DEGDEG: Sheikh Mustafe oo Hadda Ka Hadlay Natiijadda Dagaalka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV TH-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

ความคิดเห็น • 510

  • @aadamtanbiih
    @aadamtanbiih ปีที่แล้ว +23

    Sheekh mustafe Allow ku sii cumri dheer iyo caafimaad taam ah. Abaalkaaga rabbi haka dhigo jannadii firdowsa.
    Runtii waa jecelan lahaa in uu muxaadaro dhameystiran inooga hadlo qiimaha midnimada muslimiinta iyo xuduudaha gaaladu ay inoo dhigeen waxa ay ina dhaxashiiyeen.

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว +2

      jabuubti iyo itoobiya iyo kenya ku biira

    • @aadamtanbiih
      @aadamtanbiih ปีที่แล้ว +1

      @@hanalander
      Wll meelkasta oo muslim joogo waan ku biiri, waana mideyn Alle haddii uu ii ogolaado. Muslimiintuna waa walaalo waana hal jir.

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว +1

      @@aadamtanbiih good for you! Somaliland cidna uma baahna!

    • @aadamtanbiih
      @aadamtanbiih ปีที่แล้ว

      @@hanalander
      Somaliland sow muslimiinta ka mid maaha? See ayaan loogu baahnayn?

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว +1

      @@aadamtanbiih waxa la yiri kii tiisa daryeela ayaa tukale ku daro, isaka soo xoree amison, somaliland wadankeeda waa xor cidkale uma baahna, or keep living delusional and wakanda dream of somaliweyn aka darood project

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 ปีที่แล้ว +17

    I'm from Kenya,I feel pain daily whenever I hear the fighting between Rer Sh Issack and Dhulbahte is escalating. MY BROTHERS THAT SIMPLE "ISSUES" should be discussed once and for all ASAP.

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว +2

      FYI: the issues in laascaanod is DAROOD PROJECT! meant to harm Somaliland!

    • @farabathanmoalimmohamed8373
      @farabathanmoalimmohamed8373 ปีที่แล้ว +1

      @@hanalander are you serious, Isaaq and Daarood but the problem is too much cuqdad about Daarood I'm sorry mcny

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 ปีที่แล้ว +1

      @@farabathanmoalimmohamed8373 correct 👏👏👏👏

    • @fridayversion4581
      @fridayversion4581 ปีที่แล้ว +2

      Isaak people saying british gave that land to them 😅

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf ปีที่แล้ว +1

      Somaliland government and outlawed militia supported by Puntland.

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhu runbu shegay khayr ALLAH hasiiyo lakiin dhagihii ilahay waniyo baa wansan

  • @aadamtanbiih
    @aadamtanbiih ปีที่แล้ว +24

    Codsi walaalaha qanaatka waxa aan ka codsanaa in ay inoo soo dhigaan kalimada Sheekh mustafe oo dhameystiran.
    Mahadsanidiin.

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 ปีที่แล้ว +1

      Ma so dhigayaan waxay diidan yahiin afkaartiisa waayo Xakuumada wadanka ayaa ah Dictatorships

    • @aadamtanbiih
      @aadamtanbiih ปีที่แล้ว

      @@ahashi7828
      Sax

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow sh Mustafa cimrigiisa noo dheere❤❤❤❤❤

  • @AliDhunkaal
    @AliDhunkaal ปีที่แล้ว +18

    Shiikh mustafa allah haku xifdiyo

  • @MrGengad
    @MrGengad ปีที่แล้ว +52

    Even Sheikh Mustaf understood the importance of been united, Somalia unite for the sake of Allah and not for Qabil.

    • @ganidirir8661
      @ganidirir8661 ปีที่แล้ว +1

      We hopefully everything will be fine ❤

    • @AhmedIsmacil-ok3ss
      @AhmedIsmacil-ok3ss ปีที่แล้ว +5

      Somaliland wa muqadas bal qarax imika wakaase waana qabiil

    • @book2316
      @book2316 ปีที่แล้ว +1

      He said anyone who says I'm going to unite the Muslims is dreaming and lying to himself!

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 ปีที่แล้ว +8

      ​@@AhmedIsmacil-ok3ss muhiimada waa in madaxa lagaa garaacaa. Goojacade car kasoo bax. Insha allah waxaan rajeenaa next mouth in burco leeslatago Hana cararin sidii waagiii hore. Nooma faani kartid somali hadii aanahay waa kunaqaanaa. Viva ssc from galmudug ciid wanaagsan qashinkaana mesha kasaaraa.

    • @nugaal012
      @nugaal012 ปีที่แล้ว +2

      Saaxiib maad fahmin waxa Sheekhu ka hadlay. Wuxuu ka hadlay in Muslim oo dhan u baahan yahay inay midoobaan. Maaha Soomalinimo ama qoomiyad gaara qaxa uu ka hadlay.

  • @farxiyaaxmed3826
    @farxiyaaxmed3826 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa allah sheikh mustafe xaaji haaruun hadaad maqashay qofkaasi diintuu ku ciraystay waa sida sheekh mustafe allaa yaxfidak

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah sheikh mustafe waa caalin
    Ilaahay ka baqaya, Ilaahay ha Ina garansiiyo runta uu inoo sheegay. May Allah always protect u.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah shiikh

  • @ayanmohmed510
    @ayanmohmed510 ปีที่แล้ว +3

    Allah xftiyo Shiikh run baa ku hadaley allah umada muslimiinta iyo umada soomaliyeeda mideeyo quluubtooda allah isku soo jediyo insha allah

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdulillaah Danigeygi aan kaqabay Sheekh Mustafe Allaha ii rumeeyay baa mahad leh. Mashaa Allaah Sheekha waxuu yidhi:- "Xariiqimaha hala tirtiro Xariga Ilaahayna SWT halawada qabsado"

    • @xaliyetv2024
      @xaliyetv2024 ปีที่แล้ว +1

      Kalmadu Culus oo quwad badan ku fadhiya!

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว +2

      hadii xariiqaha la tirtoro goorma ayaad ku biiri itoobiya, jabuuti iyo kenya?

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      @@xaliyetv2024 beenta jooji

  • @MubarikJARMANY-rs2rj
    @MubarikJARMANY-rs2rj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalah❤❤❤sh.mustafe jasakaluhakhyr

  • @Somfox1
    @Somfox1 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 ปีที่แล้ว +11

    Maasha allah xaqiiqda ugu tag sheekh mustafe

  • @cabdimuuse4205
    @cabdimuuse4205 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaah Ilaahay khayr ha ku siiyo

  • @hodanmahamoud7902
    @hodanmahamoud7902 ปีที่แล้ว +10

    Jasaka ALLAH KHAYR SHEEKH

  • @samiaali8763
    @samiaali8763 ปีที่แล้ว +17

    Soomaalida waa iney maq laan dadka ulul caqliga ah sidey jaahilkaba umaqlaan

  • @fardusshacni
    @fardusshacni ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah ❤❤

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf7216 ปีที่แล้ว +3

    Sh musdhafe alah habarakeeyo

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu kheer shikh mustafa allaha kuxafido xaqa lasheegaa xaq Haba qaraaradeh

  • @mikemiki1020
    @mikemiki1020 ปีที่แล้ว +6

    Jazaakalaaah sheekh Mustafe quus baan kaa taagnaa hadase sheekhaan aqaanay baad noqotay

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +1

      Walaahay anba waan ka quustay

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 ปีที่แล้ว +1

      Waa markuu reerkaaga waxay aaminsanyihiin sheegay qabyaalada ayaad Diin utaqaanaa lkn sheekh mustafe waa shakhsi

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 ปีที่แล้ว

      ma sheekha aamusnaa ayaad ka quusatay waad xanuunsanaysaa dee 4:59 4:59 5:00

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

      @@cabdalacawilyoohiye3 xanuunkayaga xitaa ma nagu haysataan hhhhhh xajaaib idooroow

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 ปีที่แล้ว

      @@DARWIISHAD dalku xuduudo ayuu leeyahay hadii daarood ahaan aad udiidantihiin dagaal udiyaar garoowa waynu kala calaf qaadaynaaye.

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah tabarikalaah illaahay hadin xiftiyo dhamaantin nadana ita coladu ka jirto haka jebiiyo aamiin aamiin yaa allaah

  • @ibcohargeisa7478
    @ibcohargeisa7478 ปีที่แล้ว +20

    Xaq ayuu sheegay, Xaqa lagama aamuso, ilaahay ha barakeeyo cid kasta oo xaqqa garab taagan.

    • @sahroyusuf6848
      @sahroyusuf6848 ปีที่แล้ว

      Allaahuma aamiin allaahuma aamiin allaahuma aamiin jkz

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว +1

      muxuu sheegay?

    • @ikranmohamud4789
      @ikranmohamud4789 ปีที่แล้ว

      @@hanalander Somaliga kuma hadashid miyaa?

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      @@ikranmohamud4789 waxa la yiri wax halaguu sheegee maankaaga la kaasho! anigu waan aqaan laakiin waxaan ula jeeday maad fahmin

    • @ikranmohamud4789
      @ikranmohamud4789 ปีที่แล้ว

      @@hanalander sidaad u fahantay ayuu dadku u wada fahmeen. Ilaahay sheekh Mustafa ha ka abaal mariyo qowlkiisa wanaagsen ee uu umadan islaamka ah isugu soo dhawaynayay!

  • @xamdanuux9503
    @xamdanuux9503 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay cadbta ha igu fogeyo hadan kle tageeroh waligaynh ma samyn samyn dooni maaynh 😢😢😢😢

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      Ilaahay kuma cadaabo insha'Allah, walaal Garxejis baad tahay soo maaha

  • @caliali2324
    @caliali2324 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @abdikadirosmanshamin848
    @abdikadirosmanshamin848 ปีที่แล้ว +5

    That's true

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 ปีที่แล้ว +6

    Walaalkaa oo kaa gardaran oo ku dilaya, ma u seexo ba ku dhameeyo e

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Mustafe ALe Ha Xafido Runtuu Sheege

  • @khadarxaajiyuusuf8454
    @khadarxaajiyuusuf8454 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha barakeeyo Sh. Mustafe.

  • @xamdimohamedahmed8661
    @xamdimohamedahmed8661 11 หลายเดือนก่อน

    الله يرضى عليك وعلى والديك شيخنا وعالمنا الفاضل مصطفى حاج اسماعيل هارون

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa allaah

  • @ahmedkadarabdi5692
    @ahmedkadarabdi5692 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @xamdanmaxamed328
    @xamdanmaxamed328 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah hadal xaqiiqa ❤

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 ปีที่แล้ว +2

    MaanShaa,ALLaah Sheekh Mustafe Runta ayaad usheegtaydadka ALLaha kubarakeeyo Adiga iyo Culimada Musliinta oodhan iyo dhamaanteenba InShaALLaah

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 ปีที่แล้ว +5

    Maan sha allah Sheekh mustafe ilaahay haku xafido xaq baad sheegtay xaqdarada reer Laascaanood lagula kacay 😊

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 ปีที่แล้ว

    Jasakallaahu khayr sheikh, ilaahy Somalillan xaqa ha tuso Sheikhu xaqii wa cadeeyey in xudud gal xariqay muqadas Ahayn, Somalillan Allah ka baqa matada qaxday haso Noqdaane Cidanka kadulqaada Oo duqaynta kadaaya.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว +9

    CIID MUBARAK Illaahay Ha ku xafido sheekh Mustafe Illaahay Ha u naxariisto maatida iyo caruurta reer laascaanood iyo sidoo kale Ciidamada Somaaliland ee amarka iyo sharciga Beenta ah ku socda ee Dictatorships Muuse shaani iyo Islaamka oo dhan Aamiin Aamiin Aamiin

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      beenta jooji GARAAD-LAAWE iyo huwantii ilaahay dadka ha ka qabto

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 ปีที่แล้ว

      @@hanalander inaadeer Daarood waa idhalay oo waa ila dhashay oo waa abtigay oo waa Hooyaday ma aha inaan magaaladooda iyo GARAADADOODA iyo caruurtooda laayo. Muuse shaani iyo Mohammed Kaahin Illaahay wadanka Ha ka Qabto intaanu naga BURBURIN

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 ปีที่แล้ว

      a hashi adaa burburnaaya oo doonaaya meel isaaquun isagu yimaado muuse kursigaynu isku haynaa uun hadaynu nahay garxajis allaah haynooga qabto, se somaliland goboikeda sool kumaysoo duuline iyadaa lagusoo duulay, walina hal weerar may qaadin ee waa lasoo weerarayuun wayna isdifaacayeen ciidanka qaranka jamhuuriyada somaliland, from muusecabdale walahi

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 ปีที่แล้ว

      @@fowsicumar1073 Illaahaygii ku abuurtay ka cabso Dhulbahante waa degaan Somaaliland ka mid ah Ciidamada ayagaa keenay ee dagaal laguma qabsan marka haday yidhaahdeen hanaga baxaan waa in aan ka baxno Dhulbahante weligood waxaa xukuma madaxdhqmeed xukumina doona sidoo kale Isaaq laakiin Muuse biixi shalay ayuu yimid waana tagi haduu rabi idmo ee aakhiradaada u cabso .

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      @@ahashi7828 kula yaabi maayo oo cuqdad iyo caadifad ayaa kaa hadlisay XAAROOD XAARAAN waxay xasuuqeen MORE THAN ONE MILLION REER SHEIKH ISAAQA oo aan waxba gaysan ayay wadankooda ku soo duleen, caruurtooda nolosha ku gubeen, ceelasha ragoodii oo nool ku gureen, dumarkooda kufsadeen, xoolahooda la wareegeen, oo 30 sano dhib iyo balaayo u gaysteen oo ciidan dhan oo la yiraahdo ISAAQ DABARGOYN U SAMAYSTEEN markaa ilaaahay ayaa SNM u soo diray oo ka xoreeyayn DAAROOD DULI oo doonayay in sida ADOONTA U GUMAYSTAAN, laakiin ilaahay wuu u hiilay reer Somaliland markii uu ka xoreeyay DULIGII FOOSHA XUMAA EE KAGA SOO DULAAY FAILED SOMALIA-ITALIA. waa ayaan daro maanta inay dad doonaan in ay gumaysi dib ugu noqdaan oo ragooda sida xoolo loogu guro ceelal! Laakiin ilaaahay mahadii reer somaliland duli danbe aqbali maayaan mana dhaysan doona qof lacag la soo siiyay

  • @mighty3846
    @mighty3846 ปีที่แล้ว +1

    Mr. Waraabe dhiigaa ku kacay maanta ma uusan ciidin 🎉

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว +1

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah Cheick musafa

  • @guledsm
    @guledsm ปีที่แล้ว +2

    Alle ha noo kaa xafido.

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว +1

    mustafe... waa Argagixiso , Alshaaab al shaydaan.

  • @idrissmohamedmohamedidriss2237
    @idrissmohamedmohamedidriss2237 ปีที่แล้ว

    ❤MASHALLAH SELAM cheikh mustafe burcawi allaha ku xafido

  • @cadecabdullahi8588
    @cadecabdullahi8588 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh mustfe الله habarekeyo runta kama gbdo wlhy baysn muqads ahyn xriiqda gaalku jeexy meelkastaba hka jeexee 😢 yaa intuu hrgysa dhex istaago o mdxdii fdhido hdlkaa Ka hor dhihikra

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      waxa la yiir riyo iyo been in la isku maaweeliyo waxba ma tarto! qof hadal uu yiri masiirka dadka waxba kama badali karo, laakiin dadka daciifka ah aya waxaa wax mooda

  • @KOBCI
    @KOBCI ปีที่แล้ว

    Allah ha ino xifdiyo sheikh mustafe iyo xaqaino sheegta

  • @mrxussein
    @mrxussein ปีที่แล้ว +2

    Sheikh mustafee dee waxa uu lahadlaye kuwa ugu horeeyo muuse oo ku qafiifay xuduud gaalo ayan soo xireyna🤣🤣

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah hambalyo

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 ปีที่แล้ว +3

    Allah colaadaa ha inaga qaboojiyo oo ummadda quluubtooda ha isu soo dumo

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +1

    صل الله عليه وسلم

  • @faadumoabdoo112
    @faadumoabdoo112 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah ilahay ha ku xafido ya rabi 🤲

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Allah kusharfo Calaama,mustafa.guuuuulayst❤❤❤❤❤❤

  • @ashmoh5727
    @ashmoh5727 ปีที่แล้ว

    Sheekh mustafa jazaka Allahu khayran

  • @yusufyusuflbrahim
    @yusufyusuflbrahim ปีที่แล้ว +2

    Somali stop fighting 😢😢😢😢

  • @marer100
    @marer100 ปีที่แล้ว +3

    Faysal tolow waanada culimada xagee kamartaa ?

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak sheekh Mustafe Illaahay Ha ku xafido Sheekh Illaahay cimridheer iyo caafimaad Ha ku siiyo ina afka Somaaliga ku hadashaa waa ku jeceshahay sheekh Dagaalka GoojaCade waa xaaraan Ciidamada dhawrka bilood hurdadala’aanta iyo dhawaaqa xabadaha iyo dhaawaca iyo dhimashada lagu hayo waa in la geeyaa meel nabad ah . Oo ka dheer meeshaa labada geesba ay ku goblamayaan reer Somaaliland waa dad is dhalay oo walaalo ah waa in fadhiga laga kacaa oo dagaalka la joojiyaa .

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      waa in daroodkii soo duulay laascaanod ka baxaan

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah jazakalaa kheer

  • @IsmailMohamed-id6oj
    @IsmailMohamed-id6oj ปีที่แล้ว

    M.a sheilh mustafa ismail harun sheikha cilmigiisu yhy hadafka leeyhy alle ha barakeeyo

  • @Samey001
    @Samey001 ปีที่แล้ว +1

    alle ha barakeeyo sheekh Mustafa

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru ปีที่แล้ว +6

    Manshaallah Manshaallah, ilaahey haydin xafido ❤❤❤

  • @Somfox1
    @Somfox1 ปีที่แล้ว +3

    Meeshan Sh Mustafe , Sheekh Dirir iyo Sh Umal ha loo diro ha la joojiyo Dhiiga Umada...Muuse Biixi yow Dhagayso Sheekh Mustafe!!!

    • @nemojama8015
      @nemojama8015 ปีที่แล้ว

      Sh umal maya😂

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      ​@@nemojama8015
      Shiikh Dirir idoor asal ah buu noqday

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      Sheekh ku sheega umal waa manaafaq ku baaqay dhiiga isaaqa!

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      @@abdirisakdirie3124 darood duli

    • @Somfox1
      @Somfox1 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirisakdirie3124 maya Sheekh Dirir waa nin aad u afgaaban diintana faafiya .koley Ilahay Umada ha kala badbaadiyo .. AAMIIIN

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Sheikh

  • @ridwansahardid5990
    @ridwansahardid5990 ปีที่แล้ว +2

    Muxuu ugala jeeda.? sheekh adigu samee hadaba xuduud sheekhu diinta uun haku eekaado Anagaa raadinay Somali weyn wixii Naga raacay ilaahay ayuunbaa og in Hargeisa io burco la duqeeyo ayaa laga faa'iday

    • @hallad598
      @hallad598 ปีที่แล้ว

      Waayahaye adigu maxaad dhul aadan laheyn u duqeynaysaa oo aad weerarka ugu tahay? War hooy dhulkiinnii aada inta uuna dulmigu idin la rogmin.

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      waa runta waa ayaan daro in maanta oday sheekh darood kenya ama xamar uga taliyo inala soo hor istaago dad magaca somaliweyn lagu xasuuqay!

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ปีที่แล้ว +3

    Jizakallahul khayran sh Mustafe illahay kuwi warkaaga aqbala oo illahay u noqda oo joojiya dagaalkaas foosha xun.ameen

  • @ahmedkadarabdi5692
    @ahmedkadarabdi5692 ปีที่แล้ว

    Please stop the war

  • @abdullahiothowhy4882
    @abdullahiothowhy4882 ปีที่แล้ว +2

    Sheik alle xafido

  • @guul114
    @guul114 ปีที่แล้ว +1

    Hadal daalay oo doolakhay oo dux iyo jiir waayey . dufankiina ka idlaaday iima daadagin!!!

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh mustafe

  • @muuday6093
    @muuday6093 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikha alaha inoo xafida xaq ayuu ka hadlay ilaah umada islaamka ha is jecleysiiya nina horumar kuma gaara hilib walaalkii hub ka inaga dhiga waxeynu nahay hooya ubadkeeda waa gabaygii abshir bacadla alaha unaxariista

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabaaraka allaah

  • @micraajahmed4085
    @micraajahmed4085 ปีที่แล้ว

    Allah hafansiiyo xaqa iyo Dadinimada odayasha jagadooda kuraastooda fiirsanaaya kaliya war Aduunka waalaga wada tagaya imisa tagtay Aduunka kuraasta aykuhesteen katagay ✌️✌️

  • @braziliano12
    @braziliano12 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh mustafe allaha ku xafido

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow Culamada noo barakeey🌿🍒🌿🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🍀🌿🍒🌿🍒🌿🌿🍒🌿🍒🌿

  • @hanadheykal1015
    @hanadheykal1015 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว

    Allaahu maa aamiin aamiin aamiin yaa rabbi caalamiin

  • @Imraan12
    @Imraan12 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheekh mustafe

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 ปีที่แล้ว

    Allaahu akber

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 ปีที่แล้ว

    Asc Somali land idd mubarak
    🤲🏻🤲🏻Aan Isla iidnaa. Midownaa🤛one ummayaa, rabi. .

  • @saamiyaosman4037
    @saamiyaosman4037 ปีที่แล้ว

    Run ayuu sheegay shiikh mustafe.

  • @bashirmohamed6148
    @bashirmohamed6148 ปีที่แล้ว +14

    I attended the same Eid prayer as shaikh mustafa and I was there listening to him make that speech today and I really agree with him 100%. I love all Mankind, then I love all Muslim, then I love Somalia, then I love Somaliland.

    • @ikranmohamud4789
      @ikranmohamud4789 ปีที่แล้ว +1

      Then Somalia has to stop killing the innocent people of lascano, please we can always get back land or material things. We will never get back human life!

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว

      @@ikranmohamud4789 where is the federal government of Somalia involved in this genocide? It’s somaliland/isaaq people killing innocent people of SSC states thinking that their delusional hopeless secessionist dreams has potential. Speak the truth or don’t say anything.

    • @hoobanxoog7868
      @hoobanxoog7868 ปีที่แล้ว +1

      gaaladu waxay sheegeen dagaal sool iyo sanaag in ay ka bilaabi doonaan markaa dagaalka weerarkiisa waxaa qandaraas ku qaatay dad aan la arkayn oo ka soo deeda laascaanood difaaca waxa qandaraas ku qaatay muuse biixi dagaalkan lagama yaabo in uu istaago ilaa gaaladu tanta aylee yihiin ay qab sanayaan

    • @hoobanxoog7868
      @hoobanxoog7868 ปีที่แล้ว +2

      waxaan illaahay ka baryaynaa in uu noo yeelo sida uu rabo sheekhu alla qabiilka ha inaga qabto waynu daalnee

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      Sadly Sheikh Mustafe never talks about Isaaq Genocide when more than one million innocent civilians were murdered in cold blood and Hargeysa was destroyed to the ground! Deeply disgraceful thing to do !

  • @guledmohamud6831
    @guledmohamud6831 ปีที่แล้ว +5

    Maashallah Sheikh mustafe

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 ปีที่แล้ว

      ALLAAH YAXFADAK SHEEKHUNA ALFAADIL WAA HADAL SAX AH BIYO KAMA DHIBCAAN CAQLIGA ALLAAH HAKUUU SIYAADIYO ,ALLAAH DARTII AYAAN KUGU JECLAHAY ILAAHOW CULIMADA XAQA NOOGU SUG

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 ปีที่แล้ว

    🤲🏻Allahayow midee.

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 ปีที่แล้ว +6

    Ilhy hanookaadayo shiikh ilhyna haynaga qabto wixi lunsan oodhan

    • @aadamtanbiih
      @aadamtanbiih ปีที่แล้ว

      Aamiin wll
      Hanka qofka muslimka ahi wa inuu la midoobo walaalkii ee ma aha in uu ka cararo.

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 ปีที่แล้ว +2

      Iidoor sheekh maleh qabiileyste waa dhageeysan jiray ninkaan laakin qabiileyste reerkisa buu lasaftay

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 ปีที่แล้ว

      @@ahlanahmed8860 masha Allah Muslimiinta ayaa walaalahiis ah waxuuna jecel yahay inay wada jiraan Bal Hargeisa iyo Jigjiga yaa iskaga dhaw shacabka dega ee Somaaliyeed? Hadana Gaalo Kaniisad ayay kala dhex dhigeen oo maanta Togwajaale(Borderka) waxaad ku arkaysaa Kaniisad .Illaahay Ha mideeyo Somaali

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 ปีที่แล้ว

      @@ahashi7828 kaniisadu Hargeeysey beey kafurantahay sheekhu Alle kabaqa hadeey daacad katahay dadkisa isaaq buu dhihilahaa illahey kabaqa uu dadka dhulkooda unabad galiya muu uran wacdigeeysa isaaq hadhageeysten anigu waa igadhamaatay ninkan mustafe ladhaho

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      ​@@ahlanahmed8860
      Walaal anigu markii hore aad baan uga xumaa in uusan hadlin laakiin Maanta sidaa uu u hadlay waa sax haduu yiri xuduudan isaaq Ku waashay waxba kama jirto ,ciidamada Ka soo saara ma Oran Karoo isaaqu waa dad caadifiin ah oo meel uu Ka galo heli maayo laakiin si dadban buu u sheegay in ay khaldan yihiin

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว

    Ciid wacan oo wanaagsan

  • @yusufyusuflbrahim
    @yusufyusuflbrahim ปีที่แล้ว +2

    Allah ha xafido sheekh mustafe ❤ dhiig islam waa xaaran weliba walalo ah

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 ปีที่แล้ว

    Illaahow madaxda soomaaliya xaqa tus culimadii daashay oo xaqii way cadeeyeen yaa rabbi khaatuma khayr.

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      madaxda somaliland wadankoda way ka adag yihiin

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 ปีที่แล้ว

    FarintaSheikh Mustafa wexey ku socotaa kuwa ku soo duule Somaliland.

  • @mustaphexasan7828
    @mustaphexasan7828 ปีที่แล้ว +1

    Waa ruun sheekh

  • @abshirjamac5248
    @abshirjamac5248 ปีที่แล้ว

    Mustafe alllah barakeyo

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 ปีที่แล้ว

    Ilaheey musliminta oo dhan Ilahey ha mideyo

  • @Jamaalcalikaahiye-rh2tc
    @Jamaalcalikaahiye-rh2tc ปีที่แล้ว

    Axsan

  • @thewariah
    @thewariah ปีที่แล้ว +1

    Muxadaro oo dhamestiran yaa hayo?

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 ปีที่แล้ว +4

    Asc. MUUSE BIIXI iyo SNMtii way jabeen. Xagey aadi doonaan?

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว +1

      Keep dreaming 💭

    • @muzuuu123
      @muzuuu123 ปีที่แล้ว

      Reer sheikh isaxaaq waligood xaq daro iskuma raaco lkn faqash xaq dar uun ha ku wada socoto

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว +3

      ​@@muzuuu123
      Shiikhiinii wuu idiin sheegay in xuduud wax la yiraahdaa aysan jirin markaa qofkii Ku dhintaa waa Daalim

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว

      @@muzuuu123 lasacaanood xaq miyaad ugu duusheen?

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      FAQASH IYO DAROOD DOOFAR BEENWIISH BAROORWIISH, ismaaweeliya!

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 ปีที่แล้ว +1

    Passport Norway 🇳🇴 ee aad sidato u celi horta sheekh mustafe bal xuduudaha ha inoo dambeeyee

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว

    tell that to Kenya and ethiopië maybe they will give back dulka somaliyeed right ? 🤔🤔

  • @fatimaturkeychannel4578
    @fatimaturkeychannel4578 ปีที่แล้ว

    Waa runta shikh mustafe

  • @manofwisdom1918
    @manofwisdom1918 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh Mustafe wuxu ku soo gunaanaday: Reed laascaanood oo magaaladoodii labhurburiyey, qaxna ah, iyo kuwa barskiciyeey waa isku mid.

    • @cabdilaahidhoolayare8148
      @cabdilaahidhoolayare8148 ปีที่แล้ว

      Ayagaa is barakiciyay cidna may Bara kicin ayagaa yidhi gala dagaal ka

    • @claahickariin6278
      @claahickariin6278 ปีที่แล้ว +3

      Sh. Mustafe wuu shegay xaqii intii fahaynty wey fahanty intii kale yeel ked wuuna yiri war gaal mel uu jexay muslima looguma doolo taasna waa xaqiq waa tan lasyku hayo

  • @Abdulkga
    @Abdulkga ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Mustafow bulsho Muslim la yidhaahdaa oo walaalo ah ama mideysan ma jirto ee waa riyo been ah oo aan waxba ka jirin. Carabku waa Carab, Turkigu waa Turki, Iraanigu waa Iraani, intaas mid ku yaqaan, mid ogol, iyo mid Muslinimadan aad sheeganayso aqoonsan ma jiro. Dhamaantood waxay kuu yaqaanan nin Madow oo Afrikaan ah oo aanay waxba wadaagin haba yaraate, xaqiiqda dhabata ahi waa taas.

    • @abdimaxamed7193
      @abdimaxamed7193 ปีที่แล้ว

      Waxay dadku leeyihiin xujomaaha ee waawaxa ilaahay yidhi ilaahay agtiisana lagama yaqaano waxaad aadsheegayso
      إن الدين عنداالله لاءسلأم

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 ปีที่แล้ว +1

    Wakhtigeedi iyo goobteedi ayuu sheikh mustafe kusoo beegay hadalkan, weliba iyagoo live u fadhiya madaxdii.

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว

      Dagaalka 3 bilood ayu socdaa, 200,000 oo dad na gurigoodi laga barakiciyay, hantidoodi na la burburiyay runta aan isku sheegno

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว

      riyo faqash, waa riyo

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 ปีที่แล้ว +2

    Wakhtiga ha inaga dhuminina ee waxma wada qabsanaaa??