This story is an inspiration to me,qisadan has made me strong.almost the same is happening to my life ryt now..Nabsi madaxoo..Alhamdulilah for Allah plans..men men 😢
Subxanallah bal arka ninkas nag wanagsan waa so martay wana haysan waye allahu akbar ilahey gabadhas samirkeda waxu ugu badalay nin wanagsan ayu hal sano gudaheda ayu siye yaa Allah raga somalida Maa yaqanane dumarka wanagsan qemaheda
Qsio mida ani iheyso qof ee heyso inoo jiro ma umalenayi wlhi nolosheyda dhibka iheysto ani iyo alla oo kaliya og plz iso duceya inuu alla ii fududeyo plz codsi waye🥺😭🤲🤲
@@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 beenta mahan lkn sa raging dumarka masakintaya xumeysan halka kuwa inixumeyana adan waxba dhihiin brother lkn waa adunyo tan
Walayal aan dhamaanten usaarno like wayo waa udhiiri galin asiga inta daawato hakatagina
Wa usara ani
That's
Aniga markaa ku dhuftaba anoo fiirsanin ayaa like saaraa
My brother you always remember Allah insha Allah
Allahu akbar,
Wlhi dumarka qaar waxa ku jira gabdhas o kale wlhi qisadan waan la ilameye😢😢
Waa qiso itaabataya walhi dumarku waa dahaba ee ragow ha la dhowro😢
Runtii waa qiso aad uxanuun badan wlhi waan la ilmeeyey😢 gabadha waa maskiin qof wanaagsan allaah calafkeeda uga dhigey runtii gabadha raaliyo xataa wey dhaaftey❤
Wllhi qof qalbi leh uun dareemi kara waan ilmeeyay wllhi alle raga hanoo hagaajiyo inta xun😢😢
This story is an inspiration to me,qisadan has made me strong.almost the same is happening to my life ryt now..Nabsi madaxoo..Alhamdulilah for Allah plans..men men 😢
Sabar wlashayey😢
Ax 😢 wllhi waa qisa aad uxanuun bdn 😢 yaa rabii wiil kan aml adaa kaa megen galey yaa rabii mid inaxrista irafadineyn ya rabi calafkey igu dar😢😢😢
Aamiin
Kaligaa lama ducaysto wllo😂😂😂
Allahuma ameeeen yarabii dhamanteyna 😢
@@habooncabdiahmed3859Sey waxa yeshay😂😂😂
Qiso xanuun badan waye walhi😢😢😢😢
Walaahi waan jeclahay qisooyin kaaga walaal ❤❤❤❤❤❤❤ Alle hakuu dayaayo walaal❤❤❤
يا الله. ياالله. يا الله. ياالله. 😢😢. 💔💔💔💔. Wllhy. Ka naxay Lkn AlleH naka ma dhigo kuwa dayaca xaasaskooda 😢
Ax waqiso xanunbadan ala mxan daremay qisada xanunbadan😢😢😢
Wlhi Qiso xanuun badan waaye Qisadaan Qalpigeyga ayey taawatey wlhi 😢😢
Wllhi ma xumeeynaayo❤❤
Qisadan waa qisadii iigu yaabka badnayd sababta ay dhibaatooyinkaas oodhan udhacayaan waa dadkii oo quraanka ka hijirooday waxaa gabadh sidaasoo kale ah ilaalinkara ninkii diin leh iyo quraanka xifdiyay micnihiisana bartay gabadhaa aad iyo aaad ayaan ujeclahay ❤❤❤❤ilaahayow jacalkayga ka dhig mid quraanka xifdisan oo micnaheedana garanaysa oo janadatul firdowsa isku raacno🤲
Xaqiiq wllhi😢
Aamiin aamiin yaa rapi
Mash Allah may Allah bless you
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Wll qiso aan kula wadaagoo rabaa ❤😢
Waa mahadsantahay habRyar xagee kaala sooxariiraa tan oo kale ayaa igu dhac day ee teelkaada ii soo dir
Maqaldame waa Allah asagna ilaah mid uu kulobo hasiiyo 😢
Waa igu otahay inaanan xumeen😢
Balan miyaa
😢😢😢😢😢walahi waaa qiso xanun badan
M.a abowe thanks wlhi nimanka qaar waa Duli aan dhaqasho aqoon shit War ilahay baan waydiisanay sowj wanagsan ilahow igu arsaaq guri xalala iyo sowj wanagsan ubad wanagsan 😢
Waa sax nimanka qaar waa duli aan dhaqaan aqoon
Shalaay mahoreyso ee waadanbaysaa xaqa wuu soo xaadiraa
Inta qof la qadariyo way qadarisey blse qimaheda magaranin runtii waa ilmeyey wlhi
@@maariyamaxamed-zo4uj aad iyo aad dulmigu waa wax xun waatan uu shalaynayo
Wllhi qiso xanuun badanwaaye alle guur xalla nagu irsaaq
😢😢 Ax wlhi wa qiso aad u xanunbdn😢😢😢😢
Aaamiin aamiin Aamiin aaamiin
Iilahay hasiiyo raaliyo qiimabasan walhi waxa noon ❤🎉
Wlhi gabdaxa qar midas oo kale kujirta madamo boqolki baa xasho kaficantaxay😢😢😢😢
❤❤
Wax fcn ma anad smayn marka hore iLahay danbi dhaaf waydiiso waa raxmaane ayadna cafis waydiiso insha allh way hagaagi❤😭
Ragow an dumar ka an is tiran no wayo wa adun ke na❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxanallah bal arka ninkas nag wanagsan waa so martay wana haysan waye allahu akbar ilahey gabadhas samirkeda waxu ugu badalay nin wanagsan ayu hal sano gudaheda ayu siye yaa Allah raga somalida Maa yaqanane dumarka wanagsan qemaheda
Wlllhi waqiso xanun badan😭😭
Waa qiso xanun badan waan ilmeyey walhi😭😭😭
Wallahi wan ilmeyay 😢😭😔
Haa wallhi waruna wllkey subara caraba 😢😢😢😢😢😢😢❤️🔥❤️🔥😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭🥺🥺😭 soory wllkey mcn wan kaxumahay😢
Sayna faraheenu uwada sinayn Ayayna dadkunna uwada sinayn ujeedada Aan hadalkaa usoo qatay waxaa waye gabdhuhu umawada sina Ee qalbiyada gabdhaha hala wanaajiyo ragoow waayo gabdhahaba waa kujirta gabadhaas oo kale 😢😢😢😢
Wlhi xanun waye 😢😢😢😢
wllhi qalbiga ixunanay ilmada wa isku celin wye ax sa cml ba mid i qiyamay jacel o dhanba wanacy marwalba xasustana wa ilmeya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔
Ilahay qalbiga hakuqabojiyo
Illahow gawar nolosha ilafahanto isahal 🤲🤲🥺
Axaaxaxa😢😢
Asc Walaal Manshaallah. Please just switch off back ground music. We can’t concentrate with that noise.
Qsio mida ani iheyso qof ee heyso inoo jiro ma umalenayi wlhi nolosheyda dhibka iheysto ani iyo alla oo kaliya og plz iso duceya inuu alla ii fududeyo plz codsi waye🥺😭🤲🤲
Asc walal what’s igalasoxirir
@@Higsino.1 waa kula so hadlay imana so jawawin
Ilahay ha ka dula qado huno 😢
Yaa rabbi kaa saar oo khayr uugu badal
Nabsi baa adeegee
Waxa nabad hurudaba
Nabar lama filaaniyo
Naxdin ma wada kulanteen
😢😢
Nasiibka ma kulamteen ane miska nolayahay
Qisa xanuun badan waliba dareen keeda wada to wayeh😢
Wlll aniga galayy pls 🙏 😢 😭 iso ducèe inaan nabsiga iso Marin lkn aniga ma dalban furinnka walhi markii laysheegay 3 bilod aa xanunnsanayay aniga marabin furiinka lkn waxa so dhan waxan usamenayay inuu mardan be idilin wuu idili jiray marka wuxuuna igu dhufanin dhahy wuu. Igu dhuftay marka isna wuu iswalayyy marka wuu ifuray wll ma nabsibaa pls 🙏 ♥️ ❤️ 💖 💕 iso jawabb
Wallahi midaas waa midii Nabi mxamed scw tilmaamay haweey neeydii dhimata nikeeda raali ka ah Janada galeey saa 😂😂😂
Ninkan oo kale maaha ninkani naarta ayuu ku galayaa siduu gabadhaa u xumeeyay sababtoo ah amarkii alle ee ahaa وعاشروهن بلمعروف ayuu diiday
Qalbiyada illayaa😢 dumarka
😭😢😢😢😭😭💔💔💔💔💔
Axxxxx yarabi😭😭😭😭😭😭😭
Wey ku fiicantahay jazaarka
Wlhi waa ilameye waxa so xasusude qisadedey 2019 😢waliga ma cafi dono waxa igu noqode nawar ku xasuusudo qisa waliba oo sida ah🥹
Ilahay ba ka saaray noloshii xumeed u galiyey isaga nabsigii ayaa ku dhacay qof hadaad dulmiso adiga sug mid ku dulmi😢😢
Ax qiso xanun bdn wye wlhi😢
Walaahi waa qiso xanuun badan 😂😂😂😂
Ah😢
Xanuun waye😢
Nabiga ku saliya scw
Nabsiga ma gaboobo walhi😢
Ax alamaxadumarbadan raga qaar kudhelen wankaxumahay wayo raga qaar dumarka maskimenta ah waxeyba uhestan ine adoma uyihiin ragow naxariista inte inika aday😭😭😭😭
Ma fiicna dumarka in saan loo galo majeleeyn in SaaS
Ugalo lakiin ogoow dumarkane qaar waa Lee yi hiin
SaaS camal
@@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 beenta mahan lkn sa raging dumarka masakintaya xumeysan halka kuwa inixumeyana adan waxba dhihiin brother lkn waa adunyo tan
Ax ax sorry huno wnkula ooyay manta wajumco ilahay waxaankagabaryaaaduun iyo aakhiraba guulaysan insha allh😢😢
Wllhi xanuun waye jah😢
Wlhi dhumarka qar wxa kujiro gawadas camal runti qesadhan wan ilmeye
Samraa sadkisa hela😢😢😢
Zxp qiso dhab Ayaan haaya makula wadaagi karaa 😭
Ani ila wadaag nuh
Allh
Xaqiiq wlhi
Waa qiso xanuun badan 35:24
Aduunka anigo uugu jecel ayuu ifuray waliba si jees jeesa qalbiga wuubiga jabiyey ilahay haka abaal mariyo
😢😢😢😢😢😢😢 wallahi wa qiso xanun badan 😢😢
Allahu akbar
Asc taladu waa maraad garanweydo iyo marye ku geesmarto
Music soo saar Markasto
Qisadaan anigaba waa igu dhacda
😭😭😭in ay Ani igu dhacday oo kale aan la ilmeyay wllhi
Aniga qalad miida ka ween wiil aan lix6 sano wada socono aya iga galay ila mata waan ka qomamenaya😢
Asc bahda hiigsi waxa AAN IDINKA CODSANYAA INAAD ILA TALISIIN WLLYAAL WAXAN JECLAHY WLL MACALINKAYGA DUGSIGA WAXAN UDADALAY IN BADAN LKIN WALI MAANAN HELIN MIDHIHII WLL WAXAN IDINKA CODSANYAA INAAD ILA TALISAAN
❤
Mohamed carab wll aniga rabo qiso iku dhacday in aan soo kudbiyo walibo qiiso nocaan nooc ka duban😢
Raga wa nocas ilhy ha dhibe
Ax walhi aniga galay wll lkn qofkan ka galay will wanna raalii galiayay wax walbana waan ujeegayyy iii cafi dhahy 😢😢😢😢danbi miyan leyahyna wll
Dadka qaar uma qalmaan inaa nolosha la qaybsato😢
Haaa
Ax😭😭😭😭
Alle ingam dhigo kuwa xaasaskoda ku ciyaaro
Walahi wn il meyay😢 ax
Waaaa qiiso xanuun badan runtii 😢😢😢😢
😭😭😭😭😭😭😭
Wllo music ka Saar wa sone
❤❤❤❤❤
Musiga maad ka dhaaftid sheekada
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤
Walalo waxa kacodsanaya ina musicada kadeyso plz wa iga codsi
Nabsi ma soo daaho wlhi😢
Wlhi in badana ilm33yay😭💔
HAGUULEYSTO JECELKA WLLKIE
Raggu xumaaa oo sii kala xumaa😭😭😭😭😒
Asc abowe Super Arab. Abwe wankubahanahy inten kalasoxarira abwe mcn. Isojwb
Asc wll numberkiisa Waka saran shaashada
@@IsraCabdi-e3d wcs wll. Mhdsnd balse maarko ee isodir adgo rali aah please🙏
Wllhi waa qiso xanuun badan weye runtii aniga ayaa soo maray qisadaani oo kale lkn aniga wax uma dhalin runti lkn shalaay way dambeesaa runti wan kaxumahay midaa lkn ma fahmi karaan raga qofka usameeya wanaaga oo jecel runti lkn meel xun ayee ku dhacayaan runti shalaay wax faaiido maleh runtii raga ku wanaagsan way jiraan kuwa xuna way jiraan runtii wllshy raali noqo kaasi ayaa run ah
Nimakeenah Somalia ah qar bah ku jirah inay yahiin xayawan
Axaxax😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😢😢