Waa dhiicaan maraq waa midka la cabo dhiicaankane canjeerada ku qoyso waaye tan kale waa gaariga waa caasi hoomey wey ku qoran tahay labadaba waa loo adeegsadaa bro
Ccambulada ma digsi (sufriyo) waxaan maqlayey kuwa ka faana oo jalamad ku karsada oo yiraahda shaahbaa noo saaran iyagoo ka xishoonaya in cambulada ay deriskoodu ku caayaan
hoomey waxaa la dhihijiray shaar dhawarka ka fur mayo si aad qawoow uga hesho , hoomey maadaama uu dhawarka irid ka leeyahay sidaas ayaa loogu naaneesay.
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin ilaahow nabad iyo berwaaqada ilaahow usiyaadi xamar aamiin X hergaysa wasiirka dhirta iyo daaqa ee soomaaliyeed baad noqonin
Masha Allah muqdisho waan u xiisay from UK 🇬🇧
Masha Allah Muqdisho muuq wanaag❤❤❤
Muqdisho cadey alow barakee waxa iigu danbeysay 2020 dhamadkeedii said ayey isku badashay saaid bey udhismeysa alow barakey samar ❤❤
Maansha alaah muqdisho is beautiful ❤❤
Xamar caadey xeebteedan uxiise ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wanjecel sida usodubtit mashallh waxathay wiil naxarile❤❤❤❤❤
Muuq bilan allow barake ❤
Barigi hore casi aa ladhihi jiray mar dhaw aalobaxshay homey
Ninkan kula socda maanta walee waa akhyaar hadal yaqaan ah
Baabuurka caasi waa yidhaahda 🎉🎉hoomeyna waa la isticmaala🎉🎉waa isku mid erayada reer waqooyi goormaadreer magaal noqoneysaan
Markastaba disnaow 🇸🇴💪
Waa wax lagu farxo horomarka wadankeena lakin aad ayaan ooga xumahay inaan arko in dhamaan wadooyinka & dukaamada lagu qoray ENGLISH. 😎
😂😂😂 soo dhawaada wallaayaal ❤❤
Caasi iyo bas iyo homey intaba wa dhahna
MASHALAAH MUQDISHO MAGAALO AAD UQURUX BADAN
Waa dhiicaan maraq waa midka la cabo dhiicaankane canjeerada ku qoyso waaye tan kale waa gaariga waa caasi hoomey wey ku qoran tahay labadaba waa loo adeegsadaa bro
Asc mashallh xamar cadey❤❤❤❤❤
😂😂 canbuulada waxa subaxii cuna dadka danyarta kuwa xamaligaa kuwa guryaha dhisa waana raqiis waana caafimad
qofki raba cuna. anaga cambuulada lama dhuumano
Ccambulada ma digsi (sufriyo) waxaan maqlayey kuwa ka faana oo jalamad ku karsada oo yiraahda shaahbaa noo saaran iyagoo ka xishoonaya in cambulada ay deriskoodu ku caayaan
Cambuulo raqiis ma ahan caafimad ahaan loo cunaa baris iyo basto wa laga ilbaxay
Cambuulo subixi ayaa cunaa Canada anoo joogo beer iyo suqaar cambuuladaas ka jeclhy
Mcha Allah mogadisho waxaa iigu danbeysay 2009 kii
War isaqow xamar adinka iska leh ee ku baashaala 🎉❤minika minikaaga weeyan ha ismartiyeenin
Isaaq ha dhihin Reer waqooyi maxad ka oh tahy ine samaroon yihin ama warsangali ama sheekhaal intaba waqooyi wee dagaan
Dhulbahante waqooyi maha miya😂😂😂@@darishore814
Soo Dhawada Walalahyna Heer Hargeyso Hadad Tagtana Walalaheyna Nagu Salaama
Liido aada 😍😍 subaxa wa cajiib
❤mugadishu ❤❤❤❤
Dagmada dayniile nii dhiman❤
Masha allaah ❤❤
Yaaqey canjeelada jar jara oo maraqa iyo mooska ku jajabiya oo beerka kor kasii saara oo saliid kor kaga dara
Wan uxisay 6 month ka maqnhay from ceelsha biyaha ❤
Sxb aad ayaan kuugu xidhanahay waxaana ka daawanayaa degmada warta nabadda
Taagero weynbaan koahey zxp shaftada haigo adkeyn pro
Kan baarka la socda waa dhiican maraqa kan qudaarta leh waaye kana waa dhiicaan
Halsaac is7:00am
Which language are speaking guys,
Maxicano
Inanka kula socda wuu iga qosliyay aroorta cambuula lacunaya kulahaa😂😂wll aroornimadan ma calooshad naxanunjinaysa😂
Mahadsanid nosobadi kuwan kle 50k aan garsino
Muqdasho iyo bajaaj😂😂😂
So dhawaada saxiiboyaal xaafada hadaa ka luntaa google map isticmaala wadanku waa nabade😂😂
hoomey waxaa la dhihijiray shaar dhawarka ka fur mayo si aad qawoow uga hesho , hoomey maadaama uu dhawarka irid ka leeyahay sidaas ayaa loogu naaneesay.
Wadanka Aad qurux badan yahay waxaa kamaqan kaliyah dirta lamiyada
beerka farkeetida ku qaado ha qoyin maraqa canjeerada ku daaro
Kaa cod ka wayn waa ayo😂
Muqdisho waa idiinka Afsomali badan tahay, meeshu waqooyi maaha ee mid uun laga garanayo..
Af Somali hadad IGA sheegato walaahi waa is dilaynaa from hargaysa
Hhhhh wallahi laba riwaayada tiinba 😂😂😂😂
X.hargeysa ow pro waatii aan kolasohadley maxa dhacey.. wali .jawab.kamahayo .maxa dhacey 10$
Wan din salamay lc waikiki Turkey ayaa laga leeyahay adunka dhan ayu kuuala
Magaalada muqdisho sifiican baad noo kala bartay niyohow intay baaxad leedahay bal maalin koone to koone tag inoo soo duub. 🎉
Dagmada hodan wax yar oo kamidah waaye intu sodubay inta uu soduubay 1 kilometre madhamo wll
Lc wiki wa turki kenya maha
Muqdisho waku naxsan tihiin myaa cadi iska dhiga somaliland camal wayee😂😅
War maraq ayaa la dhahaa dheecaan maxaa la shahaa😂😂😂
😂😂😂😂
Casina walayirahda
beerki islamaha suuqa 500 lagaga cuni jiray miya dankbaren😂😂
War reer Moqdishow reer hargeisa cuntada bilaash uga dhiga, wixii oo dhanba wey wada saluugeene. kkkkkkkkkkkkk
Home
Canbolda day and night 😂😂
Dad muslim ah baa nahay haddana nadaafada maxaa inoo diiday hadaa somali nahay 😢
Waryaa cunsuri hadal wangsan ku hadal
Maraq wYe
War Nimanka uska celiya waaa maxay cuntadavyar
Waar degmada hodan baadka timid ee madoono ma aha saa ubaro caasimada awoowe
5$ doolar ayaad iska siihee bishii maamooyin kuu xaaqo meheradaada waad helee bakaaraha naago badan ayaa ka shaqeesto xaga nadaafada
markad Hargeysa ku noqotan waad na caayeysan. isku haleys maleh cidaan
Kuwani waa ragg waxasi kama surowdo
Kuwan waa shabaab
Dadka aman sii