Wayaamo pro hal mid ka codsanaa wadamada yurub 2023 wadanka ugu ficn ee laska dhibi karo muqaal kaso samey pro codsi waye dad bdn aya raba inay ogaadan marka adiga mesha joogo qabiir ah wax badan og ina fariinteyda aragto rajeynaa mahadsnid wana ku xiranhy TH-cam kada sxp
Brother ana kushegaye waa meesha ugu fiican oo dadka fahansaneyn oo laga sii bixi karo Austria iyo Germany 🇩🇪 wa loogu bixi kara hadan Eu da kuma jirto serbia 🇷🇸
Zxp serbia kasoo hadal hadii aan visa dalxiis kusoo galo oo faro la iga soo qaado kedib hdaan hadhow kuba guulaysto inaan German ka imaado miyuu serbia igu celin karaa
South africa ayan joogaa Europe ayaan tagay hda iyo kow waxbarasho miyaan galaa ani inaan xamaasho ayaan rabaa marka hda iyo kow school mabilaawi karo waqti igu socdo
@@Wayaamo nio 😂😂 sharma boy anaga so sarnay marka leedihin maa socdaal iyo fartun balbalarka iyo catoosh iyo kuwas hawiye idinla shegta xamarna kula degan maa so dhisto iyaga
Nio hawiye oodhan ama reer koonfur wixi Gaalkacyo dhinaca loo dhaafo oo dhan baa sida ciyalka u dhaqma bal nin weyn oo Alshabab dacas wata uu walshi Gondhob ku waso subxanllah
Run ahaantii intaan rag dheexaa arkayey oo TH-camr ah wiilkaan runta ayuu ka hadlay Wllh Masha allh mahadsanid sxb sare ❤❤❤
Been waye😂
Waad ku mahadsan tahay side wanaagsan oo aad noogo soo gudbisay warbaxinada muhiimka 👑🙏
2024, 8 habeen baa ka dhiman sanadka cusub allow tahriibta noo fududee
Ana DIYAARA isoo qabo wll
Ma tagty 5 bilod aya kaso warege commentkaaga
Sxp inte wax ku marayan
War maa tagtay ana imikan raba inan tage bal iso jawaab halkaad martay
@@dhamaytiransomalilan9098intee joogta wallalo isoo sheeg wado fudud aan mari karo inaan baxo rabah
Wayaamo pro hal mid ka codsanaa wadamada yurub 2023 wadanka ugu ficn ee laska dhibi karo muqaal kaso samey pro codsi waye dad bdn aya raba inay ogaadan marka adiga mesha joogo qabiir ah wax badan og ina fariinteyda aragto rajeynaa mahadsnid wana ku xiranhy TH-cam kada sxp
Germany sxb sababtana wa sheegay
Inshaa sanad 2025 bishiisa 3 baan baxayaa ilaa turki kabacdina giriiga yaan isa sii raacnaa ❤
Sxb anaa diyara iso qabo
@@SkbSalaam halkeen kaala soo xidhiidhaa
Anigaa diyar eh
Diyar ahay sxp Isoqabo
Bilaneey ana tagaya xiligaa
Bro wayaamo waxan ku waydiyay line Snapchatka ii so dir in an wax ku waydiyo warbey sxp waad mahad santahy keep going bro
Sxb wayaamo arinta Serbia wax naga fahansi somalia Laga baxa maqley video kaso someey sxb❤❤❤
Brother ana kushegaye waa meesha ugu fiican oo dadka fahansaneyn oo laga sii bixi karo Austria iyo Germany 🇩🇪 wa loogu bixi kara hadan Eu da kuma jirto serbia 🇷🇸
@@somali1-wll side ayaa lagu tagi karaaa
@@JuwyriyaMuumin safarada kenya kadalbo visa dalxiis serbia 🇷🇸 ah kadibna kasii bax wadamada kale ee yurub sii gal
@@somali1-see lotagikara wll
@@somali1-nagu caawi plz zhp
Hambaliyo Hambaliyo maanka 🙌
The Legend keep going😍
Congratulations manka
my brother wayama keepgoing
Mahadsanid wll qli
Good luck brother ❤
Congratulations 🎉maanka wayamo wanku sugayna adna pro kaweran dhanka romaniya ma ka fududahay
Zxp serbia kasoo hadal hadii aan visa dalxiis kusoo galo oo faro la iga soo qaado kedib hdaan hadhow kuba guulaysto inaan German ka imaado miyuu serbia igu celin karaa
Maya zxb qof ku celineyso ma jirto ee visaha Serbia igu cawi
Ireland rabaa sxb macquul miyaa from somali to turkey to greece to Ireland 🇮🇪
Masha allah aii fcn waaye
Hambalyo 🎉❤ manka
Zxb haduu qof uusan ii joogin yurib neh aa ni first ahay😢
Iam ready to went europe us amigrants who is ready
Hi
Asc wayaamo ....
Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid
😂😂😂😂😂wiilka saxibkaa isku naanes ayaa nahay anaa Manka lii dahaa😅😅😅
Hestan amraca ayaad kudhagesaneysaa
Aniguna afrca ❤😂
😅😅😅😅
Zxp mxd dadka ugu jawaabi weydaa horta wankugu daalee
Hambalyo maanka❤❤❤❤😅
Passport ka fega xagee laga helaya wll markad joogto Greece
Thanks bro ❤
Hambalyo wll Maanka 🎉
Serbia Malaga bixi kara lacgta mukhalasku wa inte wll
Jafta greece kasoo hadal bada waa lays qabn turkey hada jafta amni ah markaa kaso hadal huuno please
Turkey ga miyaad joogtaa wll
Wx wara mka heshay
South africa ayan joogaa Europe ayaan tagay hda iyo kow waxbarasho miyaan galaa ani inaan xamaasho ayaan rabaa marka hda iyo kow school mabilaawi karo waqti igu socdo
Sxb luqada lee iska Bari kadibna magaalka iska dhici
Wllo hada halkee Europe ka joogta
Sweden
Pro ani xita South Africa 🇿🇦 joga ee qab nuce ku tagtay Europe xagena umartay pro hdane wadanke jogta ne jwb ka suga legenow
Qaab nooce ku tagtay Europe
Walal ireland kawrn wadan fiican miya kaso hatal plz sida jarmalka shaqo ma liisiina inataan sugayo sharciga warbixin buuxda noga so samay walal plzplz
Sxb shaqo haka fekerin horta wadanka ka bax yurub tag markaas waxaas ka feker
Hambalyo hambalyo manka aros wacan will iyo Cano iyo Gabar iyo Cano Masha alah
Hanblyo manka 🎉
abowe mcn hal noga jawab qabken uga bad badi karna lacagaha tirade badan on ugu iman karna kun iyo shan boqol
*Interviewga sidee loo basaa barnamij kasoo diyaari sxb*
Thanks pro 👍🏽
Hbly
Kwrn hadaan turkiga kasoo galo to Greece
Poland cida isocota isoo raaca bisha 1aad
Abowe aniga uu bahn cawiimad maa ii cawiin karta
Hambalyo maanka
Intee kaala soo XariiRaa pro
Maraxow sharma hanugu hor caayin
Thanks wllkay
Hambalyo manka
My boy wayaamo
Hambalyo hambalyo manka
Congra Manka Gabar iyo Caano Wil Iyo Caano
Zzp wayaamo waan ku waydiyay norwey sidee ku imanka raa
Hamblyo maan
BiG Man WayaMo❤🎉
romaaniya ka waran bro
Hambaloyo manka😊😊
Hambaliyo manta wiil iyo caano gabar iyo cano
Hambalyo manka😂
Sxb somali shiid aa iigu haayo buufis na wee iihaya
Hayeey dooliga😂😂
Hambalyo maanka🎉
Poland 🇵🇱 kwrn wll
Sxb wayaamo guuleyso ❤👑🙏
Romania 🇷🇴 ka soo hadal wll
🎉🎉🎉🎉🎉
Congratulations 🎉manka😂
❤ Asc, walaal. Waa maalinkii koobaad ee aan ku daawado, kuguuna soo xidhmo! ❤ waan kaa faa'iday. Xaggaan kaaaga soo hadlikaraa?
Waxad iga cawisa wallo marocco to Spain raba ma furanthy baddu
Maya saan filayo wadadaas qof maraya ma arkin
Big boss
sxb wayaama meel lagala so xiriiro isheeg taloyiin ayan karaba?!🥲🥲
Habayo Maanka
Wayaamo ex ciyaal xamar❤
The legend 😊
Mahadsanid wll qlli
Dadka jooga kawarn wll
Tngs pro
Hadad rabtid inan islabaxno oo aan qarada madow katagno hi sodeh aan lmbrkeyga kusodire
Hampalyo man of man united ❤❤🎉🎉
😢zxp Arin aaa kaarawaa
Nin adag ❤❤❤❤
Zxb romania kasoo hadal?
wayamo waxkasto wala socota mahoo😂😂😂😂
Hambalyo Maanka sxb
Keep goinig pro
Hambalyo 🎉zxp
Hamblyo man🎉😊
Lagenow xalay saa ku daawanaye hurdo la,aan i dhigtay😂mideeda kle isku naanis wadana😂
😂😂😂
@@Wayaamowara sharma boy ragbuu ka dhshy kaa tiro iyo tayo badan laangab hawiye futo madowe ah ba tahay adiga iyo jarerta isma dhantan orod walsha Alshabab ka xoray adoonyohow WLHY MESHA JOGTA KUGU IMANAYA NIN WEYN OO GAR LEH OO HADANA KU LEH CIYAAL XAMAR BAN AHAY ADER QABILKGAGA SHEGO FUCKING USELESS QABIILYSTE DIB DAME KUMA DAWAN DONO
@@gooleyare9620 Maxa ka badali kartaa hee ciyaal xamara ahay kuna dhinta janadana ku gala.😂😂
@@Wayaamo nio 😂😂 sharma boy anaga so sarnay marka leedihin maa socdaal iyo fartun balbalarka iyo catoosh iyo kuwas hawiye idinla shegta xamarna kula degan maa so dhisto iyaga
Nio hawiye oodhan ama reer koonfur wixi Gaalkacyo dhinaca loo dhaafo oo dhan baa sida ciyalka u dhaqma bal nin weyn oo Alshabab dacas wata uu walshi Gondhob ku waso subxanllah
Albania kaso hadal zxb
Wll
Boland kawarn dalxiis Somalia laga baxa maqley wllo
Boland ebar waye haku lugoin walal
Sxb Romania 🇷🇴 kwrn hadaa imaado mka bixi karaa.
Wayaamo bro waxa ku wedina schengen visa ma la isku dhibi kara hadi faro safarada ka so qaday
hambalyo manka 💝💝
Sxb adi halked jogta wayaamo reply bless
Sweden sxb
Zxb turkiga fiisaha wuu joojiyay layna cid noo gadaysa ma lahee xalkale mhysaa
Hargysa wa la bixiyq sxb
@@Kamalkamal12347sxb burcan joga visa Turkey ah sidan ku heli kara
Wiil iyo cano
Hambaluo zxp mankap
Visa dalxiis kwrn wax jiro mthy
Hambalyo
Passport kenyan hada hysto hada hysto miyad leen gadanysa mise asiga ayaba ku adi karta passport ka wadamda yurub plz jwb
Line waxaa waye visa Shanghai
Hambalyo🎉manka
Hambalyo maanka❤