PART 3: NINKI NOLOSHA IGU CADABAY QAABKI UGA SO FAKADAY 2 MAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 10 หลายเดือนก่อน +537

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @fannywlhimohamed1290
    @fannywlhimohamed1290 10 หลายเดือนก่อน +422

    Ridwanow plz qisadan habeen danbe noosogali oo noosoo dhamaystir plz war inta iguraac San like iisaara plz

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 10 หลายเดือนก่อน +639

    Gabadhan waa daacad inta ila aragtay like❤

    • @ZahraKifaax
      @ZahraKifaax 10 หลายเดือนก่อน +10

      Haa wllhi wana raaliyo
      Lkn dadka dacada nolasha udiyarka mxe ciqab umaran ani midba ano xamilaa kopaha uxirijiray ad udhori jiray lkn marka kafogadau 3 kadib ayo Iii,oynaya dacad bad aheed qiimad laheed nag kula mida 3 sano so arak lkn ani marabo hada xitaa hado dhimanaayo 😢

    • @caaqilproduction3
      @caaqilproduction3 10 หลายเดือนก่อน

      @@ZahraKifaax qof aad mar soo aragtay haku laaban mar kale abaayo kana fiirso guurka

    • @shwomp3368
      @shwomp3368 10 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo ad ❤

    • @RuweidaAhmed-p8q
      @RuweidaAhmed-p8q 10 หลายเดือนก่อน

      @@ZahraKifaax AbaaYo qalbiga allha kuu dhayO XaQiiQ ddka dacada ah ma helaan dryeel bdnaa😢

    • @zelmamohmouttt5939
      @zelmamohmouttt5939 10 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @DeeqasiciidDeeqasiciid
    @DeeqasiciidDeeqasiciid 10 หลายเดือนก่อน +53

    Qof aduunka ka sharaf badan ma soo Marin Nabi maxamed Salalahahu calayhi wasalam❤

  • @yaasircade51
    @yaasircade51 10 หลายเดือนก่อน +504

    inta quraanka eebe jecel is muujiya like saara❤❤🎉

  • @SaredoAhmed345
    @SaredoAhmed345 10 หลายเดือนก่อน +23

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Sacdia1976
    @Sacdia1976 10 หลายเดือนก่อน +439

    Intii dad ad nookeeni jirtay gabadan shekadeeda ayaa igu runsan uguna macqulsan wasilacday miskiiinta😢😢😢

    • @AbdiHassan-br3gw
      @AbdiHassan-br3gw 10 หลายเดือนก่อน +2

      Cajiiib weeye sheekadeeda.walaahay.

    • @HindaIsmaaciil-wj2nn
      @HindaIsmaaciil-wj2nn 10 หลายเดือนก่อน +10

      Sheekadan waaanlamurugody xaqq

    • @hibaaqsu9036
      @hibaaqsu9036 10 หลายเดือนก่อน +11

      tan qiso wey dhaaftay wlhi gawadhaan wey iga murugsiisay😭😭😭

    • @SadriyaHassan
      @SadriyaHassan 10 หลายเดือนก่อน +1

      Haa sax 😢

    • @faisoganey6956
      @faisoganey6956 10 หลายเดือนก่อน +1

      aad iyo aad waka helay

  • @Munazar74
    @Munazar74 10 หลายเดือนก่อน +46

    The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤

    • @amiiraKibaar
      @amiiraKibaar 10 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw 😊

  • @Kingdiisho
    @Kingdiisho 10 หลายเดือนก่อน +143

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed ❤ﷺﷺﷺ

  • @mccofficial133
    @mccofficial133 10 หลายเดือนก่อน +118

    The best person ever The most knowledge able and the most shine All created prophet Muhammad SCW SCW❤❤

  • @DegganMohamed
    @DegganMohamed 9 หลายเดือนก่อน +10

    Laangaab markaad guursato masayr ay kaa qaadeen ayay kuu gumaysanayeen uf Allah ayaa kaa fogeeyay gunta.

  • @FarhanAbdilahi1
    @FarhanAbdilahi1 10 หลายเดือนก่อน +88

    Runtii gabadhani waa qof qalbi wanaagsan alle haku garab gallo walaalo, soomaaliyeey gabadhaas caawiya❤❤❤❤❤❤😢

  • @ahmedabdihakim1250
    @ahmedabdihakim1250 10 หลายเดือนก่อน +19

    Mashaallah you started prayer in this part and have a well segmented plan... Allah SWT is the best planner and who trusts Him. he/ she will not stranded.... Anyway may Allah SWT garnt us good.....sxb part 4 sodadaji we are in waiting mood ..now the novel is at sloping point.....if you reached at this point reading my comment ...kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Akram_editor8
    @Akram_editor8 10 หลายเดือนก่อน +248

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 😢😢

    • @mohamedabdiabdullahi8356
      @mohamedabdiabdullahi8356 10 หลายเดือนก่อน +4

      Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Ilhansweet
      @Ilhansweet 10 หลายเดือนก่อน +2

      Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

    • @yussufabdille671
      @yussufabdille671 10 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @KahinRoble-xo8lb
      @KahinRoble-xo8lb 10 หลายเดือนก่อน

      Gabadha abaheed waa doqon why ninka bahalka ugu celiyeeye subaxanlha

    • @AnfacMohamed-mx9fv
      @AnfacMohamed-mx9fv 10 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @MOHAMETAMIIN-t3d
    @MOHAMETAMIIN-t3d 10 หลายเดือนก่อน +23

    Caruurtaada xog muhim u ahayd baad siisay oo bari markay waynaadaan ogaan doonaan abahood in,uu axmaq ahaa naxariis laawe ah 🥺 ciil baan la joogi la,ahay wllhi dugaag baa kuhelay walaashey
    alx haduu allaah kaaso kaxeeyey balada shayaadiinta ah

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 10 หลายเดือนก่อน +182

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤❤❤

    • @saaduhassan6763
      @saaduhassan6763 10 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤️🌹🌹

  • @fartunmohamed1297
    @fartunmohamed1297 10 หลายเดือนก่อน +61

    She is a good story teller.

    • @Rehaanadam9235
      @Rehaanadam9235 10 หลายเดือนก่อน +5

      Not good story it’s sad story painful 😣

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 10 หลายเดือนก่อน +164

    Mashallah waa gabar caqli badan ❤
    Lkn waraabe dadoow baa helay😢boqolaal gabdho ayaa ilaa hada dhibka gabadhaan oo kale kujira 💔

    • @abdirizakmohamed9954
      @abdirizakmohamed9954 10 หลายเดือนก่อน +3

      Waa kuu jeeda hooy 😮

    • @fartunfartun8152
      @fartunfartun8152 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirizakmohamed9954hhhĥhh

    • @xaliimosiidow4169
      @xaliimosiidow4169 10 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wlhi alle haka bixiyo

    • @sadoali8138
      @sadoali8138 10 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wlhi

    • @Yasmin-fx5bs
      @Yasmin-fx5bs 10 หลายเดือนก่อน

      Aamiin ya rabbi

  • @savannahmohamed1714
    @savannahmohamed1714 10 หลายเดือนก่อน +15

    Miskiinta she’s been through allot. Being Somali women is hard life walalhi. I wish you happy life sister xx you deserve best of life

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 10 หลายเดือนก่อน +93

    Maashaa Allah Raaliyo nin Ragg ah aan helin waaye gabadhaan. Ogow in uu Allaah ku jecelyahay, cafi ninkaas iyo reerkiisa, una dhowoow Allaah oo weydiiso in uu ku hago Allah. Insha Allaah Waa guulaysan habo macaan❤ Reerkass waa reer habaaran haday ahayeen sidaas aad sheegaysid.

    • @MustafBashiirali
      @MustafBashiirali 10 หลายเดือนก่อน +10

      Sysan cafin aduun iyo aaqiro allaha cadaabo

    • @SuweidaCQaadir-gg3qj
      @SuweidaCQaadir-gg3qj 10 หลายเดือนก่อน +3

      Ilahow Aysan cafin ila aaqiro dofarinta😢

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 10 หลายเดือนก่อน +4

      Balaayo cafi illhey intii saas udhaqantoo dhan ciqaab aduun iyo mid aaqiro hamaro

    • @Ismahankhalif
      @Ismahankhalif 10 หลายเดือนก่อน

      Walaalayaal, CAFIS maarkaa CAFINAYSAAN waxaa u CAFISAAN Allah dartiis, si aad Allah ha dhooti u barid oo Allah waxaa uu Jecel yahay in ay adoomadiisa isku cafiyaan dhulka si uu Samada inooga soo cafiyo. Allah ayaa kaaga aaraayo si kasto, Allah ma hilmaame waaye Aarsi kuu Allah kuu aaro ayaa ugu qurux badan aardi❤❤❤ si aad u caafimaadno waa in aan is cafinaa. Guulaysta walaalahay!❤❤❤

    • @Abdirahmaan1
      @Abdirahmaan1 10 หลายเดือนก่อน +3

      Lama cafinayo nacalad baa ku talee wlhi gabadhaan sidee u fcnthy xad ma lahan😢

  • @BileAli7
    @BileAli7 10 หลายเดือนก่อน +14

    Jah walahi waa boqorad dul qaad iyo naxariis alle siiyay xaqiiqdii wll waxan ku rajeyha nolol raaxo leh iyo qof dulqaad badan iyo mustaqbal raxo iyo barwaaqo ah insha allah ayagana waxii ay dhib ku geysteen maalinta aakhiro ayay helaayaan oo aana cidu inkiri karin waxii ay soo sameysay

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 10 หลายเดือนก่อน +118

    Alla maxaa gabar badan caruurteeda dartood dhib kujira😢😢😢😢

    • @MariaAhmed-i6q
      @MariaAhmed-i6q 10 หลายเดือนก่อน +2

      Sx runti

    • @mulkiabdullahi8367
      @mulkiabdullahi8367 10 หลายเดือนก่อน +4

      sax aniga ka mid ah 😢

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 10 หลายเดือนก่อน +3

      @mulkiabdullahi8367 Sorry, abayo. Saliga nabiga iyo astaqfaarta badi culaysku wuukaa fududaane😢😢

    • @mulkiabdullahi8367
      @mulkiabdullahi8367 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@Nuurah951 inshallah my bro thanks

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 10 หลายเดือนก่อน

      @@mulkiabdullahi8367 gabar baan ahay🤣🤣🤣

  • @Tall25
    @Tall25 10 หลายเดือนก่อน +9

    Xaqiiqdii waa qiso xanuun badan . Waa Qadar kugu dhacday . Wiilkaaga markuu waynaado inuu dhageesan doono
    Ayaa rajaynaa . Asiga Sidaa kuu galayna wuu ka shalayn doonaa , Noloshaada horay uwado ❤

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah 10 หลายเดือนก่อน +148

    Gabdhan qisadeeda wallaheed baa dawanaya kawaran mxey dareemayaan😢ax miskiin ficnaanlaheeda dadka kudhow iney kudareemaan

    • @aliyah-rl7pv
      @aliyah-rl7pv 10 หลายเดือนก่อน +6

      Wa doqomo wllhd so iyaga rafadki uga dhex tagy

    • @Sumayoqoraneyuusuf
      @Sumayoqoraneyuusuf 10 หลายเดือนก่อน +2

      Ano la dhalan baa jirka I guwanayo😭

    • @RuweidaAhmed-p8q
      @RuweidaAhmed-p8q 10 หลายเดือนก่อน

      @@aliyah-rl7pvwalidkiii hadey kuu ogoleyN kwrn ineeY gurigeeda kaso wadaan

    • @aliyah-rl7pv
      @aliyah-rl7pv 10 หลายเดือนก่อน

      @@RuweidaAhmed-p8q dee walidka wa u kormarty sida saxda hdy u warami lahyd kuma ceshen teda kle waxa qarsatid w ku qarsadan la yiri haday walidku ogolen meelahas ilahay u baxso oran laha hadan jeb dhamo rerk io sinjigoda cay ba sa dhuq ugu sin laha io gacanba dooofarta imisa mar kaso tgty ee ku ceshen nagihi wllhd aha macal duqa nink dhalay guriga marku igu imado hadalka tagtago inta ku xrta guriga tu qadaba jabin laha😸😸😸😹

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 10 หลายเดือนก่อน +2

      Waxan lo dareemikarin iyagaa jabkii qarsanaya ninkiina raba walalaheed war cad hadey usheegi laheyd wn hubaa ineysan maalin kusii jirteen lkn iyagaa walalahood iska qariya oo nooc mina cadow u arka wn aqaan hada gaber noocaas ku jira walalaheed io aabaheed iska qarisaa dhib taas ka xuna ku jirta

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 10 หลายเดือนก่อน +13

    Sww gabadha Allah ha xifdiyo iyada iyo caruurta waxay u eg tahay sheeko runa. Aad bay ii tabatay. The best soomaali story. Inshaaallah forgive and forget. Nin shaati laga bixiyey oo kareem loo mariyey oo biyo qabow loo keenay inuu abaal gudo soo maha

  • @Brownsugar-cd2ix
    @Brownsugar-cd2ix 10 หลายเดือนก่อน +64

    Watched all her stories MashaAllah, I trust her

    • @muxammad2777
      @muxammad2777 10 หลายเดือนก่อน +1

      Dee cadaaalad maahan warkaa, ma ogtahay sheeko kasta laba Gees ayay leedahay?

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@muxammad2777 dhinaca kale maxa naga galay anaga bal edab daradaas arag🙄 qofka aa dawaneyso unbaan la rumeysan karaa ama la beenin karaa oo hadalkisa wa aaminay ama ma aaminin fikirkaasna qofkasta wa xor

    • @Xafsiina
      @Xafsiina 10 หลายเดือนก่อน

      @@muxammad2777nin aya tahay kulama yabayo 😏😏😏😏

    • @Nadirah97
      @Nadirah97 10 หลายเดือนก่อน

      Ninka walalkiis ma tahay adi​@@muxammad2777

  • @Amishabdullahi
    @Amishabdullahi 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waa qisadi igu horesay o aan ridwan ka dhageysty o run ila ah😢abayo wxd tahy qof wangsan o dulqad badan lkn nin bahal ah iyo family xun aa calafka ku geyey😭 wlh nag adag aa tahy m.a
    Wxn rajenaya in ilmahaga dawan donan dhibtan laguso marsiyey

  • @raqiyamohamed8801
    @raqiyamohamed8801 10 หลายเดือนก่อน +101

    Ma inan caqli badan ridwan wllky qofkq wax makunkeena lama dhaho waa lasoo ag dhigaa lee see cml nio reer magaal iska dhih 3hrs qofna ma hadli karo biyo la.aaaane😂😂😂❤

    • @Rahmiita
      @Rahmiita 10 หลายเดือนก่อน +8

      Ala dadka isku garasho mahan horta ani ahaan iska so qadaa hadii lidhaho waxas makukena hadan bahanhy xata wlhi may aya dhaha 😂😂😂

    • @carab527
      @carab527 10 หลายเดือนก่อน +4

      Wlhi qof isku fikrad nahy comment cml so qoraY sis waaya arag tahy m.a

    • @sadoali8138
      @sadoali8138 10 หลายเดือนก่อน +2

      Haa wlhi anaki dawaneyney aya kolba wax abaynaa radawan gabadha ina uu kento ayey ahayd sorry sister

    • @sharmakedaahir4780
      @sharmakedaahir4780 10 หลายเดือนก่อน +1

      Gobay liicoo hajabin

    • @samiirocali3464
      @samiirocali3464 10 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga xitaa anoo ubahan hadana may aa iska soo jaraa​@@Rahmiita

  • @Carfonali
    @Carfonali 10 หลายเดือนก่อน +10

    Aan ku salino rasuulkeena scw si uu noogu hagaago amuurteena scw scw ❤😢

  • @nadifoisaak4534
    @nadifoisaak4534 10 หลายเดือนก่อน +54

    A woman becomes a mother when her first child is born. That child is always special, always the most beloved one.

    • @xaawoshire7233
      @xaawoshire7233 10 หลายเดือนก่อน

      filing 😊7😊

  • @sulekhamustafa1361
    @sulekhamustafa1361 10 หลายเดือนก่อน +28

    wlh inta qof aan arkay waa gabadha kaliya aaan rumestay qisadeda aaad bana oga xumahy in ay waxaas dhan ku dhacaan waliba sidaaas yelay qof ay amintay kuna kalsonatay waxay ahataba waxaa tahay gabar adag qalbi fcn wax walba kugu dhacayna qadar bay aheed adun baaan jognaa raaxo lahayn imtixan iyo dhibato badan lkn insha allh sabarkas kuma qasareesid waxan rajayna dhibtaas oo dhan waxaad ku ilowdo in alle kugu arzaaqo inkasto wali dhamaan qisadada waxan rajayna inaad ficantihin adiga iyo carurtadiiba ilhy haidin xafido cadow xaasid iyo bekheyl kale alle idinma gacan galiyo farxad ku waaaar abyo ❤

    • @ilhan6838
      @ilhan6838 9 หลายเดือนก่อน +2

      Wallahi ani xita kula midaa qalbiga kadareema qof run shegayo gabadha waqti galiyey dawashadeeda😢

    • @ahmedosman1643
      @ahmedosman1643 3 หลายเดือนก่อน

      Gabadhan hadii aan la qabin anaa guursanayee hadii laqabo waa guul

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil 10 หลายเดือนก่อน +138

    Inta iGa danbeeso dhan wanii salamay Happyal🫶❤️💋

  • @mohamedadam3512
    @mohamedadam3512 10 หลายเดือนก่อน +20

    The best story teller so far, I believe her she’s authentic 💯💯💯 so sorry that happened to you insha’allah you will heel..

  • @cabdicazizgateysaaran5076
    @cabdicazizgateysaaran5076 10 หลายเดือนก่อน +72

    Wlhi gabadhan sida ey sheegee hadee run tahay doqon ayaa helay abaayo Allah qalbiga kuu qaboo jiyo

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 9 หลายเดือนก่อน +2

      Been uma eko

  • @12yago
    @12yago 10 หลายเดือนก่อน +20

    gabdhaha oo dhan waxaan siinayaa talo taas oo ah in ninku hadu mustaqbal kaaleeyahay waalidka io gurigiina ha idanka soo doonto lkn hadaysan saas dhicin oo si dhibyar kugu helo ninku wlhi inuusan kudaryelin waayo qof raqiisaa tahay❤

  • @NuuraMohamed-hz5fd
    @NuuraMohamed-hz5fd 10 หลายเดือนก่อน +42

    Wllhi gabadhaan dhibaato wey soo martey allow dhibkii dheef uga bedel rabigayow dhibkaan uu kale hana badin yaarabi intii Muslim ah😢😢

  • @Maaida9
    @Maaida9 10 หลายเดือนก่อน +7

    Dumashiga ma waalna mise waxba ka qaldana nin rageed maaha kaaz agah
    Sheekada wli ma dhamesan lkn reerkas allaha gees ka mariyo kuwa fayoow ma eheen subxanallaah 🥲

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 10 หลายเดือนก่อน +45

    Waa wax barashalaanta gabdhah somali waa lagumastaa😢😢😢😢😢😢

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 10 หลายเดือนก่อน +22

    Laailaaha ilalahu maxamada rasuululaa allh maxey dhibato soomartay her waxey gartay jirkeeda dhawacmay eydaremin kashada rag.aladhaha waacaneye 😢😢😢😢😢

  • @mawliid9949
    @mawliid9949 10 หลายเดือนก่อน +61

    Gabadhani gaarinimadeeda fariidnimadeedda adkaysigeeda dhaqankeeda waxaan ku tilmaamo garan maayo iyo dhibka intaa leeg ee ay u adkaysanaysay mudadaa dheer lkn maamada ay sheegtay walaasheen ee caawin jirtay waxaan kabaqayaa in ladhibaateeyo arintan darteed

  • @Madridista686
    @Madridista686 10 หลายเดือนก่อน +13

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 10 หลายเดือนก่อน +40

    Gabadhan shekadeda we ivtabatay wlhi😢 mida kle shekada qabke u shegeso waba ka helay❤

  • @Jadelyn-1234.
    @Jadelyn-1234. 10 หลายเดือนก่อน +5

    Best story that I never heard in my life. She is very young to face a story like that 😢but I m so proud of her. Keep going sister and many thanks to this young TH-camr

  • @maxamadxaayow969
    @maxamadxaayow969 10 หลายเดือนก่อน +45

    Waa qisadii ugu xaqiiqda dhaweyd aan dawado
    Alla maxey dumarka rafaad ilmo ku gorsadeyn
    Waxey u kashay qoys wada bahalo ah
    Ballse gabadhan casharo bdn aye so baratay markan oo nin danbe oo bahala difaac bey ka kali donta insha allah

    • @sadoali8138
      @sadoali8138 10 หลายเดือนก่อน

      Alle baa ma tuso inshallah

    • @MiskiAbdi-p6k
      @MiskiAbdi-p6k 10 หลายเดือนก่อน

      Hᴀᴀ ᴡʟʟʜɪ ǫɪsᴀ ᴀᴀᴅ ᴜ xᴀɴᴜᴜɴ ʙᴀᴅᴀɴ ᴡᴀᴀʏᴇ 😢

  • @Ahmedyasin-Canada
    @Ahmedyasin-Canada 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ruunti naxariis iyo qalbi wanaga ayaa lagu kala sareeya ninkuna xaskisa was inuu ilashada sida ugu wanaagsan. Lkn nin xun ayaa helay gabadhan ❤😢

  • @Raasak920
    @Raasak920 10 หลายเดือนก่อน +28

    Mn sha allah wllo waxaan kuu rajaynayaa noloshaada inta dhiman inaad raaxo io caafimaad ku noolaatid ❤

  • @KahinRoble-xo8lb
    @KahinRoble-xo8lb 10 หลายเดือนก่อน +19

    Gabart yar af somaliga si fiican baa ugu hadalasa mashalah

    • @anabmuhammed523
      @anabmuhammed523 10 หลายเดือนก่อน +1

      Miyeyna soomaaliyad ahayn

    • @GarbajoveAdam
      @GarbajoveAdam 3 หลายเดือนก่อน

      Sow somalia ma aha gabadhu

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 10 หลายเดือนก่อน +68

    Wlh waa sugaaye cawo dhan inuu soo daynayo waa hubay mahadsanid ridwaan

  • @Aishoqasim-uu6dc
    @Aishoqasim-uu6dc 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allhu akbar 😢😢kuwas cadaab wey dhaftay subaxan allh whi kuwas wili manolyihin shanta farood ilahey masimin bisinka xayawaano xayawaano dhaafay

  • @ZamzamMohamed-w9n
    @ZamzamMohamed-w9n 10 หลายเดือนก่อน +31

    Cid inkaar kuwada dhacday wye oo naxariis daran subxanallaah 😢😢😢abyo xaqada ilaahey ayaa kasobixin dono iyaga dhib qabo alx hada adi iyo ilmahaada kaso bad baadeen

  • @baalweyne4352
    @baalweyne4352 9 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan waa qof adag balse doqon baa helay
    Walaashay guul iyo farxad baan kuu rajaynayaa inta noloshaada ka harsan

  • @mohddakanovic2770
    @mohddakanovic2770 10 หลายเดือนก่อน +48

    😂😂gawadan yar funny waye rerka dan itumen kulaha m.a ninki boqoradan aay somarte oo daqani waye wale nin rag maehen 😢taan cml ani yaisiyo

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 10 หลายเดือนก่อน +4

    Asc maansha Allaah illaahey ha ku ciseeyo ninkaas ma oga in aad tahay gabar Darwiish ah yaa salaamay ❤❤️💛💚🇸🇴💙❣️❤️💛💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💛💛💛❤️❤️

  • @Abucubayda-1
    @Abucubayda-1 10 หลายเดือนก่อน +84

    wll aynu kusalino habiibkeni mohamed ahaa scw scw

    • @amaalxusen7796
      @amaalxusen7796 10 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️

    • @canabcabdirisaaq6327
      @canabcabdirisaaq6327 10 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @NasteexoQaali-w9n
      @NasteexoQaali-w9n 10 หลายเดือนก่อน

      Csw Csw Csw

    • @NasteexoQaali-w9n
      @NasteexoQaali-w9n 10 หลายเดือนก่อน

      Csw Csw Csw

    • @habibamohamed8183
      @habibamohamed8183 10 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @Tall25
    @Tall25 10 หลายเดือนก่อน +3

    Xaqiiqdii waa qiso xanuun badan . Waa Qadar kugu dhacday . Wiilkaaga iyo inantaada markay weynadaan inay dhageesan doonaan ayaa rajaynayaa Insha Allah
    . Asiga Sidaa kuu galayna wuu ka shalayn doonaa , Noloshaada horay uwado ❤

  • @suheibaismail7661
    @suheibaismail7661 10 หลายเดือนก่อน +83

    This true story I can feel 😢😢😢😢

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 10 หลายเดือนก่อน +1

      Yes i too think so!

  • @ShariifoabdallaMohamed
    @ShariifoabdallaMohamed 10 หลายเดือนก่อน +23

    Kkkk masha alaah shaxshaxdii badneed baan joojiyey ereygaas waa icajabiyey alaaha ku xafido xabibti

    • @hodanyusuf5342
      @hodanyusuf5342 10 หลายเดือนก่อน +1

      Wa gabar fariida masha allaah somaliweyn qof wax awoodo in ey cawiiso ayaa fiican gabadhan

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 หลายเดือนก่อน

      Shaxshax ma mudneyn kaasi miskiinta qurunsadey😂

  • @raheesh4969
    @raheesh4969 10 หลายเดือนก่อน +111

    Why do good people always suffer in this world 😢😭🌍

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 10 หลายเดือนก่อน +9

      Bc it is test

    • @Ilhansweet
      @Ilhansweet 10 หลายเดือนก่อน +12

      Because Allah loves them

    • @adenaden9242
      @adenaden9242 10 หลายเดือนก่อน

      They maybe not good people as they pretend to be!

    • @iltirehguessaleh3657
      @iltirehguessaleh3657 10 หลายเดือนก่อน

      I'm still wondering why 🤔

    • @adenaden9242
      @adenaden9242 10 หลายเดือนก่อน

      @@iltirehguessaleh3657 its just lack of Islam! Our community of today just claims that they are muslims and they know nothing about it.

  • @AhmedMohamedAli-r8k
    @AhmedMohamedAli-r8k 10 หลายเดือนก่อน +13

    This part three, the last episode, the victim has learned a lot from the situation and came up with escape plan 😢

  • @bintfosia
    @bintfosia 10 หลายเดือนก่อน +13

    Ridwaan wuu yaabay markay tidhi :" gabadheyda ayaan uurkeedii qaaday." 😂
    Siddee siddan macquul u noqon kartaa ,laakiin dulqaad iyo samir ayaa lays dheeryahay. Kolay da'da hadda soo kacaysaa waxaas ma qaadan karaan siddoo kale waalid o dhanaya ku noqo ma jiraan wallaahi. 😂❤
    Waan bogaadinayaa gabadhaas waa karti badan tahay.❤🎉

  • @feysalhaashi
    @feysalhaashi 10 หลายเดือนก่อน +13

    Alla nolosha xanuun badana gabartuna adkeesi badana sodog bastar ah ayaa helay nacalad haku dhacado wllaahi wxa aan dawanayo 3:43 am habeenimo ah waxa ku dawaanaya wadan ka uganda casimada kampala ilahey ha u dhib dhaafo gabadha ayagana nolosha allah haku cariiriyo insha allah

    • @naciimamohaa6562
      @naciimamohaa6562 10 หลายเดือนก่อน

      Fiiri apwe xiligaas maxaa kusoojeedshey😂

    • @feysalhaashi
      @feysalhaashi 10 หลายเดือนก่อน

      @@naciimamohaa6562 cashir diyaris ku dhafraayay 💯💯

    • @quensamirah
      @quensamirah 10 หลายเดือนก่อน

      Uganda Wadan dhintay Adna Samir iyo dulqaad Alllah haku siiiyooo Wll

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 10 หลายเดือนก่อน +37

    😂😂 Alla gabadhaan jecliyaa. Habaryar guulayso xoogaa waaya aragnimo ayaa kusoo kordhay😂😂

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 10 หลายเดือนก่อน +3

      Aniga sidoo kale❤❤. Waa fariid, Allaha xafido.

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 10 หลายเดือนก่อน +2

      Gun baa heshey iyana waa qardatey

    • @HafsaSalaad-z5k
      @HafsaSalaad-z5k 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ha wlhi wa poqorad

  • @Hamdachanel
    @Hamdachanel 10 หลายเดือนก่อน +6

    Qisadi ugu xumeyd an ka daawado ridwaan ya rabi gabdh kasto dhiban ka dul qaad🤲🥹

  • @Muniizhiprahimcabdi2296
    @Muniizhiprahimcabdi2296 10 หลายเดือนก่อน +34

    Nolol Qurux Badan aya ku rajynaa Queen❤

    • @IskufilanSido2810hooyad.
      @IskufilanSido2810hooyad. 10 หลายเดือนก่อน +1

      Rer xun oo rer galbed oo faqriga gees lagatusay oo wacan ah ayaa heelay! Lkn gabdhayr ma aqli xumo da’ayari &waxsheeg la’aan ah aya ku dhacday !

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 10 หลายเดือนก่อน +28

    Waa gabadha yara oo cagli badan oo famli xun afka ugo gashay milkasti oo ad jogto ali hakugu xiftiyo walshay amiin

  • @zahraahmed6713
    @zahraahmed6713 10 หลายเดือนก่อน +27

    Inantan hadalkeedan aad uga helay wlhi mansha allah

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa fariid dhulbahante ah ilaahay ha ku barakeeyo xabiibti ❤❤❤❤

  • @abshirmaaxi1716
    @abshirmaaxi1716 10 หลายเดือนก่อน +23

    Ridwanow lpx qeybtan 3-aad aa labo malin na sugsiisay ee qeybta 4-aad bari hana dhaafsiinin lpx.
    Gabadhaasna dhibatadey soo martay runtii ee allaha uga booga dhayo wakhti adagna weysoo martay waana la damqaday run ahantii😢❤.....

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waa caruur. Qariya qisada. Dad ka idin caawiyey hada reer kaaasi waa colaadin doonaan mama daas soomaliyeey gabdhaha yar yarkaa. Ha la dhowro. Aad guursaneysaan😢😢😢😢😢😢😢

  • @Shacniqurx
    @Shacniqurx 10 หลายเดือนก่อน +11

    Ala ilhyow silcaa danbiwdhaaf uga dhig maskiinta 😭🤲

  • @TALISO.TOSAAN
    @TALISO.TOSAAN 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso Xanuun Badan Iyo Gabdh Dagan Oo Caqli Badan😢Wixii Ku so maray nolol aaad ku iloowdo rabbi haku siiyoo alpo❤

  • @Ya_an200
    @Ya_an200 10 หลายเดือนก่อน +43

    Gabdha say u sheegenayso wan ka helah ilahay amarki funny weyan caqlina way ku darsatay😊😂

  • @ayanle114
    @ayanle114 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waligay walahi qof saas ah ma arkin waa xuural cayntii oo dunida loogu keenay lkn kamuu daa.iidaysan abaayo Allah ku xifdiyo aamiin ❤❤❤

  • @Zimanb
    @Zimanb 10 หลายเดือนก่อน +24

    M.a waa naag adag laso dhere ridwan qeebta xigta😢😢😢

  • @maryanadn4780
    @maryanadn4780 10 หลายเดือนก่อน +3

    Walahy qisadeedu Waa I xanuujisay allh wax khayar qaba hakuugu beeelo mustaqbalakan hakuu wanaajiyo washay❤

  • @abdiasismiyir9638
    @abdiasismiyir9638 10 หลายเดือนก่อน +50

    nin walba oo dhalinyar ah waxaan ku waaninayaa in uu walaashiis ka wr hayo xaaladeeda dhabta ah si ay uga badbaado dhibaatooyinka raga qaarkii dumarka u gaystaan

    • @sheymaaaadam4077
      @sheymaaaadam4077 10 หลายเดือนก่อน +3

      Nin raged wlh❤🎉

    • @faatimahenna8377
      @faatimahenna8377 10 หลายเดือนก่อน +1

      Wiil wlbo sidaada haduu noqon lahaa gabadh la dhiba lama arkeen😢😢😢😢

    • @abdiasismiyir9638
      @abdiasismiyir9638 10 หลายเดือนก่อน

      Waad mahadsan tihiin

    • @KawsarAbdirashid
      @KawsarAbdirashid 9 หลายเดือนก่อน

  • @fahmocadey5809
    @fahmocadey5809 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sheeko ridwan kadhageystay midi ugu xiisaha badned tan waye wlhi gabadha waa funny 😂😂😂

  • @marryme4690
    @marryme4690 10 หลายเดือนก่อน +8

    Gabdhan Qisadeda Part kan kaloo ka Xanuun badanyahay😢
    Walidoww Gorme ilmihina Fahmesan Dhibatada Luu hayo😩
    I Can't wait Next part iyo Adoo Xorobay❤

    • @fowzia-hy6fc
      @fowzia-hy6fc 10 หลายเดือนก่อน

      Subxaanallaah subxaanallaah dulqaad badanaa gabadha

    • @fowzia-hy6fc
      @fowzia-hy6fc 10 หลายเดือนก่อน

      Nin narcissistic ah iyo family xun baa helay gabadha subxaanallaah

    • @fowzia-hy6fc
      @fowzia-hy6fc 10 หลายเดือนก่อน

      Waxan jeclaan lahaa inaan ogaado qisadan xiliga ay dhacdey

  • @jasminsweetlove5898
    @jasminsweetlove5898 10 หลายเดือนก่อน

    Aduun waxaan jognaa wanaagu dadka uga daro gabadhan yar Masha Allah waa gabar caqli badan naxariis badan wanaag badan Nibanka qaarna wanaaga uga dara wixii ee soo Martay aloow wax qeyr leh ugu badal she deserves the best reer habaran oo aan naxariis leheyn bee ugashay mamada ugu roneyd bee tiri masakinta ilahay awladeda baari ha uga dhigo waa hooyo fiican Masha Allah

  • @gacalocali7748
    @gacalocali7748 10 หลายเดือนก่อน +32

    Team dulqad la ay wa salamay😢

    • @AhmedMahir-v5b
      @AhmedMahir-v5b 10 หลายเดือนก่อน +1

      DulqaD Ma ahaa ee Qiso sida falenbada nagu socoto😂

    • @SagaLilkacaze56
      @SagaLilkacaze56 10 หลายเดือนก่อน

      Waka qade😢😂

  • @dholaminahmed636
    @dholaminahmed636 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gabar ixtiraam badan 😢 mahadsanid ridwaan legend

  • @maryamawil9305
    @maryamawil9305 10 หลายเดือนก่อน +14

    Masha allaah abayo ilahay nolol wanagsan iyo mustaqbal wanagsan hakusiiyo Intad somartay ilahay dhibka hakaga ekaysiiyo Ridwan adna
    Mahadsanid

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 8 หลายเดือนก่อน +5

    Narcissists waaye Ninka😢

  • @hibaaqbashiirmacalin525
    @hibaaqbashiirmacalin525 10 หลายเดือนก่อน +10

    Masha Allaah Waa Gabar Dulqaad iyo Samir iyo Aqli iyo dhabar adeeg badn 💪 Waa Hooyo Awood leh 👸🏻 Waxaan ka barte sheekadaada Apyo

  • @lovepeace1286
    @lovepeace1286 10 หลายเดือนก่อน +1

    qof adag baa thy allah imtixanka ku soo maray
    dambi burburis hakaga dhiga aad ban uga xumaday shekadada hadana imika markaa arko inaa kasoo baxday iyo geesinimadada aad ban ugu farxay caruurtada allah hakuu barakeyo nolol wanagsana allah ha idiin danbeesiiyo .❤

  • @HamduushPea-fw3qu
    @HamduushPea-fw3qu 10 หลายเดือนก่อน +27

    Ridwan wuxuuu sheeko tabiyay tanaaa ugu macquulsan😢 rafaad ba so mrtey😢

    • @Zakariamahdi9
      @Zakariamahdi9 10 หลายเดือนก่อน

      Sax

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waaba tan kaliya oo kadhageestay😂😂gabadha lakin markee tiri waan soo laabtay meel baa ixanuuntay walhi😂😂

  • @CllahiYare-bd7mw
    @CllahiYare-bd7mw 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wll waa qiso runtii aad io aad u murugo bdn ee haday hani cunin bay qayr qabaan ee part four. Noogu soo dar ❤❤😮😮

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 10 หลายเดือนก่อน +7

    Walaahi gabadhaan yar dhib badan ayaay soo martay soomaali dad yaryar oo is qabo oo walid dhax joogaan oo saan u dhaqmayaan walee aduun samaan Ilaahow soomaali soo hanuuni aamiin ❤❤❤❤❤

    • @sahrayasiin9553
      @sahrayasiin9553 10 หลายเดือนก่อน

      Hamagacabin gabadha wal kucawisay😢😢😢

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gabartan yar ee la Dulmiyey qalbi wanaageeda iyo ixtiraaamkeeda yaa ila arkay😭😭😭 ilahayow faraj kuufur

  • @zuhuura
    @zuhuura 10 หลายเดือนก่อน +21

    ku sali xabiib keena maxamed sallalahu callehi wasallam ❤

  • @FatxiMacalin-w3u
    @FatxiMacalin-w3u 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waa muqaalkii ugu horeeyay een wada daawo qaybaha oo dhan waliba hal wakhti gabadhaas ninkay u gashay wlli nin xun buu ahaa kaas oo kale ayaa gabadhaha raga nacsiiya

  • @bishaarobilan590
    @bishaarobilan590 10 หลายเดือนก่อน +18

    I.a guul ba kurajeynayaa abyo iyo nolol qurux badn

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekadan waa sheekada kaliya ee aan dhamaystay xalqad kasta, gabadhan good story teller qalbi fiican waaye sheekooyinkii hore dhan goos goos baan ku daawan jirey.

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 10 หลายเดือนก่อน +70

    Qisadaan waa in film laga sameeyo ,gabdhow nin aan la'qoon ha raacina balaayo indha adage

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 10 หลายเดือนก่อน

      Raga dhan iskumo mahan sida faraha iskumid maheyn

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 10 หลายเดือนก่อน +3

      Dhacdooyinka gabdhaha nimanka aan la aqoom guursada wa isku mid ana dhowr qiso u joge qof layaqan ine gursadan ba u wacan gabdhaha qadarta ala hayo lkn

    • @Sacdiyasagal
      @Sacdiyasagal 10 หลายเดือนก่อน

      An bilawno filim ka 😂😂😂😂

    • @c.cafton749
      @c.cafton749 10 หลายเดือนก่อน +1

      Haku quustaan gabdho badan oo reerkooda nin aysan aqoon uga ardaaya

  • @SaabiriinAbdirixman
    @SaabiriinAbdirixman 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaaahow qof danboo samaroona xitaa ma salaami doono uf waaba gun caadiya reer dhan wada xaasidiina

  • @garadkaofficial1395
    @garadkaofficial1395 10 หลายเดือนก่อน +31

    Shekada gabadhani waa sheeko aad uso jidasho leh💯

  • @nadarmaxamed4871
    @nadarmaxamed4871 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa caqli miran 😢lakin ey ba helay boqoradan 😢😢

  • @samiramohamed3115
    @samiramohamed3115 10 หลายเดือนก่อน +32

    Gabadh ka samir badan ma arkin Alle waxaa kaga baryey inuu ku siiyo nolol quruxbadan

    • @drhusseinkhaliif4648
      @drhusseinkhaliif4648 10 หลายเดือนก่อน

      Ani u bahanahe wall iso raadiya adinko mahadsan

    • @habibokhalid9679
      @habibokhalid9679 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@drhusseinkhaliif4648😂😂😂

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 10 หลายเดือนก่อน +2

    Gabartaan waa gabar aaad uyar hada neh nolosha gurka kahalabay gurkaga xigo iyo mustaqbalka kuguso socdo Allha kuqurxiyo Abaayo😢😢😢😢

    • @najaxabdirizak9091
      @najaxabdirizak9091 10 หลายเดือนก่อน

      Umaleynmyo inay nin dambe guursan doonto runti nin xunba niyad jebiyey😢

  • @carab527
    @carab527 10 หลายเดือนก่อน +27

    Wuligaa ha dhihin ridwaan ruux qiso kaaga sheekenaYo biyo ma cabeee maxaa yeelay iyadoo hadleeso ayaa adi oo qisada ka sheekenin cabeesa biyaha iyada ka warn oo hadleeso in badan aad leedahy biyo ma rabtaa mya waa jawaapta ugu fiican ee waxaa ku dhihi lahaa biyaha meesha u saar qofka walalke respect 🙏

    • @sadoali8138
      @sadoali8138 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waa run wlhi radwan qalad ayu sameyey

    • @carab527
      @carab527 10 หลายเดือนก่อน

      @@sadoali8138 Haa apyo qalad weyn ayuu sameeyay wlhi hdana waa gabar wee xishooni ma cabee kulahaa mya wee ku saxantahy gabdha👌🙏

    • @Nasracabdilahi-tb2ne
      @Nasracabdilahi-tb2ne 9 หลายเดือนก่อน +1

      Warunta wll 🥹🥲