Nabsiga kasoo baxay ilaa ninkii qabay uu ogaado sababta caruur u dhali waysay lakiin wa badbadiyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 37

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar ปีที่แล้ว +5

    Walalayal xaaqa umadaa anu iska ilaalino walahi waxyabaha dawo loo wayaay beykamid tahay mahadsanid mr abdull Casis real ALLAH haku sharfo ugaass somaaliyeed ❤❤❤❤

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 ปีที่แล้ว

    Subaxanallah rabbiyow naga ilaali nasiibka 😢

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I so duceeya wll yaal murad aya leyahay 🥲😢😢😢

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f ปีที่แล้ว +2

    Xasaabi naftaada inta aan lagu xisaabin ❤❤❤

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 ปีที่แล้ว

    جمعة مباركة 🌹
    Jimca mubarak 🌹

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f ปีที่แล้ว

    Wcs rabi nagama dhigo kuwa dulmiga gala duunyada yaarabi❤❤❤

  • @maxamedmutawakil5523
    @maxamedmutawakil5523 ปีที่แล้ว

    Ilaheeywaa Cadil subaxanlaah

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 9 หลายเดือนก่อน

    😢 qof aan ogahay Alle hakaso bixiyo Nabsigeyga qiyana dacadnimo isku mel magalan

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allaah anigu waxaa ban dhahaa fouzia adigu dulmane noqo intaad adigu qof dulmi lahayd
    Ilaahoow dulmi qof bini,aadam ah baan kaa magan galay🤲🤲🤲🤲
    Guurkuna qabiil ma aha ee waa wixii
    Aad is af garataan, is fahantaan, isku
    Fiker iyofahan noqotaan. Waxana jira
    Calaf kln anigu run ahaan ma
    Jecli fekerka dadka qaar ee qof ay nolol wadaageen ku gefa, ku kibra,
    Si xun ula dhaqma qabiil kasta iyo qoys kasta aha,aado .
    SP: naaga iyo raggaba qaar kood ma fiicna siiba
    Markey debada tagaan qaar baa si xun u fekera ah aniga ma jecli
    8

    • @mahadabuukar3171
      @mahadabuukar3171 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq qofka aan rabo qabiil dartiis mauga tagayo haba laigu naco hadii ladoono

    • @fouziajibril3294
      @fouziajibril3294 ปีที่แล้ว

      @@mahadabuukar3171
      Sax weeye iyo naagaha markay meel kale tagaan is bedelaba ma fiicno

    • @KheertoAli
      @KheertoAli ปีที่แล้ว

      Waasax cuwubo aalla dhahaa nabsi waa maguuraan xataa shiiraanka lla dhibo markey ilmaha isdagaalaan oo wallidiinta dagaal lagu qaado iyo murun aan dhamaan iyo xataa ninka iyo naagta is qabo ooguri kuwadanool iyo islaamka kale rabiyoow nada hanhund qaatumo qeer qabto alloow nawaa faji yaa rabi dhamaanteen aamiin

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 ปีที่แล้ว +4

    Isbitalka Xamar Managa Dhaaftidoo 😂😂😂😂

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว +1

      Commercial share lagu qaato yaa badalaya? Isdhaafi. Waxaan sidaas uleeyahay wiilkan wax badan baa loosoo bandhigaa xayeysiiskan nagga daa mana dhageysto dadka. Marka waxaan uqaatay inuu hospital ka share kuleeyahay. Ama noo xayeysii layiri. Wa Allahu aclaa wa’aclam.

    • @bestmayraaled8077
      @bestmayraaled8077 ปีที่แล้ว +1

      @@Tasniim1 😂😂😂😂💵💵💵💵 Hadey Lacag Ugu Jirto Waa Ku Qadaneynaa Miyaa

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว

      @@bestmayraaled8077 Sidaasay tagee. Sababta oo ah kudhagaysan maayee xaad falee? hhhhhhhh.

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 ปีที่แล้ว +1

    100kiiba 90 kuwa waxa dhalin xaqa liiska gala waa qof Walbo cilidaas haaysto hafikiro xaqo horay uugalay cafisna haka dalbado

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว

    Waa dambe wayn khayaanadu ilaahayna waxbuu tusay ay ku cimri qaadato laakiin kuwo badan oo maalin walba sameeya baa jira ilaahow na dhowr

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar ปีที่แล้ว +1

    SUBHANNALLAH ❤❤❤❤❤

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 ปีที่แล้ว

    Show badana ninka isaga haduba ogaa in hayb qabil lagu faquqo maxa daba dhigay isaga

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah

  • @khadiijomaxmed1733
    @khadiijomaxmed1733 ปีที่แล้ว

    Asc wan kusalamay walaalkay anigane qiso ayan haya ee watis ab iso sheeg

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 ปีที่แล้ว

    100000$ Holand cid haysataba maleh waana xoolo may lacagtooda ku shaqeystan

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 ปีที่แล้ว

    Asc walalke wagabr walasha wahan kuwedinaya dadka kugu hiran inad iwedisa in laisoduceya oArimo gala gacanteda igajiran ilahay isofududeya. Muradkeda in ilahay igasofududeya murad keda galada Arimaheda in ilahay isaqiro plz Abdi Aziz wankubarya nin wanagsan batahay Ashabtada igagarsi

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 ปีที่แล้ว

      Wcs abaayo ilahay muradkaga iyo wax walbo oo aad tabaneyso hakuso saqiro culeyska fudayd alle hakugu badalo gaaladana shartooda ilahay haka qabto inshallah

    • @seytunosman6336
      @seytunosman6336 ปีที่แล้ว

      Amiin Amin thanks walal

    • @sahrayusuf5382
      @sahrayusuf5382 ปีที่แล้ว

      @@seytunosman6336inshallah waad helaysaa muraadkaaga

    • @quruxsan.chaneel
      @quruxsan.chaneel ปีที่แล้ว

      ilahey hakaga soqado wall

    • @seytunosman6336
      @seytunosman6336 ปีที่แล้ว

      Amiin Amin wad mahadsante walashe ada mudan

  • @alasowaabdulle5318
    @alasowaabdulle5318 ปีที่แล้ว

    Daqaatiirta ajaaniibta ee wadanka joogo ma yihiin kuwa xirfada ay ku shaqeyaan xirfad u leh ?ama xirfadooda ma tahay?Ileen anaga waxaan xiiseynaa ama aan ku kalsaanahay dhaaqiirta ajaabta ………..

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 ปีที่แล้ว +1

      Maya waa fake ayaga dhan weligood dhaqtar sooma dhoqon

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว

      Kkkk soomaalida miyaa lagu barbaranayaa?

  • @runsheeg511
    @runsheeg511 ปีที่แล้ว

    Ma naagba la amiina kaas waa nacas

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z ปีที่แล้ว

    subxanalaah