AJ FAMILY OO SHEEGAY QABIILKIISA MAJEERTEEN AHAY SHEKHAALNA WAA TOLKAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 152

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 40 นาทีที่ผ่านมา +3

    Masha Allah waa run wey daruufeysan yihiin please iska caawi waa run reerkada ayuu kugu barakobayo insha allah

  • @143-k1d
    @143-k1d ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Walaahi Oomaar Waa Nin Meel Dheer Wax Ka Arka Masha-allah

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 44 นาทีที่ผ่านมา +2

    Walahi omaar wax badanaaa ogyahay qatar

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 43 นาทีที่ผ่านมา +1

    AJ.WARKA OOMAAR Qshinqubka kudar,habixin xoolahaaga shirkad tuugo ah baakusooweertay,sadaqada meel mudan kubixi waana kuwa aan meediyaha imaan.

  • @Hafsaabdullahi-p2s
    @Hafsaabdullahi-p2s 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Omaar wlh siwacan bad ula talisay masha Allah ❤❤❤

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Walaal hadii aad rabto iney ilmahaada baari kuu noqdaan hoyadaa baari u noqo

  • @KhadijaMuuse-g3m
    @KhadijaMuuse-g3m ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashallah ilah ha idinka ajarsiiyo hadalka wanaagsan aad ku hadashayn😢❤

  • @ayubamore5599
    @ayubamore5599 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha Allah oomaar talo fiican ayukusiyey wanaku sadaqo hadi aadwaxsiso
    Dahir calasey isaga wacal ah oo jareerta shabeleda dhexe aya dhalay shiidle miyaa ma aqan shiidle xaal qaata lakin nin jareer Wayne ah ba dhalay wa ninka shaqeya waxyalaha akhlaaq xumada ah record kiisa eega illahay aburay waxyaluhu xarami meyey sida khamriga wuxu yiri SALAADA ayan nebcahay qofkas weye calasey

  • @koradabdi4267
    @koradabdi4267 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wa isu egyihiin walaahi warun wey isu egyihiin

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤Mansh oomaar barbar waa walaal tallo fiican kusiiyey boowe oomaar waa boowahaa viva AJ Faamilly❤❤❤❤

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Oomaar waan ku salaamey from Raxaweyn❤❤❤.

  • @Rahma-y7q
    @Rahma-y7q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Habo . Allah ha ku xifdiyo. Akhlaaq kugu arko.

  • @omarnoor-pu6rn
    @omarnoor-pu6rn 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    The mother is searching for her" lost son" . you might be alook-like. So clarity is necessary once for all.

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow 8 นาทีที่ผ่านมา

    Raxanweyn waa dadka ugu sharafta badan Somali

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 6 นาทีที่ผ่านมา

    Cumar waa nin sharaf badan oo hooyo qiibaheeda garanya ilahay barbarow majadsanid

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Walaahi gabadha walaashaa dhashay aad bay kuugu eegtahay ee hadii aad hooyadaa dafirto aduun iyo aakhiro waad ku halaagsami hadii hooyaadaa ay tahay ood hubto

    • @miiganchannel6061
      @miiganchannel6061 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      𝐷ℎ𝑖𝑙𝑜𝑜𝑦𝑖𝑛𝑘𝑖𝑖 𝑑𝑎𝑎ℎ𝑖𝑟 𝑚𝑖𝑦𝑎𝑑 𝑘𝑎𝑚𝑖𝑑𝑡𝑎ℎ𝑎𝑦

    • @frank77w
      @frank77w 47 นาทีที่ผ่านมา

      Naa futadiisay u egyihiin wasakhda

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa runtaa omar

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ninyahow raxwayn isma qariso somaali ayadaa shan daqiiqo ku keenayo

  • @JamiloOrey
    @JamiloOrey 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤ WAA RUNTIIS OOMAAR BARBAR

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    War MJ
    iyo fuusto ayaa lariixaa mataalo meeshee
    hooyadaa wiilkeeda ayaa kamaqan
    ku qanciya DNA,
    80% maamada iyo ninkaana waa isaga egyihiin face ka
    Waana isu ekaan karaa dadku ayogoon waxba isu ahayn
    Lkn maanta Waxaa lahaystaa DNA oolagu kala bixi karo
    Lkn hadaad DNA is yeelataan oo hooyadaa noqoto
    kawaran?
    Soo manaoqanaysid nin waalidkii qabiilkiisaba inkarayey?

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Hadaye gaajonayeso ma qof dhan Dhalashadiis ka qaadan waa maamo xun imaanka lagu dharga Dahir necebka MJ xagee gayendoona waryaa soomaaliya ilaahay ka cabsada dulmi ayaa Halaka dhigaye wadankeeni dadkeen ilaahay yaanu ina Rogin Ma'am imaanka Allah ku sugo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      MJ baa reerkiisii duugay waa saas sababta naceybka.

    • @Zurich527
      @Zurich527 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      AJ. Waareer Ka iyo warka wuxu dhan yahay DNA test uun halla qaado

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mashaa allaah u waani walidkiisa please abooewe haday hooyada tahay caawi oo baari u noqoqo hadey ku dhashay adaa og ilaahay dartiis u samee

  • @Bisharofficial2024.
    @Bisharofficial2024. ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ninkaan luuqad rahanweyn wuu leeyahay

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maamada Caawin Allah ayeey uga Baahantahay laakiin Soomaali iyo Maamada waxaa Qancin kara DNA, wax kayar intaa walaahi waa Munaafaqnimo, aad ayeey Hooyadii oogu eg tahay, laakiin Hooyadaa haku ciyaarin, runta waa sidaa my brother !!!

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Somaali iyo maamada in laqanciyo? Caqliga Hawiye Waakaas. Waa qabiil dhanooo zero ah.

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma sha Allah.
    Ar maxaad tala ficaan siisay.
    Omaarow ilahow ku daa ,cimri deer iyo cibatha suuban

  • @abdiaweil5188
    @abdiaweil5188 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa Aj- waa Wiil majeerteen ah oo cumar maxamud ah oo reer cabdille ah weliba waxay wada dhasheen oo adeer u ah mudane Cabdi weli Ali gas

    • @abdiaweil5188
      @abdiaweil5188 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Walaalow gabadhaa somaliyeed caawi gabadhas waa gabadh raxanweyn ah oo sharaf badan oo qiimi badan oo qabiilada ugu wanaagsan ah weeye

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      WAQTIGII CAGA BARARKA ILMO BADAN AYAA LA WAAYEY

  • @Cibado99
    @Cibado99 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Da'da ay sheegeen xataa uma dhowaan waayo waxay tiri isagoo 9jira ayuu iga lumay marka 43jir ma noqon karo😢

  • @JawaherMohamed-l7k
    @JawaherMohamed-l7k ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc yaa jamaaca
    Aniga waxan dhihi lahaa in la qaado DNA si loo hubiyo arinkan

  • @NastexaKurow
    @NastexaKurow 40 นาทีที่ผ่านมา

    Soomaali inta badan waa isku egyihiin.

  • @HindaYusuf-w1r
    @HindaYusuf-w1r 17 นาทีที่ผ่านมา

    Gacanta midig maxuu u qarinaya

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mj lee maa la soo sheegtaa aniga waaba yaabaye

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa.mooryaan is aruursatay.war wiilka dad afkahau gelin muxuu lacag ugudiraa waxhubsada fuustooyinka.iska.ilaaliya cunugyar oonsomali waxbaka Garay ayaatahaye

  • @NimcaCabdilahi-h4x
    @NimcaCabdilahi-h4x 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maya. Oomaar. Barbar taladaas waan kaaga duwanahay waayo maamada halacaawiyo

  • @NimcaCabdilahi-h4x
    @NimcaCabdilahi-h4x 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Lkn hadii aad leedagay caawi hakabilaabina

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AMIISH TANLADHAHAAYO WAR XUMAA OO DAD AAN FIICNEYNLEE MIYAA LASOO SHEEGTA QABIILSE QABIIL KAMAFIICNO

  • @WardaMama-u6h
    @WardaMama-u6h 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Asc inader hore usoyo inchallah khair

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 37 นาทีที่ผ่านมา

    Daahir calasow waa qof dhib raadiya

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Lkn wiilka wal wal ayaa ka muuqda ma ogi sababta

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@rahmaosman7374 Ma nin baa Hooyadii Inkiraayo taasi Ma Dhici karto

    • @NasNasra-vo4ye
      @NasNasra-vo4ye 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Muxuu u walwalayaa he seems confused anba waan noqon lahaa hadii all of a sudden qof yiraahdo anaa ku dhalay

  • @soumayaabdourahman4822
    @soumayaabdourahman4822 52 นาทีที่ผ่านมา

    Wara hassan farey

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wiilka asagu hooyadiis ma yaqaan miyaa?

  • @issackfarole2794
    @issackfarole2794 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Omaar waa lagan taloyinkiisana runtii waa talooyin wanaagsan

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wiilkan hawaalina Mamada afkahaugelinina

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gabadha Waxey Tiri Walaalkey Aad buu ugu Egyahay wiilkaas yey Tiri fartana wuu ka go’an yahay Markaa Inaad u Egtahay bey sheegtay

  • @LibanHassan-k3u
    @LibanHassan-k3u ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shekhaal maxaa meesha keenay qufkan chanelka iska leh

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    DNA

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 55 นาทีที่ผ่านมา

    Shilin hasin hadday dhibantahY somaliwYn waxay u ururiso kamidnoqo xiriirgaara hawsamYn waa shufto shirkad ah.hawfurin albaab,hadda cid waxsiinayso maamooyin ehel iyo qaraabo kuu xiga ee xishoonaya oo ehludiina baa kabuuxa waddankii.talada oomaar ey hacuno.

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha garab istaagin Marmaduke.mashruuc away wadataa Moorman Ayaan dabatagan somali.weyn ha caawiso adiwaxbahaku darsan wayo adaabayku rabaan

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow 9 นาทีที่ผ่านมา

    Hadii ay dhashay wey sheegan gartaa cadeyn ayaa loo baahan yahay

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dameer Calasoow Majeerteen Waa kadhamaan layahay. Marwalba dad gaajeeysan buu dhahaa lacag baan kusiinayaa ee saas dhaha.

    • @hawashireafrah5862
      @hawashireafrah5862 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ha caayin daahir dahab dameero badan baad qabtaan Maadaama aad hawiye adinba ka dhammaan la'dihiin oo aad qabtaan xaaraan Sida kabtan ayuub,xusein Og, daba Casiir iyo MJ Oil kale. Anagana hadaan hawiye nahay Dahir dahab yaa naga kiin dhiciya.marka jinni jinni baa loo keenaa ee ha xabaaqin.
      Xiniinyo iyo dadnimo naguma gabadhaan walaale., Faan baadse na dheer tihiin.

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 39 นาทีที่ผ่านมา

    War daahir baa hawsha wata

  • @sadam1318
    @sadam1318 39 นาทีที่ผ่านมา

    waxaa la yiri sheego waxaa la siiyey lacag

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 6 นาทีที่ผ่านมา

    Haduu run sheegahayo lahjadiisa raxanweyn weyta ha ogolaado dna dahay wuuna uegyahay hoo yadiis e

  • @issackfarole2794
    @issackfarole2794 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Omar walaahi waa wiil somaaliyeed oo dhab ah taladiisana waa talo aad uwanaagsan m.a

  • @soumayaabdourahman4822
    @soumayaabdourahman4822 48 นาทีที่ผ่านมา

    Aj DNA ONLY AYA LOO BAHAANYAHAY

  • @faisabashiir7961
    @faisabashiir7961 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habartan jareerta ah wiilkayaga ma dhalin waa wiil majeertan daahir calasow waa midgaan.

    • @billeabdi1061
      @billeabdi1061 33 นาทีที่ผ่านมา

      Naaya waad caqlaaq darantahay maxad dheertahay adigu jareerna ma ahan waa raxanweeyn qabyaaladi ku qaadey kuma dhigto yahu

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 35 นาทีที่ผ่านมา

    Mumadu way khaldan tahay daahir raad satey

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 16 นาทีที่ผ่านมา

    Ha lacawiyo lkn wa inay runta shegta horta

  • @MohamedAK01
    @MohamedAK01 13 นาทีที่ผ่านมา

    Walakee adiga garan reerka eewaxa sii

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa sax hoyadaa cid kaa taqaan ma leh kiiska ha iska waalin

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 43 นาทีที่ผ่านมา

      Mabilawday hoyada wala caawinaayo haday qarbto lakin AJ hoyadii wa jogtaaa wana la kenaa insha Allah

  • @bby6
    @bby6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dameer alasow war majeerten taarikhda ma ilowden maxa idinku dhacay dameer alasow wa u ciil qaba o wuxu ogyahay awooyashi inay kamid ahayen adoomihi suldaan cali Yusuf kenadid so haka caroonina ileen wa firkii ad awooyashood ad lahaan jirteen oo ad marki danbe xor ka dhigten marki danbe wa inan gumeed an tabar kale laheyn inta bu ku ciil bixi a ta ogaada please

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mj is not easy alle maxa lagu waashay dadkeena war nadhiga oo wiilasha noo dhiga 😂😂😂😂😂

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 37 นาทีที่ผ่านมา

    Just dna iska qaad

  • @MuhumedGarun
    @MuhumedGarun 33 นาทีที่ผ่านมา

    Ma omar

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War raxanweyn waa laandheere ee fursadaas ka faaiideyso

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waad mahadsantahay. Adigana sidoo kale laandheera ayaa tahay.

  • @sahromohamed8000
    @sahromohamed8000 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka somaliyeed wey isku egyihiin

  • @nimayusuf7231
    @nimayusuf7231 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adfaange lagama qaan waxa lajooga waqti aan laka la dhuuman dadkan yey ku waalin hadii ay ku dhashay waa qeyr

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War qofka ma ihi cadee mxe qiyaaligan iyo daruufta aad gasheen

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 2 นาทีที่ผ่านมา

    AJ meeday hooyadaa

  • @JamiloOrey
    @JamiloOrey 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @aidrusgarase6508
    @aidrusgarase6508 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir daneer afbijo afsabiil abtirso

  • @seynabafrax9777
    @seynabafrax9777 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Si ay hooyadda u qanacdo sababtoo ah waa hooyo ilmo ka maqan yahay waaye. Please ku aan I DNA.

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Foostuu gadaalka riixaa hadaalin laandheere cadawgaa hajabo will soomaaliyeed harti weyne

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    DNA iska wada qaada taas ayaa
    cadaynta
    Saxa ahe .
    Maamada dhaqaala in lagu caawiyo masoo raadsan hadda ,
    Lkn wiilka maqan ayey raadsanaysey waana beer wax dhalay
    waxa aad ku caawinaysaan waa in DNA Laqa qaado oo lagu samriyaa
    ama wiilkeedii ayuu noqonaa
    haduu wiilkeedii noqon waayona maamada oo ka qanacsan oo idiin ducaynee ayaa bexee.

    • @JawahirQalanjo
      @JawahirQalanjo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Saxwaye hadalkaga kucawi nii ineed walal qaliya adoo mahadsan nii aneedka umar bls Intas bis lee karabnaa

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan yantaar buu u eg yahay majeerteenow iska baara

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc, qof kasta oo DNA diida waa danbiile Hooyada ha la qanciyo please !!!

  • @JamiloOrey
    @JamiloOrey 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA RUNTIIS OOMAAR BARBAR

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waryaa cidaada hadafirin dna iskaqaad suuru majeerteen yaan lagaa dhaadhicin

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuxu diidayaa in la soo qarxiyo

  • @abdirashiidfawzi3953
    @abdirashiidfawzi3953 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afsomaliga ad ku hadleyso maxa keenay in aad gram gram sidisi u hadasho

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nagaha caacdooda waxba lagama soo qaadayo war daruuf lagama hadlayo meshan omaarow mankiniiniyadii norwey miyaa kaa dhamaaday isbitaalkalagugu siiyay ninkan ha abtirsado haduu run sheegayo

  • @soumayaabdourahman4822
    @soumayaabdourahman4822 49 นาทีที่ผ่านมา

    Omar ninyahaw adiga omaar farey ciyarta joiji

  • @KadraAbdi-eu3tr
    @KadraAbdi-eu3tr 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkk funny

  • @sucdish3972
    @sucdish3972 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muu sida sharma boy dhagaha ka furaysto haduu is hubo ninyahow adaaba kiis isku furaya

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    A.j.adkaar akhriso eedoo

  • @seynabafrax9777
    @seynabafrax9777 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa run ah in ilmo badan oo dhumay amaba abaartii lagu Kala dhumay.

  • @NimcaCabdilahi-h4x
    @NimcaCabdilahi-h4x 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxuma in uu caawiyo lkn xiligaan maaha waayo hada arinkaas wiilka waxaalagayaabaa inay ba wax kusii shido

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya iskuma eka

  • @waliyoguhaad3721
    @waliyoguhaad3721 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalba ma yaqan
    Aniga Lo maan ahay 😂

  • @ladanabdalla8907
    @ladanabdalla8907 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadad run shegee dhiigaga u baar

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maamada face ahaan
    Xoogaa waa isaga egtihiin
    Waxa maamada kucanci kartaa
    warkuna uu kudhamaan karaa waa DNA

  • @rukioabduqadir7036
    @rukioabduqadir7036 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farahaaga na tus xasan farey

  • @faysal9536
    @faysal9536 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gacanta midig marna dadka ma tusayo gabadha walaasha aad bay kuugu egtahay

  • @mursalabdulkarim2076
    @mursalabdulkarim2076 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ina adeer garab istasga asd sheegeysaa maxay tahay daahir calasow miyuu adeer oomaar garab istasgaa hadduu wasakh kasta uu soo qabsado daahir calasow naagaha uu asaga dhaley haduu u tuugsanaayo toos u tuugso ku dheh aj habartaan u ma eka masaajidka cayaarta ka daahi

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 15 นาทีที่ผ่านมา

    Ninka qabiil iskuma haysto hooyo wiilka maqan yahay weeye ee qanci maal marabto ee DNA umara

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 44 นาทีที่ผ่านมา

    Muxuu u caawinayaa beenleyda qof aanay dhalin korka iska saaraysa ignore the ignorant people don't give them an answer and don't talk to them

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ka leexo hadii aad Hooyoda taqaanid. Ha kaalmeynin dulmiga. Hadiise aadan Hooyoda aqoonin iska hubi DNA iska qaada.

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Timir lafbaa ku jirta wuu diidan yahay DNA

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq ชั่วโมงที่ผ่านมา

    He denied 😢is own mother 😅😅😅😅

  • @NimcaCabdilahi-h4x
    @NimcaCabdilahi-h4x 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lkn marka waxlakala saaroo waxha taro