DEG-DEG:Ibrahim Caydid oo ka hadlay wasiir Khadar Xuseen oo Maxkamada Warrant xadhig uga soo goostay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 110

  • @Xaji_Lacag
    @Xaji_Lacag ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ibrahim Caydiid, waa halgamaa noo kacay, waana dulmi diid, ku adaama xaqqa❤ Waanu la socona wararkaaga habeen iyo maalin waanu is diyaarinay, waanu kacayna sida ugu dhakhsaha badan. Guul Guul Ibrahim Caydiid ✊✊

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Subxaana Allaah maxay gaysteen ilaalada Muuse Biixi waayahaye❤❤❤❤❤

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Muuse laguma socdee dalka ayaa la burburinayaa gacmo shisheeye ayaa ku jira

  • @hah7064
    @hah7064 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Khadar Garbahaaley waa hanbo faqash

  • @starxMm2
    @starxMm2 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Kaan Yar ee Ina Garbaharay walahi Xuk Ciiro ayu raba inuu carqaladeeyo, si ay fooydo uu bilab matoo, Somaliland ayu ku socda inay Dadku isu RogmadaaN oo Mareykanku kadib idhahdo Amnii ma Jiiro Somaliland

  • @KastamMur
    @KastamMur 29 นาทีที่ผ่านมา +1

    Dad badan bu wadkoodi Hargeisa so galey waana lagu xidhanaya

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Doqonkan hadii soomaliland iska qaban waydo malinkale
    Ayaa lagasheekayn

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Ilaahaw.dhukur. naga qabo

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Waa ciilqabe ilaahay ka goay cid uu wax ka qaadi majiro

  • @AminaAli-i7j
    @AminaAli-i7j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Khdar u buka wa cuqdadlow

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    In Haegeisa,, lays dhex eeyado ayay doonayaan War waxaalagu yidhi JSL somaliland soo baa biiya , markaa waa inaan iska qabanaa wadajir

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Dadbuka ayuu dalki gacanta ugalay.

  • @Samiya-tk3ud
    @Samiya-tk3ud 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxanaalh 😢😢😢 Ilaahow Somaliland badbaadi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍♥️

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 25 นาทีที่ผ่านมา

    Subhana llah 😮

  • @kinzimahamoud3393
    @kinzimahamoud3393 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Cajiib

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Subxanallah 🎉

  • @KastamMur
    @KastamMur 36 นาทีที่ผ่านมา +1

    Khadar miyaana loo sheegin inaan Hargeisa raga lagu wasin waayo xamar ya laguso fara xumeeyey marka futada holcaysa

  • @fuaadyusef
    @fuaadyusef ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Meesha halaga kaco sanad haday talisana aleynu leenay

  • @hadaafi
    @hadaafi ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Khadar doqon

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Khadar miyaanu ogayn in gurigiisa loogu iman doono

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 28 นาทีที่ผ่านมา +1

    Khadar Garbahaarey ma xishoodo miyaa

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhuukur maa isaaga u eege baa niin qaaniis buu u eegeye waallahi isaaga diileey 2 dhaalinyaarada baasatarka cood kaa naaga leehe

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    👍👍👍👍👍👍👍✅✅✅

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sidee ayay ku dhici kartaa?
    Inagu sharci ayaa loo maraa qofka la xidhayo
    That’s impossible 😬🤯??? Wadankii ba isagaa haysta e Muxuu ka Rabaa muuse? Sowkii wixii uu doonayay helay
    Khadar Jiir Belaayo ku heshay dheh Waar Baasterka inaga qabta
    Meesha miyaan Madaxwayne ka talin ?? Mee Madaxwayne hii??

  • @jamalahmed7977
    @jamalahmed7977 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waar been law aan illaahay aqoon baad thy muuse wuu dhacay

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar ibraahimo madaxdii ka horeysey muse biixi ,ilaallo may kaxasan lkn muse muxuu kabaqayaa godobta uu galay waa maxay

  • @RidwaancismaanMaxamed
    @RidwaancismaanMaxamed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ibraahim ninka dhagaxa soo tuuraya uun shacabka farta ugu fiiq
    iyagaa miirsanayee oo odhan waad waalneydeene

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dawlad tuug u shaqaynaysa ciray ku duulimaan yihiin

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 33 นาทีที่ผ่านมา

    ❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nimankan xukunka qabsaday waa kuwii aynu arkeyney dhibaataday inoo geysteen kuwii oo kursigii ku fadhiistayna maxaad ka filaysaan

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Khadra ma sii joogayo madax tooyada waa walaahi ,hadiise ay Noqon weydo waa Ciidii la Xukumo Aynu Aragno, waad Mahadsan tahay hadii aad Soo gaadhsisey Xukumada&Bulshada (Suti gashan) 🧠✍️🤽🫅S/la,aand

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan8121 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ibarahiin Fitana jecela oo isku dirka dadka jecala miyan akhiro ka danabayn horta

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wasiirka madax weynaha , waxaan waxaan filaynay inuu ku mashquulo dawladnimada iyo difaaca s/land.

  • @AxmedBarre-t8g
    @AxmedBarre-t8g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kuma dhaco walahibaanay siijogayn
    Waligiiba argagixisada hala socdo.qaranimada waaalookacayaaa walahi

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ilaahow nagasoo gaadh xukuumadaan cirro ee naxariista iyo akhlaaqda ka dhukuran ee ardayda jaamacada canshuur kusoo rogtay!

  • @mohamedabdillaahi-v7o
    @mohamedabdillaahi-v7o 14 นาทีที่ผ่านมา

    GARBAHAARAY WUU KIBRAY

  • @Q29i
    @Q29i 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nacaskan niicle waa inlaga reebo madaxwaynaha kabihiisa aanu gaadhayn walaahi kalabku gacan kulul buu ku baxayaa🤬😡

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WASIIRKA CUQDADA HAYSAAA FARABADANAA DAGALBUU DALKU KUJIRAAAA MUXUUGUDAHENA KAGAMEERYSNAYAA MADAGAALSOKEYO AYUUU DONYAAA INU WADNKA GALIYO DAAROODBAA DUULAM INAGU HAYA OO MEELWALBA CIIDAN SOO DHOOBYYY MUXUU UJEEEWDAAAAAAA

  • @MohamedDahir-w3v
    @MohamedDahir-w3v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ibraahin arintan waxa ka dambeeya ninka madaxwayne ku sheega ah ee cirro iyo xirsi

  • @FamilieFamilie-r1u
    @FamilieFamilie-r1u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhukur hdu jogi wayo madaxanu ka tooganayna eyga eygu kala jirin

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wey imanaysaa in nin waliba ciidan samaysto waayo kuwan kursiga ku fadhiistay waa cadow horena way u ahaayeen iminkana kursigii ugu sareeyey bayba joogaan huwantii gudaha markii la lahaa lama masqbidayn

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    khadar labadii uu sumeeyay inaan illownay buu u maleeyaa!
    markaasu waaran kuwa kale usoo qaatay!?
    wuu kubray oo qooqay oo qoodhaha cirka utaagay!

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 58 นาทีที่ผ่านมา

    Khadar faqash waa in la iska caliyo Subar Awal

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muse biixi wuxuu uu ku sameyay madaxwayne ahmed siilaanyo allebhaw naxariisto halagu sameeyo oo share walba uu qaatay halaga soo celiyo

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      axmed siilaanyo illaahay ha u naxriisto saaxiib ayay muuse ahaayeen ciilqabena muu ahayn ee gob buu ahaa dadkiisana wuu mideeyay

    • @AbdirashidHassan-b9o
      @AbdirashidHassan-b9o 19 นาทีที่ผ่านมา

      Duufloow dhuusadda isku celli adigaa jabhad soo wadda

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 55 นาทีที่ผ่านมา

    Mujahid Ibrahim caydiid geesi garan guulayso tooshka ku iifii tuugta dalka gabsatay

  • @kaisehassanjama2075
    @kaisehassanjama2075 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mudane Ibrahim,
    Wadanka Laba dawladood kama jiraan

  • @amirahmed6170
    @amirahmed6170 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    horta ninka Ibrahim caydiid nin fitnat badan

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waxaan isleeyahay Khadar Dukur, Xirsi Gaab iyo Cirro wey ka midaysan yihiin arrintan foosha xun.

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khadra go

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 54 นาทีที่ผ่านมา

    Ibraahim daljire iyo illeeye noolaada

  • @nasiim9635
    @nasiim9635 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    30 Nin oo reer samatara oo goojinaya Muj Muuse ku filan dheh Adeer

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War madaxweyne naha ayaa wada hadii kale hala hadlo,

  • @Johnweek55
    @Johnweek55 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ibraahim duufle wr ka xishoo khadar waa xoghaynya madaxwaynaha

  • @iali8540
    @iali8540 4 นาทีที่ผ่านมา

    ODAYGII CIRO HADUU ISKA QABAN WAAYO KHADAR DHUKUR IYO INTA SOMALILAND NECEB IYO XIRSI TUUG AMNIGA IYO NABADA AYAA LAGA YAABAA INAY KHALKHAL GASHO.

  • @nathra7351
    @nathra7351 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyaa baad u sheg Lamasoo dhiibaayo dilaaac. tuugiii xaarssmiyahaw dhiigya cabka ahaayooo guuuil. Somaliland 2:36 ishalah

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland hadii noocan lagu daawado waa u dhamaatay

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadanka waxa Qabsaday dawlad faqash u shaqaysa waayo iyagaa doortay fartiinii waa eedeen

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Why Muuse Biixi?

  • @Rahhh1045
    @Rahhh1045 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War yaa ilaahay yaqaan oo ninkan dadka ka qabta ilayn faraha laga laaban maayee isagaa lasoo qabane

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waragi laha muuse dalka halagabadbadiyo iyo daku kalaqaybinaya ish

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuma dhaco wanu ka qoomamayn

  • @Yoo-g5n
    @Yoo-g5n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maama malyuun ayaa laga dhigay wasiir

  • @AmiiraMahamud-k4f
    @AmiiraMahamud-k4f 27 นาทีที่ผ่านมา

    Doqonimo ayay timuhu UGA xirmen

  • @AxmedibrahimIbrahim
    @AxmedibrahimIbrahim ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibraahim wll dagaal ayeynu ka cignaa

  • @Borama1960
    @Borama1960 22 นาทีที่ผ่านมา

    Khader will destroy Somaliland if he is not from within if he is not stopped asap..

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    markaa ciro iyo garbahaaray waxay doonayaan in dalku burburo

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khadar dhukur somaliyuu ushaqeeya inuu laba reer is kahor keenu Raba eygu

  • @inacige
    @inacige 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khadar garbahaarey waa kii dumin lahaa dawlada Ciro iyo Somaliland. It is shocking and disgusting to be honest.

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dad jiri iyo jaadlayaal ayuu ciro keenay kamuu fiirsan xukuumadiisa ...masuuliyiin maaha

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Khadar doqon waa in isaga warren loo jaraa. Nacaska dalkiisa duminaya ha tago Garbahaaray oo weelka haw maydho.

    • @umuamine6612
      @umuamine6612 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      🤮🤮🤮

  • @CumarHasan-x3k
    @CumarHasan-x3k 26 นาทีที่ผ่านมา

    Wuxuu khadar dhaka murux wadaa waa isku dirka sacad muuse iyo habar yoonis

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 58 นาทีที่ผ่านมา

    Wlahi kani khatar dhukur wa la. Isticmalaya waxni uu samynayo ujedo UGA jedaa ilayn sharciga waa fahansanee

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KKKK DEE WAA ADEEGE FARAMJO IYO MAHADI GULEED AYUU MEESHS U FADHIYAA

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan xamar ba laga hogaminaya tolkiiba buuxa oo ilalin dona muuse wabalan haduu soo faragaliyo in gacanta lolatago

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hala toogto waxna habar awal farxaysa khadar madaxiisa kena adiikale furuuxbaad tihin

  • @lincolnite1584
    @lincolnite1584 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    What else do you expect from khder doqon

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamar baa laga soo amray

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 58 นาทีที่ผ่านมา

    Waar waa huwan mana soo xidhi doono dagaal buu hargeysa ka bilaabayaa xamar buu rabaa

  • @CaliAwmaxamuud-c4g
    @CaliAwmaxamuud-c4g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaa kanaxaaya yaaa kanaxaaya somalilaand waa karbahaaray qabta qabta

  • @Dscumar
    @Dscumar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    S

  • @mohamedabdillaahi-v7o
    @mohamedabdillaahi-v7o 14 นาทีที่ผ่านมา

    GAEBAHAARAY WUU KIBRAY

  • @IfrahMohamed-c7u
    @IfrahMohamed-c7u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mama malyuun way waalatay, crahman haka
    Dhabqin mama malyuuney xinkii hablaha yaryar baa ka muuqata meesha adaa fudud khadar dhukurow xukuumadu adiga way kaa maarantaa laakiin shicibkeeda kama maaranto 😂

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garbahaaray ciro ayuunbuu lugooyo ku yahay

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 52 นาทีที่ผ่านมา

    Ninkani waaa nin buuka oo muse bixi cuudu uugaba waxa laga yaa jabuuti oo donaysa inay muse diilan ayaa rabta in ilalada guuriigiisa laga eeryo dabeetan niman tabarani ayay guuriga ku weeraran janina la adeesanayo buuka waa yab walle

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadanka dagaalku kusocdo iyo xukumaad ku maraysansysa Bixi. Ma waxa mashruuc ay kuso qateen inay Muse Bixi Xassan Sheikh uu dhibaan? Reer Somaliland maxay la hurdan?

  • @CawaaleAxmed-p2i
    @CawaaleAxmed-p2i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balaayada wada waleee

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 7 นาทีที่ผ่านมา

    Xukumadan xirsi iyo khadar dhukur hogaaninayaan in maata layidhaa muuse biixi cabdi ilaalada hagaqaado waa ujedo larabo in labanaysto marinkii sifudud lomarilahaa marilahaa dilkiisa dagaala ugabilaabi lahaayen hargeysa lagu kala qaxo maata laga bilaabana habar awal waxay diyaasan dontaa ciidankeda madaniga ah

  • @Yoo-g5n
    @Yoo-g5n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maama malyuun dhukuro

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalka dad xun buu gacanta ku dhigay

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar hoy hanna kallifin wallaahi inaad ciidagale noqon oonad madaxtooyadaa fadhiyayn hadday soomaaliya ku soo wastay oo aad abbayuusantihiin hannoola iman

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sansaanka muqda way faashil dowladani

  • @FatumaMohamed-w3b
    @FatumaMohamed-w3b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halatokto

  • @hassanyasin5820
    @hassanyasin5820 27 นาทีที่ผ่านมา

    Mr Fashil you fashil

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibraahim caydiid kuwan miyanay ahay huwantii gudaha ,way ugu tala galin inay hargeysa la burburiyo oo dadka la isku diro ,lascanood way hergashay,ceerigaabo, way ciir ciraysa ,burco ictisaam ayaa haysta oo buuhoodle adigaa arkaya dalka ka socda,saylac niman geele ka amar qata ayaa jooga,in bada ayay ku tamayeen burburka somaliland, ninka yar ee jahilka ah maray meesha ku soo dareen ama wadani dalka laaluush cunayaal aya doorteen ,waynu arkeynay ,waa in wax laga qabtaa ,inta anay dowladan faqashta ahi xadhiga goosan, meel kasta ayaa la inooga soo hanjabaya ,waayo dadkii tageerayey ayaa xukunka haysta xirsi iyo ictisaam, ciro waa sawir,guul iyo gobonimo, somaliland

  • @abdillahiwesozen4291
    @abdillahiwesozen4291 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gul Ibrahim candid mujahid ragan wa laa wasay fade Yasin baa vidioyo wasma ka hayaa marka amarka fade Yasin bey ku jaqeyan gul suuberawal

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nin makhnuud ahaan jirey haduu gole ka maah maaho wuxuu kuu maldahayaaba waa meheradiisii

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habar awaley idinkaa laydin jeeda isku tashada oo is abaabula

    • @ahmedjama275
      @ahmedjama275 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      2 askari na waa lagu wareejinayaa, lknsi waxa ka danbeeya ayaanu ognahay lknsi marka ee dhacdo waxa ka danbeeya ayaanu jawaab ka bixin doonaa. Ee degdega iska daaya.

    • @fahmi1435
      @fahmi1435 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ahmedjama275 maxaa ka dambeeya eed og tahay waxba laydin ma hadhine

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalka dad xun buu gacanta ku dhigay