Ciidamada Ibliis (Junuud Ibliis) Xalaqadii 1aad - Sh. Maxamuud Shibli

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 29

  • @maxameddankamaxamuud9453
    @maxameddankamaxamuud9453 ปีที่แล้ว +1

    فضيلة الشيخ محمود شبلي حفظه الله ورعاه

  • @fartunahmed8610
    @fartunahmed8610 7 ปีที่แล้ว +2

    jazakallahu kheir sheikh Maxamud Maxamed shibli allow xaqa nagu sug walahi adunyo gabagaba ah ayan dacalka heysana waxaa soo badanaya dadka diinta u,gafaya allow culimadayada xifdi markasta iyo wakhti walba noogu heelan iney xaqa iyo badilka nookala sheegan kuwa diinta ugafaya allow hadad hanuun ugu talagashey soo hanuuni rabbiyow hadadan ugu talagalina fitnadoda naga dhex qabo jazakallahu kheir markale sheikh shibli

  • @DUCAALEMALAW
    @DUCAALEMALAW 7 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha barakeeyo sheekheennna Maxamuud Shibli

  • @xaajiyare1438
    @xaajiyare1438 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr cilmiga illahay hakuusiyaadiyo

  • @farhyaali8775
    @farhyaali8775 7 ปีที่แล้ว +2

    jazaa kalaahu khayraa sheekhanaa alaah haxifdiyo aamin

  • @yoonisjeele3528
    @yoonisjeele3528 7 ปีที่แล้ว +2

    Jazakaalhu kheyraa ale kheyr aan dhamaan haku siiyo

  • @canabsheikh5903
    @canabsheikh5903 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wb Sheikh maxamud allaah Ku xifdiyo melkasto sad joogtid

  • @fagaarahafanka2307
    @fagaarahafanka2307 7 ปีที่แล้ว +2

    jasakalaahu khayr xaqa hala gaban waligaa

  • @cadeyare4209
    @cadeyare4209 7 ปีที่แล้ว +3

    janda allah kugeeyo shiikh shipli

  • @carafaadcabdirisaq7081
    @carafaadcabdirisaq7081 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاالله العلامة محمود.الشبلي

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 4 ปีที่แล้ว +1

    SCW SHEEKH SHIBLI MANSHA ALLAH WALAAL, ADI IYO DHAMAAN QOYSKA IYO LABADAADA WAALID ILAAHAY IF IYO AAKHIRO RAALI HA IDINKA NOQDO, ADIGA IYO LABADAYDA MACALIN SHEEKH MUSTAFE IYO SHEEKH UMAL WAXAAD TIHIIN WANAAG AAN LASOO KOOBI KARIN KHAYR ALLE HA IDIN SIIYO ADUUNKA KU BARAKOOBA AAKHIRO JANO FARDOSA KUWAARA,ANAKANA ALLOW HANA FIDNAYN.

  • @Mo-ps4vp
    @Mo-ps4vp 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah shiikhayga Alle ha ku dhawro

  • @khalud1272
    @khalud1272 7 ปีที่แล้ว +2

    jazakallah sheikh

  • @fatximaxamad8253
    @fatximaxamad8253 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaaaahu.akabar

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 7 ปีที่แล้ว +1

    sheekh shibile maashallaah waxaad tahay ulul albaab aragti dheer sheeksh dirir ardeydiisa onlinke ayaan ahay adna hadda culuumada aan aadka u jeclahay ayaad kusoo biirtay allaah haku xafido

  • @mohamedshuriye1369
    @mohamedshuriye1369 7 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan xirsi iyo Cabdiraxmaan jibriil Waa isku fikir iyo caqiido buugiisa waxa ku qoran waa waxa ay Ayaan markasta ka hadasho

  • @usaamemacalin1066
    @usaamemacalin1066 ปีที่แล้ว

    Miizaanka culus

  • @maxamuudcabdilahi1436
    @maxamuudcabdilahi1436 7 ปีที่แล้ว +1

    cadawgaaga ilaahay hajabiyo

  • @farhyaali8775
    @farhyaali8775 7 ปีที่แล้ว +2

    nin kaa si ha is ka islaamo maadaama uu saa uhadlayo

  • @khalud1272
    @khalud1272 7 ปีที่แล้ว +2

    munaafiqiinta ma yara

  • @libaanali.xassanwaafannaan2269
    @libaanali.xassanwaafannaan2269 7 ปีที่แล้ว

    gaaleysiinta Muslim iinta Mabanaana
    We Adiga Maihid M axkamad and Qaali!!?

  • @libaanali.xassanwaafannaan2269
    @libaanali.xassanwaafannaan2269 7 ปีที่แล้ว

    shibili awliyada ayaad been kasheegtay Oo Gaaleys at jaahi l baad tahay been to share been low baad tahay Dixon baad u ufasirtaa warka dada kale we All utowbakeen caqiidada myjizimada it's mushibihada ee baadilka ah!!?

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 4 ปีที่แล้ว +1

      Horta qofka magaca liibaan loobaxshaaba maxay ugaaloobaan kuwo kaloo sidaada cml kufaar ah oo liibaan loogu yeero waa arkay

  • @khalud1272
    @khalud1272 3 ปีที่แล้ว

    Beenaale

    • @BasraIsmaaciil
      @BasraIsmaaciil 9 หลายเดือนก่อน

      Kee baa beenaale ah