"Xasan Sheekh Dawlad magaalo ku kooban ayuu doonayaa, Somalia iyada gooni u goosatay" Aadan Muse
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Carabtu dowlada xamar ka jirta waxay ugu yeedhane dowlatu madar dowlada madarka.wana run garoonka diyaaradaha ma dhaafsisana
Long Live Somaliland ❤❤❤
walleee hawiye waa dad an waxba xeerin
Guul somaliland ❤❤
walaalo anigo nin cise ah ayaa kaa codsanaya guun iyo warbaahintuba waa khaldanyihiin ee sare uga kac howsoo dagin talyanidu dharkooda usgaga guriga dhexdisa lagu dhaqaa 🎉🎉🎉❤❤❤❤ maansha ALLAAH maansha ALLAAH ALLOOW guuuuul SL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Dadkaan ka dhashaan duco u dirayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤Aqoonsigiiba soo urayaa
somalia issaq ayaa hadal haya oo dowlad moodaya !!!!!!!!!! from saylac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ahahahaha adiga maxaa laguugu yimaadaa eed tariikh leeyahay bal isaaq waa la yaqaanaaye tariikhdiisuna waxa laga wada dharagsanyahay adiguna aad ogtahay in ay hormoodka somali dhinac walba ay yihiin alhamdullilah waxa mahad leh alllaha nasabkaygii Ka dhigay dad sidaa u garaad dheer illahayow cadawga iyo xaasidkooda naga hay ishooda
@@awsalebanxaajiibrahim396 shirkii carta inta ilaahay ka sukaysa somalia anigaa danbaaba waxani aad dowlada ku shegaysid aniga abuuray oo igasoo maaxatay federal states somalia 4.5 ee bal adiguna maxaad abuurtay ??????????????
Ambassador xaqiqda ayuu sheegay wlee
Waxaa dunida laga xusay gumaadkii iyo boobkii ay SNM ka gaysatay dawlad goboleed Awdal State .
Alle ha naxariisto intii inaga dhimatay
Great
Dawlada magaalada ka kooban soomalia italiya kkkkkkkk
Saxaafada somaliland way ka gaabisay in difaacdo qarankooda
Adoygu waa somali wayn adeer anagi ha maqashiin dhgahayga adaa ah noo qashinka eee somali isnacsiinaysa waar dawlada somaliland anaga qasin adeer nadaa
Uuf calanka somalia dont like.good bless republic of somaliland
Doorashada soomaaliland lagama wada qeyb galin. Deegaanno iyo qabaa’il waaweeyn ayaana kamid ahayn.
Qabaailka waawayn eed. Sheegaysaa waa kuwee ahahahahh ion ahayna reer SH isxaaq ah
xoolaha ayaa la ilaalin karaa laakiin lama celin karo.gaalkacyo gidaar ha laga dhiso puntland iyo meeshay rabaan ha loo sii daayo
Odeygani war aan lahubin ayuu sheegey oo uu leeyahey siilaanyo warqadbaa katimi ah in ladhiso dawlad somaaliyeed
Wax naga qarsoonaa ayaa ayaan ogaanay
Mmtv iyo saxaafada dalku waa inay dowlada cusubi ku dhiitigeliyaan ingenting citiraaf raadin
Waa lidin aqoonsanaya hadad marekanka siineysan io isreal saldhig ay xuutiyinta ka weeraran kadibna cruise missile jawab ah burco io hargeysa lagu dhufto
Xaguu siyaad ka bur buriyay dolada idinka iyo waxaa bur buriyay kuwi jabhada ahaa ey itopaia so hubenesay aa sida qarsodiga hubka kuso galin jiray xamar ha ku mar marsiyonina siyad baree waligin magaresan
They don't understand that. Waxaa isticmaalaya mengistu
Jabahadu xagey Ka yimaadeen ma shacab baa sameeyey mise waxay ahaayeen Qayb Dawaladii ka mida,horta SOO ogow,WAXAA KALA JABTAY DAWALDII,SIYAAD BARRE OO IS LAYSAY MARKII CIIDAMADII SOMALIEED AY IQILAABKA KU SOO QAADEEN XAMAR 1978KII EE SARAAKIISHII CIIDANKA UGU SAREEYEY DIB UGU CARAREEN ITOPIA k.cabdilahi YUSUF, DADKA CAQLIGA YAR AYAA YIRAAHDA REERO AYAA SAMEEYEY JABAHADA,👈🏿👈🏿👈🏿👈🏿
Hada sonaliland wa inu caalamku aqonsado dawlad ka madax banane muqdisho waayo labadalo jaara
Maraykanku wuxuu rabaa inuu citiraafo somaliland lkn waxaa loo baahan yahay cidii ka gudoomi lahayd
Xasan sheekh dawlada uu sheegayo xageey joogtaa,eeg majeerteen soomaalinimo ma rabaan,mareexaan soomaalinimo marabaan,maamulka jubaland soomaalinimo marabaan,dhamaan waxa koonfur jooga ee dawlad sheeganaya waxaay ugurguurtaan oo u sujuudaan itoobiya soomaalinimana waxaa uga dhaw dsdka reer soomaaliland,markaa waxaan u sheegayaa soomaaliland waa lagusoo duulaye ha isdifaacaano,midakale dagaalkii dadka reer soomaaliland ay lagaleen maxamad siyaad bare waxaa ka khatar badan dagaalka maanta lagu soo qaaday oo ay ku soo qaadeen SSDF,USC iyo SPM markaa waxaan leeyahay dadka reer soomaaliland ha isdifaacaano,waxaan kaloo u sheegayaa dadka reer soomaaliland inaanay aaminin majeerteen waayo waa qolada ugu munaafaqsan dadka afsoomaaliga ku hadlo.
Xarood somaliland wx kama qaadi karee wx kale ma haysaa kuwan waligoodba waanu ka adkayne
@@NimcoFf wax hubso, dgdg badnidaa ma Xaarood baa kufara xumeeyey? Naag bukto ina tahy waxaa laga dareemayaa qoraalkaga.
CIRO toos
Waa in la tusaa dadka dagaalka inoogu jiro oo aan taageerno oo aan dhiiri galino dawlad iyo sacaba oo ay dadkeenu taagero u muujiyaan umada ilaahay inoo diray
Somaliland intay daba cararayso somalia ayay burburaysa
Mmtv shame on you Ninkan aad soo casuumteen wuxu aamin sanyhy ineynu Somalia kamid nahnay war nocan ookale hanoo keenin
@KeinanJunior4233 War huwantu meel walpa waynaga qabsaday
@ 🤣
Soomalilan qabiilo badan ayaa degan qabiiladaa idaaq moyane inta kale ma rabaan inay soomali ka go'aan odaygu taasi ayuu ilaaway.
😂😂maxaad ku cadeyneysaa ma aftaad ka qaaday adoo isaaq u aaneynya xasuuqii bey ka cadhoodeen
1991 dowladi ladhisay cumar carte aya PM ka ahaa maxa isaaq kamaqnaa
Cumar carte shaqsi buu ahaa lkn isaaq wax ka maqnaa sharaftii iyo maqaamkii uu lahaa 🙃🙃@@Nur-e7g9z
Maxaad SOMALILAND ka hadli yaa doonaya Xamar and XASAN SHIIKH puntland and Jubbaland waa tageen yaa laga go,aya EE wada jooga,horta koofurta SOO mideeya ka bacdi SOMALILAND U kaalaya,👈👈👈👈👈
th-cam.com/video/vsoCeAgnXf0/w-d-xo.htmlsi=YAtHSER9ssJJbvxO
Aqoonyahanka waa kan og umada soomaaliyeed waxey isku tahay oo mideynaya. Maaha kan kala firdhinaya.
Danay maxa la caawiya enagi iya argagaxiso nalo abuuraye oo xamar ha layla gubto iyaay taganta xamar marka wa inaanu argagaxisada bariga sool iyo bariga sanaag lagu abuuray lola dagali laha falawgada la qabta ta labaad daacish inay xageena uu so yaacin oo wax walo la garan waayo madax laga toogta
Ta sadexaad caalmka ina la gaadhsiya fila somaliya argagaxiso la dagali meeyso iyada hada meel kasa ka abuuraysa mid cusub marka hubka iyo lacgta la siinayo argagaxisoyin iyaay ku abuuraysa
Soomaaliland waxay leedahay seddex xisbi oo kuligood isaaq ah. Wabaailka kale oo ay ku sheegaan isaaqa minoransa xisbi kuma laha soomaaliland. Taas dimuqaraadiyad meel kama soo gasho.
Ku darso sadexda 3nin oo habarjeclo ah muuse shiikh isaxaaw ah abokor jibril isla sii ahba haysta taas ma ogtahay wa dimiqradiyad ader waligedna may dhicin somaliland way jiraysa waana la ictirafaya ee adigu masajidka ka so bari
@@tayaysteinayuusuf3776😂😂
Qabyaaladey ba, mawaxey mareysaa, Qabiilkeyga dowlada soomaaliyeed kawacan. 😂😂😂😂😂Adeer Dowladii xamar lagu dhisay 1991ki cumar carte ayaa PM ka ahaa maxaa isaaq kamaqnaa mise askartii snm ayaad dooneysay iney madax inoo noqdaan. Adeer Taariikhda runta kasheeg.
Ssdf ku kahaa sow madax idiinmey noqon
Aday kaa QALDAN TAHAY taariikhda,ina Carte Siyaad Ku wareejiyey MARKUU baxayey LKN 1991 yaa Ku dhuwaaqay Dawlad aan Somalia U dhameyn
@@HaybeHaybe-h3w beenta sow xaraan maaha?
@@Nur-e7g9z 🤣🤣maxaa dawlada rayidkaa ka dhigay markaa waar taaarikhda hadaad ogthy jooji nasakhaada hadii kle taa hayso ileen feedhahaga soo dhaafi meyso
Hadii askri madax inoo noqoyano maxaan siyaad bare kula dagaalanay oo ceydiid na kula dagaalnay. Umadda soomaliyeed Hormoodkeda waxey isla garteen dowlad rayid ah cigaal iyo cumar carte xamar bey jogeen xiligaa iyagaa diiday askari kale oo ina xakuma.
Beenale m silanyo alaha u naxaristo aytiri m cali mahdina umaducen maxanka dhegeysana.