Su aalo & Jawaabo Kusaabsan Mowliidka || Sh Maxamud Maxamed Shibli

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2016
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

ความคิดเห็น • 137

  • @cabdinuurshekhxasan2701
    @cabdinuurshekhxasan2701 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shekh waa sax in dadka diinta la bara waayo jahliga waa dhibaato si aan uga baxna aan barano diinta islaamka. SHekh shibli waan ku salaamay

  • @sakariyeali5294
    @sakariyeali5294 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah kheyr Sheikanuna al faadil ilahay haku xafido amiin

  • @macalindaahir938
    @macalindaahir938 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @user-kt2gv4rk2i
    @user-kt2gv4rk2i 7 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا جزا وأحسن الله إليك وبارك الله فيك يا شيقنا شيق محمود شبل

  • @deeqarizona6543
    @deeqarizona6543 7 ปีที่แล้ว +7

    subxanallah suufi wa madax adagyihiin allah haso hanuuniyo wado qaldan aye ku dhagan yihiin wn uducenena insh. allah allah haka so hanuuniyo

  • @voiceofmuslim5344
    @voiceofmuslim5344 6 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha xifidiyo dhaman culimada oo dhan ee musliminta meelkasta ooy jogan

  • @AliAhmed-vk4ib
    @AliAhmed-vk4ib 7 ปีที่แล้ว +6

    ilaahay xaqa hanagu hanuuniyo culimada ilaah hanoo xifdiyo

  • @lubbyabdi3219
    @lubbyabdi3219 7 ปีที่แล้ว +3

    illahey ajir iyo xasanaad haka siiyo sheikha anagana kuwii maqla oo dinta fahma hanaga dhigo amiiin

  • @user-iq2ny9lq3l
    @user-iq2ny9lq3l 5 ปีที่แล้ว +9

    الشيخ العالم العلامة الفقيه المحدث الشيخ صومال دكتور محمود محمد عبد الصمد شبلي بين الحق حفظه الله ورعاه من كل سوء ومكروه في الدنيا والآخرة

  • @sumayosiman2548
    @sumayosiman2548 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahow culimadeena noo barakee aduun iyo aakhiro

  • @cusmaanbilow2337
    @cusmaanbilow2337 5 ปีที่แล้ว +4

    كثر الله أمثالك يا شيخنا الهمام الهمام

  • @ladanahussein4368
    @ladanahussein4368 6 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh jazakallahu khayr ilaahay sufi sharkisa ha inaga qabto adna ilaahay haku xafido

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 ปีที่แล้ว

    JAZAK AALLAH KHEYER SHEKH DR MOHAMUUD MOHAMED SHIBLE ALLAH KU BARAKEEYO SUUFIIYI ALLAH KASO HANUNIIYO BIDCO IYO SHIRIKIK AY DHAX FADHIIYAN

  • @siyadhasen3557
    @siyadhasen3557 7 ปีที่แล้ว +4

    khayrka allah ina waafajiyo

  • @abdishakuurmohamed4598
    @abdishakuurmohamed4598 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikheyga allow kubarakee

  • @cumarabdikadir2624
    @cumarabdikadir2624 7 ปีที่แล้ว +7

    alaha dhoro. shekha ninkii doonayo wadada saxda ah wuu maqlay e dadoow alla kabaqa warka mowliidka waa cadaaday. kii diidana hadee aakhiraad arkidoontaaa ee kudhimo adigoo bidcoola ah

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 7 ปีที่แล้ว +12

    ahahhha ahahha ahahah wlhi sheekh shibile caadi maaha bas bas sheekh dad badan baa jiboon rabee waa ardeydaada ama taageerayadaasha from finland ahah

  • @ciisebeereed2205
    @ciisebeereed2205 7 ปีที่แล้ว +2

    alle yacizak sheeq naga qabo kuwa bidcada wado suufiya bidcoolayaal wye

  • @yusrammc8418
    @yusrammc8418 7 ปีที่แล้ว +13

    Xaqiiqadu waxay tahay Abuubakar Rc Rasuulka Cidna kama Jeclayn Waligiina Ma Xusin Oo uma Ixtifaalin Sidoo kale Saxaabadii Suubanayd Iyo Khulafaa u Raashidiintii Lagama Hayo Mawliid ama Dhalashada nabiga oo loo Dabaal dago Waana Kuwii uu yori Raaca Gadaashay Kitaabka iyo sunada Kadib Qulaafaa'u Raashidiin Ok Kuweenan Maanta xagee bay ka keeneen Waa tan Aan is waydiinayo Kuwa Aaminsan Mawliidkana ay Mudan tahay inay Su aashaas is waydiiyaan Calaa kulin Mawliid Wax jira maahee Bidca Cad yaan Laydinku gaadin Kuwa Aaminsanow

  • @khubaybkhaliif715
    @khubaybkhaliif715 7 ปีที่แล้ว +6

    hadalka badan iska daaya oo nin kii wax isla hayoow la dood sheekh wax uu yidhi waxaan ahay diyaar
    waxaan la yaabay dadka qaar qof walba ku yidh waa khawaarij

  • @hawakarshe7976
    @hawakarshe7976 7 ปีที่แล้ว +3

    manshallaha

  • @mulkicartan113
    @mulkicartan113 7 ปีที่แล้ว +1

    allaahu akbar wlhi waa gabay macaaaan

  • @maryanmohamed-ez1bq
    @maryanmohamed-ez1bq 7 ปีที่แล้ว +2

    jazaka Allah qer sheikh quna

  • @voiceofmuslim5344
    @voiceofmuslim5344 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah sheikh mohamud sheikh shibile

  • @cabdinaasirsaalax3912
    @cabdinaasirsaalax3912 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha barakeeyo sheikh

  • @mubarigibrahin5079
    @mubarigibrahin5079 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh shibli alaw kuusiyaadi cilmiga

  • @aasiisodowa9060
    @aasiisodowa9060 7 ปีที่แล้ว +5

    daka iska hadlayo waxa laga hadlayo waa diin sheeqa waxuu kahadlayo ma ahan iska hadal ee waa ((Qalalaahu "waqaala Rasuuul)) dadka qoralada samenaya haka fiirsadan

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed 7 ปีที่แล้ว +9

    Raac sunadiisa hadi aad nabiga dhab u jeceshahay 🚫❌Mawlid❌🚫 jzk Sh

    • @zakariasaqaawe2176
      @zakariasaqaawe2176 6 ปีที่แล้ว

      Rahma sheikh wasaq makanaa sheeq ah jaahilyee

    • @salmamohamedwali9615
      @salmamohamedwali9615 6 ปีที่แล้ว

      Sunada rasuulka ma waxaa ku jiray in loo moowliido dhalashadiisa mase suubanaha scw ayaa yiri u dabaal daga dhalashadeeyda mase saxaabi ama taabici u dabaal dagay mowliid ayaa jiro, Bal waa su,aal da,weeynee goormaa bilaabatay moowliidoow waa adiga sxaabada iyo taabici ku dhigay laguu haayine?

    • @salmamohamedwali9615
      @salmamohamedwali9615 6 ปีที่แล้ว

      Sow bidca ma tihid mar hadiiba laguu haayin saxaabi

    • @salmamohamedwali9615
      @salmamohamedwali9615 6 ปีที่แล้ว

      Hadeeysan ahaan laheeyn culimadeena walaahi weeyna fidneeyn lahaayeen ahlu bidca waddalaal , Allaah yaxfdka yaa shiikh shibli

  • @fazehaji3935
    @fazehaji3935 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow this is true

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 ปีที่แล้ว +5

    wlhi. anigu waan. ku. wareeray. Dadka. qayb. waa saxan. yahay. mowliid. ka. qaarna. wa. qalad. Bay. leyihin. sheekhda. somalida. kee. la. racaa. yaab. ilahay. khyr ka. na. waafaji

    • @abdinaasirm6060
      @abdinaasirm6060 7 ปีที่แล้ว +1

      u jedada mahan ina sheikh raacdo walal. adiga ya ka xiga inad dinta barato? sheikhu hadu wax sax ah sheego ka qado hadu qaldamana wu qaldamayka tag>.

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdi naasir Muumin Ali maya. wll. sheekh. yada. baa. mid ba. wax. shegayaa. because. way. naga. cilmi. badan. yihin. so ma aha.

    • @abdinaasirm6060
      @abdinaasirm6060 7 ปีที่แล้ว

      wa sax, lkn waxan kula talin laha ina dinta barato. Illahay waxi qaldan hana qabto..

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 ปีที่แล้ว

      Abdi naasir Muumin Ali. hhhhhh. ma. qof. Muslim ah. oon diintisa. iyo. quraankiisa. aqoon bad. arktay. wll. alxd. Wana. aqana. w
      quraanka. ilahay. Lkn. wax. yaabaha. la. isku. khilaafsan. yahay. Ban ka. hadlayaa. ee. ha. iga. dhigin. qof. hada. diinta. baranaya

    • @abdinaasirm6060
      @abdinaasirm6060 7 ปีที่แล้ว +1

      hhh, baro markan ku leyahay kama wado idan aqon ee waxan ula jeda sheikhaba ina noqoto ya ku diday... Mahadsanid

  • @mdkingak44
    @mdkingak44 6 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh

  • @caltumaali1889
    @caltumaali1889 7 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah Sheikh

    • @maxamadnuur4593
      @maxamadnuur4593 7 ปีที่แล้ว

      قبحك الله. يا خوارج

  • @liibaangaraad956
    @liibaangaraad956 7 ปีที่แล้ว +2

    walalayalow waxan joga magalada kismayo waxan dhageysta sheekha casharadisa ayan ka dhageystaa cajalado marka waxan raba telkisa lambarkisa ee qof kasto haayo ha igu kaalmeeyo

  • @barxaayecali2327
    @barxaayecali2327 6 ปีที่แล้ว

    Cabdulahi

  • @RudwaanRudwaan-qk1jp
    @RudwaanRudwaan-qk1jp 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh sinada

  • @Kamila-gf3rg
    @Kamila-gf3rg 6 ปีที่แล้ว

    Mawliidka nabiga Scw forever ❤️

  • @faisalaahassan8986
    @faisalaahassan8986 7 ปีที่แล้ว +3

    Allah yahfidak ya sheikh mahamud sheikh shibli

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 7 ปีที่แล้ว +1

    suufiya way xadgudbeen

  • @muhsinmoto5626
    @muhsinmoto5626 3 ปีที่แล้ว

    Labeled

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 7 ปีที่แล้ว +2

    iska dhaafa cayda ehllu cilmigana wax waydiiya

  • @mulkicartan113
    @mulkicartan113 7 ปีที่แล้ว +2

    gabaygaaan ayaaan rabaaa

    • @mohamedahmedmohamed5084
      @mohamedahmedmohamed5084 4 ปีที่แล้ว

      Anaa kuuhayee gabaygaas ee si khaas ah eamil ka igalasoo xariir lkin shardi inaad kudhaqmayn

  • @bisharabdullah6730
    @bisharabdullah6730 7 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah

  • @abdulahimohammed4711
    @abdulahimohammed4711 6 ปีที่แล้ว

    diinta nabi Mohamed noga tahay wa cadahay shikh ba kuwareray ilahay agtisa waxba nama tarayso

  • @abuukarabdirahman6704
    @abuukarabdirahman6704 7 ปีที่แล้ว +6

    hadaad diint waxkatqaan ladood shekh shibili ama hadaadan wax aqooni iska aamus marka inaad caybtanto waxey kadhigantahay inaad jaahil tahay

  • @yacqubali680
    @yacqubali680 7 ปีที่แล้ว +2

    Mowlid forever!

    • @abdinaasirm6060
      @abdinaasirm6060 7 ปีที่แล้ว +1

      and Bidca iyo Yours For ever..

    • @abdinaasirm6060
      @abdinaasirm6060 7 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhh.

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว

      Maya walaal dib ugu laabo kutubta ee ogow inu bidco yahy mowliidka ee ha dhihin dadkyga ayaa ka soo farcamay suufiyada

  • @amalmuqtaar997
    @amalmuqtaar997 5 ปีที่แล้ว

    Mawliidku waa bidco

  • @abshiromahamed7190
    @abshiromahamed7190 7 ปีที่แล้ว +5

    sufiyada waqtigey dadka lugojiren walagabaxy alxamdulilaah waxbadan ay bidco dinogadhige sida mulidka iyo gebedha weli la anta lamahrnayo culumada xaqano iftimnso alaha nobadsho nobarakeyo

    • @hadan579
      @hadan579 6 ปีที่แล้ว

      Abshiro Mahamed
      Lpj

    • @zakariasaqaawe2176
      @zakariasaqaawe2176 6 ปีที่แล้ว

      Abshiro Mahamed at wahaabiya ma waxaan yaa sheeq ka dhiganeysan ilaahey shartiina ilaah hanaga qabto jaahilkan wax iftinonaya bilaa cilmi wahaabi faaido malahan

  • @caalinducaale7569
    @caalinducaale7569 7 ปีที่แล้ว +1

    mowliidka dhexdiisa muxaadaro ey ku soo jeediyaan kadibna wax bey sadaqeeyaan adigana muxaadaro aad soo jeedisay aaway marka farqiga idiin dhexeeyo Mise waxaad wadaa aniga ha li dhageysto ayagana yaan la dhageysan .

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 10 หลายเดือนก่อน

    Wahaabi bidco

  • @bogganaseexadaislaamka8659
    @bogganaseexadaislaamka8659 6 ปีที่แล้ว +1

    shibile waa ganacsade ilaah ka baq

  • @ahmedkhalif2419
    @ahmedkhalif2419 6 ปีที่แล้ว

    Kadhab

  • @HusseinAli-vv8jh
    @HusseinAli-vv8jh 3 ปีที่แล้ว

    _ v5g

  • @sadaqdaauud671
    @sadaqdaauud671 5 ปีที่แล้ว

    Ad gubid rabo

  • @nuuribrahim4151
    @nuuribrahim4151 7 ปีที่แล้ว +1

    bidcadu midda aad samayso mabanan thay bidcada loo yaqan taqsiimo towxiid xagad ka keenten ma nabu muxamed ayaa qeebiyay ma kitaabka alle ayay ku talaa noo shega?

    • @umarsuni3763
      @umarsuni3763 7 ปีที่แล้ว +2

      suufiyada ayaa horey u qeybisay

  • @axmedcabdullahi2486
    @axmedcabdullahi2486 5 ปีที่แล้ว

    Waxaad kaxuntahay amaanta nabiga iyo taariikhfiisa in laga sheekeeyo
    Marka aduunka kasuili meesid caro aakhirona cadaab

    • @xogaal
      @xogaal 4 ปีที่แล้ว +1

      ka daawo youtube ka ayadoo duuban sh. shibli Siirada Nabiga SCW.

    • @SaalixaMaxamuud
      @SaalixaMaxamuud 3 หลายเดือนก่อน

      Ha ka Dawo TH-cam ka ninka jacelba raaca

  • @studioshaaficiyah1078
    @studioshaaficiyah1078 7 ปีที่แล้ว +2

    ilaah umada hadinka qabto

  • @nuuribrahim4151
    @nuuribrahim4151 7 ปีที่แล้ว +1

    waxaa saxiixu buqaari kusugan in saxabadu hadii nabigu tufo xaako aysan dhulka dhacen ilaa ayku hacdo nin gacantiisa hadii uu weesaqaato weesadiisu dhulka mesan gaaren oo walaka la dafaaye qofba qofka kale ayuu kasii tiranaye arintan oo kale mashegan maxaa yeelay nabiga oo dhanba waxay ka aaminsanyihiin nin lamida inuu yahay walasoo diray bis halkaas ayuu warkiisu ku dhanyahay axaadiista nuucan ah markay arkan aad bay ukahdan haday abodi lahayen weytirtiri lahayen ilahey baa xafidayo diintan

  • @maxamudmaxammad2155
    @maxamudmaxammad2155 7 ปีที่แล้ว

    war hadad wax isku heysaan si adableh udoda culimada ha xagxagana ,e fagaraha iskena sheikhu wa diyar goobkasta, warkina cadeeya.

  • @maxamudmaxammad2155
    @maxamudmaxammad2155 7 ปีที่แล้ว

    suufiyo war an ka'eheyn wa wa wahabi wana khariji mawayeen, subxanallah wa afbelen.

    • @salaadali7418
      @salaadali7418 7 ปีที่แล้ว

      suufiyadu way yaqaaniin wax walba
      ee adiga ma hor fadhiisatay

    • @ladanahussein4368
      @ladanahussein4368 6 ปีที่แล้ว

      War islama hayaan sow maha khuraafad le meesha ku Hayaan

  • @abdirahmanshiine7988
    @abdirahmanshiine7988 7 ปีที่แล้ว +7

    wahaaabi aa diinta aquun khawarij ada iyo kowa rasulka shegay diin miyaa taqanaaa bidco wahabiyo aya ah tan kle rasulka ladedo waba gaaalnimo

    • @hawalul2184
      @hawalul2184 7 ปีที่แล้ว

      Allow xaqa nafahansi shiikhan nabiga miyow diidey mise mowliidka ayu diiday suufiyiinta xaqa alle ha fahmsiyo wahaabi cay ma ahn waa mid ka mid ah magacayada alle

    • @abdirahmanshiine7988
      @abdirahmanshiine7988 7 ปีที่แล้ว +2

      Hawa lul hadii aa aquni lahed magaca asalkisa sedaa wa amusilahed lkn anaga iyo rer sh maxamad cabdiwaaab isku nabi manihin nabigena scw wa carafyaa wa kee iku shrfta bdnaaa qalqika rabi aburay lkn nabiga wahabiyo injir ayuu leyhy nagaha adumada ahna mdxiisa wasaq kaguri jireen tan kle suufiyo wa wax lugu faano wadadka diinta so garseyay somaliya lkn wahabiyo hada wax soo bowsaday aya rawo in ay umadii lumiyan ayago aquun olahed wlhi in ana 5 daqio xata dawan clepkan wyo danbi ayaba ikaso garayo

    • @salaadali7418
      @salaadali7418 7 ปีที่แล้ว +1

      saa u dhigeesid ma aha wahaabi marka laleeyahay waxa lolajeedaa midkii nabiga nnkh oo tilmaame inoo yahay shaydaan midkaas iyo asxbtiisa oo asiga aasaastay ayaa laga wadaa wahaabiyo

    • @jawaahirsheeq7205
      @jawaahirsheeq7205 7 ปีที่แล้ว

      abdirahman shiine

    • @abdourahmanbayhaqi9805
      @abdourahmanbayhaqi9805 7 ปีที่แล้ว

      khawarijtu dadka kabiiro ayay ku galaysiiyan lakiin idinku suufiyoy waxaad galaysisin cidkasta oo idin khilaafta galo ayanad u aragtiin mawliid waa bidco markii layiri waxa tirahdeen nabiga ladiiday mawliid bidco ah na dadka wad ku galaysiiseen

  • @ciisebeereed2205
    @ciisebeereed2205 7 ปีที่แล้ว +2

    waa yaab suufiya waa dad badco bdn nabiga SCW waxa uu sameyn sameyay allow dadka ka qabo sheeqiina SHIBIL alle yacizak

  • @user-hz1gr4kb8b
    @user-hz1gr4kb8b 6 ปีที่แล้ว

    Alla ninku cod xuma akh
    War iska aamu
    Jaahil Ibnu jaahil
    Laba nin ayaa kitabka burdaha fasiri Kara
    Waa sheekhii alifay
    Iyo ninki sanad iyo sheekh uleh
    Adigu labada midna ma hayzid
    Waanad jarjarty
    Dhexda iyo xaga hore
    Lkn sh ahmed sh Mohamed
    Ayaaa meel ku saaray kagana soo hadhay dulli

    • @maxamedbuthusseinmaadey2838
      @maxamedbuthusseinmaadey2838 6 ปีที่แล้ว +1

      زاهر ٱبن الشيخ الأزهري أيها المنحرف مت بغيظك ولازلت محرقا بأحشائك الحقد

  • @cabdiadde2191
    @cabdiadde2191 5 ปีที่แล้ว

    Kaadibayaatahy
    Mansanafilislaamisubata
    Xasnanata
    Waadilowdy miyaa
    Yaawaylaka

  • @Hakiim.i
    @Hakiim.i 7 ปีที่แล้ว +1

    war waa yaabe ninkan muxuu ka jawaabaay suaal kasta wuu inxiraafiyay hal suaal si toos ah ugama jawaabin teda kale nimankan umadu wey fahantay waxa ey yihiin ninkan shibile a h waad ogtihiin siduu ahan jiray wuxuu ahaa asaga iyo umal ba dad faqiiriin ah hadana waad u jedan waa dadka ugu hantida badan kenya ma waad ogtihiin majirto shaqo layaqan ayqabtan ama ay ku kasbaden malkan oo aan ehen in ay nabiga alla daka necbaysiiyan waana mida ay hantida ku helen

    • @sadishladan4558
      @sadishladan4558 7 ปีที่แล้ว

      leelo cadeey acudkow yalacag kusinayo neceb ay nabiga subxana Allah hantida rabi a bixiyo faqir hadu aha yacni culeys gadashis fuded aya jiro mrka gadal hadu kahelay hanti alaha usiyadiyo

    • @khalidmohamed2711
      @khalidmohamed2711 7 ปีที่แล้ว +1

      Subxanalllah,faqiirbuu ahaan jiray hadana taajir ayuu noqday yaa udiiday inuu taajir noqdo haddi alle ka dhigay,haddana waxad mlha odhan gaalo ayuu lashaqaystaa,adiga maku cadaynkartaa oo ma aragtay meel uu ugu shaqaynayo.
      Aniga cidna ma taageersani lkn cayda iyo arrin aan caqli badan ka danbayn wllyaalow aan iska dayno.

    • @sadishladan4558
      @sadishladan4558 7 ปีที่แล้ว

      Khalid Mohamed walalo ani maba ceytamin

    • @mohameddaud7253
      @mohameddaud7253 6 ปีที่แล้ว

      leelo cadeey heeh leela caday xabiibi mawliidku ma banaana quruxeey bal aad u dhagayso

    • @mohameddaud7253
      @mohameddaud7253 6 ปีที่แล้ว

      leelo cadeey heeh leela caday xabiibi mawliidku mabanaana quruxeey

  • @muhamedburhaudiin6157
    @muhamedburhaudiin6157 7 ปีที่แล้ว

    waayo cida caqliga u saaxiibka ah ee ninkaan diin ka qaadanaysa waaba mutahim beentii tirada badnayd ee uu lahaa 700 oo gabdhood oo soomaliya oo hiv qaba ayaan london ku soo arkay ee lagadaba tagay see ku aamini karnaa hadalkaaga

  • @qaybdiidcilmikadar1763
    @qaybdiidcilmikadar1763 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaanu wuxuu ku fiicnaan lahaa inuu shirkadaha reer galbeedka ficlladooda islaam naceybk a ah uxayesiiyo,Hana ogaado in kuwii Soo tababaray ay taariikhda sharafta islaamka kahareen.

  • @nuuribrahim4151
    @nuuribrahim4151 7 ปีที่แล้ว

    walahi waa yaab wuxuu leyahay hadan kashekno culimadeni tariiqdoda mawax baa ku jban haye hadii nabi muxamed laga shekeyana waa bedco tan muxamed cabdul wahaab ee 7 maalmood waa caadi wlh taasi meesha ay ujedo waad fahmi kartan waa cidii qalbigedu xaqa donayo waa uun nabi muxamed maxabadiisa yay umada ku badabn maxaa yeelay ragan shaqadodu waa umada in laga tirtiro quluubtoda maxaba nabigeda

  • @ducaysanetv7133
    @ducaysanetv7133 7 ปีที่แล้ว +1

    20 sano ayaad adiyo inta aad isku fikirka tihiin ee khawaarijta ah isku dayayseen inaad jacaylka nabiga nnkh ka tirtirtaan umada soomaaliyeed likiin markasta waxaa sii kordhaya ahlu xaqa ahlusunna waljamaaca ee jecel xabiibkooda anigu waxaanba idin oran lahaa buuqa sii wada dad badan oo hurday ayaad noo toosinaysaane

    • @dahabodegen696
      @dahabodegen696 7 ปีที่แล้ว +3

      in aad ahlu baadil tihiin waxay ku cadahay aflagaadada iyo tacasubka indhaha la,a موتوا بغيطكم
      idinka iyo wixii idin la mid aha dadkan tv yada laga soo deenayo waa xoolo loo qaybiyey shilimo
      idinka allaah soomaaliyawaad ka dabargo,ysaan waayo dadkii xaqii bay fahmeen huuhaadiinana meel u raadiyo

    • @ladanahussein4368
      @ladanahussein4368 6 ปีที่แล้ว

      Sufi war male intii caqliga yarayd unba la iskugu geeyay maistiri

  • @muhamedburhaudiin6157
    @muhamedburhaudiin6157 7 ปีที่แล้ว

    shiloow waaa hadii aanu Diin kaa djagaysano sow beenlowgii matihid
    oo dadku waaa xishoodaaye dadkii aad beenta u sheegtaybaad soo hor istaagi wax isku fal qofyahay

    • @maxamedbuthusseinmaadey2838
      @maxamedbuthusseinmaadey2838 6 ปีที่แล้ว

      Liibaan Osman 700 wa ey yrtahay kumanan eydhis qaba aya ingiriska jooga asomali ba zino uyar

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk bis bis diinta wahaabiya masaas baa bis weeye umul ma arkay waa dad say rabaan diinta ka dhiga shayaadin ah ( waxaa kuye sadaqo mawliid magay kartid ajar kama helay sid hadana kuye waad cuni kartaa hadii aad tagto yaab) waaba dad ilaahay qalbigooda jacaylka nabi ka siibay wiligay ma arag intaan wahaabiya la joogay niman ka qalbi adag oo ka xaasidnimo badan mid baa igu yiri umada islaamka hadaan awoodo waxaan ka dhigi lahaa wahaabiya haday diidana waan wada lay laha kuligood maalinkaas ayaan ka quustay nimankaan wahaabiya

  • @caydiidcali4090
    @caydiidcali4090 7 ปีที่แล้ว

    wahaabigaan waa beenloow weyn wa ninkii dhahay waxaan soo arkay 700 gabdhod oo somali ah oo 15 ilaa 18 udhaxeyso oo hiv aids qabo ayaan ingiriiska kusoo arkay miyaa mowliidka rumn kasheegayo aniga nin been nucaas u geystay gabdhaheena diin kama dhageysanayo

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว

    waar qadhmuunkan dadka yaa ka qabta.
    ilaahaw dadka iyi diint ka qabo

  • @axmedcabdullahi2486
    @axmedcabdullahi2486 5 ปีที่แล้ว

    Doqon neceb nabi muxamad
    Oo jaahil ah baa tahay

  • @feisalhassan1239
    @feisalhassan1239 7 ปีที่แล้ว

    been low cid aaminaysa malahan wadaadan ictisaam ah waxay shilimaad kusoo qaataan khilaafka islaamk,a yaa beenlow rumeysanaysa wadaad waa baad noo ahaan jirtay hadana lagu faham

    • @HassanAli-it5gz
      @HassanAli-it5gz 7 ปีที่แล้ว +1

      feisal hassan yahuu

    • @HassanAli-it5gz
      @HassanAli-it5gz 7 ปีที่แล้ว +1

      feisal hassan beenaale

    • @ladanahussein4368
      @ladanahussein4368 6 ปีที่แล้ว

      Anaga aminsan oo jecel sheikha ilaahayna cilmigiisa ha usiyaadiyo ka naxow nafta waa

    • @sadaahassan9109
      @sadaahassan9109 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxa taxay khawarij oo neceb.nabi muxamat bax

    • @sadaahassan9109
      @sadaahassan9109 4 ปีที่แล้ว

      benlow ba taxay wariya rali nago sxb