WAXAN U GUUREY AFRICA TALO XUMA TII IGU XUMEYD AN ARKO💸

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @Uma_Ahil
    @Uma_Ahil 6 วันที่ผ่านมา +4

    Ruuneey anaa guureey June walaahi nolosheedu waa qaali laakiin alxm hadii biil fiican laguu soo diro mansha alaah ilmaha diin iyo cilmi kaleba weey kuu baran

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 6 วันที่ผ่านมา +9

    Gabadhaas markii horaba iyada oo aan meel Saarinen biilkeeda ayey guurtey waana khalad weyen oo ay suubisay marka haku nogoto meeshay ka timid markaas ninkeeda qorsho hala gaarto waayo waa khalad in ay u furantaha.y dhagaalaha dawlada waa xaraan waa in aad iska xirto

  • @AaminaAfcaruusle
    @AaminaAfcaruusle 6 วันที่ผ่านมา +3

    Norway aniga kaso guuray wixii dawlada oo dhan wa iska wada xidhay adresski waan iska saaray lacagti caruurta wan xidhay waxa jirtey gabadh an saxib nahay oo iska xidhin lacagaha dawlada marki ay ogaden way kusoo dalaceen wixii oo dhan ninkeda aya daynti dib u bixiyey marka gabadha inta gori gortahay hayska xidho lacagta ama haso noqoto nolosha nairobi waa qaali

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 6 วันที่ผ่านมา +5

    Asc walalayal iga raali noqoda talo fiican ma ahan hooyadas iyo ilamaheeda guuray inaad dhahadan gurigeeda haku soonoqoto ilaahay ka cabasada wadamada gaalada waa in laga soo haakiro ina dadaka ka soobaxay qalad la saaro ma ahan mida kale biil iyo kiro miyaa agatiina ku wayan masa diinata iyo dadanimada ilamaha yararyar mida kale gabadhan dahabaka iyo gurayaha iyo hanatida wadanaka ay ka sameyasatay yay u sameyaneyasay soo ilamaheda ma ahan haday noqoto soo cida kale dhaxali meyaso aniga talo waxan u siilahaa inay meel raqiis ah dagato caruurata kalena keenasato iyada iyo kuwa waaweyan ay shaqesatan kuwa yarayarna waxabarasho geyasato ninakii ilamaha dhalay haduu biil u soodiro khayr haduu soodirina isaga maadan dhalin ilamahaaga ayaad dhasha samir cagaha dhulaka ku hay ilaahay tato saaro waad guuleyasan بادن الله

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 6 วันที่ผ่านมา +4

    HORTA ABAAYO WAAN KA XUMAHAY WADAN GAALO OO AAN XAALKOODA OGNAHAY AAD KA TIMID IN AAD KU NOQOTO ANIGA WAXEEY ILA TAHAY IN NINKAA AAD WADA HADASHAAN OO AAD U SHEEGTO QALADKA UU IDINKA GALAYO HADEEY SUURTA GAL TAHAY OO WAALID AMA DAD AAD KU KALSOON TIHIIN OO EHEL AH UU WAX KA FAHMAYA AAY JIRAAN IN AAD U KAASHATO WAA HADII AAD LABADIINA WAX ISLA FAHMI WEEYSAAN KADIB HADII UU KU ADKEYSTO IN UUSAN LACAGAHA XIREYN OO UU IDIN SHAQEEYNEN ANIGA WAXAAN SAMEEN LAHAA INTAA HANTI AAN HEESTA QEEB IIBSADO BAAN KENYA GANACSI KA BILAABI LAHAA UMANA SHEEGEEN ISAGA SI AAN KAALMO UGA HELO INTA AAN CAGAHEYGA ISKU TAGAAYO HADEEY TAA DHICI KARIN MARKAA BAAN CIYAALKA CELIN LAHAA

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 6 วันที่ผ่านมา

    Nairobi nolosheda qaali waaye dadka qurbaha wana dhiben xitaa Dadkiii dalkaan laha lacag baada Lagu bareen Airport ha dhihin, naag shaqale hadhihin dadkan qurbaha ilaahey haka cabsadan nolosha qaaliga Haka dayan umadiii aan wax haysan kuma noolan karto

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waasax ruumi ilamahaga soocelidheh ninha iskuhaleen ama wadankoodii gay dinta hakubartaan ha is cayrteen meehii aakabilaabee 😊

  • @hamdamuse8495
    @hamdamuse8495 6 วันที่ผ่านมา +2

    Al fanaan qomal sidas o kale bu sameyey xabsi 10 sanu galay

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 6 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah abaayo sax💯👌😢

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah

  • @marwaadan7906
    @marwaadan7906 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ilmaha soo celi daba una leheen buu rabaa in u kuxaaro ilmaha in diin loo baro buu rabaa bilka in u labaxana marabo sooceli ciyaalka waa iga talo dahabkaada ha iska isticmaalin talada asagaa lahaa bilkana asagaa bay tahay in u bixiyo

  • @mahadofarah4692
    @mahadofarah4692 6 วันที่ผ่านมา

    Ha solaabato sida ugu dhaqsaha badan

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 6 วันที่ผ่านมา

    Xasbuna allaah kheyr masuul nimo kawayn majirto lacagahaas kambiyaalo eey kugaleysaa hadiisan biil meel usaarneyn sidee ubaxday sudeeysa ceyr ugu tashaneysaa wayba guurte naag nin uqorane side ceyr losinayaa iyadoo nin ladaganyahay mise way kala daganyihiin war ilaahayaw naagaha somaliyeed qaarkood in la uleeyee istaahilaan🏃🏾‍♀️‍➡️🏃🏾‍♀️‍➡️

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 6 วันที่ผ่านมา

    oo hanatida yaaloohayaa ilamaha hadaan lagalineyan subaxanaAllah

  • @mariammohamedtarabi3650
    @mariammohamedtarabi3650 6 วันที่ผ่านมา

    Asc horta Abaayo waa istaga dhaqalah carta🎉

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 6 วันที่ผ่านมา

    Wakuwataa❤❤❤❤❤

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 6 วันที่ผ่านมา

    Lacag ay leheen ay ku xisaabtamee

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 6 วันที่ผ่านมา

    Somalidena.maxaa kaqaldan ayaga hada guureso iska xer lacagaha socdo ama dib hada ugu laabato ileyn ada lacagihi xeri wayay xaaran waaye iska jira hada baxeso iska xera lacagaha socdo waayo bari kamalin ada laga jara lacagahas aad katagtay aniga kulahadlayo wan sameyn laha waayo sharciya lagu siiyay marka baxeso ina isheegto mad iquri weysay adba manad iga nixin sababta kaga naxayo majirto marka gaalada wad kaqaldan tihiin waliba 100 waayo lacagahas bila iskersa ubaxday xaasinimo mafiicno

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 6 วันที่ผ่านมา

    Ruun.abaayo

  • @hoodowarsame5112
    @hoodowarsame5112 6 วันที่ผ่านมา

    Way isku xiran tahay ee inay sammar baxaday iskuulka xiran

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 6 วันที่ผ่านมา

    Gbdhas. Iyadaa qaldan said waliba bal mxaaa iqaawayna mey markiiba goan gaarto

  • @SamiyaRashiid
    @SamiyaRashiid 6 วันที่ผ่านมา

    Abaayo laabo waayo lacagtaas waa go ikartaa biilficana ma qadato marka iska laabo

  • @HalimaAliMohammed-x1t
    @HalimaAliMohammed-x1t 6 วันที่ผ่านมา

    Asc Gabadhas inta aysan dowladu oganin on la dhihin so celi lacagahi ay qadatay ilmahagan skolkodi dib ha u bilaben.

  • @afnaan7605
    @afnaan7605 6 วันที่ผ่านมา

    asallaamu calaykum ugu horayn horta sheekadan waxaad moodaa inay wax ka qaldan yihiin hase ahaatee siday sheekada kusoo gudbisay hadaynu raacno iyadaa horta halkaa is dhigtay inay soo dhamayso ayay ahayd lacagta soo xidhisteeda iyo arimahaa tan Labaad qorshe ayuu wataa ninkan caruur lacararis may ahayn siday iila muuqato hadana maba Taalo sabab ay Kenya usii joogtaa waxay ahayd markay ogaatay arintan inay hore ulaabato waxaanaan umalaynayaa inay tahay hooyo aan aqoon lahayn AMA aan wax baran ugu dambayn waxaan odhanayaa adoon usheegin cidna amaah raadisaa iyo dahabkaaga gadaaba ka dul deg ninkan dibna yaysan kugu dhicin hawsheedana gal sidaad uqan cin lahayd qolada caydha.

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 6 วันที่ผ่านมา

    In ay guru gadato ayay ahad

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v 6 วันที่ผ่านมา

    abyo waxa fiicned in marka hore ey wax isla Mel dhiga ay so guuro gaalka in la qiyaamo ma fiicno gabdha dumashidey ayaa waxey ka so guurtey swedan waxey dagan thy Kenya Mombasa caruurta quranka wey uwada dhamyen school sax waa la celiyey ayago diinta bartey inta yar oo odageda uso diro ayey isku cel celisa abyo mombaso ha dagto ey ka qarash yar thy muhiimada waa in caruurta diin ey ku bartan taas Aya ku wanagsan aduun iyo aqiro lacagtada xita ku bixi lacag ma tareyso diinta ey ku bartan Aya ku fiican😢

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 6 วันที่ผ่านมา

    GURIGEDA HAKUSO NOQOTO 😭

  • @HamdiadanIssack
    @HamdiadanIssack 6 วันที่ผ่านมา

    ✅✅✅

  • @FahmoAhmedAli
    @FahmoAhmedAli 6 วันที่ผ่านมา

    Abaayo noloshada sida ka dhiigato waye xafadaha dadka yurub kaso guree ee dagan maxa u dagtee 1000 qaali waye 500 aya heleysaa kuwas u guur isku daay inaa guriga cuntada ku karsado naqayadaha iska dhaaf iyo wax yallaha ana muhimka aheen ilahey haku saqiiro allag barii insha allah carurtaa haso celiinin

  • @BarlinQasim
    @BarlinQasim 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 6 วันที่ผ่านมา

    Abyo mxaaa ku kadeday ilmaha celi kadulgey haduu dhiibenin lcg inkaafisa

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 6 วันที่ผ่านมา

    Abyo caruurtada meeshad ka keentey ku celi

  • @RoodaIshwaaq
    @RoodaIshwaaq 6 วันที่ผ่านมา

    Wadankaa ka timi ku laabo dhigaalkaga hku nqon

  • @dhaymancadeey9290
    @dhaymancadeey9290 2 วันที่ผ่านมา

    Mamada ayada fudeed kuso baxday ayadoo wax kasta meel iska saarin inee sobaxdo maba aheen mamadan biilkii ayado meel sarin sotagtay meshadii iskaga laabo dahabkaga io gurigaga dhulka kamabayaan ee way dhamanayan intaadan is cayr teeyn xolahaga hacunin ee meesha katimid kulaabo odaygana markle yuu kugaadin😂😂😂

  • @Hayaad112
    @Hayaad112 6 วันที่ผ่านมา

    Dee laaabo taas miyaa wax wayna

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 6 วันที่ผ่านมา

    Abaayo horta hadad sharci ledahay od meshaadi ku laban karto ku laabo adiga io carurtabo adigon odayga ushegi kaduldag waxaad ku bixi lahaydna maarayso i.a aniga sas ayaan ku dhihi lahaa hadad odayga u shegto waxa laga yaba gurigi aad adiga ku qornayd inuu fasaxo

  • @caaliya-su6hf
    @caaliya-su6hf 6 วันที่ผ่านมา

    Yuo.tuopka cusuba baanhaystaan ma i garab qaban kartaa

  • @Laki2017
    @Laki2017 6 วันที่ผ่านมา

    Qahiro u guur ama naikuro

    • @xamdiabdi5624
      @xamdiabdi5624 5 วันที่ผ่านมา

      Asc qaahira waxaa degi kara qof samir badan leh xaga iqaamada iyo wax kastaoo aad u baahato

    • @Laki2017
      @Laki2017 5 วันที่ผ่านมา

      @@xamdiabdi5624 anaa u guuri rabo hada

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 6 วันที่ผ่านมา

    Abyo ilmaha saad ku celini laheed falowgeeda gal hantidaada hagadin joog kle kugu dhici karee

  • @SihaaamsimanMaxmed23
    @SihaaamsimanMaxmed23 6 วันที่ผ่านมา +5

    Rumiyey qisadayda ayan raba inan kula wadaago ma kula wadagi kara

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 วันที่ผ่านมา +2

      @@SihaaamsimanMaxmed23 haa snapkeyga ruumi_kitchen igala so hadal

  • @hamdamuse8495
    @hamdamuse8495 6 วันที่ผ่านมา

    Tan ugu daran wa bilka dowlada xabsi bay ku gali karta sorry😢

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 5 วันที่ผ่านมา

      Oo hadana tii ilahi sugaaysa 😢 subxanallah Somali halke usocdan?

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 5 วันที่ผ่านมา

    Marka haram ku koriso carurtaada wa Sidan. Hadhow maay ohiin lafadistan

  • @XamdaApdi-p6p
    @XamdaApdi-p6p 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤