Cirkoo sagalka jiilaal (suleekha) - Cabdicasiis Jarmal - Qaaci

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 หลายเดือนก่อน +5

    Cirkoo sagal gu jiilal
    saymaha xareediyo
    sam-sam iyo xariira
    sool iyo abaarley
    aan sugaayey waligeed
    saluulay i saaqde
    sidiihi iyo halbowlaha
    kuwa dhiiga sidaayay
    dul saarnaa wadnaha oo
    saarna wadnaha oo
    kalgacayl ka sidataa haa
    suleekhay jacaylkan
    waa mid igu sifoobo
    samada layla geeya
    si kasteeba la yiilyo
    samir qaadan waayo
    jacayl igu sad weeyan
    sidiihi iyo halbowlaha
    kuwa dhiiga sidaayay
    dul saarnaa wadnaha oo
    saarna wadnaha oo
    kalgacayl ka sidataa
    saymaha xareediyo
    sam-sam iyo xariira
    sool iyo abaarley
    aan sugaayey waligeed
    saluulay i saaqde
    sidiihi iyo halbowlaha
    kuwa dhiiga sidaayay
    dul saarnaa wadnaha oo
    saarna wadnaha oo
    kalgacayl ka sidataa haa
    suleekhay jacaylkan
    waa mid igu sifoobo
    samada layla geeya
    si kasteeba la yiilyo
    samir qaadan waayo
    jacayl igu sad weeyan
    sidiihi iyo halbowlaha
    kuwa dhiiga sidaayay
    dul saarnaa wadnaha oo
    saarna wadnaha oo
    kalgacayl ka sidataa haa

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ya cabdicasiis
    Allah yahdiik
    Cod dahab.
    Old is gold
    Old school.

  • @Jabjacayl
    @Jabjacayl 6 หลายเดือนก่อน +7

    Heesihii safarka iyo murqaanka xiliyada habeenkii intaanu diigu dhawaaqin 🔥🎻

  • @hodanmahamed9398
    @hodanmahamed9398 ปีที่แล้ว +3

    hestan wagan yra abahy baa cd ku dhageesn jiry ana sidas ku barty wan raadin jiry ileen mgc heesta manan aqoonin mntaNa dib ban u hely heestihi uu abahy ii baray xasuus bay ii thy inkstoo uu aad iga fog yhy hdna naxriis bn ku daremya io waayo waayo🥺❤️

  • @atocareh7066
    @atocareh7066 2 หลายเดือนก่อน +2

    I used to listen this song in Perth 2010-2013 wow great tunes ❤❤❤ currently listening from Melbourne Australia 2024

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 2 ปีที่แล้ว +12

    meeqan raadinayey heestan magacaygu ku jiro 2004 kii baan cd 💿 hystey gaariga ku dhageysan jirey dib danbe uma maqal hees aad u macan seedihiyo halbowlaha kuwii dhiiga sidaye saarnaa wadnahuu kalgacaylka sidaa tahay yaa salaam mana aqoonin awal fanankii qaadey Zamzam biyaha xareeday cajiib

    • @Inspirational_Mantra
      @Inspirational_Mantra 2 ปีที่แล้ว +2

      Anigana sidoo kale. Jarmal kabanka iyo cidka suu isugu Simo ayaan jeclahay

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Inspirational_Mantra aad iyo aad si wanagsan bu u qaadey

    • @AFYALSTUDIO
      @AFYALSTUDIO  ปีที่แล้ว

      Waa ku faraxsanahay inaan baadidaadi kuu helnay 😂 Fadlan share comment subcribe. Mahadsanid

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว

      heestan ninka isaga maleh waxaa qaadi jiray aun lagand kii cumar nur cabdile

    • @LovelyClock-tr2zw
      @LovelyClock-tr2zw 7 หลายเดือนก่อน

      Cumar nuur abdulle ayaa qaaday heestan

  • @hassaanaden4480
    @hassaanaden4480 5 หลายเดือนก่อน +2

    Axyaa wlaalky cabdiaziz guuleyso waaan raaxsanay mirqaanka waad naga dhistay salaan sare from muqdisho❤

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi casiis jarmal legan ❤❤❤

  • @abdirahmanahmed3220
    @abdirahmanahmed3220 10 หลายเดือนก่อน

    Abdiazziiz waa ka baxsatay❤❤❤

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 3 วันที่ผ่านมา

    Cirkoo sagal ku jiilaay

  • @umukalthum2144
    @umukalthum2144 หลายเดือนก่อน

    Codka waa 100/100❤❤

  • @cabdifitaxcabdi5743
    @cabdifitaxcabdi5743 ปีที่แล้ว +1

    👀

  • @omarabdulahi751
    @omarabdulahi751 2 หลายเดือนก่อน

    Waah waah

  • @zuldaanzeed7788
    @zuldaanzeed7788 5 หลายเดือนก่อน

    @abdi asiis jermani😊

  • @HamseOmer-mo5li
    @HamseOmer-mo5li 5 หลายเดือนก่อน

    Abdicasiis jarmal cimamadada lama haysan karo 🫡

  • @yahyemohamed882
    @yahyemohamed882 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤️‍🔥2024

  • @HAJIMUDAZIR
    @HAJIMUDAZIR 3 หลายเดือนก่อน +1

    20/7/2024 💔🤦

  • @cabdifitaxcabdi5743
    @cabdifitaxcabdi5743 ปีที่แล้ว

    😊

  • @cabdifitaxcabdi5743
    @cabdifitaxcabdi5743 ปีที่แล้ว

    Hala❤

  • @RonaldoThegoat-qo7gx
    @RonaldoThegoat-qo7gx 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @PsycheFacts-xn7nv
    @PsycheFacts-xn7nv 7 หลายเดือนก่อน

    dumarkiyo caruurtaba ninka ay hee.....

  • @LiibaanAlas
    @LiibaanAlas 3 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉

  • @cabdifitaxcabdi5743
    @cabdifitaxcabdi5743 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled 4 หลายเดือนก่อน

    Cirkoo sagal ku jiidaay
    Saymaha cadceediyo
    Zamzam biya xareeday
    ❤Yasalaam

  • @cabdifitaxcabdi5743
    @cabdifitaxcabdi5743 ปีที่แล้ว

    ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @titaanikdufaan7984
    @titaanikdufaan7984 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤