DEG DEG AXMED MADOOBE OO 10 KUN OO ASKARI U DIRAY GEDO, JUBADA HOOSE CIIDANKA HARAMCAD OO QABSADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 40 นาทีที่ผ่านมา

    Adeer wariye Dhulka laga Soo galaayaa jilib Shabaab waa ka bexeen,waddada banneeya ayaa lagu yiri...Isbuuca soo Socda ha Sugi waayina...Mahadsanidin.

  • @marianmohamed2290
    @marianmohamed2290 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Xasan sheikh baa masuul ka ah ilaahay umadda haka qabto isaga iyo intii shar wadda

    • @MaidaIbrahim-x7f
      @MaidaIbrahim-x7f ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Axmed ayaa ka masuul ah.. Allaha dhaafiyo ummadda aamiin.. Somaliya GUUL.. ❤❤❤❤

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 45 นาทีที่ผ่านมา

      Waa la Soo Qabanaayaa Geeda-Naar!!..

  • @Libanhusein1990
    @Libanhusein1990 11 นาทีที่ผ่านมา

    Good luck bro

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waakalatag iyo Kalamax War yaalaidin sirin xaqa hahiiliyo insha alaah xasanatuug lacag ayuu sooqaTaye layiridaRood kuburburi siuudhulkiin macdanta kujirta uushishseye siiyo aamin xasanamaleh

  • @ABUYAXYAAHMED
    @ABUYAXYAAHMED ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuul weyn dowlada fadaralka Guul leee

  • @jaamacmaxamed2211
    @jaamacmaxamed2211 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Zhp waaa isjugu kaa aadatahy makarafin ka iska hagaaji codku waa gogo ayaaa taliye

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 46 นาทีที่ผ่านมา

    Dr Gabboose ayaa Ah M/weynaha J/Land ee Xaqqa Ah.

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan. Culusow. Alaha. Kaqabto. Somali

  • @ja1946
    @ja1946 45 นาทีที่ผ่านมา

    WAA QORSHE IRIR SAMAALE WADATO ,AXMED HA NOOLAADO , HUBKA IYO LACAGTA WAXAA BIXINAYA JABUUTI

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 53 นาทีที่ผ่านมา

    Axmed Geeda-Naar Waa la Soo Qabanaayaa waayo Waa Kansarka Siyaasadda Somalia!!..

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 49 นาทีที่ผ่านมา

    Garbahaarreey Iska Daayee B/Gaduud ha tagaan Geeda-Naar iyo Asxaabtiisa haddi ay Rag yihiin!!!...Sc.

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasntuuug waxa larabain uu daarood uu iskudilayo wa cadawg umada xasna iyofahad yaSin wa cadowgasomaliyaiyo a

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Duulaanka.xasan.tuug.dalxaraashe.axmed.madoobe.kaliya.mahee.waaduulaan.uukusooqaaday.daarood.fahad.yassiin.iyo.faarax.cabdulqaadir.waaciilqabayaal.laangaab.ah.waway.rabaan.inaay...iskushuftaan.beelaha.waaweeyn.hawiye.iyo.daarood.

  • @NasirKimbo
    @NasirKimbo 19 นาทีที่ผ่านมา

    Waa in lasooqabtaa xasan dhiiqo q0dob shalay labafeley Maa naflagu baneysanaa

  • @ShukriMaxam
    @ShukriMaxam ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo aadbuu uga gardaranyahy maamulka jubalaan wuxuuna kudamayn doonaa qoomamo io in uu kunoqondoono w debiile makabad kukasbandoono

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXAAN LA YAABAY CIIDANKAN SOMALI MIYAANAY WAXBA DIIDIN MEEL WALBA WEERARA MIYEY YEELAYAAN ILAY WAA DAWLAD GOBOLEED XORE

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 55 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan tuug halasoo qabto

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan dhiiqo lugtu Bam iskaga xidhay

  • @MaidaIbrahim-x7f
    @MaidaIbrahim-x7f ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baabuurta drone baa dul socota waana la burburinaya.. Airport iyo dekedana waa la xiray, 7 days axmd xal hadduusan la imaan gurigiisa drone baa burburin doonto.. Kismaayo dagaal kama dhici doono..

  • @Makaa_ilCali-o8e
    @Makaa_ilCali-o8e ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halasoqabto dawlad diidka

  • @calibare1641
    @calibare1641 39 นาทีที่ผ่านมา

    Hadakahor waxandiidanaa axmad madoobe laakiin hada waataageerayaa waanakasoo hojeedaa duulaanka xasansh kuqaadayodeegaannabada xasansh iyo xamse waa arkidoonaadagaalka qabiil aywadaan waxaykafaaiidaan xasansh nawaakalalaabanay kalsoonidii manauaqoonsani madaxweyne qaran balsewaa madaxweyne caligaaf maantakadib nabad iyokhayr

  • @ABUYAXYAAHMED
    @ABUYAXYAAHMED ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmad Islam maydahen ani waxan uyaqana Axmed tuug Garbadub haloqabto Axmed tug

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War reer jubaland noow axmed madoobe yuusan idin gaLaafan
    Axmed madoobe wuxuu rabaa
    inuu idin gubo war shacab iyo ciidanbo dhoowLada isu dhiiba

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasantiftif shisheyaha udabadhaqe dadkiisagumaade hooyo iyo caruur dhmeeye dal shisheye uadeege masar hubkii uukaso qaataye ayuukudhameeyenayaahooyoyinka iyocaruurtadaarood caloshukaaso dhacdayeoo kaankare udhmo aamiin inshLaa

  • @AbdibasedOsman
    @AbdibasedOsman ชั่วโมงที่ผ่านมา

    A madobe wa ninka kaliya ee alshabab siiya hubba ugana so qada itoobia a madobe wa ninka kaliya ee alshabab siiya lacagha ay u bahan yihiin kadib markii dawlada fs ay muqdisho kasartay sistamka lacagaha lagu gayan jiray alshabab amadobe wa ninka kaliya ee manta sirdonka marayakana iyo jabuuti ay radcaynayan wa nin xun oo xagjir ah dawlada Somalia iladawladii sheikh sharif cyusuf xasan sheikh formajo cidkasta wa kasoo horjeda wa alshabab qarson donaya in an la ogan in lacagaha u udirayo

  • @SurprisedHangingGondola-ri4eg
    @SurprisedHangingGondola-ri4eg 51 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahay umada haka qabto xasan maanta soomaaliya uma baahna dagaal tan kale waxba kama qaadayo ciidanka juballand guul guul