Ogaden | Jecliyaa Jamaal Dhulka Hooyo - Jaango Dhaanto
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024
- Ogaden | Jecliyaa Jamaal Dhulka Hooyo - Jaango
Mar hadii ilaahii (S.W.) ina abuurtay oo shinbirihiiba ina taageersan yihiin wallee xornimadii ayaa soo carfaysa, ilaahoow xornimo ayaan ku waydiisanaye Aamiin.
ogaden jaango dhaanto jecliyaa ogadenia somalia somali people somaliland puntland kenya ethiopia eritrea oromo oromia dhaanto africa
Ogadenia oo xor ah allow intaan noolahay mar uun itus from dhulbahante''.❤🙌
Heestan 9 sano ka hor gabar ogaaden aheyd oo aan guri wada joognay ayaa dhagysan jirty
Sagaal sano kadib maanta ayaan dib nasib ugu helay inaa dhagysto wlhi xasuus qaliya ayay ii tahay
Ogaadenia 😍😍
From habargidir ogadenia ha xorowdo ❤️🙏💯
Jecliyaa Habargidir iyo Hobyo
Saxardiid ❤️🙏
Mhdsnid gobta🇸🇴❤
From a Dhulbahante, love u my Ogaden brothers and sisters. ✌🏽🇸🇴
Zakaria Mohd illahay haku jeclado anaguna sido kale jiidhkeniyow
We love you too bro, Darawishta
Love you dadkaygi 🥰♥️
Love you too 🥰💙💙💙🇸🇴✊🏾✊🏾✊🏾
Somalinimada nagabadan blh cathiim. Love you my Somali brother ❤
Noolada OGADENIA abtiyaal🫶❤️ from Somaliland
Habo macan❤❤❤❤
One love from Djibouti. Somalidu ha noolaato, ogadenia ha nolato
From reer Sanaag warsangali darood
Jecliyaa reer tolkay Ogaden ❤️
We ❤ you too wllo
Jacaylka an Ogadeen u hayo waa mid an kala imid degaanada SOOL , SANAAG iyo CAYN halkas oo xushmad badan loga hayo sido kle wan maqlay in Tariikh mug wayn naga dhaxayso One love Ogadenia DDS ❤️✊
My dhiiga ano si sexan raba reply gaga arkay love you inader ❤️🥰
Khaatumo🐎waxa tihin dadka aan nafteena ka jecelnahay dadka kaliya een Onlf Xabashida udhiibi jirin xili adag oo somalida nagu balan furtay baad nagarab taagnaydeen dhiigayga tihin wlh waan idin jecelnahay🐎💚🇸🇴❤
from sheikh isaaaq , i love my brothers ogaadeen ❤
mahadasanid inabti but im ogaden, many somalis live here including my reer abtis from dire dawa ,
Tanks bro we love you 😍
Thnks 🙏
Hush jigjiga ogaaden maleh dirr iyo bartira leh
❤
We love Ogadenia And Other somalis From Mogadisho❤
Soomali meeeleey joogaanba waa walaalo
Love from a Habargidir! May God bless me with a good-looking Ogaden man, Insha-Allah.
inshaAllah dumashi
Thnks bloody ❤🇸🇴
I’m here bbe
Dumshi maheshay it was 10mnths ago❤
Amiin!
Might it be so Dumaashi!
From Abgaal i love my brothers ogadeenia❤❤❤
Jecliyaaa ogaadeeeniya Ilaaahay ka sokooow La aantoood aduunka ma imaadeeen viva reee abtigay
Waxan ahay 20 jir ku nool somali galbeed DDS
Malin malmaha ka mida waxan rajeyna inan arko dalkeyga oo xor oo gumaysiga ka hoos baxay
Uruurka xornimo doonka somali galbeed ONLF Guul ban leyahay commentigan ensha allah xasuus inu noqdan rajeynata oo an dib uso booqdo
🇬🇶❤️
blood brothers dhulka ogadenia 🇬🇲 We love from puntland🇸🇱🧡
Jecliyaa reer ayedey Mj
I love my People ogaadeeen ❤👑
From majeerteen 👏
Sharaf &karaamo
Jecliyaayeey Jiqdii Nogob wayn ❤OGADENIA my country ❤🇬🇲 WIIL Reer Nogobeeda ayaan AHAY love ❤️ Dadkaygii Salaan Buuran from Minnesota
we Love ogadenia and all other somalis from somaliland one love ❤❤
Omar Abdi
Jecliyaa somaliland ka soo jeeda somali galbeed.
An sdoo kle my zxb
viva ogadenia one love my reer abtigey guul iyo gobanimo wlh aad ayaan ujeclahay reer abtigey wayo sifican ayeey iso barbariyeen guul iyo gobanimo sharaf iyo cizo igu nolada
تمام abti
Love my Ogaden kings and Queens from an Isaaq sister 🤞🤞
We love you too✊💙
♥️♥️♥️
We all Somalis
Wn jclhy dhulkii hooy Ogden
Love uh too
jecliyaayey dhulweynaha Somali jecliyaye somaloo isku duuban
jecliyaye anoo madaxweyne u ah
jecliyaye muqdhiso jigjiga
jecliyaye garisa jabuuti
jecliyaye hargeysa hadhwanaagna
viva somali oo dhan no matter dowladaha iyo xuduudaha noo dhaxeeya as long as we are Somalis
jecliyaa ogadeniya gul io xornimo
Nice one
🤣
Ogadenia wadan gooni ah oo xor ah ayaan ka dhigaynaa dhiigeenaa iyo dhaqaalaheena ayaan u huraynaa. Soomaali wayna halkeedaas ayaanu ku salaamaynaa.
From dagodia love you my brothers and sisters
Heestan waaan jecelhy kn ma ogoneen in ogaaden leyhy 😂from reer somaliland😂❤anyway ogaden love youuuuu❣️🫡
Iam 16and years Old and i found out that am ogaden..am happy to say am ogaden hoyo land
Aw neef 😅
Dhal boqortooyo Hadaad OG tahay.
Young king keep shining ❤️🤎
OG gang🇬🇲 more love From Malaysia🇲🇾🇬🇲♥️
King be proud of you honourable ancestors like Sayid Mohamed Abdullah Hassan! Viva Somaliweyn
❤
Jecliyayeen dhulka hooyo free ogadenia❤
From Saudi Arabia love my brother and sisters. May Allah grant us what we want
Tanks bro
Amiin the coming months Inshaa’Allaah
Amiin 🥰💗💗
Jecliyaa jigjiga dhulka hooyo libaax jaango from burco
We love ogadenia and all somalis from somaliland
I have been blessed with a ogaden mom and somalilander dad
@@amal6507 masha allah habarwadaag
Exactly we are one. Love all somalis
@@sam-xz5tc
Aʳᵉ ʸᵒᵘ ᵈʳᵘⁿᵏ ᵒʳ ˢᵗᵘᵖⁱᵈ ʷʰⁱᶜʰ ᵒⁿᵉ🤣
𝙑𝙄𝙑𝘼 𝙎𝙊𝙈𝘼𝙇𝙄𝘼 🇸🇴❤️🦁
Jacelay my Ogadeen people from Hargeisa cadimada ummada Somaliyeed❤️❤️🌺
From Isaaq waan jecelahay ogaadeenka reer abtiyaashy
Wiilkayagi❤😘dhiga usaree maamo macanow
Jecliya reer awwoogey ayeyday abtiyashay masha allah salaan ka timid inan intas dhan looyahy kana soo jeeda hargeysa
From reer bari dishiishe axmad harti
Big love to my ogadeni people❤
From reer bicidyahan we support onlf freedoms fights Somali warriors.
Laandheere cali ibraahiim 👏🙏 Guulayso cousin from Ogaden
Long life freedom ogadenia we are one somaliland Somalia ogadenia jaango libaax soomaliyeed from burco jecliyaa jigjiga dhulka hooyo jecliya muqdisho dhulka hooyo jecliya hargaysa dhulka hooyo jecliya midnimo somaliyed jecliyaa inan afka laad kaga jiido Ethiopian
Khalid Hassan manshaa allah tabarka allah wiil aqli lee ayad tahay hunno ilaahay haku dayo sida hadi la wada yahay hormar ayan gadhi lahyn allow idhowr dalkayga hoyoo ogadeniya ha nolato xabashi ha dhacdo
Sxb lkn waxd ka boodey Garisa iyo jabuti sxb adiga oo kale Alle ha badsho mudane
Mohammed Noor We love walaalaheen jubuuti dhagen too!!!🇸🇴💙💙🇸🇴💙🇩🇯 insha-Allah we unite as one people!
Thanks huno
Long Live Somaliland 🟩🟩⬜⬜🟥🟥
From a Samaroon we love our Ogaden Brothers and sisters
Jigjiga mesha an kuso koray💗 inshallah mar un wan so boqan dona from muqdisha😚
Dhulbahnte baa ahay love ❤️ ogaden my blood 😢❤️
We love you too walal🥰😘❤️❤️❤️❤️❤️
Mahadsanid
Jecliyaa ciyaalka Abtiga u ahay jecliyaa inaan jigjiga arko I'm from somliland
😍🤩
From Boqortooyadii Adal Gadabuursi Ilove My Brothers Ogaadeen ❤
From MJ dhiiga kaplalax badane jecliyaaayey jigjiga dhagxbuur✊🦁
❤❤❤❤ thanks qali
Wey iga ilmeysaa heestan mar walba oon soo xasuusto guumeysigiin ey dadkeyga kujireen😭😭😭
😭😭😭 I feel like you one day we will see ogadenia get the freedom and celebrating for golory 😢
Love from Galkacyo, Mudug.
Isku gobol baan kasoo jeedna ❤
2024 ogadenia wali xormaha🥲🥲🥲
Dhaantadan Anoo Caruura Ayaan Maqli Jiray. Old Is Gold Childhood Memories❤️😊
Waan idin Jeclahy Dadkaygoow [OG] From Dhulbahante🤍😻
free my people and my country 😭
Free Ogaden state
MUNA ABDI indeed free Ogadenia
Alx maanta Waa xor 🥰👈
Love my reer abti 💚💙❤️Ogden 4life
Abtiyo guulayso goor iyo ayaanba.
Jecliyaa qoraxeey,jigjiga,dhagaxbuur, Dhanaaan,Godeey,Sasabane, Wardheer, Haarcad,jamhadii nfd,iyo shanta walaaha!
My people's of OGADEN we love you as brothers and sisters
are you sure no more faqash ooh
We love you too walaal inshallah we unite as one people🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙
Jecliya dhulka hoyo Jecliya xornumo ina ku jogo💞🇬🇲🇬🇲🇬🇲
Jecliyaaa ogadenia reer ayeyday marna caruurtayda ah from darawish❤❤
Wadan miyaa ayeeeyokuu ah
Jecliyaayee raaso oo xor ah dhulka hooyo meeshaan ku dhasahy😢
Hees wanaagsan thanks band jaango ❤
Free ogadenia iyo dhulka weyn ee naga hesato ethiopia i.a walaga xoribi gumesiga madow ee ethiopia Allah hanogu dhubo dd eey Somalinimada kuweyntahy oo axmarka uaarag kan uka amar qadanayo ethiopia dhulkeney raba ee marabto ddkena free dds 🇸🇴
Saxiibadayda kuwaan ugujeclahay waaa ogaadeeen OG
You guys are always in my prayers as well as all Somali's we are suffering. Inshallah one day we will all find peace and freedom.
Revolutionary Zee inshallah we will after every hardship there is ease for all Muslim brothers
Alle waxaan ka baryayaa inaan arko ogedenia oo xor ah 😢
From SSC-khaatumo
Jecliyaa jarti iyo fiiq jecliyaa xornimo lagu joogo❤
Waan jeclaaaa in aaan dhulkeeeyga jooga lkn xurnimo kuma heeesto illhw amni puuxa nasii🤲
4/8/2024 time 21:30 hwenimo axad from muqdisho 🥺
barakee allow dadkaygii viva ogadenia uuuuuuumac dadkaygii ragg iyo dumarba♡♡♡♡♡♡
jecliyaayey jarati iyo fiiq jecliyaaye jigjig dhagaxbuur
jecliyaayey jarar jano
hamda abdi jecliyaa jarati welcome huuno
Ahmed Awale thanks Wllky qalbiyooow xasuus Maanta uimi halkane
Hamda Abdi 😍😍😍😍😍😍😍
Ahmed Awale 😘😘😘😘😘😘 huuno qaliyow
Hamda Abdi 2 bilood ba mar baan imaada halkan anigu ogadenia igu wayn inan wadanka wax ka badalo jeclahay qalin ubadalo qoriga
Ilohaw xoree somali galbeed❤❤❤ from puntland
Reer abtigay ogaadenia qalbiga ayan idinka jeclhy heestan waxan dhagaysanaya anigoo safar usii ah jig jiga iyo dhulki ogadenia from Garowe ❤
❤❤❤
What an amazing son, made a lad shed tears, Im ready to die for ogadenia from a dhulbahante
Illaahay ummada ha mideeyo
Western Somalia will be free Insh'Allah May Allah have mercy on the souls that sacrificed their lives for the land from a dhulbahante 🇸🇴🤍
Jecliyayey hornimo ann kujogo 💚💙❤ insha allah our beautiful region will be independent 🥰
Jecliyaaaaaa Jamaad Dhulka Hooyo jecliyaaaaa Dadkayga Alaw idin guulee meel kastoo Aad jogtaaan ❤ogaaden Dadkii Laiga beray IDN jecliyaaaa Hunayaal ❤💪
We love you our brothers and sisters, from arab
Gobtii reer sheekh isxaaq we love you too noolaada 👏🙏
I love this song but iam not ogadeen ❤
16/6/2023
Friday
Viva somaliwayn from awdal borama
jrcliyaayeey gobolka nogob wado jecliyaayeey gobolka qorahay jecliyaayeey godey on u jeedo viva ogaden absame
Ahmed rabi one love ❤❤❤
redhu nasser 😉😀
Allow xabashi iyo waxa tageerta jab...i meelkastooy dhul soomali dagtana barwaaqo iyo hormor siiii AMEEEN
Amiin yaa Rabi Insha Allah
Amiin
Saeed Lover ameeen
Maanta alle ayuu kuurumeeyey 3 years ago
Amiin sxb
Internet la odhan jirey karaamo oo boosaso ku yaal ayaan ka dhageysan jirey heestaan waqtigu waa 2005 mise lixdii bay ahayd .
Ilaahaw cimriga noo barkee..
jecliyaa Reer ayeeydey
From Garissa to jigjiga ,I remember vividly being there in 2019 Ogaden jwxo haxurowdo
Insha allah huno🥰💚💙❤️💉
Garissa 💪🏼💪🏼
Love from GALDOGOB, SOMALIA
❤ iskumida nahay soo dhawoow
illaahay ha siiyo xornimo walaalaheena soomaaliyeed een xornimo haysan | waan dareemi karnaa wax kasta
xornimo way haystaan
Wadani Somaliland aaamiin yaa rabi wll
Love ogaden my dariskena xalasha ah from dir irir samaale 🙏🥰
Mashallaah I Love my brathers OG from jidwaaq abaskuul.
Curadkii absame iyo garaadadii. Waan idin jecelnahay jaalle'yaaal.
one love from lascaanood
baashe ali
gobti reer laascanood waanku salaamey.
baashe ali .
Jecliyayyey jamad dhulka hoyo jecliyayey xornimo an ku joogo
Ilahow horey walalahen ogadeniya ilahow isu ken amiin
Jecliya dhulka ogadenia dumashi yashay from hbargidir girl ❤️
Sharaf iyo karaamo dumaashi.
🥰🥰
Jecliyeey jigjiga dhagaxbuur Jecliyeey awaaroo la jaro 2023🇬🇲ogadenia ✅
From Caasimadii Ogadenia Godey Gacalo ❤️❤️
Dhulka kalinka shaanad ee la yirahdo somali galbeed maxaa ogaadeen loogu dudubay walaalyaal isi saxa. Ogaadeen waa qabiil sharaf. Somali galbeed ayaa la yirahda dhulka inaga maqan alle hano soo celiye ❤️❤️ walaahay ilahay hanugu soo celiyo aamin ❤️❤️❤️❤️
Hdaad dhulka laleedahay
Laxorayso
Og hdii iska aamu my pro
Maxaad ka badali kartaa adigu? Dhulka iyo dadkaba iyaga ayaa u dhintay oo dhiigooda iyo dhaqalahooda u bixiyay oo dhidibka u riday. Ka naxoo nafta waa.
dhaantada tan ugu jecelyahay
proud OG I love u all my OGs ❤️❤️🙏🏾 happy Independence Day Yesterday 15 August
Jecliiyaa xornimo aan kujogno allow dhawr Somalia amiin😘😍😍
Jeliyaay jigjiga dhagaxbuur jecliyaayeey awaaroo la jaro guul ogadenia ❤💙💚
ilmaa indhahayga iskusoo tagta marwlban hetan dhegaysanayo jcyl an uqabo dhulka ugadenia oo xoroba 😥 big love from sool
Jecliyaaa dadkyga 💙💙
We love Ogadenia ♥️🇬🇲💉💯
jecliyaaye jamaad dhulka hooyo
jecliyaaye xornimo aan ku joogo
jecliyaaye jigjiga dhagax buur
jecliyaaye hargeysoo la jaara
jecliyaaye awaaroo la jaara
jecliyaaye xornimo aan ku joogo
jecliyaayee janadii ceelasheena
jecliyaayee nabada aan ku joogo
jecliyaaye jamaad dhulka hooyo
jecliyaaye xornimo aan ku joogo
jecliyaaye jidkii muqdishaad
jecliyaaye hargeysa oo la jaara
jecliyaayee jidkii qoraxey
jecliyaayee jabuutoo la jaara
jecliyaaye wardheer oo la jaara
jecliyaaye hargeysa oon dhex tago
jecliyaaye xornimo aan ku joogo
jecliyaaye jamaad dhulka hooyo
jecliyaaye xornimo aan ku joogo
jecliyaaye jigjiga dhagax buur
jecliyaaye hargeysoo la jaara
jecliyaaye Lascaanood dhex joogo
jecliyaaya janadii ceelasheeda
Jecliyaaye ogaania jecliyaa
Jecliyaaaaa❤❤❤❤
ogaden will be freedom insha Allah😍😙👍👌👊✊✌👋👆💪👑💘💔💞💖
cabdicasiis maxamed ❤️❤️ inshallah
Inshllh abowee mcn
INSHA ALLAH
Dhaantadan Adigoo ONLF ah markaad dhagaysato macno kuu samaynaysa ak47 wata waayo waayo 🦁🔥✋🥰 jecliyaa J. dhulka hooyo
Hadaad dhagaysan hayso ii Saar like fadlan,fanaan ka aan ku faano jaango cimri dheeraar cibaado badan ayaan kugu ogahay insha Allah
Jecliyaayey jidkii Garissa , jecliyaayey hornimo aan ku joogo. very emotive stuffs for Ogadenia.
❤viva Somalia 🇸🇴 Free Ogaden State
Guuuuuuuuuuuuuuuuuul ogodenia ilaahay xornimo haydin siiyo isagaa qadiree Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
SoldierGirlSscaloow soomaaliyoo dhan waan jeclahay alahayoow barakee
jecliyaa xornima an ku joogo jecliyaaaaaaa!!!!!!! Guul xornimo Allaha na siiyo.
Jecliya Godey Gacalo jecliya Qabridahare jecliya Dhagaxbuur jecliya Jigjigo jecliya fiiq😁😁adunka dadkayga Al Ogadeniya Guul Guul
From Dhulbahante (Dhaldarwish) Buhoodle we love you Ogaden ❤️🐎
Anigo sheikh isaaaq ahh wanjeclahy abtiyashey ogaden 💋💋💋💋❤❤❤ nolada
12yrs Kahor Heesta markii lasoo galinaye Waxaan ka daawanaye Missouri USA hadana waan u soo xiisey Heesta Ogadeniii laiga beerow halganku waa halkiisi