Wlhi aniga ninkas wuxuu ahaa nin aragti dheer lahaa Sababtoo nimankan inta bariga dhexe maraakiib lagu keenay tartiib uqabsaday ee manta sidaa aragtay shacabkii ay dhulkoodii kala wareegen xasuuqaya boqol sano ku dhawaad mararka qaar waxaa is ledahay Hitler ma waxan buu ogaa nimankan inay Soo wadaan
Nio beenta dadka kaa daa siida maah tariikhdu ee 1 hitler abo ma lahyiin 2 marka germlka lakala qayibinyo waa daglki 2 maa ki kowaad.. adigu si ficn wax u akhri
@mahadgesale3368 Fudeydka inta iska dhaaftid illaa dhammaadka taxanaha ila soco yacnii qeybta labaad , laga yaabee in aa raadinoosid qeybintii dagaalkii labaad kadib dhacday , taas maba aanan gaarine see wax kaa yihiin mudane... Xalqooyinka dambe la soco OK 👍
❤❤❤❤❤
Keeping ustaadi
Mahadsanid kabtan 🙏
Guulayso zxpow "very better informaton"
Mahadsanid sxb 🙏🫡💯
Yaa kuu shegy adi
Q2 kaa sugeynaa i.a
Sxb waa soo geliyay 👍
Hhhhh😂😂😂😂 mahuwantii laascaana hhhhhh
Saad noogu soo gudbisay iyo aftahnimidaada ayaanan wax lasiisan karin
Dhiiregelin xooggan I siisay kabtan , Mahadsanid 💖🫡🙏
Taxanaha Hitler Qeybtiisa Koowaad ..
Insha allah qeybaha labaad iyo seddexaadna wey jiri doonaan 🫡
Ok sxb wansugayna
Wershadaha hubka sidee ayuu reer galbeedka uga qarinayey?
Wlhi aniga ninkas wuxuu ahaa nin aragti dheer lahaa
Sababtoo nimankan inta bariga dhexe maraakiib lagu keenay tartiib uqabsaday ee manta sidaa aragtay shacabkii ay dhulkoodii kala wareegen xasuuqaya boqol sano ku dhawaad mararka qaar waxaa is ledahay Hitler ma waxan buu ogaa nimankan inay Soo wadaan
Sheydaan fahansan dhagartooda uu ahaa
Ninkaas halyeey inuu ahaa hadda ayay cadaatay!
Maanta iyadoo uu jarmalka dhibkas ay gaysteen yuhuuda
Jarmalka maanta jira waxaa uu la garab taagan yihiin yuhuuda af iyo adinba
Aad iyo aad
Itaal Media ayaad kasoo copyaysay
Waabari
Hitler markii la baaray DNA dhiigiisa wuxuu la helay inuu soomaalida ku dna yahay ee arinkaas waa xaqiiqa ee netka kasoo baara.
Waliga lama shegto nin an ku gara nyn oo diin iyo dhiig anad aadgin shega to foqal sheega toh 😂😂
Nio beenta dadka kaa daa siida maah tariikhdu ee 1 hitler abo ma lahyiin 2 marka germlka lakala qayibinyo waa daglki 2 maa ki kowaad.. adigu si ficn wax u akhri
Aduu hadaad wax taqaan halkani maaha halkaad kusoo bandhigi lahayd
100% waa sax xogtiisu sxp
@mahadgesale3368 Fudeydka inta iska dhaaftid illaa dhammaadka taxanaha ila soco yacnii qeybta labaad , laga yaabee in aa raadinoosid qeybintii dagaalkii labaad kadib dhacday , taas maba aanan gaarine see wax kaa yihiin mudane...
Xalqooyinka dambe la soco OK 👍