HODAN ABDIRAHMAN l NAF JACAYLKU HELAY l TRUE LOVE STORY l 2016 EXCLUSIVE BY GOBFILMS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 920

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 11 หลายเดือนก่อน +214

    Wan hubaa inaa hestaan 2024 soo boqtay plz 👍 like dhac ku sii

  • @rahmamahdi4259
    @rahmamahdi4259 ปีที่แล้ว +189

    Kolley tatikh waxba iima tareyze Lkn halkan waxn kasalamayaa qofkasto naftiizu wxy rabty kadoor bidey sharaftiisa wxn idin leeyahy wakhtigiinu wu iman isha allah💔🥺

    • @faraxmaxamuud5851
      @faraxmaxamuud5851 ปีที่แล้ว +3

      Waanka qaday gacalo 🥺😢

    • @nasronurka2811
      @nasronurka2811 ปีที่แล้ว +1

      Really mcnto wlhi qalbigeyga ka hada shay shsrfta wa muhim huno😢😢

    • @hibaaqismaaciil5634
      @hibaaqismaaciil5634 ปีที่แล้ว +1

      @@nasronurka2811 anaa kuLa mid ah walal iskU malina soo qoraYnaa😭

    • @iqraqaliiqraqali9688
      @iqraqaliiqraqali9688 ปีที่แล้ว +1

      Wax dap ah ayad ka hadashi runti abyo

    • @ayansalah209
      @ayansalah209 ปีที่แล้ว

      Really 🥲🥲🥲

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 2 ปีที่แล้ว +158

    Waan hubaa inaad heestan qalbiga taabanaysa soo booqatey 2023, like hayla dhaafin❤

  • @liibandhalo7959
    @liibandhalo7959 ปีที่แล้ว +70

    Heestan waxaan dhagaysanayaa 4/1/2024 habeen khamiisa 12:25 halkan wxN ka salamayaa mucashaqiinta dabaday dhagaysan doonta😢💔❤️‍🔥😞

  • @kasercali8893
    @kasercali8893 5 ปีที่แล้ว +193

    Qof walba oo muslima ilahay hadafkisa ha ufududeeyo amiin 💓

  • @fathiaa1437
    @fathiaa1437 8 ปีที่แล้ว +91

    Enjoy the lyrics......
    Inta uu hankaagani ruux u heelan yahay waliye..
    Inta intaad hanashadaadiye u haraadan tahay waliye..
    Intaad isleedahay ruuxan war kaa heyn..
    Hurdo seeg intaad tahay sida xiid habeenki..
    Ilmo ibiq tirahdiyo waayi meyside hadime..
    Naf jaceyku helay haigu diidin samirke
    Haigu diidin samirke kuhar Ayaankiyo Ayaankiyo Ayaankiyo Nasiibka
    Inta uu hamigu wali taagan yahay halki horeye...
    Intaad huq iyo ciil hibaneyso ruux waliye...
    Hiif intaad kunoshahay adigiyo ataadi...
    Intaad howlihiisiyo horjoogaha jaceyl tahay...
    Hadalku darnaadiyo ku hungoowdaye barashe...
    Naf jaceyku helay haigu diidin samirke
    Haigu diidin samirke kuhar Ayaankiyo Ayaankiyo Ayaankiyo Nasiibka
    ✌✌✌✌

  • @alifarah4852
    @alifarah4852 ปีที่แล้ว +11

    I used to listen this song golden old days back home in Nairobi.
    Qoftii aan jeclaa waan waayay, laakiin gob ayay ahayd si weyn ayay ii wanaajisay oo ii jecleyd, qaladkii Kala harkeeba anaa lahaa. Hada mid kale baa aroosay allaha u barakeeyo. 😘

  • @zahraahmed7314
    @zahraahmed7314 8 ปีที่แล้ว +25

    Naf jaceylku helay haigu didiin samirkeeeee ku heer ayaankiyo nasbiika ❤️🔥👌🏼 respect

    • @AyaanPpe-e3g
      @AyaanPpe-e3g 2 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

  • @subargril4586
    @subargril4586 ปีที่แล้ว +19

    Mi fv song 🎵 💔 waa,idin salamay mucaashaqiinta iga danbaysow❤🙌🫶

    • @qali20
      @qali20 ปีที่แล้ว

      Ka qaaday baayoh🤝❤

    • @maxamedsky4759
      @maxamedsky4759 ปีที่แล้ว

      Ka qaday wll😘

    • @SaamiNuur
      @SaamiNuur 3 หลายเดือนก่อน

      Wakaa qaaday

  • @hanakhadar7901
    @hanakhadar7901 ปีที่แล้ว +26

    19/5/2023 still listening 🎶 nolol wlba on dhisto wey burburtaa ma aqan wxa farxayda ilaysty sanad wlba qofba noloshyda kuso biira sobob la,aan ayu iga taga ma dhantaalni qof wlba o I arkaa wu iga hela😢 hdna ma helin wli frxdaan mudna

    • @umumaida4539
      @umumaida4539 ปีที่แล้ว

      Insha allah wad hele samir un😢

    • @DannyEnzo2025
      @DannyEnzo2025 ปีที่แล้ว

      Waxa lagugu furo waa taqaanaaa ee iska daaa wllo simply

    • @ambassadorc.shakur3216
      @ambassadorc.shakur3216 ปีที่แล้ว

      wad helaysaa 😊❤

    • @bahjojaama5099
      @bahjojaama5099 ปีที่แล้ว

      Huno qalbigaaga kheyr usheeg 😢

    • @HaphzaAhmed
      @HaphzaAhmed ปีที่แล้ว +2

      Daacadnimada joojo iyo qalbi jileeca😂waad guulaysanaysaa markaas

  • @ofb8512
    @ofb8512 6 ปีที่แล้ว +45

    I’m from Sudan but I really love Somalian music
    And my closest friend is from somalia hajessa city

    • @ioe6468
      @ioe6468 5 ปีที่แล้ว +2

      Hargeise isn't Somalia ,but it's SOOMALILAND!!!!!!!!!

    • @hafsamahmoud5912
      @hafsamahmoud5912 5 ปีที่แล้ว

      Isahak😂😂😂caaaac😜

    • @ioe6468
      @ioe6468 5 ปีที่แล้ว

      @@hafsamahmoud5912 ala mayanee cuuuuuc cuuuc

    • @queenofmavia6090
      @queenofmavia6090 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ioe6468 Somaliland is a part of somalia

    • @hamz233
      @hamz233 ปีที่แล้ว

      @@queenofmavia6090 you’re day dreaming wake up!

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 3 ปีที่แล้ว +53

    😢😢😢😢ax qalbiga aniga jaceylba nasiib uma lihi qofkaan ka helo waanba waayaa intaad hanashaadaadi uharaadan tahay wali 😢😭

    • @Amoula143
      @Amoula143 ปีที่แล้ว

      2 years ago ma heshay qofkaad jeclayd😢

    • @safainuabdi2507
      @safainuabdi2507 ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @yahyebashir4787
      @yahyebashir4787 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @nasraaadan7606
      @nasraaadan7606 ปีที่แล้ว +1

      Rabi mid ku jecel oo ku daryeela ha ku siiyo gacalo ❤😢

    • @0ffnine9
      @0ffnine9 11 หลายเดือนก่อน

      Sorry sister😢

  • @yunisfarey8230
    @yunisfarey8230 5 ปีที่แล้ว +35

    Inaba caadi ma ahan hadad hestan kuceshata dhawr jeer like saar❤👈 hawaaro jecelku❤❤👈

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 8 ปีที่แล้ว +4

    Hel intaad is leedahay ruux aan war kaa hayn
    Hurdo seeg intaad tahay ..... Habeenkii Ilmo Hibiq tidhaahdiyo waayi maysid hadime!!
    Naf jaceylku helayee ha igu diidin samirkee ku hag ayaankiyo nasiibkaa
    At hodaneey ani maad ogeeyd rabi yasir 🙏🏽🙏🏽
    Thanks gobfilms 🙌🏽🙌🏽

  • @tahneoomar2200
    @tahneoomar2200 8 ปีที่แล้ว +27

    hodon no matter what happens but you always my love Somali dareen mayaqaniin ee kasoco meeshada naagtii nin keedu ka ad kaa. weeysaa looma noxo LOVE YOU HODON ABDIRAHMAN DHEERE 😍

  • @adnosharmake9417
    @adnosharmake9417 ปีที่แล้ว +7

    Heestan 😢 2023 lest month hrs 20:56 wxaa jiray wiil aan mudo waqti badan aan wada soconay ilaa 3 sano wxn kala joognay dadka kenya io dalkena Somalia sanadkan hada dhamadka barta mihiisa ayaa guur ku balanay wiliba isago waqti io mudo noo qabtay markii wakhatigii laso garay ayan warkisaba wayay io hadalkiisa wxn radiyo telefankii oo an waco ama asxabtiiisa waydiiyo wnba wayay anigana walwal io xanun ayan daremay io mxa ku dhacay hebel mudo bil ah kadib ayaa gabar asxaab nahyn oo xamar joogta igu tiri adna wiilkii jcylka na iga dhexeyyy away ani wxn ugu jwby ma aqaan apyo wxy igu tiri wxn maqlay inuu guur saday wiliba gabar aan adi ahayn marka see wxa ku jiraa aniga wxn ku sheegay inuu asagiiba aan wayay warna ka hayn wxy isoo dirtay sawiro asaga io xaaskiisa cusbed ay galeen aniga wxn noqoday qof jooga oo ruuxdisa tagtay wxn daremay xanun aad u fara badan oo an ku qiyasay
    Inuu hortay qof bi'i aadam ah arag wixii waqtigas ka danbeyey ani wn is badalay oo wxn noqday qof nugul mar walpa qalpigiisa qaac io olol ka shidan yahay wxn ka haray waxbarashadii io asxaabtaydii aan aadka ugu dhex jiray waalidkey wxy igala simren waxbarashadii xanunka i hayana qofna lama wadagin halka waalidkey i dhehen wad xanusan tahay oo dhaqtar baa ku geyneynaa ani wan diday wxn iri wxba ima hayan ugu danbeyntii wili sidii ban qalpiga ka oyaa wiilkiina warkisa u la ahay 😢💔

    • @XananSiciid-et4hm
      @XananSiciid-et4hm 9 หลายเดือนก่อน

      😢qalpiga alle hakuu qabojiyo indhahygii

    • @Yaasir-h6c
      @Yaasir-h6c 8 หลายเดือนก่อน

      Waxan kusiiin. Kara garab adan iloobin waliga ilasoo xirir oqura wlle magaceygu waa yaasir mahomad

    • @mariamohmeth456
      @mariamohmeth456 5 หลายเดือนก่อน

      Xppti wx baro waliga qof ka tagya nolozhada hawa buurburina ❤️🙏🏻🥹

    • @SundusAbduqaadir-q7p
      @SundusAbduqaadir-q7p 3 วันที่ผ่านมา

      Sorry abayo wahan wa inta han aduun💔🥺

  • @hozzenkhaliif9166
    @hozzenkhaliif9166 6 ปีที่แล้ว +13

    2019 Hodan Hesta KaliYe ka Tagero 😻

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 8 ปีที่แล้ว +95

    Intaa uu hankaagani
    Ruux u heelan yahay wali
    Intaad hanashadaadii
    U haraaddan tahay wali
    Intaad is leedahay ruuxaan
    War kaa hayn hurda seek
    Intaad tahay sida xiig habeenkii
    Ilimo hibiq tiraah iyo
    Waayi maysid hadimee
    Naf jacaylku helay
    Ha igu diidin samirkee
    Ku har Aayaankiyo
    Ayaankiyo nasiibkaa
    Intaa uu hamigu wali
    Taagan yahay halkii hore
    Inaad huq iyo ciil
    Hibanayso ruux wali
    If intaad ku nooshiheen
    adigiyo iyo haltadii
    Intaad howl lihiisiyo
    hor joogaha jacayl tahay
    Hadal kuu daraadiyo
    Ku hungowday barashee
    Naf jacaylku helay
    Ha igu diidin samirkee
    Ku har Aayaankiyo
    Ayaankiyo nasiibkaa

  • @fathiaa1437
    @fathiaa1437 8 ปีที่แล้ว +21

    mansha allah boqorada codka hodan unoolow cadawgaaga walalo..... Amazing song 😍🤗🤗👏👏👏👏

  • @RayaanAbdullahi-hl1kd
    @RayaanAbdullahi-hl1kd ปีที่แล้ว +2

    20/ 5/20 19 💔😭😭 drenka io murgdn dremy illhy ba og😢 wx wlpa an sameyy wan hilmami wyy ila hda murgds wa dreema💔🥺

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 7 ปีที่แล้ว +87

    😂😂😂 xiligaan hodan heesta qaadeysay #frist baan ahee #like saar lama aqoon miyaa bal hda #like saar late time imid heestan ❤

    • @nafyarofficialtv2986
      @nafyarofficialtv2986 6 ปีที่แล้ว

      You really hilarious thanks for making my day you made me laugh

    • @jaabircariif5895
      @jaabircariif5895 5 ปีที่แล้ว +2

      Ani iyo adi wn yabee mel walba ma jognaa Wlashey

    • @jiijaahmed1776
      @jiijaahmed1776 4 ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @caaqilali269
      @caaqilali269 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh wad iga qoslisay wlh xiligaas waxaas jaahil baa laga ahaa jah😜

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 4 ปีที่แล้ว

      @@nafyarofficialtv2986 🥰thank you🥰

  • @loppol3705
    @loppol3705 6 ปีที่แล้ว +11

    Waaw 27sano kahor jaceyl igu dhacay ayaa ixasusisay hodaney oo waliba laygu xumayrey anoo yar intii jacayl lay baray hada layga baxay 😥😥😥

  • @AbdiMohamed-gh7pg
    @AbdiMohamed-gh7pg ปีที่แล้ว +4

    Heesta wlhi kama daalo
    7/1/2024 ❤
    2017 marlaxad kale nool
    Hurdo seeg intaad tahey sida xiid habeenkii ilmo hibiq tiraahdiyo waayi maysid hadimoo

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan7258 7 ปีที่แล้ว +8

    wlhi waa fanaanad buuxda qooto qooto maaha mohashada codka😍Nolow hodoneey

  • @princessmiira6411
    @princessmiira6411 8 ปีที่แล้ว +5

    woow ma favorite voice hodan c/rahman wn ku tagera keep going on forward.
    thnkz #thegobfilms sidad noguso tabisan heesaha cusub ❤💕💓💝💞👍👏

    • @NonStopMaano
      @NonStopMaano  8 ปีที่แล้ว +1

      Miira Adinka mudan huno

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 หลายเดือนก่อน +2

    Anago is jecel ayaan xalay is macsalaameyne ruux walba qalbiga alle ha u qaboojiyo😢😢😢😢

  • @umufaatimaandfartuun177
    @umufaatimaandfartuun177 3 ปีที่แล้ว +8

    2021 ayaa dawanaya 😭😭

  • @hanakhadar7901
    @hanakhadar7901 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mar 23 /2024 hbn ramadan 14 tahy ayn so booqday hdana 10 bilod kdib anigoo bukankii un ah😢 ya allh wixii no roon ada garanaya e igu beeg qofkygiiiii 😢aniga iyo zhpty mizki ayaa 12:43 hbnimo dhagaysanyna

  • @faaizaqurux1617
    @faaizaqurux1617 ปีที่แล้ว +9

    Intaan hamiga wali taganyhy halkii horeyee🥲 intad huq io ciil hibaneysa rux waliyee😓
    hiif intad ku noshahay adig io hadadii🥺
    intad howlihiisi io horjogah jeceyl thy 😭
    Hadal ku darnadio ku hungowdayee
    barashee💔 18.5.23 haben jimco🎧😑

  • @saranoor4529
    @saranoor4529 8 ปีที่แล้ว +15

    Its really amazing song I'm sure everyone love it this song and gives you many love and many wishes also and its lovely gift for your fans I'm waiting for the whole song and I'm sure that janaan will be a big hit and I'm very excited to listen this song thankyou so much armaan from bottom of my heart and lots of love

  • @bahjafaysal1158
    @bahjafaysal1158 ปีที่แล้ว +5

    2024 /1/29 sacadu tahay 9h30 subahnimo xanunka iso maray inuu qof ibnu adana somaray isma lihi Wlhi lkn waku qanacsanahay wax walbo allaha awoda lle i qadaray waidin salamaya inta iga dambaysa 🙋‍♀️

  • @SaadaAdaweh
    @SaadaAdaweh 2 หลายเดือนก่อน +1

    this song reminds me of you cousin Abdillahi Deco i love you bro and this is my favorite song

  • @adoontiallequruxdumarwadin6232
    @adoontiallequruxdumarwadin6232 6 ปีที่แล้ว +11

    Whi Hodan WA fananad jirto guulaso abayo hestan markan daqasanayo wan oyinaya xasus ayaan gale😥😥😥😥😥😥

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 8 ปีที่แล้ว +1

    What a song GOB FILMS dadaalkiina Meesha Kasii wada sxbiyaal
    wxaan aad ugu faaideysana hees walboo cusub oo aad nasoo gaarsiisaan Thanks GOB FILMS iyo boqorada codka HODAN C/RAXMAAn

  • @munaducaale9505
    @munaducaale9505 5 ปีที่แล้ว +11

    Hodaneey heshay nasiibka Mashallah❤️ anan waann sugayaa 😊💔💔

  • @iisaaabdulkadir3105
    @iisaaabdulkadir3105 3 หลายเดือนก่อน +1

    2024 dinliyorum şarkim😢

  • @mohamedhussein2172
    @mohamedhussein2172 7 ปีที่แล้ว +21

    Hiif intaad ku nooshiin adigiyiyo hedaadii
    Intaad hawlihiisiyo horjoogaa jacayl tahay
    Hadal kuu daraadiyo ku hungowday barashee
    💔💔💔😢😢😢

  • @wooweeshcalaasowjamiila289
    @wooweeshcalaasowjamiila289 8 ปีที่แล้ว +1

    woooow eesh calaa waa hees iyo badh Gobfilims thanks inabadan

  • @najmayuusuf3825
    @najmayuusuf3825 ปีที่แล้ว +2

    11:02😢duhurnimo
    27/9/2023 waxaa si ad ii taabtey
    Intaan hel is leedahey ruux war ka heyn
    Kwrn nafta dugeygsa qof balaa sabab kagag tgy zanad ayaa kasoo wareegey😢walina qalbigeyga kumuu bixin 😢xataa hadaan qof xidhiidh la bilow hadaan dhaho lamaba hadki kari wali qalbigeygu isaguu jiraa😢

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 3 หลายเดือนก่อน +1

    Isma lahayn 2024 ayaad qof jeclaanysaa 😢 allahayow nabsigu xumaa oo qadhaadhaa😢

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 8 ปีที่แล้ว +6

    ✔big respect hodan cabdi raxman tageero buuxaa ✔✔gobfilms sln sre proH✔✔

  • @suxayfyarre231
    @suxayfyarre231 8 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw Nic Zong, War Hodan Maxay Cuntay. Cod yar Oo Qafiif ah oo Jilacsan bay la soo Baxdayee. Walle in Ay Dhal Fanaan tahay, Gacan baan u taagay Gabadhaan . Noolow Yaaqey Hodan Cadey,,,,

  • @nasteehoabdirzakmohamoud
    @nasteehoabdirzakmohamoud ปีที่แล้ว +4

    Inta uu hamigu wali taaganyahay halki hore
    Inad huq iyo ciil 😢 hibanayso rüux wali 😢
    Inta hawlihisa 😢 horjoogaha jacaylka tahay 😢
    Hadal ku darnaadiyo 😢
    Ku hungowday barashe 😢
    Naf jacaylku helay 😢 ha igu diidin samirke ku har ayaankiyo
    Ayaankiyo iyo nasiibka😢 26 nove 2023 ❤

  • @IbraHintirow
    @IbraHintirow ปีที่แล้ว +9

    Hodan abdirahman heestan waa Qalbiga iga tabaneyso Nafa jacel ku helay hadii aan qisadeyda soo qoro wllhi qalbiga ka ilameysida ax jacel wan uqaba bls ma awoodo sorry hadii aad iska dhanbeyso ii soo ducey walal mcn ❤❤

  • @nalkamankadara975
    @nalkamankadara975 8 หลายเดือนก่อน +5

    Any one listening to this song in 2024 I hope you are happy 😢😢

    • @MustafaAbdiAli
      @MustafaAbdiAli 4 หลายเดือนก่อน +1

      I'm right here 🎧

    • @RamasAbdille
      @RamasAbdille 3 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢

  • @btsqueen1049
    @btsqueen1049 3 วันที่ผ่านมา

    Abwaaan Ali x matan waa nin Waxbadan og noolow aboowe

  • @kalsoonidiiluntey4526
    @kalsoonidiiluntey4526 ปีที่แล้ว +12

    Marka aad wax jeceshahay 😢 Waad dulqaad badan tahay waxaanad tahay miskiin wlhi gabadhu markay si dhaba wax u jeclaato waa miskiin dulmi badan ayaa soo mara waxba uma aragto qofka la jecelyahayna xumaantiisa lama arko 😢😢

    • @ahzapapdy7422
      @ahzapapdy7422 7 หลายเดือนก่อน +1

      Alla abyo Run badanida😭💔

    • @FardowsoSiciid-bx4qo
      @FardowsoSiciid-bx4qo 3 หลายเดือนก่อน

      Runti oo qaf ah 😢

    • @SaamiNuur
      @SaamiNuur 3 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiq 😢

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +71

    Any one 2023 last month 😢?

    • @MaryanCabdi37
      @MaryanCabdi37 ปีที่แล้ว +4

      😢😢😢

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +1

      ​wax kasta waaa laga baxataa​@@MaryanCabdi37

    • @HuthaMohamoutn
      @HuthaMohamoutn ปีที่แล้ว +3

      😢

    • @Ishqbaaaz335
      @Ishqbaaaz335 ปีที่แล้ว +4

      Yes waa nakan angoo anan aqoon wax nahya 😂

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +3

      @@Ishqbaaaz335 🤣🤣🤣🤣 bukaan ka caashaq nawada hayee

  • @fariidaabdi1314
    @fariidaabdi1314 8 ปีที่แล้ว +14

    I just can't stop listening to this hees, Inaba caadi maahan heestan 👌🤘👍👌🤘👍👌😆

    • @shaafi2937
      @shaafi2937 6 ปีที่แล้ว +1

      Fariida Abdi
      Maxa kusoo jiitay

  • @FadxiMaxamed-u3d
    @FadxiMaxamed-u3d 2 หลายเดือนก่อน +1

    2024 💔💔💔💔 cirrir oo danbe waan is Deena bye

  • @barwaqohupthirahman2568
    @barwaqohupthirahman2568 ปีที่แล้ว +14

    naf jacaylku helayeey haygu diidin samiirke ku hadh ayaankiyo nasiibka 😭💔 Heestani wxay noqondonta wehelka malmahaygan xun 😮‍💨❤️
    27/12/2023 end in this year
    welcome 2024 i.a l hope in aan sameyo is bedel wayn 🫶🤍

  • @SundusAbduqaadir-q7p
    @SundusAbduqaadir-q7p 3 วันที่ผ่านมา

    Jeceyl dhan wn ka niyad jawey nin walbo aan barto wu iga taga sas ay thay aniga wha iska dhiga qof aan qalpi jab sanen sas ay thay xanun keyga qof aan lawa dago ma xeesto💔😭

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 ปีที่แล้ว +3

    if you're watching 2021 you're legend❤❤❤💋

  • @sidiidhuuxiboorame8829
    @sidiidhuuxiboorame8829 8 ปีที่แล้ว +1

    axyaa hodan afkaga caano lagu qabay xbbti
    gobfilms thanks u♥

  • @faizabeela5731
    @faizabeela5731 8 ปีที่แล้ว +11

    Naf jaceylku helay haiguu didiin samirkee ku heer ayaankiyo nasiibkaa mmmmmm eesh cala hees😍😍❤😍

  • @anshxidiganorwaybajamas1132
    @anshxidiganorwaybajamas1132 8 ปีที่แล้ว +1

    great song muhashada fanka hodan ♥ thank you gobfilms sida bahidena u haqab tirtan mar walbo ♡♥

  • @hannuppe3237
    @hannuppe3237 ปีที่แล้ว +5

    Who is listening 2024 ❤

  • @NaniiAlpha
    @NaniiAlpha 5 หลายเดือนก่อน

    Walalhai Waa Oyey 😢 HeesTan Waxan DhagesaNaYa Habeen Jawigana Aad Umacan QaBob JireY Cirkana DarUruhu Jiifan 😊😢❤❤❤

  • @somalipoipoi
    @somalipoipoi ปีที่แล้ว +6

    finally i got the original song 😢❤

  • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
    @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe ปีที่แล้ว +3

    Hees Aad qalbiga itabataY. 😢wxan dawnyaah 20/12/2023😢haben 😢

  • @Ina_mohamet152
    @Ina_mohamet152 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waxa jiray Wiil Aan is Jeclayn wuxu xidhidhkenu socday 2sanno Waxan ahayn kuwa dadka isaga dhaw iskufaraxsan jacayl xad la an ah isuqaba 2022 bishi tobnad waxa igu dhacay xanun waxa lay qaaday dhakhtar ka baxsan magalada aan wada Jogney waxan kumaqna dhakhtarka muddo bil kudhow kaddib waxa layga helay xanun dawadisi ba laysiyey kaddib wn so Labtay dawoyinki wax isbadal ah wan kudaremi wayey marba marka kadanbeysa wn si xanusanayey kaddib waxa lay Geyay cilaj Xanunkaygi wuxu Noqday xanun cilaj Noloshaydi Mugdi by Gashay farxadi aan Haystay na God bay gashay waxa lay qoray dhir lacabayo iyo mid lamarsanayo dawoyinka cilajyda wd garanysane dhirti ban so Qatay kaddib dhirti ban xanun kusi daremay jirkayga isbedel wayn ba kudhacay wn murugoday waxa iisi raacay intas wadne xanun Marksto aan xanusanayo wadnaha Layga qaban jirey wn dhici jirey Nolosha iguso kobmantay wuxu waqtigu socdaba xanunki wuu igu baahayy wxn Noqday qof bukaan Aan waxba dhaamin meshan tagaba wn dhici jiray scholka ano suxsan layga so qaadi jirey wxn Noqday Qof Noloshedi ay xanun iyo illin kuso kobmatay Xanunka ihaya iyo da’deydu aad by ukala fogyhn yacni xanuun Aan dulqadkisa lahayn ba igudhacay Ilaa malinki xanunkas laygu shegay ila iyo maanta oo An qoralka qorayo Wxn Mujiya Qosol beena Ano gudaha ka ilmeynaya intasi wa xanunkeyge Wilki an isjeclayn wn kala Foganay labo waddan oo kala Fog bn kala aadnay xirirkenuna marba marka kadanbeysa wu dacifayey Ani xanun aan xanusanayey Darted media ha kuma bdneyn wxn Noqday qof xanun sariir La saaran wilki xirirkeni madamu yaraday wuu isbedelay wuu iga amusay amusnan bdn kaddib wn Tanasulay oo wn la Hadlay kaddib wuxu idhahy Uma baahni Noloshan iska ky dhaaf💔ila hadda ereygas maskaxdeydu kuso NoqNoqda xanunkan daremo haddad daremi lahyd ereyada qaar iimad quudhen Lkn Farxadad igaheli waydey xanunkeyga usabab lahaye dhiiga usarre 💔😭😭

    • @SumayaDaahir
      @SumayaDaahir 8 หลายเดือนก่อน +2

      Walashey ilaahey ku caafiyo 😭 wll aduunka samirbaa❤laysku dhaafey u samir,niyadaadana daji dhanka ilaahey u kac salaatu leyl tuko dar ilaahey kuula talinayaa hadaa xga alle u kacdo I.a waad caafimaadi wll 😢

    • @nasiib2387
      @nasiib2387 3 หลายเดือนก่อน

      Allah haku caafiyo abaayo 😢

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan Musicgada Ma Ilaabo Touching Heart🤒

  • @simancadey0
    @simancadey0 8 ปีที่แล้ว +3

    Naf jacaylku helay 😚❤️❤️ inba cadi mahn 👏🏽👏🏽

  • @geedihayaan7644
    @geedihayaan7644 ปีที่แล้ว

    What a song , i from TikTok on TH-cam.

  • @anisamohamed6019
    @anisamohamed6019 2 ปีที่แล้ว +10

    Ala jceylku. Xanuuun badana cawa ay tarikhdu thy
    27/9/2022 ayn dhageysanyaa my song 🎵 ❤️
    Naf jceylku helay ha igu didin samirkee
    Ku hay Ayaan kiyo nasibkaaa Aynkiyo nasibkaga🥺😢
    Intaa u hamigu wali tagan yhy hakiii hore e
    Intaad hoq io ciiil hibaneyso Ruux wali🥺

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla hodan maxay jcylka wacyi usomartay 2020

  • @Zuhayra64
    @Zuhayra64 3 ปีที่แล้ว +43

    Some songs touch our heart 💔 😭

    • @cawilyare6432
      @cawilyare6432 ปีที่แล้ว

      Ilahy haku yasirio abayo 😢

    • @hamzejama8594
      @hamzejama8594 ปีที่แล้ว +1

      Heesaha ha dhagaysan waliba kuwa jacylka intaad xaalada ku suganthy

    • @mohamedjamac898
      @mohamedjamac898 ปีที่แล้ว

      😢

  • @Aliza-pu9gb
    @Aliza-pu9gb 2 ปีที่แล้ว +16

    Kaan dartiis u dhagey sanayey heestan qalbigeyga alle wuu ka masaxay alx jclow xaaal qaado heestan dad beey imika tabaneysaa but waad ka bixi dontaan 😬🥶

  • @Muha_6386
    @Muha_6386 ปีที่แล้ว +4

    hel intaad is ledahy 💔Ruxaan war ka hayn 🥺 noloshayda hal mar wx jecladay lkn wan ku guuldarystay in aan helo qofka 💔🥺 ana wxn doortay in aan iska ilaawo lkn ma awoodo Hada qofkasi waxuu u maleeya in aan ilaway 2 years man arag ilaa hda qalbigayga kaba bixin 💔 wali waa jeclahy ilama aha in aan arko dooni mar danbe 💔 lkn waxaan rajaynaya hal mar uun in aan arko waa qofka kaliya een ku ducaysto salaad walba oon tukado 😢

    • @sareedoothman403
      @sareedoothman403 ปีที่แล้ว +1

      Illahay hakuu soo dhaweeyo wll are you girl or boy ?

    • @Muha_6386
      @Muha_6386 ปีที่แล้ว

      @@sareedoothman403 i.m girl xappti💙

  • @nimcomohamed8635
    @nimcomohamed8635 2 ปีที่แล้ว +3

    😢 xasusu ayey iiledahy walhi 2016😢

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 ปีที่แล้ว +5

    2016 ayan ad u dhagaysan jiray mar an inan an i ogayn an jecla hada wali wan nawila lakin hada walltino aya naga dhaxaysa cawa 16 /4/2022 12: 19 am ramadan haben sabtiya💔

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d ปีที่แล้ว +1

    inzha allah maalmo wacan oo layngu abaal marin doono ayan ilhy wydiisnya aniga iyo inta dhawacan ee hadna samir iyo ilahy kaashanya

    • @zumaya100
      @zumaya100 ปีที่แล้ว +1

      I.a❤😢

  • @abdirizakdek8900
    @abdirizakdek8900 ปีที่แล้ว +4

    Waxan DhagaYsanaYaaa haben. Wakhti danbe 2:40am
    3/7/2023
    Waa Heees Dareen Gaara i leH😇

  • @khadirayar1700
    @khadirayar1700 ปีที่แล้ว +2

    Heesta waxaan cadi udhagystay 2024 jan 15 wlhi way itabaty waliba aaad naf jacaylku helay haygu didin samirkeeeh ku hadh ayaankiyo nasiibkaaa😢😭❤

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow ปีที่แล้ว +4

    Still on fire 🔥
    4/2/2024😊

  • @Anisa-ki4tv
    @Anisa-ki4tv ปีที่แล้ว +2

    Markasta oo aan qalbi jabo heestan aan dhagesta oo xanuun daremaayo ilaahow adiga og waxa aan dareemayo😭💔

  • @malmihiiwacnaawaysoosocdan3809
    @malmihiiwacnaawaysoosocdan3809 6 ปีที่แล้ว +9

    Yaa daawanaya 1/9/2018 like isaara nacala shaydan iyo ilmahiba ku yaale

  • @Bunna_4K
    @Bunna_4K 11 หลายเดือนก่อน +1

    WHO is listening in this month 🥺

  • @nimcoabdirisaaq3319
    @nimcoabdirisaaq3319 ปีที่แล้ว +4

    Illahay waxan ka baryaya qofki sababay in qalbigayga jajabo illahayow intu nolyahay farxad ha tusin

  • @wooweeshcalaasowjamiila289
    @wooweeshcalaasowjamiila289 8 ปีที่แล้ว

    ax ax waahees iyo badh hodan wooow caadimaaha waabey igu socotaa heestani Gobfilims caadi matihiin noolaada

  • @sowdoibrahnamin7663
    @sowdoibrahnamin7663 8 ปีที่แล้ว +24

    ilmo hibiq tiraah diyo waayi meysidee hadimeee

  • @ForMe-fe8nh
    @ForMe-fe8nh 3 หลายเดือนก่อน

    Hel intaad isleedahy ruxaan war kaaHyn😭💔💗

  • @mohamedibrahim9485
    @mohamedibrahim9485 8 ปีที่แล้ว +63

    Horta fanaaniintaan yaa isku daro
    oo haddana isku diro!

  • @HodanAhmed-z1q
    @HodanAhmed-z1q ปีที่แล้ว +1

    2024 bishii uhoreysay oon la kowsanayo Qofkaan jeclaa oon waayey Alla xuma aduun 2 sano ku dhawaad xariir naga dhaxeeyay xalay arkayey asagoo faraxsan aniga la'aantey Alle Farxadiisa ha u siyaadsho Ana Qalbigeyga ha iiga reebo 😢 Waanan sugi doona maalintu Nabsigeygu soo Qaban Doono i.a NafJaceylku helay🥺❤️‍🩹
    Haygu Diidine samirkee 😞
    ku har ayaankiyo Samirkaa ☝️🥺💔
    Waan kasoo Kabsan la'ahy Jaceylkii Quruxda Badnaa Gadaal Xanuunkiii Dharnaa iskugu bedelay😭💔 Balan ha Qaadin hadaadan oofin karin Qof Naftaado kle leh Rajo BeeNa haku Abuurin Waliga☝️🥺

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 8 ปีที่แล้ว +3

    waa fanaanad wllhi xadaariyad ah oo cuqdadaysnayn codna alle siiyey

  • @sumimohamedofficial1525
    @sumimohamedofficial1525 3 ปีที่แล้ว +1

    Naf jacaylku helayeey ha igu diidin samirkee😥 2021✌

  • @akramtapayo1308
    @akramtapayo1308 8 ปีที่แล้ว +8

    hodan waxaaa tahay fanaan nagu qaali ah

  • @abas-osman
    @abas-osman 8 ปีที่แล้ว

    the gob filimis aad baad u mahasnthn magaciina ayaaba gob Ah music geena kor u qaada tnx in Badan

  • @Fihiimaquule
    @Fihiimaquule 5 ปีที่แล้ว +7

    Kama daalo heestan yaa ila qaba laxawga 💔💔💔

  • @suhaybrabiic8233
    @suhaybrabiic8233 ปีที่แล้ว +1

    Hello happy new year 2024🎉😢

  • @raymadayib6333
    @raymadayib6333 ปีที่แล้ว +4

    Naf jacalku helyeeey ha igu diiidin samirke u hadh ayankiyo naziipka 😢qalpiga waxan ka daremayo alle ayaa og balse wax wlpa mnta malin aan ahayn xasuus ayay noqon doonan 🙏
    9-6-2023. Jimce
    Walipa anoo Saka codkii sa maqlay 😢hadna aan wx rajo ah lahayn 🔥 la. Anta

    • @mssmarieme5056
      @mssmarieme5056 ปีที่แล้ว

      Hore u soco hbbt is adke jcyl wa laguso wada jabay

    • @nasraaadan7606
      @nasraaadan7606 ปีที่แล้ว

      rabi qalbiga ha kuu qaboojiyo gacalo ❤😢jacaylka dhibtiisa ayaa iska badane 😢

  • @mariamabdirahman6164
    @mariamabdirahman6164 4 หลายเดือนก่อน +2

    2024 dhamedked 😭

  • @NimcoMohamed-qj5wd
    @NimcoMohamed-qj5wd 5 หลายเดือนก่อน +7

    2024Ⓜ️😢❤️‍🔥💔

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 8 ปีที่แล้ว +1

    esh qiyaasak hodan waka baxsatay heestan
    thanks alot #gobfilms

  • @zuniita_isse3105
    @zuniita_isse3105 5 ปีที่แล้ว +10

    My favourite song hodan❤

  • @maxamadxasan1268
    @maxamadxasan1268 8 ปีที่แล้ว +1

    hodan wlll cadowgaaa unoolow ha iska hadlo maaanlaaa wuhuye nacas iyo nacas kastaba afsoomaaliga hakugu bartaane nice songs iinoolow INA adeer

  • @humblehsa1678
    @humblehsa1678 ปีที่แล้ว +6

    Anu qofkan jeclado nasiibku ima siiyo 😢😢 taasina waxa igu sababtay inuu qalbi dhagax in noqdo anan dib jacayl ii galin😅😅😅

  • @saidoabdirahman2214
    @saidoabdirahman2214 หลายเดือนก่อน

    Jacaylka Aan uhaayo iyo Cidladu ibadayo owwf Adkeysigu qaraara 😭💔

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ ปีที่แล้ว +3

    Hel intaad isledahay,ruuxan war kaa hayn
    Hurda seeg inta tahy,sida xiid habeenkii
    ilmo hibiq tiraahdiyo😭💔 waayi maysid hadimee💔😭 18/05/2023 still listening💔😭😭

    • @AmazedBywacan
      @AmazedBywacan ปีที่แล้ว

      SoRRY SIS ALLAH FRXAD IYO QOF QALBIGAGA ILAALIYA HAKUSIIYO

    • @hamseazwan
      @hamseazwan ปีที่แล้ว

      Zhp Qov aan wda zheekyzno zoo dhigy fhmi la yahay wx loo lajeedo

  • @waaxidaakhit6928
    @waaxidaakhit6928 8 ปีที่แล้ว +2

    fanaaniinta qaar waxaynu ku nacaynaa hab dhaqankooda fanaaniintu ama fanaanimadu xeer ayay leedahay thanks