Faadumiina oo si layaab leh ugu jawaabtay Jido Koosta heestii geelow darteeda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • #shaaciyeone#
    Thank you for watching, Subscribe
    Like, Comment, Share
    waxaa tahay taageerahayga ruuxiga ah I love you all

ความคิดเห็น • 81

  • @SomaliohioTv24
    @SomaliohioTv24 4 ปีที่แล้ว +15

    walee waa la is keenay Fadumiina runta ayay ka hadashay wlhi yaa igu racsan in fadumiina ay tahay legent

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah fadumiina sheekh hilowle runtey shektay waxayna tiri wa walashey jida shiikh bashir na wan jeclay heesahedana waba jeclahay ✅

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว

      haa heey sax waaye adna nagu soo biir hadaad horay subscribe u saarin

  • @zamzamshire500
    @zamzamshire500 4 ปีที่แล้ว +2

    Jido shiikh bashiir koosta waa fanada buuxda waaye oo dowlada soo tabaratay waxa yaab ah naagahaan maano wiiftooyinka ah ha ka dhamaadaan jido

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว +1

      zamzam shire thank you Wll mcn hana ka ilaabin subscribe adoo mahadsan

  • @ibadoosman837
    @ibadoosman837 4 ปีที่แล้ว +3

    Jida waa fanaanad hore fadumiinana waa caaqilad

  • @naimaenow7060
    @naimaenow7060 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Alaah

  • @sucaadmacalincilmi5731
    @sucaadmacalincilmi5731 4 ปีที่แล้ว +5

    Faadumiina saqajaanimo iyo kibir meelka cidlaa mataqaano jido koosto legend waaye viva jida shiikh bashiir

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว

      hada ma ahysan caynin ee way amaantay please muqaalka si fiican u daawo oo dhamayso adoo raali Subscribe iyo furashada alarmiga ha ka ilaabin channel kayga

    • @sucaadmacalincilmi5731
      @sucaadmacalincilmi5731 4 ปีที่แล้ว

      show faadumiina saqajanimo iyo kibir mataqaan sidaas laki iyo doqonta farah kaftan aan kawadaa jido koosto legend waaye

  • @mohammedmursal9649
    @mohammedmursal9649 4 ปีที่แล้ว

    Jido kosta waa fanaanad weyn oo dacaayad uma baahna .faadumiini sidoo kale laakin insiyaanotaa jidaa leh waa la ixtiraamaa !!!

  • @zamzamshire500
    @zamzamshire500 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allaah fadumiina geesiyad ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abbaart720
    @abbaart720 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Salan Sare Bro Shaciye Runta Waye :)

  • @hanadcabdi5059
    @hanadcabdi5059 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @aminaali3376
    @aminaali3376 4 ปีที่แล้ว

    Wow masha allah faadumiina waa qof aqyaar ah oo aan ujeclahay oo runta oo daacat ah oo qalbi furan dad jecel laakiin dadka qaar majecla laakiin aniga she is my favorite run ahaantii sidey ulibisato l loved 😍😍😍😍😍😍😍👍

  • @ayanlekasim9296
    @ayanlekasim9296 4 ปีที่แล้ว

    Fadumiina sas waye gadal kagaraa gobtii domiyaan wax usheg hee aqwan from Canada we love you ❤

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 💖💖💖❤️❤️

  • @baashiyare3715
    @baashiyare3715 4 ปีที่แล้ว +2

    heesta dabin nin lo dhigay sitey m shiikh inay qaaday ban modayay heesta kale waxidkeyga weyn ee ku jirtay sharaxi la tumay sheka ka danbeysay luul jeylani inay qaday ban modayay but i like all jido sitey, lul jeylani

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 4 ปีที่แล้ว +2

    Farax kaftan iyo laki waa muryan

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 4 ปีที่แล้ว

    Fadumo mini waa fananad qaalbi fiicaan an tageero uu ahay

  • @qeesiyoleelloqeesiyoleello3517
    @qeesiyoleelloqeesiyoleello3517 4 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 4 ปีที่แล้ว +1

    War lalabadaada meesha kala tag TH-camr kuma fiicnide. Alla lalaba badanidaa gabdhahaan walaalaha ka dhex bax haddii aadan naag aheyn, allow aanan ku subscribe gree.

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 4 ปีที่แล้ว +2

    viva fadumiina

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว

      Muna Suudi thank you 🙏

    • @umuomar1782
      @umuomar1782 4 ปีที่แล้ว

      @@shaaciyeoneshow you welcom brother👍

  • @Random-uf6ky
    @Random-uf6ky 4 ปีที่แล้ว +1

    Aan idin baro cali uwaaa waa mameliga qora heesaha iyo laxanka

  • @caishafarah8133
    @caishafarah8133 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw qofka sadexada ahay manta

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว

      Nimo waa runtaa waxaad mudantahay love iyo like adiga iyo Kaltun Omar thank you

    • @caishafarah8133
      @caishafarah8133 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shaaciyeoneshow thanks wllkay cabdisalan one love bro keep going.

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว +1

      @@caishafarah8133 Adigaa mudan oo u taagan in aad garab i siiso waana kaaga mahadcelinayaa

  • @fartunfarax3549
    @fartunfarax3549 4 ปีที่แล้ว +2

    War cad waaye

  • @ramzyramzy9340
    @ramzyramzy9340 4 ปีที่แล้ว +1

    iid yawaaye jiko koosto🤔

  • @waaberyqasim6973
    @waaberyqasim6973 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha waxaan kuu sheegaa feynuustii fanka waa alaha uraxmado faadumo qaasim hilowle huumo sheeq hilowle ooloo yaqan faadumiina ok

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว

      waa sax wll mcn waadmahadsantahay lkn ujeedka ma ahan in la isku qaldaayo faadumo qaasim iyo fadumiina ee waa hal-qabsi bes ah ok

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤️ qaali 🙏♥️👌😘💞 my sis ❤️👸🙏🙏🙏🙏🙏🙏💕💝💝💝♥️♥️👌👌👍😘😘😘💋💋💋💋💋💓💓💕

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 4 ปีที่แล้ว +2

    Faadumiina naag ishubta igadheh dadaan cimrigeeda qadatay u doonoyso heesaheyga Farah hakeyga qaado hibanuura ayadoo nool aaheesaheeda laqaada xasan adan maryan mursal adigana kuwas kma sharafbadnid

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว

      Sax lkn qof kasta in uu cadkiisa dhacsado waa asaga iyo kartidiisa soo ma ahan hee

  • @Random-uf6ky
    @Random-uf6ky 4 ปีที่แล้ว +1

    Caaatamaaayey urayso

  • @abdullahidhore3520
    @abdullahidhore3520 4 ปีที่แล้ว +1

    Adiga youtupe ma laguugu talagalin

  • @Random-uf6ky
    @Random-uf6ky 4 ปีที่แล้ว +1

    Hanadaalin heerxamar kaan qabarada usuqaadanaaya

  • @sadiaabdi1432
    @sadiaabdi1432 4 ปีที่แล้ว

    Sax waa qof qalabi ficn waye

  • @zeynabomar1703
    @zeynabomar1703 4 ปีที่แล้ว +2

    nin weyn ayaa thy si qurx bdn u hadal

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว

      ismahaan siman ma I baraysaa sida loo hadlo

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 4 ปีที่แล้ว

    Wax khayr idiin leh ka dooda hees iyo waxan khayr idinku jirin ha ka doodina

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 4 ปีที่แล้ว +1

    wll horta adiga maxaad islaamaha oga dhax shaqeysaa.

  • @Random-uf6ky
    @Random-uf6ky 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa a iska leh cali uwaaa qabiil kiisa iyo abtiyaaashiis

  • @MohammedMohammed-xl5pj
    @MohammedMohammed-xl5pj 4 ปีที่แล้ว +1

    Odaygan weriyaha cajiib kolba sidii fayuuska ku jiro ayuu u hadlaa shalay iyo maanta

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkk maxaa aragtay bro

    • @MohammedMohammed-xl5pj
      @MohammedMohammed-xl5pj 4 ปีที่แล้ว +1

      show haa saxib shalay jida koosta ayaa mashxada laheed oo aad cirka geysay maanta fadumiino Benito laki miyaa beri dambe farax kaftan miyaa

    • @MohammedMohammed-xl5pj
      @MohammedMohammed-xl5pj 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxib qalad ha ii arkin bashaal lee waaye
      Dadkii iska soo caytamaayi ma ee kalagooso

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว

      @@MohammedMohammed-xl5pj muqaalka in fahanto isku day o dhamayso si aad u fahanto

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว

      @@MohammedMohammed-xl5pj bro qalad ma jiro in aad wax fahanto lee rabaa bro adoo mahadsan

  • @ramzyramzy9340
    @ramzyramzy9340 4 ปีที่แล้ว +1

    Us kan hool maqawo😏

  • @safachannel4040
    @safachannel4040 4 ปีที่แล้ว +3

    Hhh runta aa fiican been waa lagaaga daba imaana ma oho

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว +1

      haa heey beenta lug bes ayay leedahay

    • @ncnalowcabdulqadircabdirax5964
      @ncnalowcabdulqadircabdirax5964 4 ปีที่แล้ว +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💗💗💗💗💗🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴👌👌👌👌👌👈

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 4 ปีที่แล้ว

    adiga waxaakududeysaa dadbaalasooadegsaday lkn adiga yaakusoodirsaday adigoo ninah ayaanaagaha kadhexshaqeysaa war xishoo

  • @rahmoranbowchannel4948
    @rahmoranbowchannel4948 4 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 4 ปีที่แล้ว

    اعود بالله من نكم. دنياء اءخير زمان. انت. تهاوشون. اغنيه. خلاص طفشتونا

    • @faadumomaxamed3304
      @faadumomaxamed3304 4 ปีที่แล้ว +1

      🎁🎁🎁❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡💛💛💞💞👄👄👄🕋

  • @ruunabdullahi6736
    @ruunabdullahi6736 4 ปีที่แล้ว +1

    qaaanis yahoo islamaha ka dhax bax jarerkaa taaa was naagaha maxa ku dhax galiyay

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว +1

      Ruun Abdullahi hhhhhh war qurux badan ayaad ku hadashay

    • @ruunabdullahi6736
      @ruunabdullahi6736 4 ปีที่แล้ว +1

      hadaba i fahanty waaad roontahay jareer ciyow wax fahmay adaa igu horeyay😂

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  4 ปีที่แล้ว +3

      @@ruunabdullahi6736 Masha allaah waxaan arkaa in aa tahay qof adaab wanagsan la soo baray wowo horey u soco nin ama nag waxaa tahayba

    • @sharifhuseen6535
      @sharifhuseen6535 4 ปีที่แล้ว

      madiino cabdi cali samow badanow ma laheenoo waa qaldanhay jido

    • @munahassan5579
      @munahassan5579 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ruunabdullahi6736 naa wiilka ca caayin jareer waxba Uma galine jareer iyo jilecna ilaah aburay afkaga wax ku la har