Heesta Hogaamiyaha Qarniga Gala dagaalka Garad Jaamac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 448

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +43

    Wallahi waa hogaamiye qarniga siyad maxamed cabdulle hassan dabadii garaad jaamac garaad cali ookale namasoomarin haldoorkii nookacow horey usoco.

  • @fadumagargar946
    @fadumagargar946 ปีที่แล้ว +36

    Waa dad somali aad u daacad Ah somaalinimo ku dhinta Masha alàah viva darawish guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @afbile1
    @afbile1 ปีที่แล้ว +41

    Noolow garaad Jaamac waa hoggaamiye aragti dheer oo diidday talada dalkiisa iyo dadkiisa inuu cid kale u hoos fadhiisto. weedhihiisa waxaa ka mid ahaa, "gunnimo cidna kula tartamimaayo".Guulaysta Daraawiish SSC geesiyaal Somaliyeed inshaAllah. Regards from Warsangeli

    • @abdikadirhayaan
      @abdikadirhayaan 2 หลายเดือนก่อน

      Heeskan ma garaad jaamac ayaa loo qaaday wll

  • @khadijamohamudyusuf2644
    @khadijamohamudyusuf2644 ปีที่แล้ว +16

    Maansha allah,Reer sool sanaag, e cayn,guul iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 ปีที่แล้ว +18

    MashaAllah Allaha xifdiyo ugasadoda iyo dhaman halgamayasha, cuqaasha iyo shacabka reer SSC ee Dhulbahante xaqodana Allaha usodhiciyo guul SSC InshaAllah

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah Guuleeysta Waana Guuleeysteen Sooma Jeesta Yaasha Xaq U Dirirka Jamaahiirta SSC Viva Hogaamiyaasha Geesiyiinta Ah Ee Leh Garaadada Ee Uu Ugu Horeeyo Garaad Jama Garaad Ali & Shacabka Reer Khaatumo State Of Somalia Guulerysta!! Viva Khaatumo State Of Somalia 🇸🇴 ❤️💯🇸🇴✊💪✅✅✅

  • @khadardirie5832
    @khadardirie5832 ปีที่แล้ว +21

    Labo garaad jamac sharaf ayeeey naga mudan yihiiin hadiii aaan nahay dhalinyarada harti waa in taaaaloyin loo dhisaa iyo dhamaaaan garaadada kaleba from mj

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +13

    G.j.G Allah kuxifdiyo Halsey qaran guul iyo gobanimo insha Allah ❤️❤️❤️❤️💙💙💙❤️

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +15

    Garaad J.G. Halyey SSC guul iyo gobanimo insha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙💙💙💙

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +9

    East African,Darwisha leader,guul iyo gobanimo💙💙💙💙💙💙❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aliiaali3523
    @aliiaali3523 ปีที่แล้ว +19

    SSC bye bye bye Muse Juudan Iyo Team Marqaan, SSC Taagtey Oo Tilaabsatey Guul guul guul SSC, hoorey iyo Gadaal , Say Bye Bye Muse Shaani , S❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 ปีที่แล้ว +33

    Cadaw giina cagtiina hoosteeda ha noqdo inshaa allaah

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 ปีที่แล้ว +14

    Allahayow noodaa oo noo xafid aamiin yaarabi Guul SSC Guul Khatumo State guul Insha Allaah aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 ปีที่แล้ว +9

    Guul iyo Gobanimo SSC ❤️🙏💙🇸🇴
    Xornimo ama dhimo

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah garad xafidulaah dagalka gala walle tarikh ba is qortay hore na u qorned guul insha allah Khaatumo state 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🩸🩸🩸🩸🦁🦁🦁

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allah Garaad Jaamac Xafidahullah, may Allah 🙏 protect you 🙏 ❤

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 ปีที่แล้ว +12

    Maansha allah. Ilaahay haku barakeryo garaadkayagoow

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +7

    Allah idinxifdiyo Garaadada SSC best leaders I remember xabiibul malaayiin 💙💙

  • @foosabdullahi1012
    @foosabdullahi1012 ปีที่แล้ว +7

    Wale tariikhda qoroysa garaadka xafidullah guul io gobonimo❤

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว +12

    Maasha allaah
    Guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guuleysta waligiinba jira ee joog scc guul guul guul guul soomaaliya viva viva viva viva viva haisraacdo

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 ปีที่แล้ว +6

    Reerka sow darwiish maaha aqoon la aan guuuuuul geesiyada darwiishka dhiiran 3🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪
    Gaadka allaah swt Haku xifdiyo adeero adiga iyo shacabka darwiish

  • @islanmohamed390
    @islanmohamed390 ปีที่แล้ว +16

    Gobonimadii oo socota waa ismidan ❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha Allah maanta Sida Looga Ciiday

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allaah qabigaa ixanuunay markan dhagaystay wax badan bay irtaanyadu nagubadnayd waa run wax badan ayaa reetolkay lagumaaday guulaysta❤

  • @TaargooyeAaranlaaye
    @TaargooyeAaranlaaye 6 หลายเดือนก่อน +2

    The best and the best of all great song

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 ปีที่แล้ว +14

    Ilaahow Garaaddada noo xifdi.

  • @filsayusuf1048
    @filsayusuf1048 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allaha waa bilawgii mid nimada umada Somaliyed oo guuli daba tal guuleysta🙌🏻 Kala qoqobka umad Somaliyed wa ina ragadshey wuxu in na baday in aynu aduunka wax la qaybsan karin
    I hope that’s enough and enough

  • @luqmanhaaji4090
    @luqmanhaaji4090 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah garaaad jamac horey usoco guul SsC❤❤❤

  • @AbdiZebra
    @AbdiZebra ปีที่แล้ว +3

    Absolutely correct the best qaraad ever May SWTA protect him. Insha Allah

    • @jamajama8221
      @jamajama8221 ปีที่แล้ว

      i would vote for him as president!

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah ilahe ha ku xiifdiyo mudane amiin guul iyo gobanimo Inshallah SSC GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎🐎❤️❤️❤️❤️💙💙💙❤️❤️

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

      Ani waaye
      ma waxay kulatahay somaliland baad calan buluuga ku qiyaamaysaa ba iyo hoog baad ka qaadaysaa somaliland

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme ปีที่แล้ว

      ​@@ijoxasan9132 who cares?. We booted them out by kicking their stinking azzes!

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 ปีที่แล้ว +9

    Garaad Jaamac maashaa Allah ilaahay ha guuuuuuuulayo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allah SSC Hanoolaaato guul iyo gobanimo insha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙💙❤️❤️

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 ปีที่แล้ว +3

    Noolow garaad jaamac geesi dhiig xalaal ah ku jiro ilahay baa darood ka dhaliyey wan ugu mahadnaqaynaa in garaad jamaac naga dhashay ilahay hakuxifdiyo baadiyaha eyl gobalka nugaal ban ka so salamaya isaga iyo tolkay siciid harti dhamaantood guulaysta ❤❤❤❤

  • @halimahersi1145
    @halimahersi1145 ปีที่แล้ว +12

    Guuuuul guuuuuuuul iyo gobanimo somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💯💯💯❤️❤️❤️💯🇸🇴💯🇸🇴❤️🇸🇴💯🇸🇴💰🇸🇴

  • @barlinaden1960
    @barlinaden1960 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa Allah guuleysanay alla farxad weynaa nooloow garaad Jamac dagaalka gala.

  • @zainabhiis9886
    @zainabhiis9886 ปีที่แล้ว +8

    SSC Guuuul soomaliya
    SSC SOOL SANAAG CAYN shacabka
    Guuuuleysta ❤️💚❤️❤️❤️❤️💙

  • @leeyusuf
    @leeyusuf ปีที่แล้ว +10

    ❤guul geesiga ssc ✊🏾✊🏾✊🏾👏🏾

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 ปีที่แล้ว +5

    Guuleysta Insha allah ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hodanabdi6920
    @hodanabdi6920 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahay ha xifdiyo waa geesi

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว +4

    Abti jamac dhiigu biyo maha halka ka wad halganka ale haku xafido abtiyadey dhiiga waa leynagu ogyahay makahiil dheel dheel ma galo waa libaaxyada ogadeen❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @alimire2
    @alimire2 ปีที่แล้ว +10

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 viva Somaaliya 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾👏🏽

  • @maryamadubed9912
    @maryamadubed9912 ปีที่แล้ว +20

    Dagaalka gala wa hadal tariiqda galay graad jamac ❤

    • @kaltunabdirahman3281
      @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

      Wisdom words

    • @kaltunabdirahman3281
      @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

      Garaad jaamac Halyey SSC guul iyo gobanimo insha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 ปีที่แล้ว +26

    United All🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴S❤S InshaAllah

    • @Jualli
      @Jualli ปีที่แล้ว

      C don’t forget thanks 🙏

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 ปีที่แล้ว +10

    Guul iyo gobanimo Inshallah khatuumo state of Somaliya Guul Inshallah ilahey idamkis guul 💙💙💙❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈💯

  • @somaliabaidao1104
    @somaliabaidao1104 ปีที่แล้ว +9

    Maansha Allah guul iyo gobanimo reer SSC

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +4

    SYL team guuleysta❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙💙💙💙💙💙💙

  • @dekafarah5939
    @dekafarah5939 ปีที่แล้ว +13

    mashaallaah mashaallaah mashaallaah SSC Guuuul Somaali Guuuul🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣️

  • @ahmedrashidjama5387
    @ahmedrashidjama5387 ปีที่แล้ว +3

    Guul iyo Gobonimo SSC Maanshaa Allaah

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 ปีที่แล้ว +7

    Garaad Jamac ☝️🐎🐎🐎 Hogamiye la hubo

  • @habiboabdi6166
    @habiboabdi6166 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah guuul iyo gabanimo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +7

    SSC guuleysta 💙💙💙💙💙💙💙💙❤️❤️❤️

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah alow noo xafid garaad jaamac iyo garadeena❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🙏

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed ปีที่แล้ว +5

    Maasha alah garaad waa galayna kushihidayna kufaarta snm waa balan taasu

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +6

    أعزك الله جراد جامع والله تعز جميع صومالي

  • @wr34419
    @wr34419 ปีที่แล้ว +7

    United ssc people inshallah

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +3

    Hulkeena allah noo xifdiyo so beatiful

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 ปีที่แล้ว +10

    FREE!! Laascaanood🇸🇴❤️S InshaAllah

  • @khadarmaxamud6890
    @khadarmaxamud6890 ปีที่แล้ว +3

    Wallaahay billaahay waa hogaamiha ruuxiga ah ee qarniga

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 ปีที่แล้ว +5

    Guul ssc mashaa Allah

  • @aliiaali3523
    @aliiaali3523 ปีที่แล้ว +5

    Unite always SSC guul guul SSC guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂guul guul SSC guul I love that blue flag hoorey usoocda guul iyo goobanimo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 7 หลายเดือนก่อน +1

    My Dream Coming Treu Maansha Allah Haddii Laascaanood Ciid Mubarak

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 ปีที่แล้ว +1

    SSC Khatumo State of Somalia GuuuL GuuuL iyo gobaniimo mansha allaah mansha SSC 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤💪💪💚💚💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🦁🦁💙💙🥰🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰💙🦁🦁💚💚💚🇸🇴🇸🇴❤️🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 ปีที่แล้ว +3

    Great great great Allaah dulbahanta ha ku kaalmeeya alxamdu lillaah

  • @farahhersiabdi5603
    @farahhersiabdi5603 ปีที่แล้ว +4

    Garaad qoriga amaankiisa xidhi mayno xabadana kasaari mayno inta wiil naga nool yahay walahi bilaahi ilaa aad amar nasiisid adigu mooyane ninkii hadlayaba ha iska hadlo libaax libaax dhalay xiniinyo cadde💪 inta wiil dhulbahante ahi nool yahay ciil ku seexan maysid habeen

  • @foxxyou4691
    @foxxyou4691 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah SSC guulesta. SSC We've very strongly Garaad Jamac Garaad Cali. Masha Allah 👌

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 ปีที่แล้ว +1

    Salaan qaaliya jamaahiirta Guulaysata Aamiin amiin Allahayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w ปีที่แล้ว +3

    Ssc way guulaysteen

  • @fanihabdirisaq7202
    @fanihabdirisaq7202 ปีที่แล้ว +1

    Xurmadle g jama G cali G jama GuuLeYso GaraaD 🦁⭐🎠💪❤

  • @subax5439
    @subax5439 ปีที่แล้ว +1

    Guulguulguulguul guul guul guul

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj ปีที่แล้ว +3

    Garadka guud e beesha dhulbahante Garad jamac garad Ali Illahay haku xafido,go an dhaxal gala ayaad noo go amisay, INshaAllah cafimad waara garad Alle haku siiyo,

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 11 หลายเดือนก่อน +1

    Garaad JAAMAC Garaad Cali Garaad JAAMAC XAFIDULAAH jir oo joog❤❤❤❤❤

  • @subax5439
    @subax5439 ปีที่แล้ว +2

    Guuleysta guul iyo gobanimo Allah garaadada noo xifti

  • @kadiiraisma7381
    @kadiiraisma7381 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah hadin garab galo iishaAllah Guul ssc

  • @nuraali5703
    @nuraali5703 ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢😢 I cried when he said dagaalka gala😢😢😢 waalahi, I love my reer abtigay. Guul iyo gobanimo

    • @mfayz980
      @mfayz980 ปีที่แล้ว

      Abtiyo ❤

  • @diamondmohamed1468
    @diamondmohamed1468 ปีที่แล้ว +1

    Geesi geesi daley garaadka allaxafido viv

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa maalin taariikhda gashay guulayso weligaa garaad

  • @najmodegan1644
    @najmodegan1644 ปีที่แล้ว +2

    guul&gobonimo SSC dhamaan meelkasta ayjogaan guuleysta waligiin guuuuuuuul garaad jaamac guuleyso waligaa

  • @sadiasadia984
    @sadiasadia984 ปีที่แล้ว +1

    Adeer wasax gala dagaalka❤❤

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w ปีที่แล้ว +1

    Khaatumo state noolow❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirazakkhalifkarshe
    @abdirazakkhalifkarshe ปีที่แล้ว +3

    Caraad Jaamac guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @oamaer
    @oamaer ปีที่แล้ว +1

    Guul SSC iyo Somaliweyn!!!!!!!!!⏭⏭⏭⏭⏭

  • @MursalJaamac-in3ur
    @MursalJaamac-in3ur ปีที่แล้ว +1

    Guul ssc

  • @AhmedHassan-jg5hp
    @AhmedHassan-jg5hp ปีที่แล้ว +4

    Guul ssc thanks saxafi jaamac

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobonimo SSC 👏 ♥️

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w ปีที่แล้ว +1

    Garaad jaamac noolow❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w ปีที่แล้ว +1

    Ssc ha noolaato❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 ปีที่แล้ว +1

    SSC KHAATUMO🦁🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎 OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯

  • @AbdulahiAb
    @AbdulahiAb ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allah
    Salaan sare ayaan hawada kuusoo
    Marinayaa Abwaanka wadaniga ah
    Ee soomaaliyeed Abwaan mursal ciise ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

    SSC💙💙💙💚💚💚

  • @iqroyarey6606
    @iqroyarey6606 ปีที่แล้ว +1

    Subaxdhas sobax beihedhe ilahay unasogudhubiye Alx 🤲

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Waa lama Illaawaan Bishii Labaad 2023 Laascaanood Libdhimayso

  • @alimohammed-zz4yj
    @alimohammed-zz4yj ปีที่แล้ว +54

    Long live Graad Jamac ,Victory SSC.

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 ปีที่แล้ว +6

      اللهم امين يارب العالمين

    • @nasrahassan921
      @nasrahassan921 ปีที่แล้ว

      ​@@leylahasan8352 q

    • @jeyyare2118
      @jeyyare2118 ปีที่แล้ว +1

      Amin amin Amin

  • @kadiiraisma7381
    @kadiiraisma7381 ปีที่แล้ว +2

    Allow xafid ilxuni kuma aragto iishaAllah . Garaad

  • @theLight9481
    @theLight9481 ปีที่แล้ว +1

    Reer Siyaad,Gari Koombe.

  • @anab9951
    @anab9951 ปีที่แล้ว +8

    Guul hogaamiyaha ruuxiga ah Darwiish darwiish dhalay oo bir bal ah VIVA SSC guul iyo gobanimo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yusufdahir7195
    @yusufdahir7195 ปีที่แล้ว +1

    Khaatumo state guul ssc darawiish guul

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Shac😊aka Ssiisoow LAASCAAANOOD Libdhimayso

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +2

    6 /02/2023 WAA Taariikh Lama Ilaawaanin Shacabka Ssc Of Soomaaliya

  • @darwiishtasoomaliyeed9860
    @darwiishtasoomaliyeed9860 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Garaad jama garaad cali garaad jama garaad cali
    Guulayso rabbi haku xifdiyo
    Hana kugu guuleeyo gobaynta iyo adkaynta midnimada dalka

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Lixddii Bishii Labad Waa Lama Illaawaan