Faarax macalin maanta run ayuu sheegay .maanta waxaan ku leeyahay mahadsanid.waayo waxaan ku qoslay aniga xataa waan ku qaldamay abi ahmed walee qof lagu qaldo waa yahay abi ahmed
Anba waan ku qaldamay Abi Ahmed oo waxaan mooday walaalkeen bal waabe cadowga ka sii daran Amxaaro iyo Tigrey. Waa in Soomaalidu dhulkooda ka difaacaan cadowga Itoobiya. Soomaaliya ha noolaato.
Mansha allah farax macalin waankusalamey markahore Marka2aadna waa in aymidoobaan somaalida dds Sabaabto ah intacalan qabiil lagu xukumo lamaguulaysankaro Waa in aad kahadasho sida laiskuraaci karo sababtuna waa kalajabsanaan iyaga dhaxtaala kuwo isudhow iyo kuwakalafogba marka waa igatalo yana laiska indhasaabin arintas aan kor kuxusey insha allah
Soomaali ilaahay ha is tuso in ayaga uun ay walaalo yihiin , dunidu ay u socotto in dalba meesha uu doono uu ku duulo marka ilaahay ha ku duwo inay gartaan wax jira ayna iska difaacaan
Xabashida kale waxay ku dhex nool yihiin Soomaalida Itoobiya balse Soomaalida Itoobiya kuma noolaan karaan gobollada kale ee Itoobiya, sababtoo ah Soomaalida Itoobiya waxay inta badan deggan yihiin dhulka miyiga ah ee Itoobiya, bulsho yar oo Soomaali ah ayaa deggan caasimadda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. . Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa xad la leh Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti waxaana 3-daasi dal ay xuduud la leeyihiin badda halkaas oo uu ka gudbo ganacsiga shisheeye. Jaaliyadaha kale ee ku nool gobolada dalka Itoobiya oo aan ahayn Soomaalida Itoobiya ayaa marka hore dega dhulka Soomaalida Itoobiya ka hor inta aysan u gudbin Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti. Imbaraadoor Menelik II iyo Haile Selassie waxay lahaayeen xeelad siyaasadeed oo ay ku masiixiyeen gobolladii muslimiinta ahaa ee Itoobiya oo ay ku jireen ismaamulka Soomaalida Itoobiya Imbaraadoor Menelik II iyo Haile Selassie waxay dhiiri galiyeen aqoonta afka Camaarah oo noqotay afka rasmiga ah ee Itoobiya iyo dhismaha kaniisadaha. Itoobiya oo dhan oo ay ku jiraan xudduudaha Itoobiya si loo tuso adduunka oo dhan in Itoobiya ay tahay Masiixi oo kaliya iyo in gobollada kale ay u dulqaadanayaan oo keliya dawladda Masiixiga ah ee Itoobiya.
Abti faarax 5sano aad ammaaneyse 2018_ ilaa 2022 kii waxaa dhaheysey abby ahmed waa walaalkeena waa ina xigaa ; Maanta somali maxaa kaa gadmayaa ee u sheegi. Hadaku waa on the record siyaasiyiinta somalidu ma oga arintaas in hadalku record yahay qarniga 21aad oo hadda la joogo
The other Ethiopians live among the Somalis of Ethiopia but the Somalis of Ethiopia cannot live in other regions of Ethiopia because the Somalis of Ethiopia mostly live in the rural region of Ethiopia and a small community of Somalis live in the capital of the Somali region of Ethiopia. The Somali region of Ethiopia borders Somalia, Kenya and Djibouti and these 3 countries border the sea where foreign trade passes. Other communities in the regions of Ethiopia who are not Ethiopian Somalis first settle in the Somali region of Ethiopia before moving to Somali, Kenya and Djibouti. Emperor Menelik II and Haile Selassie had a political strategy of Christianizing the Muslim regions of Ethiopia including the Somali region of Ethiopia. Emperor Menelik II and Haile Selassie encouraged the literacy of the Amarah language which became the official language of the Ethiopia and the construction of churches all over Ethiopia including in the border places of Ethiopia in order to show the whole world that Ethiopia is only Christian and that other regions are only tolerated by the Christian state of Ethiopia
Ask him the massacre genocide Wagaala wajeer dagoodiyo 1984 waa way The case asagaa haayey aaway magdhaw gii Daanyeer armory mudanadi aaway lamigii libooyo illa dadaab dhadhaab ilaa gaarisa
Meel soke ayaad ka hadlaysaa Farahna Qadiyad iyo Qarniya soo socda ayuu ka hadlayaa. Dadka gabdhaha dilay miyaadan maqal in uu Somalia gabdhaha u dhawaa yahay? Waxuu ka midyahay dambiyada aduunka maalin walba ka dhaca.
Faarax waxuu leeyahay kenya ma rabno inaan ka go'no oo waxbaan ku qabnaa balse dhanka kale somalida Ethiopia waxey leeyihiin Ethiopia ma rabno inaan ka go'no oo waxbaan ku qabnaa Marka mudane adiga wax ku qabkaadu waa caadi balse kan Ethiopia waa in laga xorooba yaa kaa yeelaya! Ethiopia iyo Kenya midnaba Somali dan uma aha marka waxaadu waa la jiifiyana banaan!
Mansha allah farax macalin waankusalamey markahore Marka2aadna waa in aymidoobaan somaalida dds Sabaabto ah intacalan qabiil lagu xukumo lamaguulaysankaro Waa in aad kahadasho sida laiskuraaci karo sababtuna waa kalajabsanaan iyaga dhaxtaala kuwo isudhow iyo kuwakalafogba marka waa igatalo yana laiska indhasaabin arintas aan kor kuxusey insha allah
Faarax macalin maanta run ayuu sheegay .maanta waxaan ku leeyahay mahadsanid.waayo waxaan ku qoslay aniga xataa waan ku qaldamay abi ahmed walee qof lagu qaldo waa yahay abi ahmed
Waa runta ee allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi ❤
MashalaH Geesi somaliyeed faarax mocalin cimri dheer alaha kusiiyo faarax
Balaa Nairobi tomaada salaamaad Allahaku salaamad yeelo soomaalida joogta.
ILAAHOOW INOO DHAAF OO CIMRI DHEER SII GEESIGA SOOMAALIYEED EE FAARAX MACALIN.
Anba waan ku qaldamay Abi Ahmed oo waxaan mooday walaalkeen bal waabe cadowga ka sii daran Amxaaro iyo Tigrey.
Waa in Soomaalidu dhulkooda ka difaacaan cadowga Itoobiya.
Soomaaliya ha noolaato.
🎉🎉
3:47 Aamiin, ha burburto Ethiopia.
Mansha allah farax macalin waankusalamey markahore
Marka2aadna waa in aymidoobaan somaalida dds
Sabaabto ah intacalan qabiil lagu xukumo lamaguulaysankaro
Waa in aad kahadasho sida laiskuraaci karo sababtuna waa kalajabsanaan iyaga dhaxtaala kuwo isudhow iyo kuwakalafogba marka waa igatalo yana laiska indhasaabin arintas aan kor kuxusey insha allah
Libaaxa soomalida waan jecelnahay faarax
Somalia 🇸🇴 ❤💪🏽
X.faarax macalin =waa runtii aad buu u dhuuxay wuxuu yahay, faarax waa geesi ma gabade ah Alahay hadaayee,🎉❤🎉.
Somali waa inay dib Isugu labataa walahi dhulkan waa la qaadan oo kurdishta oo kale ayan noqonaynaa😢😢
M.a farax macalin nin wax badan og
Asc in shaa allaah
Alxamdulilaah ❤ allaah burburiyo
Guull🇪🇹🇪🇹🇪🇹
Masha allah
Hada Soomaalida khamriga ayey Itoobiya kusoo gurtaa iyo qaad iyo xashiish
Mudane faarax xafidahullaah somalida madaxdooda. Ku dayda faarax maclin . Somalia ha madoowdo. Ha la isku imaaado
Faarax macallin yaraantiisii wuxuu ahaa khaniis la dubbeeyo
FAARAX MACALIN WAA IN LAGA DHIGAA MADAXWAYNAHA SOOMAALIYA
Guul soomaaliya runa weeye
Faarax macklin waarunsheeg waligiiba
Soomaali ilaahay ha is tuso in ayaga uun ay walaalo yihiin , dunidu ay u socotto in dalba meesha uu doono uu ku duulo marka ilaahay ha ku duwo inay gartaan wax jira ayna iska difaacaan
Faarax macalin Dawaare. Waa Maartii la Bartay. Qabiili
Noo sharax!
Waa runtii waa munaafaq is qariniyey
Faarax Macallin ❤❤❤❤
Welkom 🤗 Farah
Lions farah Mo.alin
Abiy haddaad munaafaq ku sheegtay bal Faarax macallin maxaad dhihi kartaa??
Farax macalin waa khayen
Khayin
Where from are you Kenyan
Waxad god ku ridedy guddheer
Ayu ku Ridey
? Thanks biddod
Farah malim ❤
Faarax macalin geesi geesi soomaaliyeed
Anigoo ah aqoon yahan Soomaaliyeed oo dagan Canada 🇨🇦 Abiy Ahmed waxa uu igu noqday lamood noqonsa waa 2021 dii waxaan aad ugu ololeeyay dagaalkii uu Tigray ku qaaday TV tada iyo baraha bulshada ayaan aad uga difaaci jiray laakiin waa ku hungoownay Soomaali badankeed Oromada waxay khatar ku tahay jiritaanka umadda Soomaaliyeed
Somalinimo
Farxwa wadanisomaliyed
Cag dheer kolba meel ha looga aadaamo afdheer bilaa itaal cuqdad kukor weligiin meherkaasi ha idinku xidhnaado
Wax adiga kaa liita oo kaa caqli xun ma jirto.xoolo
somali galbed hadayna jirin bernera oroma kugu haysan lahayd maantaad arkaysaye
Miskiin ayaad tahay. Qof Axmaaro iyo Oromo difaacaya hadaad aragto waa Iidoor.
Dhulka uu Farah ka hadlaya ama aad Ogaadeen u tiitinayso reerkiina cid uga badan ma leh. Muse madaxweyna kuu ah ayaa hooyadii Xarshin lagu guumaystaa. Lkn dhibka ku haysta xarshin iyo dhulka Iidoor ee ethiopia haysato iska daaye Hargesa ayaan kaa celcelinaynaa ood rabtaa in aad axmaaro iyo Oromo siiso.
Cagtadheer macnaheedu waa gusdheer ee miyaad jeclaysatay allaabtaas dheer.
Kabax meesha orom yahow. Somaliga bartey
Farax macalin waa nin geesi somaliyeed ah.
Laakiin oromadu hada waa laga joojiyey lacagtii la siin jirey,taasi waxay keentay inay iska again.
Hase yeeshee oromo somali wadato ayaa naga buuxa kuwaas oo askar u badan sidaan u malaynayo.
Faarax macalin waa halyey geesi lkn Somali ayuu ka dhashay Somali oo ugaadh ah waayo Somali iyo waraabe midna ma raboobo kamana ilbaxaan qabyaalad
لماذا ندرس التاريخ لربط الحاذر بالماضي وتنبه بالمستقبل TAARIIKHDII HORE HADADAN WAX KU QAADA XAALADAADA WAA HALIS
Xabashida kale waxay ku dhex nool yihiin Soomaalida Itoobiya balse Soomaalida Itoobiya kuma noolaan karaan gobollada kale ee Itoobiya, sababtoo ah Soomaalida Itoobiya waxay inta badan deggan yihiin dhulka miyiga ah ee Itoobiya, bulsho yar oo Soomaali ah ayaa deggan caasimadda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. . Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa xad la leh Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti waxaana 3-daasi dal ay xuduud la leeyihiin badda halkaas oo uu ka gudbo ganacsiga shisheeye. Jaaliyadaha kale ee ku nool gobolada dalka Itoobiya oo aan ahayn Soomaalida Itoobiya ayaa marka hore dega dhulka Soomaalida Itoobiya ka hor inta aysan u gudbin Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti. Imbaraadoor Menelik II iyo Haile Selassie waxay lahaayeen xeelad siyaasadeed oo ay ku masiixiyeen gobolladii muslimiinta ahaa ee Itoobiya oo ay ku jireen ismaamulka Soomaalida Itoobiya Imbaraadoor Menelik II iyo Haile Selassie waxay dhiiri galiyeen aqoonta afka Camaarah oo noqotay afka rasmiga ah ee Itoobiya iyo dhismaha kaniisadaha. Itoobiya oo dhan oo ay ku jiraan xudduudaha Itoobiya si loo tuso adduunka oo dhan in Itoobiya ay tahay Masiixi oo kaliya iyo in gobollada kale ay u dulqaadanayaan oo keliya dawladda Masiixiga ah ee Itoobiya.
Faarax macalin Adigu a waxaa thy munaafaq dadka isku dira 😂😂😂
Dadkee ayuu isku dirae? Ma Oromada af somaliga bartay ayaad tahay!
Abti faarax 5sano aad ammaaneyse 2018_ ilaa 2022 kii waxaa dhaheysey abby ahmed waa walaalkeena waa ina xigaa ;
Maanta somali maxaa kaa gadmayaa ee u sheegi. Hadaku waa on the record siyaasiyiinta somalidu ma oga arintaas in hadalku record yahay qarniga 21aad oo hadda la joogo
Asc mudane farax macalin oday somaaliyed gulayso
Soomaliyey waad hurudaan waliba kuwa somali land jooga iyo kuwa deegaanka soomaalida
The other Ethiopians live among the Somalis of Ethiopia but the Somalis of Ethiopia cannot live in other regions of Ethiopia because the Somalis of Ethiopia mostly live in the rural region of Ethiopia and a small community of Somalis live in the capital of the Somali region of Ethiopia. The Somali region of Ethiopia borders Somalia, Kenya and Djibouti and these 3 countries border the sea where foreign trade passes. Other communities in the regions of Ethiopia who are not Ethiopian Somalis first settle in the Somali region of Ethiopia before moving to Somali, Kenya and Djibouti. Emperor Menelik II and Haile Selassie had a political strategy of Christianizing the Muslim regions of Ethiopia including the Somali region of Ethiopia. Emperor Menelik II and Haile Selassie encouraged the literacy of the Amarah language which became the official language of the Ethiopia and the construction of churches all over Ethiopia including in the border places of Ethiopia in order to show the whole world that Ethiopia is only Christian and that other regions are only tolerated by the Christian state of Ethiopia
Nairobi maxaa naga galaxy?
Hadad reer garisa inta usheegto oo ay is xoreeyan ka wrn. Intad meel kale dab ku shidayso
Faarax macalin keniya ayuu musu ku joogaa isagoo asal ahaan itoobiya kasoo jeeda.
Aniga waxaan Katalin lahaa oramada nugu dhax jirta hadaan nahay somali weyn wa in aan iskaceyrinaa
Shaqo waa lasiin. Dulka ha laga caydhiyo.
Xaye Ethiopia waaburibuurte ok wodan boribuure sidey kuqaabisan kara ?
Faarax adaa ka munaaqsan ninkan aad ka hadlayso
Hon farah wearing Mandela shirt!
Ogaadeenka iyo Somali galbeed weli waxay moodayaan in ay weli abii awood leedahay
Waa run eithopia buur buurteey
Oromaduna ciidamo xooggaan dhisteen kumanaan kumanaan ciidamo liyuu boolis ah koorsooyiin kooda maalin walba ka qalin jabinaya ciidamo xoog badaan
Liyuu booliis cusuub waa in la dhisaa kuwii horana la sii xoojiyo
Dowladda soomalida madaxwayne mustafe cagjaar uu diyaar garoobaa
Kan waa munaafaq u adeega Kenyanka iyo reer Galbeedka dibna Soomaali kale ka daba lusha markasta.
somalida kenya ee la laynayo maxu uga hadliwayay
kani waa kenyawi isku diraya somali
XILDHIBAAN, HAKA XISHOON INAAD CARABKA KU BALAARISO ARINKA SIDUU YAHAY;DEGAANKA SOMAALIDA WAXAA BIXINAAYA MOUSTAPH CAG-JAR E NINKAA XAL HALOO HELO.......???
Odagaan munaafaqa ah, waligeey ma arkin asaga ooka hadlaayo xasuuqa kadhacay wajeer ee dagoodi lagu laayay, tan kale waa qabiili neceb hawiye iyo isaaq, duli calool weeyn.
Ina macalin waxba ha calaa calin adaa cadowga shaley la socdey si naceeybkii rer cabdulle ,adiga iyo kii xayo waanka ahaa ee tuugii farmaajo walaalka abiya
cadaw aan idinka ahaynba majro
Ask him the massacre genocide Wagaala wajeer dagoodiyo 1984 waa way The case asagaa haayey aaway magdhaw gii Daanyeer armory mudanadi aaway lamigii libooyo illa dadaab dhadhaab ilaa gaarisa
Soomaali sujuuganu ta dadkiisa ha ka hadlo iyo dhibaatada haweenka la gawrgawracayo
Meel soke ayaad ka hadlaysaa Farahna Qadiyad iyo Qarniya soo socda ayuu ka hadlayaa. Dadka gabdhaha dilay miyaadan maqal in uu Somalia gabdhaha u dhawaa yahay? Waxuu ka midyahay dambiyada aduunka maalin walba ka dhaca.
Sujuugu ma hooyadaa ayuu wassey? Baastar ayaad tahay!
@mohamoudali8652 hooyaday hooyadaa u caayi maayo qofkanuna tiisii baa dayacan ee ha qabsado
Intuu reero muskood ka sheekaynayo
Kkkk waar ilayn waxaa ugu qosol badan laba doqon oo Ogaadeena oo is waraysanaya. Qax qax qax
Ll
Faarax waxuu leeyahay kenya ma rabno inaan ka go'no oo waxbaan ku qabnaa balse dhanka kale somalida Ethiopia waxey leeyihiin Ethiopia ma rabno inaan ka go'no oo waxbaan ku qabnaa
Marka mudane adiga wax ku qabkaadu waa caadi balse kan Ethiopia waa in laga xorooba yaa kaa yeelaya!
Ethiopia iyo Kenya midnaba Somali dan uma aha marka waxaadu waa la jiifiyana banaan!
Maxaad uga hadlin weydey kenyada lagugu gunaysto markaad kuwaa sooceliso kahadal somali galbeed
Walaahi isagaa munaafaqa faarax waa dadkii naarta
MUXUU KAA MUNAFAQADEEYAY YA OROM MISE RUNTA KUDHIBEYSA
Tan isaga gumaysta kama handl karo,waagala awoowgi ayaa laguna dilay
Cunsuri nacas ah warka qori mayno
Waa hadal wayn waa in lafahmo
Mashaa Allah mantay faarax wuusaxan yahay lakiin marmar buu qabyalada ku tuurtaa ee iska daabanleeyahay maxaayelay oday Somaliyeed ayaad tahay Hhh.
Zasuusta munaafac faarax markii Abiye Farmaajo la saaxiibka ahaa . Sidii uu Abiye u Amani jiray. Hhh wuxuu odhan jiray waa kushitic. Tuug faara. Waanu ku naqaana
War ninkan youtube ya kareba
Ina maclin walaalkaa abiya adaa ka koowa dadka cadowga garab joogey shaley kuna la socdey cabdi ileey markuu joogey adoo naceeyb rer cabdule doqon coolyahana kkk😊
Iskuulka dib ugu noqo oo sida wax loo qoro soo baro. Waa iga talo!
Oromo xabad kuma qaadayso dhulka maanta kutaran sida eeyda barina sheego oo xukun ayaa la iskuso waaniyaye ogaada somaliyey
Beenale kaale Adiga Noo maamuldoota Al Shabab
Dulka Soomaaliyeed ha laga raro Oromo. Shaqo yaa lasiin,
Kaa kuu kuuyadii miyay kahadhay ayadoo eryanaysa ayaa Iigu danbaysaye kkkkk
Walhi waxaa lagu qaldamay waa adiga oo malinba siduu doono uhadlaayo waliba waxaan umaleenayaa in qabyaaladii waali kugu darsantay
Diridhaba waa Cise, Gurgure iyo Akisho. Gurgure waxa uu somali uga baxay faqash. Juboyinka iyo shabelooyonka waxa boobay faqash iyo moryan. Dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay barokacyaal ku yihiin meel kasta. Faqash iyo moryan ayaa Somali duli ka dhigay. Somaliland wey badalayssa magac. Waxa uu noqonayaa Horn of Africa Republic. Faqash waa intellectually disabled.
Ibrahim Cigaal ayu ahaa qufki Somali NFD kaibsaday kenya.
Cuqdad iyo xasid ayaad tahay ethopia way jiraysaa waxa burburi donaa Kenya iyo muqdisho
Faaraxow nin murtad ah oo reerkiisii ka gaaloobay markaad raacday ee aad saaxib ka dhigatay ayaad maanta na leedahay waa khaa’in iyo wax la mid ah. Xaqiiqduse waxay tahay inaad adigu dib isugu noqoto oo aad isa soo baadho muunafaq inaad tahay iyo inkale.
Waanku fahanay horusocodka s/lan ayaad ka soo horjeedaa waalo