Mowliidka & Shubuhaadkiisa || Sh. Maxamud Maxamed shibli || Dec 2016

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 206

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 4 ปีที่แล้ว +4

    Illaahow barakee sheekh shibli umadii caamada ahayd ee suufiyadu khuraafaadka Ka dhaadhiciyeen ayuu xaqii u bayaanshay illaahay
    cimrigiisa ha u barakeeyo
    Aamiin inshallah

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 3 ปีที่แล้ว +8

    Jasaaka laahu khayr.. Sheekh Shibli.. Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil.. Sheekh Umal.. Sheekh Dirir.. Sheekh Siciid Raage. Waa culimada soomaaliyeed kuwa aan dar ilaahay ugu jeclahay.. Ilaahay Wixii wanaag ah ee aad fashaan ha idiin ku daro Miisaanka xasanaadka, wixii gef ahna ha idinka dhaafo..

  • @caishamohamedu7833
    @caishamohamedu7833 8 ปีที่แล้ว +6

    maasha allah tabaraka allah illahow noo dhaaf culimada dadka xaqa u cadaysay inta bidcada u raadinaysa qiilkane illaahow xaqa tus amiin amiin

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 4 ปีที่แล้ว +6

    Sh shibili muxuu soo xadreeyey, jasaka Allah shiikh sidaad xaqa ugu bayaniso umada

  • @weheliyechannel2759
    @weheliyechannel2759 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah sheqena Marna wll keena xaqa ilahay fahan siiye oo nofa ii denayo sheeq shibli 💖💖💖 iLahayow 🤲 unaxa riso dambigisa iyo dambi wali dintiisa Allow dhaaf
    Aaammmmiiiiinnnnn

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 2 ปีที่แล้ว

      Muyuusan nebigeea Maxamed Scw aakhiro dadka u shafeeca qaadeynin?

    • @AlinoorSheikhAli
      @AlinoorSheikhAli 6 หลายเดือนก่อน

      You Lost the part to paradise.

    • @Hagimumin
      @Hagimumin 3 หลายเดือนก่อน

      @@rafiq5722WALAAL HAA LAKIIN WAXA LAGA HADLAAYO FAHAN, BIDCA & SHIRKI AYUU KA HADLAYAA SHIIKH SHIBILI, WUUNA NOOGA DIGEY ADIGA QALBIGAAGA FUR AF-SOMALI AYUU KU HADLAYAA, QOF SHIRKI KU DHINTO JAHANAMO AYUU KU WARAYAA MANA ARKAYO SHAFECADA NABI MUHAMMAD SCW, MARKA ADIGA NAAR ISKA JIR SHEYDAAN SHIIKH SHEGTEY YUUSAN KU HALIGIN, HADUU DALIIL HAYO HA KEENO ILEEN DIINTA ISLAMKA WAXAA NOO KENEY ALLAH SWT (QURAN) & SUNADII NABI MUHAMMAD SCW OO NALOO XIFDIYEY BUKHAARI, MUSLIM, AHMED, ABU-DAUD AYAAN KA HELEYSAA, WALIBA HADII AAD KU EKATI BUKHARI & MUSLIM KAA BADAN.

  • @shukri218
    @shukri218 5 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahayow sheikh shibli barakee oo noo badi isaga oo kale
    Aaamiin Aaamiin yaa rabi

  • @Mindgrowth1
    @Mindgrowth1 8 ปีที่แล้ว +6

    dadka maangaabka ah ee aflagaadada wada rabbi sw ayaa xisaabin doona
    midkale shkh shibli cilmi ayuu ka hadlayaa ee wax ka faa'iidaysta iska daaya madax adayga iyo mugdiga aad ku socotaan
    جزاك الله

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 6 หลายเดือนก่อน

      Cilmi kama hadlayee intii yarayd ee Wahaabiyadu usoo gunuday ee dadka Nabigooda lagaga fogaynayay ayuun buu hayaaye Maankiisu ha dhaafo oo Caalamul Islaamku wuu badan yahaye Jaamicadaha ugu waawayn ee Azhar Zaytuuna ka mid yihiin ayaa Ogol Mawliidka ee miyuu ka cilmi badan yahay kuwaa Jawaabtu waa maya .

  • @maxamuudmaxamed7080
    @maxamuudmaxamed7080 3 ปีที่แล้ว +2

    الله سبحانه و تعالى ha u barakeyo cumriga sh shibil

  • @muqtaaraminhassan9169
    @muqtaaraminhassan9169 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Allaha ku xafido sh shibli adun Iyo Akhiro

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo 6 ปีที่แล้ว +25

    Ilaahow qofkii xaqa bayaaniya cidduu rabo ha ahaadeee u dembi dhaaf

  • @cabdiqanialcadala9307
    @cabdiqanialcadala9307 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha ALLAH
    YAXFIDULLAH sheikh shibilli
    Waa sax mowliidka meel uu diinta ugu jiro malaha

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 2 ปีที่แล้ว +1

    Maan sha allaah sheekh allaah ha ku xifdiyo aamiin yaa rabi

  • @kilastube
    @kilastube 3 หลายเดือนก่อน

    Asc manshaa allaah sheekh maxamud allaha ku sharfo

  • @waxaaliibaanaymuminiinta4695
    @waxaaliibaanaymuminiinta4695 8 ปีที่แล้ว +6

    illaahow inoo xafid culumada illaahey fahansiiyay xaqa kuwa aan fahansaneen xaqa illaahey ha fahansiiyo

  • @SaalixaMaxamuud
    @SaalixaMaxamuud 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah shekh wad caadaysay allaha ka ajarsiye😊

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jazk allah kheyer shekh shible baraka allah fiikum
    Sufiiyod qabuuriiynt bidco aya ka dhiigtan wax illhay lagu dhawanayo

  • @sahraosman9206
    @sahraosman9206 8 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah sheqeena ilaahay haku xifdiyo fidunyaa wal aqira

    • @rahmaabokor113
      @rahmaabokor113 5 ปีที่แล้ว +1

      Thank you ♥️😍

    • @rahmaabokor113
      @rahmaabokor113 5 ปีที่แล้ว +2

      Shiikh shibli waa run alle haku xifdiyo

  • @cabdiraxmanabuuyusuf9887
    @cabdiraxmanabuuyusuf9887 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshallaah sheekhana
    Alle haku barakeeyo
    Aduun iyo aakhiroba

  • @maan8746
    @maan8746 3 ปีที่แล้ว +5

    Sh shibilli waxaan aad ugu jeclahay ereyada carabiga ee adag xitaa isaga wuu fasiraa, ana uxibbuk sheekhanaa yaa qaamical bidac

  • @ruunciiseciise8436
    @ruunciiseciise8436 8 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah war shibili caadi ma ahan ala muxu tariiq kudhigay

  • @ibnuaskar5646
    @ibnuaskar5646 6 ปีที่แล้ว +1

    shiikha hakugubanina xaqiiqbuu kahadlee alle hakaa abaaliyo sh.shibile

  • @BaraxlayMudug
    @BaraxlayMudug 4 หลายเดือนก่อน

    Allaah Ajar Hakaasiiyo Aaamiin

  • @muhiyadinmohamed5718
    @muhiyadinmohamed5718 8 ปีที่แล้ว +9

    màansha Alla yaa sheekhanaa ilaahay danbigaaga hadhaafo

  • @cabdixaafidali717
    @cabdixaafidali717 3 ปีที่แล้ว +1

    Man shaalhaa tabrkalaah ilahay hakuudan bidhaafo

  • @abdiazizahmednor3290
    @abdiazizahmednor3290 8 ปีที่แล้ว +11

    sh Allah habarakeyo qabuuriyiinta iyo shiico ninka meel saaray weeye

    • @muxyadiincabdulaahi4895
      @muxyadiincabdulaahi4895 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkk beenl

    • @فقيرإلىالله-ع7ش
      @فقيرإلىالله-ع7ش 6 ปีที่แล้ว

      Abdi Aziz Ahmed Nor
      Eey eey dhalay adaa quburiya oo ibnu taymiya qabrigisa cabuda macalad yahy uraysa
      Kan shibli jaahilna
      Waa iska cadahy jahligisu
      Culimada ma hor iman karo camadu khaldaa wakase car hana hor yimado jahilkasi
      Adiguna jaahil jahil dhala tehe edeb yelo naclad yahy

    • @hassanadanmohamed9850
      @hassanadanmohamed9850 6 ปีที่แล้ว

      +زاهر ٱبن الشيخ الأزهري Adeer afcaytamay ninkiisuu ku yaal.
      hadaad in uun diinta islaamka waxkagaranayso mabaad caytanteen.

    • @فقيرإلىالله-ع7ش
      @فقيرإلىالله-ع7ش 6 ปีที่แล้ว

      @@hassanadanmohamed9850
      Eey eey dhalay mada diin wax garanaya iska amus jahil yohow murakabka ahi dulli

    • @casiisakhaliif791
      @casiisakhaliif791 6 ปีที่แล้ว

      +زاهر ٱبن الشيخ الأزهري اتق الله

  • @muhammeddigale9088
    @muhammeddigale9088 8 ปีที่แล้ว +6

    Su alihiii soo gali sh c/Rashid

  • @salmaquruxchannel2119
    @salmaquruxchannel2119 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow ku derejee oo dembigaaga dhaaf ar shiikhaani Wixii ilaahey baray nagama hagran

  • @مرشدابنكلميحسن
    @مرشدابنكلميحسن 8 ปีที่แล้ว +15

    تبارك الله شيقنا شيق محمود شبل

  • @mrashaad100
    @mrashaad100 8 ปีที่แล้ว +6

    Masha'allah Sheekhuna allaha ku xafido

    • @ifrahsheik877
      @ifrahsheik877 7 ปีที่แล้ว

      shaydaan shibiliyaw maxaad Wanaag mødet cayda xabiibka Hadada imaankagii lacag sisatey ma umadaad fasahaadineysaa. waxaad ogataa Ninka cilmiga lahayn eed been usheegtey eekuguracdey iyo adiguba halkeed nabiga darkiisa aad uhelu bilood wadaadka duubkaw weyn ee uguhoreyn adiga iyo shaydaan iyo intiii idinraacdey

  • @SaalixaMaxamuud
    @SaalixaMaxamuud 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow kor karelia akhariyo adunba

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105 2 ปีที่แล้ว

    Asalaamucalaykum.
    Sh. Shibili waa naasiru sunnaha, Soomaalida waa nin ilaahay u diray kuwa diinteena xaniifka ah ku ciyaaraya sida Xasaan iyo Kishki iyo kuwa kale ee lunsanba in uu diinta ka difaaco, waa naasiru sunnaha Soomaalida, ilaahay haku barakeeyo, wallee waa geesi geesi dhalay, ninbaa wuxuu yidhi wallee muruqa laba suule ninba si ku ah.
    Ibrahim Hargeisa

  • @farmajoismacil7613
    @farmajoismacil7613 6 ปีที่แล้ว +3

    Dadka Maxaa Ku Diray Bidcada Garan Waaye Wale Jazakalahu Khayre Adun iyo Akhiro Insha Alalh Mahd Sanid

  • @FeisalmohamedMaah-l6p
    @FeisalmohamedMaah-l6p 3 หลายเดือนก่อน

    دكتور شبلي الفقيه حفظه الله

  • @ayanlealpha998
    @ayanlealpha998 2 ปีที่แล้ว

    Allaha kaajir siiyo sheikh shibili

  • @abdisalanmustafe9690
    @abdisalanmustafe9690 8 ปีที่แล้ว +2

    mansha sheekha Allah ha barakeeyo

  • @Abdalladhiif.
    @Abdalladhiif. 2 ปีที่แล้ว

    Greatest Schooler ❤️

  • @rudeeynahenna1606
    @rudeeynahenna1606 6 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah tabarakallah xifdullah sheikh shibili

  • @hashimahmed5941
    @hashimahmed5941 8 ปีที่แล้ว +7

    jazaakallah khayr

  • @khubaybkhaliif715
    @khubaybkhaliif715 8 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay khayr hakaa siiyo sheekh xaqa aad cadaysay suufi waxba islama hayee aayadah iyo axaadiista uun ha saaran
    micno aan sax ahayn

  • @isxaaqibrahimali6061
    @isxaaqibrahimali6061 4 ปีที่แล้ว

    Xafidakallaah sh shibli waa ninka inbadan dhageysto

  • @القرأنالكريم-ظ3ت5ط
    @القرأنالكريم-ظ3ت5ط 2 ปีที่แล้ว

    Ala muxu nabi muxamed ka digay
    عليه افضل الصلاة

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 8 ปีที่แล้ว +7

    ha Caayina culimada ilaahay kabaqa

  • @yonism71
    @yonism71 8 ปีที่แล้ว +5

    allaah ha xifdiyo culamadena xaqa sidee noogu shegeen

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 3 ปีที่แล้ว

    Nebi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedhuud6-eb8dn
    @ahmedhuud6-eb8dn ปีที่แล้ว

    Sh shibili qeer maleh kaligis .aahn wahabiiyo dhan kheyr maleh

  • @isxaaqshiiq1244
    @isxaaqshiiq1244 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekheena alah xabarakeeyo

  • @bashiirmaxamedaadan2736
    @bashiirmaxamedaadan2736 8 ปีที่แล้ว +1

    jazaakallaah kheyr sheikh

  • @MsHinda11
    @MsHinda11 7 ปีที่แล้ว +13

    Birthday celebration for the nabi csw is definitely bid'at. Even those who intensely claim that it is not haram accept that it is a bid'at. But they say that it is a good kind of bid'at (bid'at-i hasene). Every bid'at is haram, there is no kind of "good bid'at"

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 2 ปีที่แล้ว

      War yaad wax u sheegeysa maad Afkaaga ku hadashid

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 8 ปีที่แล้ว +3

    sheehkana alle habarakeyo

  • @AlinoorSheikhAli
    @AlinoorSheikhAli 6 หลายเดือนก่อน

    Hadii aad mowlidka jaceshahay ha deynin ninba ninku jeclaay uu xusijiri ba yowmal qiyaama lalakeeney marka NABILAHI MUHAMMAD SALALLAHI ALAIHI WA SALIM. LA SOOBAXEYNA. Axmed Muhammad Nabi kheyrul khalqillah
    He who refused mowlid he lost a part to paradise.

  • @SowdoAbdikadirDigale
    @SowdoAbdikadirDigale 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahow cimridar kusii sahkow

  • @maxamedabdi1919
    @maxamedabdi1919 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا وحفظك الله من كل مكروه

  • @abdisalanmustafe9690
    @abdisalanmustafe9690 8 ปีที่แล้ว +2

    ilahay ha ku anfaco kuwa ku ibtilaysan bidcadan

  • @cumarmaxamed7771
    @cumarmaxamed7771 3 ปีที่แล้ว

    allaaha ku oo ha nuuniyo

  • @hassanhajiahmed1045
    @hassanhajiahmed1045 8 หลายเดือนก่อน

    Alle hakaa ajarsiyo dadka waxaas sameya alle xaqa hatuso

  • @abdiraxinmaxamed1656
    @abdiraxinmaxamed1656 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow ku daa ilaahay diintiisa saman walpa axad adoomadiisa ka miduu ku xoojiyaa

  • @mustaferaabi2027
    @mustaferaabi2027 3 ปีที่แล้ว

    m a suufiyo allaha hadeeyo

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 8 ปีที่แล้ว +12

    Nasiib daro waxaa ah qof khayr loo sheegayo oo caytamayay

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 6 ปีที่แล้ว +1

    Codkaad ku jillayso
    Wallee sheekhoow innaad mowliid
    Dheexaa wax kasoo akhrisay.
    Bun dheexaana soo jebisay.
    Goorey kuu xaraaraatayse maaqaan!!!
    Cilmi aad ku rediso Allaah
    Waa ku siiyay, balse
    Xigmada wajaha Allaha kuu suubiyo

  • @FatushMaalim-k1w
    @FatushMaalim-k1w ปีที่แล้ว

    Illah ka cabsa niyow

  • @abdallaali1833
    @abdallaali1833 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @hassjam2079
    @hassjam2079 6 ปีที่แล้ว +4

    Sufiyada shiico iyo ibliis baa ku shaqeysta

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo 6 ปีที่แล้ว

    Muxaadaradaan Qof aan xitaa welogiis Safiine aqrisan wuu fahmi karaa uma baahna liiq luuq kale oo lamaro Xujadaani wey ku quntay Ninkii marmarsiyi raadin lahaayoow Anigu beri ayaan kaa ahay

  • @nasramaxamadismail474
    @nasramaxamadismail474 8 ปีที่แล้ว +20

    dood aan waxba kajirin yaa idinka dhagaysan suufiyoow illahay kabaqa culimadana cayda kadaaya hadii aad kudayanaysaan nabi maxamad CSW iyo asxaabtiisi mawliid ma aysan dhigin khayr nabi maxamad CSW iyo asxaabtiisi ka qarsoomay baan samaynaynaa cid aad usheegaysaan majirto mawliidku hadii uuusax yahay waxaa dhigi lahaa asxaabtii rasuulka ee illahaygii idin abuuray kayaaba oo dadka beenta kadaaya xoolaha dadka eed beenta ku cunaysaana iska daaaya been inaad sheegaysaan waxaa cadaynaya culimada aad caayaysaan marwalba sababtuna beenlaale cay unbuuka adagyahay maxaad lacaytamaysaan culimadu idinma caydo wax bay idiin sheegaan marka illahay kabaqa oo maanta inta aad nooshihiin isi saxa insha allah

  • @cabdiadde2191
    @cabdiadde2191 6 ปีที่แล้ว

    Ashraarokhalqilaahi
    Alwahaabiyato
    Yaqtuluunanaasa
    Bigyrixaqi
    Wayakuuunaamwaalanaasi
    Bigyrixaqii

    • @Fucker56ful
      @Fucker56ful 2 ปีที่แล้ว

      Jaahil diintaada baro!

  • @mohamettupdy529
    @mohamettupdy529 ปีที่แล้ว

    1:30:36

  • @calimaxamed7635
    @calimaxamed7635 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah

  • @xawanuur7417
    @xawanuur7417 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh Mashallh

  • @Duurlanddaani
    @Duurlanddaani 8 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah kheyr

  • @asahoaziz2505
    @asahoaziz2505 6 ปีที่แล้ว

    Masasa sheikh kutahy ilahay kabaq garasha xeeldher malihid cilmigagu wuyaryhy

    • @Fucker56ful
      @Fucker56ful 2 ปีที่แล้ว

      Garasho yari iyo danbi ka wayn ma jirto adigoo Xaqii laguu sheegey dhinac marya adigoo u jeeda inuu Xaq yahay

  • @basmaapdirahman2437
    @basmaapdirahman2437 8 ปีที่แล้ว

    allow Ku dhawr

  • @nafisahaji8501
    @nafisahaji8501 7 ปีที่แล้ว

    shayadin sheekha alow noo xifdi

  • @ChristinaWilliams-ik8fn
    @ChristinaWilliams-ik8fn 8 ปีที่แล้ว +7

    ككك خافوا من المعركة العلمية،شجعاء عند العوام،جبناء عند العلماء،رفع الله منزلتك يا شيخ شبل لست شبلا بل انت اسد الدين

    • @فقيرإلىالله-ع7ش
      @فقيرإلىالله-ع7ش 6 ปีที่แล้ว +4

      عبد الرزاق بشير
      شبلي هو جاهل لا يعرق من الدين شيئا
      لماذا هرب لما يدعى اليه المناظرة بين علمآء اهل السنة الاشعرية
      الوهابية جهال العصر وطاعون العصر

    • @maxamedcabdiraxmaan6391
      @maxamedcabdiraxmaan6391 5 ปีที่แล้ว

      @@فقيرإلىالله-ع7ش شكرا سيدي

  • @caltumaali1889
    @caltumaali1889 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @abshirfaaraxmaxamed8296
    @abshirfaaraxmaxamed8296 5 ปีที่แล้ว

    Waalayaab waxaan socda

  • @ChristinaWilliams-ik8fn
    @ChristinaWilliams-ik8fn 8 ปีที่แล้ว +2

    kkk qaranside xaqa ilaah hakutuso

  • @sabestianNuur
    @sabestianNuur 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin daad qaday kani xunbo cuskayna ma ahan kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @caltumaali1889
    @caltumaali1889 8 ปีที่แล้ว +9

    markasotoo haqa lasheego Sufi iyo wixii raacsanba waxay Ku waashan wahaabi

  • @maslaxyuusuf9575
    @maslaxyuusuf9575 5 ปีที่แล้ว

    mashaallaaah

  • @salmaanmaxamad3545
    @salmaanmaxamad3545 8 ปีที่แล้ว +4

    sul waxan waydinayaa dadka maolidka tagersan hakenan ayad shegtay qofka ilahay ukhayladono waxa ufahansiyaa dinta wkll ilaahaykacabsada ooshikiga iskadayaa wll ilahaikama aqabalao bidcada
    katawbadkenaa

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 3 ปีที่แล้ว

    Nebi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cabdiadde2191
    @cabdiadde2191 6 ปีที่แล้ว +1

    Maalysaminho.ayaalayiri.hadoekamidyahy.kawaran.mabafahmin.xadiitkamaal. waanadhaadhaaryahy.

  • @gorgordagay1879
    @gorgordagay1879 8 ปีที่แล้ว +3

    imamkan xanbaliga ahna bal ufiirso hadalkiisa
    قال الشيخ شمس الدين محمد بن أبي الفتح البعلي الحنبلي في كتابه "المطلع على أبواب المقنع" (ص334) من كتاب الطلاق: "والبدعة مما عُمل على غير مثال سابق، والبدعة بدعتان: بدعة هدى وبدعة ضلالة، والبدعة منقسمة بانقسام أحكام التكليف الخمسة"اهـ.
    intaasoo oo culima ah ayaa bidcada qaybiyay adoo wahaabi shala dhashay ah uga tagi mayno hadalkooda nadiifta ah kaaga wasakhaysan

  • @crahmanshiine9798
    @crahmanshiine9798 5 ปีที่แล้ว

    Jaza kallh

  • @cabdulaahicabdulaahi7201
    @cabdulaahicabdulaahi7201 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk shekha wooyahkaanaa

  • @salmaanmaxamad3545
    @salmaanmaxamad3545 8 ปีที่แล้ว +5

    sufiyadu waxay walen umadisomaliyeed way ku akhriyeen waxan saliyo radlahayn waxayy kuwalegan quburaha waxay kudabiban dadka sixir iyo qardhaso aan lagaranayan waxay ushegan dadka sixirka in udayahay qurafadka dadba walikujira ilaahay hakasohanuniyo

    • @ibrahimsiid5167
      @ibrahimsiid5167 6 ปีที่แล้ว

      Ahlusu na wsljameeca afkaaga wixii kabaxaayo iska xifdi xadgudubka awliyada

  • @cayduruuscabdifitaax3681
    @cayduruuscabdifitaax3681 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mustafemahamud7458
    @mustafemahamud7458 6 ปีที่แล้ว +1

    Suufi ashcari sheeganaaya oo sifaadka ale midkareebin inyar mooyaane ayaa Diin noosheegi yawn,oobidco iyo shirkiyaad dhexdhunba jahmiya yarya mujasima

    • @mustafemahamud7458
      @mustafemahamud7458 6 ปีที่แล้ว

      A law shuufiyada ashaacira kudabagabnaysa Naga qabo

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 2 ปีที่แล้ว

    WAHAABI DAD QALATO QARXIYE

    • @SaalixaMaxamuud
      @SaalixaMaxamuud 8 หลายเดือนก่อน

      Doqonba tahe dhagayso akhiro ha segine

  • @gorgordagay1879
    @gorgordagay1879 8 ปีที่แล้ว

    waxaa kale oo hadaayato daliilsanysay imam ghazaali , hadaba ma ku raacsan tahy waxuu ka yiri bidcada mise isna ma fahmin mise qaybna waa qaadan qaybna waa ka tagin sidan ayuu imamku yiri;قال أبو حامد الغزالي في كتابه إحياء علوم الدين، كتاب ءاداب الأكل ج2/3 ما نصه: "وما يقال إنه أبدع بعد رسول الله صلى الله عليه وسلم فليس كل ما أبدع منهيا بل المنهي بدعة تضاد سنة ثابتة وترفع أمرا من الشرع مع بقاء علته بل الإبداع قد يجب في بعض الأحوال إذا تغيرت الأسباب" اهـ
    kitbakisa ixyaau culumu diin kitabul aadabul akli wuxu yiri sidan: wixii la yiraahdo waa la so diriyay nabiga gadaashiis , ma ahan wax kaste oo la soo diriyay mid reeban laakiinse waxa reeban waa wixii ka hor imaanaya suno sugan arina koryeelaysa iyadoo ciladiisu joogayso, iskaba daayoo mararka qaarkood waxaa waajibaya in wax la soo diriyo haday sababu is badalaan"
    waa aragta in xitaa uu waajibayay bidcada في بعض الأحوال marka ku quus qaado

  • @basmaapdirahman2437
    @basmaapdirahman2437 8 ปีที่แล้ว

    mzha Allah

  • @sahrahaaji218
    @sahrahaaji218 2 ปีที่แล้ว

    asc

  • @shifoshacni6670
    @shifoshacni6670 5 ปีที่แล้ว

    Masaxna waxan uu ka hadlayo waxni

    • @maxamudsalad2138
      @maxamudsalad2138 3 ปีที่แล้ว

      Masixikartaà adigu
      Hadaadan sixinkarin is ka aamus waaa badbaado

  • @dayaxcalas5825
    @dayaxcalas5825 8 ปีที่แล้ว +1

    waa haabiyo maxishooto hadba meeshii shilin lacag ah ay kahelayaan baadiin u ah waa hooy oo cay nabiga sidii umal hun guri naadilay iyo hooba meelsare .maxay ka ogyihiin ixtitifaalka nabigeena suuban صلي الله عليه وسلم

    • @ganiabdi3019
      @ganiabdi3019 6 ปีที่แล้ว

      Dayax Calas subxaana laah culumada allaah uga cabsada ka daaya cayda hadaad jawaab u hayso asaga ula tag laakiin inaad xamato hadana caydo waa dhibaato wayn

  • @muunluckygirl4251
    @muunluckygirl4251 7 ปีที่แล้ว

    ar shibri wuxuu yiri allow maxaan duq canbuulo kacunay mamagay hda mise wali waalaguleeyhy

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 3 ปีที่แล้ว

    Nebi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @macalinfaadumo2522
    @macalinfaadumo2522 3 ปีที่แล้ว

    1

  • @dalxisvlog9002
    @dalxisvlog9002 7 ปีที่แล้ว

    jaskalah

  • @nuuribrahim4151
    @nuuribrahim4151 8 ปีที่แล้ว +1

    omar binu khatab wuxuu yiri markuu oogay jamaco in lagu dukado taraawiixda waa nimco lahaaday bidco tan ayaa nimco lahaatay ayuu yiri imaamu shaafi wuxuu yiri bidcadu waa labo midxun iyo mid wanagsan wixi waafaqa sunada waa mid wanagsan wixii khilaafa sunada waa mid xun nabigenu wuxuu yiri qofkii jideya suna wanagsan wuxuu leyahay ajirkeda iyo ajirka qokii ku camalfala tankale qofkii jideya sunna xun wuxuu leyahay dambigeda omar xaashiyow annagu adiladaas ayan hesana ee adigu waxad heysato sheg