Xogt Xasan sh oo yiri mamulada UPD Haku Biiraan,Abiye& TPLF oo Foodda is daray,Dekadii Garacad oo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 8

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 หลายเดือนก่อน +3

    Wsrkaagu waa bilaa xaqiiq

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy หลายเดือนก่อน

    Somali luuqado badana waxan aqaaney dheri
    Manta waxan bartay dharey

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน

    Ra'ayigani mid dowlada iyo maamul goboleedyadu dalka ku siihaystan kali taliismimadii horo kali shacabka Somaliyeed iyo dowladnimadii Somalia, waana mid haliisteeda leh.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน +3

    Aqoon laawe aqli laawe damiir laawe xasan ayax oo noqday dugaag wax diirta ciidamadii qaranka kuwii ugu qaalisanaa ayuu diirtay musuqmaasuq boob hantida shacbka

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y 15 วันที่ผ่านมา +1

    WAXAA HABOON IN xsn shiikh la siiyo mudo 10 sano oo hor leh
    Isagaa baahi beelaye hhhh
    Sababtoo ah marwalba madaxweyne baahan kooxdiisuna baahantahay dalku tabar iyo dulqaad uma hayo
    Mida kale soomaali kii yimaadaaba waa isugu mid oo xataa kaas haya
    Ayaa kuwii dad uxigay gaajo kuseexdaan oo aan meel ay joogaan aqoon
    Sidaas darteed qabiil jeclaysi iyo nin jeclaysi waa caqli jaahilnimo
    Dawlad geedi ka bixi weydeyna waa wareer oo ninkii fariistaba latuuraayo markuu xaalada fahmo
    Oo wax qabad bilaabi lahaa
    Dawlado shisheeye ayaa ka dameeya inaan madaxweyne soomaaliyeed nasan oo halmar loogu celin si asn dalku u degin

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 หลายเดือนก่อน

    Waa in uu jooga 20 sano soo socodo inuu joogo madaxaweyne xasan sheeq marabano inu soo noqodo farmajo oo shabaab ahaa cashuurta iyo qaraxa uu kusameyey shacsbka tas ineysan nooso noqon dal xoteye ayaa heysanayo dalka waa biyo kama fhibcaan inasha alaah

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 หลายเดือนก่อน

    Suldaan tv warkiisa wuxuu ku caan baxay warar beena oo aan lagu kalsoonaan karin haduu sidan waxka bedelo warka keeno xogtiisa meeshuu kasoo xigtey

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน

    warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was