NAAGHA SIDAN U FAKARA WAX MA NOQDAN WALIYGOD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Guryaha kirada

ความคิดเห็น • 57

  • @IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi
    @IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi 10 วันที่ผ่านมา +15

    M.a waxd wax ig badashay wax badn isku filan hadey jirto waa anig wna kugu fanaa hbo mcn ❤❤❤❤

    • @Hayaad112
      @Hayaad112 10 วันที่ผ่านมา +4

      Me too wlhi waaxan ka faaiday sida wax loo dhaqaaleeyo iyo sida wax loo dhigto

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 วันที่ผ่านมา +5

    Manshaallah alah idin caafiyo adiga gabdhaha inshallah ruumi chanal keep going xabibti

  • @user-mx6mm8st6s
    @user-mx6mm8st6s 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay ha idin caafiyo habo shukran

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 9 วันที่ผ่านมา +2

    Ruumi quruxdeydii❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 10 วันที่ผ่านมา +1

    ALLAH CAAFIMAAD TAAM HAYDIN SIIYO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @FardowsaMaxamed-f2c
    @FardowsaMaxamed-f2c 10 วันที่ผ่านมา +1

    Talaficanwanasisay abaya thank you

  • @Anzal222
    @Anzal222 10 วันที่ผ่านมา +1

    Walahi rumiyey aniga somalia jogaa sanad kalyaha afar jeer guuray dhaqaalo badan iga baxay kireyste hadaa tahay guurid ma hurwysid lacagta kirada sanadki iga baxdana guri wey ii dhistaa hadana

  • @Anzal222
    @Anzal222 10 วันที่ผ่านมา +5

    Ruumiyey qaali group maa noo sameysid dhaqalaha iyo hoyoada aan isku baraarujino

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 วันที่ผ่านมา

      Aniga xataa waan raba xppt

  • @IdilClaahi-uv3ym
    @IdilClaahi-uv3ym 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allha idin cafiyo❤❤❤

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 10 วันที่ผ่านมา +1

    2018 ayan gatay waxan joga swidhan wali way cusub tahay ti hore waxan gatay 2012

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha nookaa caafiyo adi iyo caruurtaba

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 10 วันที่ผ่านมา +1

    Alleh haku caafiyo mcn

  • @umua3483
    @umua3483 10 วันที่ผ่านมา +2

    wa runtaa abyo mar an Africa joogay addis ababa sidas ayan uguur guuri jiray wa dhibaato weyn arintas guurowga

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 วันที่ผ่านมา

      Abaayo aniga waxaan ahay qofta deganayd NAZERET 15 GURI mareysay 2 sano
      Ugu dambayn waxan degay gndagaara oah guryo dowlada o ah dabaq nadiif ah 1year deganaa alx hada wanka guray Bariga somalia deganahay waa dhib geediga walhy

  • @user-xe5td9sj3e
    @user-xe5td9sj3e 9 วันที่ผ่านมา

    Allaah ha ku caafiyo wll quruxeey

  • @fardowsoabdikadir847
    @fardowsoabdikadir847 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allahanoka caafiyo quruxdeeni❤

  • @FatumaHassen-n9w
    @FatumaHassen-n9w 10 วันที่ผ่านมา

    Msha allh wll qali alle ha ku cafiyo

  • @maryanxaajixuseen1046
    @maryanxaajixuseen1046 10 วันที่ผ่านมา +3

    Anga waan shaqeya biil wan qataa wlh lacg iguma filno dena meel kasto wey igu qoranthy

    • @deqogurey3372
      @deqogurey3372 10 วันที่ผ่านมา +2

      Alla walshay ban helay aniga yabana wax ila mida ellen waa jira

    • @hanideeq9482
      @hanideeq9482 10 วันที่ผ่านมา +2

      Abayo maxa qaldan wixi muhim ah bes sogado ado shaqesid bil qadaneso hadana den si qade wadhibato ween waxa laraba bilkana waxa kadhigi karto kadhig shaqada ad shaqenesona kala bar kadhigo

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 วันที่ผ่านมา

      Suaal lacagtada dhidid kaga sadaqad maka bixisaa ?
      Wixi karan kaga ah masajid maku darsataa walow haba ahaato caaga weysada ama skoope?
      Agon ama curyan liita wixi tabartada ah waxmaka siisaa ?
      Haday maya tahay ku dhaqaaq wadadaas si ay barako kuugu yeelato joojina deynka totally

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@hanideeq9482waa talo fiican aniga xataa waxaan kula taliyay sadaqad kala bax dhidid kaga haku barakobe waxbaa 2aldan sowmaaha

  • @HodanHusseinMohammed
    @HodanHusseinMohammed 10 วันที่ผ่านมา +1

    Scm huuno anigu jarmalkaan joogaa alaab la gato muhiimada ma siiyo waxan jecelay inaan cunto fiican cuno si fiicana u labisano aniga iyo caruurtayda

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 วันที่ผ่านมา

      Mo2duc run kahadashy
      Dadka alaabda iska bed bedela

  • @Shaqokulan
    @Shaqokulan 10 วันที่ผ่านมา

    Waxana joga mogadishu

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i 10 วันที่ผ่านมา +2

    Rumiyay hadanba is leyahay guur laydhki ba cilad igaga timid oo bishi 60$ iska so qoraya mana isticmalo waxaso laydha wax machine ma is ticmalo an ka ahayn Tv iyo gulibada guriga haka daris kaygana kuso qorti 10$ ilaa 20$ de marka waxas man udulqataa

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 10 วันที่ผ่านมา +1

      Kasoo kle waacadi abyo mcn kaguur

    • @Anzal222
      @Anzal222 10 วันที่ผ่านมา

      Cida guriga u sheeg cilada iga hagaaji ku dheh hadii laga hagaajin karo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 10 วันที่ผ่านมา

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso ya Rabi

  • @Shaqokulan
    @Shaqokulan 10 วันที่ผ่านมา

    Wan aruuriyay 🎉🎉🎉🎉shukran

  • @سلطانهمحمد-خ5د
    @سلطانهمحمد-خ5د 10 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ka cafiyo habo

  • @سلطانهمحمد-خ5د
    @سلطانهمحمد-خ5د 10 วันที่ผ่านมา +1

    Shukaran xbibti habo

  • @amalmohamad1990
    @amalmohamad1990 10 วันที่ผ่านมา

    Alle hakucafiyo wll adi iyo carurtaba

  • @BiiqbiiqQalaaf-s2g
    @BiiqbiiqQalaaf-s2g 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waan ku salamy

  • @XamdiCabdisamad
    @XamdiCabdisamad 10 วันที่ผ่านมา

    Scw❤❤❤❤🎉🎉

  • @sihaamali2709
    @sihaamali2709 10 วันที่ผ่านมา +3

    Ruumi Channel kale maa le dahay nh mxaa ku qoran

    • @Ruuneyfamiliy
      @Ruuneyfamiliy 10 วันที่ผ่านมา

      Haa kana aniga is kale so boqo

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 วันที่ผ่านมา

      RUUMI FAMILY UMALEYNAA ADIGA RUUMI KUQOR WAA ARKE 2CINWAN IS GARAB SOCDA

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 10 วันที่ผ่านมา

    Alahaa.kucaafiyo❤❤❤❤❤

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r 10 วันที่ผ่านมา

    Ala ruumiyeey aniga ookale waaye mahadsanid

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w 9 วันที่ผ่านมา

    Wlh wa runteeda ruumi sheekadaas magaalada an daganahay ayeba ugubadantahay iyo in bil walbo sariirta labadalo fadiga labadalo sagaashanka 😂😂😂😂wax ay meel digtaan iskadaaye biilkii iyo caanihi caruurta aya ka go a

  • @umuamiira6098
    @umuamiira6098 10 วันที่ผ่านมา

    Waa sax guurawga mfcna blse oday gurigena leh mid maaha waayo kistiiisa hadu jeebka ku shupto dib danbe loo arki maayo xitaa tellka kaama qabanayo canshuurta guriga kaamiro xirida shaqadiisa maaha shaly waana xiri raby sanadkan ina guurno qorsho nogoma jirin blse saan silic waaye waxii milkiilha guriga laga rabay jilicow halago yègo 😂

  • @wardaxaashi-p5d
    @wardaxaashi-p5d 10 วันที่ผ่านมา

    wllshy shugran ❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 10 วันที่ผ่านมา

    WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @ayanabdi-ol5zw
    @ayanabdi-ol5zw 8 วันที่ผ่านมา

    Ruumiyey 7sano ii taal lkn ilaaa aan dano badan aan leyahay gaaro weey ooli

  • @SihamSiham-ni7sq
    @SihamSiham-ni7sq 10 วันที่ผ่านมา +1

    Somalidu guryaha maba ka guur guuraan, wadamada ukala guur guuraan

    • @Anzal222
      @Anzal222 10 วันที่ผ่านมา +1

      Dadka kireystasha ah wey guuraan inta badana dadka waa kierysta yaal sida muqdisho oo aan aniga daganahay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 วันที่ผ่านมา

      Kkkk weyba sii hayaamaaan

  • @Shaqokulan
    @Shaqokulan 10 วันที่ผ่านมา

    Asc abyo waxan hestaa 600$ maxan kumalgashadaa ilatali plse

  • @user-jb5zw4fx4y
    @user-jb5zw4fx4y 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @simraanxarrago930
    @simraanxarrago930 9 วันที่ผ่านมา

    Ruumiyey Allaha ku darajeeyo
    Adun iyo akhiro wax badan baan kaafaaiday gabdhaha xitaa waa kugu sooxiraa wallehey iyo kuwa dariska laqabo abyo mahadsanid runtii sidii ilmaad dhashay baad noo waanisaaye😘

  • @Xafsacabdisalan
    @Xafsacabdisalan 10 วันที่ผ่านมา

    Asc wall ruumi waxba wan badali kari la ahay waxan ka kobanahy 13 toban qof 500 boqol ban qata rashi ki waxbarashadi iyo bilki bisha waxba ka goyn wayay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 วันที่ผ่านมา

      Sorry xpp ilaahay kaa saraya 500 mabadna dadka intaa la eg iyo wax barasho
      Xagee jogta talo yar ku siin lahaa

  • @umudalxa6438
    @umudalxa6438 10 วันที่ผ่านมา

    Alle ha idin caafiyo adiga iyo caruurtaba dhiira galiso ayaadtahay horay usoco xabiibiti ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 10 วันที่ผ่านมา

    Hbo illhy haidin cfyo