5 Arin o an jarmalka 🇩🇪 uga xulan laha wadamada kale ee Europe | 2024 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 144

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 9 หลายเดือนก่อน +9

    Mahad santahay sxp wayaamo
    inshalaH garmany wan tagayaH 🇩🇪

  • @CabdiraxmanMaxamed-n1u
    @CabdiraxmanMaxamed-n1u 4 วันที่ผ่านมา

    MaashAllha guulayso

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 8 หลายเดือนก่อน +20

    Tnnks pro hadan u soo socda oo tunusia ayaan jooga doonti uun ii hadhay isoo duceeye 40 qof ducadooda waa la aqbalaye plz mahadsanidiin

  • @demmed9102
    @demmed9102 21 วันที่ผ่านมา

    Thanks bro

  • @kurana289
    @kurana289 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waan kaga mahad celinaya sida wanaagsan aad noogo soo gudbisay warbaxinada muhiimka guuleyso sxb wayaamo ❤👑🙏

  • @MahadInhoAntonio
    @MahadInhoAntonio 5 หลายเดือนก่อน +1

    Legend intaa sheegtay xaqiq wye ana Munich joga 2015 imaday 🇩🇪

    • @GeoHistoricalFocus
      @GeoHistoricalFocus 4 หลายเดือนก่อน

      Passport ka germany ilaa intee lagu qaataa

  • @nashaadqurux6122
    @nashaadqurux6122 9 หลายเดือนก่อน +20

    2024 🇩🇪 wan tagaa inshllah😢💋🥰

    • @abdiselamsultan
      @abdiselamsultan 9 หลายเดือนก่อน

      Anigaa socda oo Viso Sugaayo wll

    • @mohanfilms2024
      @mohanfilms2024 9 หลายเดือนก่อน

      Sxb viso noocee kutagaysaa ​@@abdiselamsultan

    • @nashaadqurux6122
      @nashaadqurux6122 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdiselamsultan dacwo mise

    • @abdinasirGermeny
      @abdinasirGermeny 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdiselamsultan visa jarmany miyaa mise midkale

    • @Som_eFootball8
      @Som_eFootball8 9 หลายเดือนก่อน

      Visa basaboor noce kujarate​@@abdiselamsultan

  • @maamehaybe6388
    @maamehaybe6388 9 หลายเดือนก่อน +6

    Insha allah Germany 🇩🇪 waan imanayaa 2024

  • @toufahdaher1163
    @toufahdaher1163 4 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much my brother❤❤❤

  • @MustafeLaamdheere
    @MustafeLaamdheere 6 หลายเดือนก่อน +3

    Germany 🇩🇪 my dream Country ❤❤

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 9 หลายเดือนก่อน +9

    2022 ayaan 1 joogay anoo safar ah waana iska dhaafay inan iska dhiibo luuqadiisa ayaan nacay iyo system kiisa oo ah federalism iska dhib badan hada daris kiisa joogaa

    • @Som_eFootball8
      @Som_eFootball8 9 หลายเดือนก่อน

      Zxb tahriib noce ku gashe yurub

  • @SiciidoMohaxirsi
    @SiciidoMohaxirsi 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah

  • @Sasukeardt
    @Sasukeardt 9 หลายเดือนก่อน

    InshaAllah wan imanaya 🇩🇪❤️

  • @MaryanIbraahim-mu1wf
    @MaryanIbraahim-mu1wf 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks wll wayaamo❤ I.a 2024 iman rabaa

  • @ismailLayaab
    @ismailLayaab 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi zxb qof dacada tahay you are best yutuber tahay...

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nin rageed bad tahay Zhp qofku haduu dadkiisa whxuu soo maray uga faaidynyo waa top person 😊

  • @AbdiRahmaan-tr7ll
    @AbdiRahmaan-tr7ll 9 หลายเดือนก่อน +8

    Austria 🇦🇹 kawaran 2024 brother 🙏

  • @AkaniAdem
    @AkaniAdem 5 หลายเดือนก่อน

    Legend baad thy wlhi zxp alle haku guuleeyo if iyo akhiraba

  • @FastBoy-wk2ti
    @FastBoy-wk2ti 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alx, sxb Germany 🇩🇪 wax dhaamo malahan allha wax wanaagsan ha naga siiyo.

    • @KhadraIsmaaciil-u3e
      @KhadraIsmaaciil-u3e 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wll information iga sii wll

    • @FastBoy-wk2ti
      @FastBoy-wk2ti 7 หลายเดือนก่อน

      @@KhadraIsmaaciil-u3e xagee kaala soo xiriiraa

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 9 หลายเดือนก่อน +5

    Austaria kaso hadal Wll xaalkeeda inta igu raacsan like ha ila dhaafin

  • @BILAALMohan-tt6mx
    @BILAALMohan-tt6mx 9 หลายเดือนก่อน

    ❤ thanks 👍 😊

  • @FarahMahamed-r2k
    @FarahMahamed-r2k 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wayaamo sxp kuma heeno

  • @xajarhayyaaj1790
    @xajarhayyaaj1790 9 หลายเดือนก่อน

    M.a wayaama waxbadan ayaan kaa faaiday

  • @abdirizakhassan5071
    @abdirizakhassan5071 8 หลายเดือนก่อน

    Walaalka xaafadaan soo mahan kortedala Torg

  • @HALAMADRID-ym3xc
    @HALAMADRID-ym3xc 9 หลายเดือนก่อน

    Wayaamo macalin xaadir ban ahyn video walba so dhigto ima dhaafo

  • @xajarhayyaaj1790
    @xajarhayyaaj1790 9 หลายเดือนก่อน +4

    2025 Germany 🇩🇪 i.a

  • @khaalidbache893
    @khaalidbache893 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro❤

  • @InshaarSiyat
    @InshaarSiyat 9 หลายเดือนก่อน

    Legend wayaamo keep going sxp❤

  • @Som_eFootball8
    @Som_eFootball8 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wayaamo zxb waku tagera wllhi mar un wakulmi dona hada kismaya joga i.a jarmalka raba ina tago

  • @osmanmohamud8454
    @osmanmohamud8454 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks 🤩

  • @abdinasirGermeny
    @abdinasirGermeny 9 หลายเดือนก่อน +5

    wayaamo sxp wadadee lagagalaa hadda jarmalka wadadee furan❤🙏

    • @zaki799
      @zaki799 9 หลายเดือนก่อน +2

      Ruushka to belarus to Poland and then Germany 😁

    • @Som_eFootball8
      @Som_eFootball8 9 หลายเดือนก่อน

      Halis waye meshas zxb ninka haqaldin​@@zaki799

    • @abdinasirGermeny
      @abdinasirGermeny 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@zaki799 war ruushka iyo belarus weyxidhantey wadadasi e polan toslogamadagikaro miyaa

    • @aishaahmed4400
      @aishaahmed4400 9 หลายเดือนก่อน +1

      Italy then Germany

    • @abdinasirGermeny
      @abdinasirGermeny 9 หลายเดือนก่อน

      @@aishaahmed4400 maxududbey leyihin labadooda? tedakale hadan visa italy ankuimado miyan faro laiga qadeyn? waa meeqa visaha italy??

  • @XamseSiraje-nf6eo
    @XamseSiraje-nf6eo 8 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp ano 18 jira maa laysoo dacwon karaya iyado iqabilaysa sida xaskayga

  • @riyadmahrez1724
    @riyadmahrez1724 9 หลายเดือนก่อน

    Holand kwrn 2024

  • @MaxamedCabdi-r3b
    @MaxamedCabdi-r3b 5 หลายเดือนก่อน

    Waan.soosocdaa.insha alah

  • @zamarcabdulahi4930
    @zamarcabdulahi4930 9 หลายเดือนก่อน

    Welcom back wayaama

  • @abdirizaakmohameddirie8624
    @abdirizaakmohameddirie8624 9 หลายเดือนก่อน

    The legend we miss🥰✊️🙏💯

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @daruraxma
    @daruraxma 8 หลายเดือนก่อน

    On the way insha allah 2024 ❤

  • @abdallacusmaan593
    @abdallacusmaan593 9 หลายเดือนก่อน +1

    Switzerland Ka soo hadal sxb wayaama.

  • @AbuubakarAli-em3gs
    @AbuubakarAli-em3gs 9 หลายเดือนก่อน +1

    Swezerland🇨🇭 kwaran pro? THANKS❤

  • @ibrahimugaas
    @ibrahimugaas 6 หลายเดือนก่อน

    Sxb muqalda nocan ah so badi ❤

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 9 หลายเดือนก่อน

    Keep going pro ❤

  • @ahmedabdlla2130
    @ahmedabdlla2130 9 หลายเดือนก่อน +7

    Sxb first person ahy vidoe yashada wax ima dhafo Kwrn still ano xamar jogo aya luqada Germany 🇩🇪 TH-cam ka barta

  • @asmabaaruud
    @asmabaaruud 9 หลายเดือนก่อน +7

    Walaal Austria kasoo hadal

  • @LaughLearn64
    @LaughLearn64 9 หลายเดือนก่อน +1

    Szb mcn ireland 15 jir hadan kutagayo cayrta wa meeqo hadi aan shaqeyo lacala wa intee bishii❤❤❤

    • @hadrawiking1099
      @hadrawiking1099 9 หลายเดือนก่อน

      Adigo adult qoroto amey ficntahay sxp

    • @LaughLearn64
      @LaughLearn64 9 หลายเดือนก่อน

      @@hadrawiking1099 szb leen kutagaya 15 igu qoran ma badali karo

  • @Hamood358
    @Hamood358 9 หลายเดือนก่อน +1

    Switzerland 🇨🇭 nah kaso hadal sxb

  • @awbaska88
    @awbaska88 9 หลายเดือนก่อน

    Isku soo noqosho wacan wllka❤

  • @nuuramumin2595
    @nuuramumin2595 6 หลายเดือนก่อน

    Airport ka maiska dhibi kara wll qofki wax ka og haishego

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz 8 หลายเดือนก่อน

    Walal ka so hadal hal arin qufaan yaraantiis aan wax sobaran yacni aan school so dhiganin yaratiis majira wax barasho ma ka jirta school dadga waa wayn dhigtaan jwb isii plz plz walasha ayan ahy jawb fiicn ika sii plz

  • @abdiaden682
    @abdiaden682 9 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @ahmedbadmaceeye6787
    @ahmedbadmaceeye6787 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp portugal kwrn

  • @aadancismanyuusuf5452
    @aadancismanyuusuf5452 8 หลายเดือนก่อน

    Switzerland 🇨🇭 ka soo hadal

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM2807 9 หลายเดือนก่อน +1

    Diyaar jarmala inoo balan ah❤

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome back

  • @MaryamHussein-x4n
    @MaryamHussein-x4n 8 หลายเดือนก่อน

    Wllo intarfuyuga sharciga lagugu siinkaro kaso hadal Germany🥺plzzzz

  • @jam4me_official808
    @jam4me_official808 9 หลายเดือนก่อน

    Switzerland kaso hadal next vidoe ishllh widday

  • @BILAALMohan-tt6mx
    @BILAALMohan-tt6mx 9 หลายเดือนก่อน +1

  • @amira-wv6cb
    @amira-wv6cb 9 หลายเดือนก่อน +1

    Holland kaso hadal walalky adoo mahadsan

  • @BukhaaricabdirisaaqHassen
    @BukhaaricabdirisaaqHassen 8 หลายเดือนก่อน

    Switzerland kasoo hadal

  • @BukhaaricabdirisaaqHassen
    @BukhaaricabdirisaaqHassen 8 หลายเดือนก่อน

    Switzerland kasoo hadal meel fiican miyaaa

  • @fartunmohamed4225
    @fartunmohamed4225 9 หลายเดือนก่อน +1

    Holland ka soo hadal

  • @mudiali719
    @mudiali719 7 หลายเดือนก่อน

    Meshan America la modaa magaca magalada inaa noo sheegto aheed sxb

  • @NashwoNalka
    @NashwoNalka 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxbow kasoo hadal mechnic ayaa ahyd waaka tagtay
    Sababta aad mar ug tagtay waa sheegtay xuriyada
    Mar kahadal dadka xirfadah bartay sida mechanic lacagta ayku shaqeeyaaan
    Xtaa adiga miyaa baratay shahaado miyaa qadatay
    I hope inaad kasoo jawaabto

  • @ridwanbashi3966
    @ridwanbashi3966 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb

  • @dhiirigaliyeofficial1751
    @dhiirigaliyeofficial1751 9 หลายเดือนก่อน

    Wad mahad san thy wllkei

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 8 หลายเดือนก่อน

    Sxip iso jawap
    Hadan polan visa dalxis ku imado kadib germany an train uso raaco pasportkayga iyi wraqahayga dhanna an jarjaro oo turo sidaasna aan germany kuso galo ani pila passport ah ciidankana aan isku dhiibo sxip mala i aqbalaya hada si wacan oo magan galyo malaysiinayaa

  • @BukhaaricabdirisaaqHassen
    @BukhaaricabdirisaaqHassen 8 หลายเดือนก่อน

    Switzerland kasoo hadal meel fiican miyaaaa

  • @englishmentorpodcast
    @englishmentorpodcast 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shp France ku soo xeji

  • @NasserAli-dm5xu
    @NasserAli-dm5xu 9 หลายเดือนก่อน

    Switzerland kaso waranba e
    Sxpow 🙏

  • @abdiselamsultan
    @abdiselamsultan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Belarus Baan Usocdaa Jarmalka rabaa in aan sii galo yaa Diyaar ah✌️✌️

    • @HALAMADRID-ym3xc
      @HALAMADRID-ym3xc 9 หลายเดือนก่อน +1

      Belarus wa adagtahy sxb Airport dhib badan kala kulmee dadka wadankas wa dad mashquuul badan

    • @IimaanCabdulaahi-rp8gc
      @IimaanCabdulaahi-rp8gc 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@HALAMADRID-ym3xcinte la mara marka

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 9 หลายเดือนก่อน

    Buufis ilahy Ima Galsho alx

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 9 หลายเดือนก่อน +1

    12 maqribnimo mise 6:00pm maqribnimo 😂😂

  • @abdikariimyusuf1321
    @abdikariimyusuf1321 9 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp poland 🇵🇱 kaso hadal tahriib malgu mari karaa lph

    • @abdinasirGermeny
      @abdinasirGermeny 9 หลายเดือนก่อน

      visaha polland wa meqa tolow sxp

  • @osmanmohamud8454
    @osmanmohamud8454 9 หลายเดือนก่อน +1

    Austria ka waran😎

  • @AHMEDKAAHIN-t3r
    @AHMEDKAAHIN-t3r 5 หลายเดือนก่อน

    SXB HADA MA SWEDEN BAD KU NOOSHAHAY MISE GERMANY

  • @TAARIKH202
    @TAARIKH202 9 หลายเดือนก่อน

    Wayamo please Netherlands kasoo hadal

  • @zamarcabdulahi4930
    @zamarcabdulahi4930 9 หลายเดือนก่อน

    Sxb wayaamp codsi waaye France xog iga sii adoo mahad san

  • @samiir_ayaan_official
    @samiir_ayaan_official 6 หลายเดือนก่อน +1

    Meqa sano is qadene inaad qof familkaga kusoqado ama udacwooto

  • @apdisalaanfarah5001
    @apdisalaanfarah5001 9 หลายเดือนก่อน +1

    2024 diyar matihin aynu izbahysanee ale hasahle yabaxaya

    • @apdisalaanfarah5001
      @apdisalaanfarah5001 9 หลายเดือนก่อน

    • @abdinasirGermeny
      @abdinasirGermeny 9 หลายเดือนก่อน

      xagee kadagnaa markaa anigu pollan raba inantos ugadago xagejogtana adi

  • @Ridwaan_abdi
    @Ridwaan_abdi 9 หลายเดือนก่อน

    Sxb Ireland 🇮🇪 kwrn inaa aado Qorsheenaya

  • @calikayh5062
    @calikayh5062 9 หลายเดือนก่อน

    Sxb kawaran wadanaka luk sunburned

  • @abdirahamanhassanmuse
    @abdirahamanhassanmuse 9 หลายเดือนก่อน

    Ceeb ka weyn ma jirto wllhi😂 shaqeysta dheh

  • @xasanxiis1999
    @xasanxiis1999 9 หลายเดือนก่อน

    War sxb hadda rabaa inan cagta soo furo haduu Alle idmo

    • @thearmanahmed_
      @thearmanahmed_ 9 หลายเดือนก่อน

      Sxp xgee joogtaana?

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 9 หลายเดือนก่อน

    Lpx ado rali ah russia kasohadal

  • @usernotfound162
    @usernotfound162 9 หลายเดือนก่อน +3

    Spain 😍 🇪🇸 is the best

  • @Ikranqaasim
    @Ikranqaasim 6 หลายเดือนก่อน

    Giidiga sad kagaga so bxday noga so warn

  • @doppamicaffine.
    @doppamicaffine. 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kawaran hadad sharci greek soo qaadayid

    • @thearmanahmed_
      @thearmanahmed_ 9 หลายเดือนก่อน

      Sxp Greece miyaa joogtaana

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 9 หลายเดือนก่อน

    Iraland kaso hadal

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 9 หลายเดือนก่อน +1

    Farnce routing afsomaliga

  • @zuuzanbinruguure9209
    @zuuzanbinruguure9209 6 หลายเดือนก่อน

    𝚃𝚊𝚎𝚖 𝚔𝚊𝚐𝚊 𝚒𝚗𝚊𝚗 𝚔𝚞𝚜𝚘 𝚋𝚒𝚒𝚛𝚘 𝚛𝚊𝚋𝚊𝚊𝚑 𝚝𝚠𝚕𝚒𝚢𝚎❤

  • @BILAALMohan-tt6mx
    @BILAALMohan-tt6mx 9 หลายเดือนก่อน

    ❤ thanks 👍 😊

  • @BukhaaricabdirisaaqHassen
    @BukhaaricabdirisaaqHassen 8 หลายเดือนก่อน

    Switzerland kasoo hadal meel fiican miyaaaa

  • @BILAALMohan-tt6mx
    @BILAALMohan-tt6mx 9 หลายเดือนก่อน

  • @BILAALMohan-tt6mx
    @BILAALMohan-tt6mx 9 หลายเดือนก่อน

  • @BILAALMohan-tt6mx
    @BILAALMohan-tt6mx 9 หลายเดือนก่อน