    Dhalandholayey dhankee baa laygala hadlaya heesta riwaayada u dambaysa cajiib

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 ปีที่แล้ว

    caanayaha geela waa tupid caweyla!

  • @abdikanihassanali4548
    @abdikanihassanali4548 2 ปีที่แล้ว +5

    I liked it❤️

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

    Islaan Daan manooshahay daloow madalaysa qof lacag leh

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 6 หลายเดือนก่อน

    2024 yaa dawanaya xaraabo soo dontay

  • @MacruufMahamed-d7x
    @MacruufMahamed-d7x 4 หลายเดือนก่อน

    Qaraami ina wayrax uldheere

  • @abdoaliarreh9801
    @abdoaliarreh9801 6 หลายเดือนก่อน

    Cawa oo Tariqdu tahay05/31/2024 dawasho wacan kuwa dawan dona 05/31/2034 Inshallah

  • @AnyWaay-b9x
    @AnyWaay-b9x 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024/5/16 khamiis

  • @mohaedkossar3513
    @mohaedkossar3513 ปีที่แล้ว

    Fajiciso

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 ปีที่แล้ว

    Allah yarham

  • @cabdiqaadircabdilaahi5462
    @cabdiqaadircabdilaahi5462 ปีที่แล้ว +1

    miicad miigane iyo jigjigaawi

  • @UmusafaUmusafa
    @UmusafaUmusafa 5 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu caleyhi wasalaam

  • @faysalbarre8834
    @faysalbarre8834 3 หลายเดือนก่อน

    Godob lama xabaartee yuu gaardka kaa lumin

  • @ayaansiciidayaanle
    @ayaansiciidayaanle ปีที่แล้ว

    Islaanta inanka iyo inanta dhashay magaceed

  • @MohazIlinbe
    @MohazIlinbe ปีที่แล้ว

    Suleiman hasan an ku shego jilayasha mecad migane axmed yasiin sareye fartun ducale amina jacan la abwan ibrahiin gadhle ina wayrax luug dher