Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 1aad I La Wareegida Guriga | Astaan HD 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2020

ความคิดเห็น • 379

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 4 ปีที่แล้ว +161

    Maa shaa allah walee la isma xaqiree hargaysa aad ayay uquruxbadan tahay Maa shaa allah. walaalaheen waa dad reer magaalnimo iyo hormar muuqda kusii tilaabsanaya marba marka kadanbaysa waxaan aad uga helay sida nadiifta ah oo quruxda iyo nidaamka leh oo lagu faani karo ee aad noogu soo gudbiseen👏👏. Anagu waan idin jecelnahay anagoo ah walaalihiin Somalia🇸🇴❤️😍💕 Allow dhib idinka xijaab Aamiin🤲

    • @fardawsomohamed5955
      @fardawsomohamed5955 4 ปีที่แล้ว +4

      Lkn iyagu inama jecla

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 4 ปีที่แล้ว +4

      Fardawso Mohamed dhibmaleh wixii Jacayl lagu keeni wayay nacayb kuma helayno

    • @abdimaalikmohamoud3755
      @abdimaalikmohamoud3755 4 ปีที่แล้ว +2

      @@fardawsomohamed5955 waa run

    • @bakarojml505
      @bakarojml505 4 ปีที่แล้ว +6

      Waad Mahadsantahay walaal. Soomaalidu waa gacal iyo xigaal, meelna kuma kala tagayan.
      Alle quluubtooda Soomaali ha isu furo.
      Abu-ras
      Hargaysa

    • @bakarojml505
      @bakarojml505 4 ปีที่แล้ว +6

      @@fardawsomohamed5955 Ogow wax kasta oo ina dhexyaala waxa kawayn wax isu ahaanshaha iyo wada dhalashada.

  • @Aziim841
    @Aziim841 2 ปีที่แล้ว +32

    In 2023 only legend can understand this movie 🍿 🥰🥰👍👍

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 4 ปีที่แล้ว +150

    In Badan ayaan sugayay

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 4 ปีที่แล้ว +13

    wlh filimkaan dadka sameeyay waa dad aan inaba caadi aheyn faadumo tan layidhaa ayeeyba laheleen
    soomali markaad eegto hablaha jaariyadaha u eh afsoomaliga mabayaqaanaan like faadumo🤣🤣🤣

  • @qummansabbag
    @qummansabbag 4 ปีที่แล้ว +11

    Waa sida aan doonayo inaan noqdo mar dhow insha allah, hhhhh waa filin cajiiba masha allah Ubax fahmo iyo teamkaba.

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 ปีที่แล้ว +11

    Zamzam zharaf ubax fahmo faduma riyaad wlhi si kal io laaab u jeclahaY

  • @maishamandeq5816
    @maishamandeq5816 4 ปีที่แล้ว +12

    Waaw filinkan cadi maha walhi masha allh sha ♥️💕💕💕

  • @muniirocadey1382
    @muniirocadey1382 4 ปีที่แล้ว +31

    maamo ubax hhhh kulahaa iiwad sheekada mise anigaa waday😂😂😂

    • @mohimashiikh6067
      @mohimashiikh6067 4 ปีที่แล้ว +2

      Wax waxlba ay soo dhigeen qsol badan 😂😂😂😂😂😂♥️

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 ปีที่แล้ว +37

    Ubax fahmo waa gabadh jiliinka alle ku manaYstaY😂😂😂

  • @isonmohed5179
    @isonmohed5179 4 ปีที่แล้ว +7

    Ala qosol badanaa😂😂siday wax leeyihiin😂

  • @cirdaroorcd7917
    @cirdaroorcd7917 4 ปีที่แล้ว +9

    Waw, si wacan ayaa loo diyaariyay, se kaga farsamada matalaada in Kor loo qaado u baahan, hore u socda

  • @hamdanuura1660
    @hamdanuura1660 4 ปีที่แล้ว +15

    Tan shaqaalaha ah
    Waa Qosol😂😂

  • @naimolapane910
    @naimolapane910 4 ปีที่แล้ว +17

    Faadimo lahjada mey iska raadineysaa
    oo ma dariskaa misa waaa gbr somaliga ku dhiban

    • @xareed1
      @xareed1 4 ปีที่แล้ว

      waa oromo

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 4 ปีที่แล้ว +71

    Qosol Waynaa 😂😂Kulahaa Ubax FaHmo iiwad sheekada mise Aniga waday 😂

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 4 ปีที่แล้ว +9

    Fadumo riyaad qurux wanaag♥️

  • @zakiriaaden4700
    @zakiriaaden4700 4 ปีที่แล้ว +14

    Hooyo wat weynate jawaabti hooyo wat sow gabebde ku tiri wllhi qosol igu maharin hhhhhhhhhhhhh faadumo riyaad cadey mahin keep going

  • @kadra825
    @kadra825 4 ปีที่แล้ว +11

    HAPPY FAMILY 👪 BEAUTIFUL FILM WAXAN IIDIINKA DAWADA AUSTRALIA 😂😂😂😂😂😂HHHHH WOWWW WARUNTA HOYO KKKKKK

    • @munanuh170
      @munanuh170 2 ปีที่แล้ว +1

      💋💋🤓

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 4 ปีที่แล้ว +8

    Mncha allah bahda astaan tv hore usocda

  • @azeirfamily1929
    @azeirfamily1929 4 ปีที่แล้ว +20

    durtaba waan ka helly part two lasoo dhakhsada tv gaygii❤❤

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 4 ปีที่แล้ว +29

    Ubax fahma hadal adeygan kujeclahayn😁 hoyadey oo mobile lafararaynayo aragtay oo kale

  • @hamduch2221
    @hamduch2221 4 ปีที่แล้ว +8

    Kii izga waan ku fadhizanay naa wiilka haku fadhizaneh kurzigaga ku fadhisoh kulah tan afsoomaligu ku adgayah ayaa iga qoslizay😂😂😂😂😂

  • @kulanyare8803
    @kulanyare8803 4 ปีที่แล้ว +24

    Hhh aniga ii aqri kan 😂😂😂😂😂 fadima ani kal iyo laab iga qoslisay

  • @bushriitabashka2520
    @bushriitabashka2520 4 ปีที่แล้ว +2

    Haaaye wllo hanagubadh jarinee siiwada bahda astaan all thnks

  • @malyuunmaanka7393
    @malyuunmaanka7393 4 ปีที่แล้ว +26

    Waa ka hely wlhy😍
    😂😂😂😂waan gaboobay durtaba kukaha

  • @Cabdiqaniali10
    @Cabdiqaniali10 ปีที่แล้ว +2

    Inta TikTok kaso raacday 😂😅
    Wan idin salaamay 👋😁

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +6

    Mustafe San ku tageero masha.aallah

  • @najiibasensio1
    @najiibasensio1 4 ปีที่แล้ว +26

    Waan qaaty lkn waxn sugnaaba waa legend mustafe qawdhan 😂😂

  • @sadamyareofficial3533
    @sadamyareofficial3533 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah filinka aad buu ii soo jiitay waad salaamantiin dhammantiin inta matalaysa 🙋‍♂️

  • @khadradhukuro8372
    @khadradhukuro8372 3 ปีที่แล้ว +12

    Filimkan kma xiizo dhaco wllhi wa funny😂😂😂😂

  • @mohaentertainment
    @mohaentertainment 4 ปีที่แล้ว +7

    Ruwayada waxey ka hadleysaa xQiiqda jirta maanta I liked if you liked like dhac igu sii

  • @malaismapa4268
    @malaismapa4268 2 ปีที่แล้ว +6

    FILIMKAAN KAMA CAAJISO WAA SANADKEYGII SADEXAAD AAN DAWADO❤️🥺😂😂😂

  • @ganiozman4738
    @ganiozman4738 3 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan kan inoo bilaaba 😁😍😍

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 ปีที่แล้ว +9

    Ubax fahmo .maamo qurux badan mansha allah.hhhhhhhhhhhhhhh funny film

  • @munamqalib9304
    @munamqalib9304 4 ปีที่แล้ว +16

    👏👏👏 Musalsal iyo badh 😂😂😂

    • @umaldahir6867
      @umaldahir6867 2 ปีที่แล้ว +2

      Musasal iyo badh waa maxay 🤔🤔😏

  • @fardowsajaamacmohamed9192
    @fardowsajaamacmohamed9192 4 ปีที่แล้ว +7

    Astaan tv adaad umhadsantihin nosoo badiya hanagu kla goonina

  • @queenedebsan
    @queenedebsan 4 ปีที่แล้ว +2

    Alaw naxariisaygii marxuunkii alle ma cadaabaankii kkk ubax fahmo waa funny wlh

  • @dhemaniyoluul407
    @dhemaniyoluul407 4 ปีที่แล้ว +9

    Filimka macha allah si ficn aya lo duubay lkn jilayashu makeupka iska daaya wayo naturalka ayey kamaradu ku qurux bdn thy hadi kale kala kaan wajiga iyo gacmaha

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 ปีที่แล้ว +26

    😂 hibada wa lagu yaqaan duriyada mnshalah system cusub weeye

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +6

      King Swagtie 🤣🤣duriyad mahan ubax fahmo waa dadki asalka somaron

    • @qumanabdullah6746
      @qumanabdullah6746 4 ปีที่แล้ว +4

      Qisas Duniya dhamaan waa reer somaliland wana duriyadi sheekh isaxaaq 8 nin iyo hal gabadh ayu dhalay gabadhiba samaron dhashay marka hayna kala gurin

  • @hamzikupdeh6949
    @hamzikupdeh6949 2 ปีที่แล้ว +1

    inta 2021 dhamaadkisa dawanayaa ismuujiya

  • @nehalali9002
    @nehalali9002 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah riwayad Iga dheh wllhi

  • @rowdaibrahim6562
    @rowdaibrahim6562 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw walaahi waan qoslay

  • @hayaat8176
    @hayaat8176 4 ปีที่แล้ว +17

    Woow can`t wait the second episode kuso dhakhsada nooh 😎

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 4 ปีที่แล้ว +38

    Faadumo oromooy Afsomaliga iska hagaaji 😂

  • @nicmajama556
    @nicmajama556 4 ปีที่แล้ว +6

    Iwad shekda mise aniga waday ku te😅🤣🤣

  • @safuush
    @safuush 2 หลายเดือนก่อน +1

    2024 walih mka dalo😂💕

  • @user-tv4zl4yb4d
    @user-tv4zl4yb4d 7 หลายเดือนก่อน

    InTa 2024 daawanaYsa😅😢❤

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 4 ปีที่แล้ว +7

    Naa Yaa iga daba Qaylinaya😂😂😂

  • @arafatyassin3019
    @arafatyassin3019 4 ปีที่แล้ว +13

    Walahi inabada caadi maha. Mamma ubax fahmay she was my favorite ❤️ 😂

  • @najaxdiriye5766
    @najaxdiriye5766 4 ปีที่แล้ว +3

    Somaha ileen waanu sugaynay😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +15

    Dadka dawanayow qoralka maxa ka qaldan ma aniga anan afsomaliga Aqoon miseh waa uu qaldanyahay

    • @mustafeiron1847
      @mustafeiron1847 4 ปีที่แล้ว +1

      Anab wanku dawakhay

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa wllhi hada is weydiineynay aniga iyo wllshey 🤔🤔

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 4 ปีที่แล้ว

      Waxba ku yar si ah maaha si wacan

    • @ramla3938
      @ramla3938 3 ปีที่แล้ว

      I think your Army right 🤔I saw you profile jungkook🥰

  • @yuusufmaxamed92
    @yuusufmaxamed92 4 ปีที่แล้ว +8

    Safwaaan tokyo ma xero ciidanbaa meeshu

  • @farahabdi3592
    @farahabdi3592 4 ปีที่แล้ว +27

    I swear this movie just made my day 😁😁😁😁 good work guys

    • @sharmaboy7104
      @sharmaboy7104 3 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😘😘😘

    • @farahabdi3592
      @farahabdi3592 3 ปีที่แล้ว

      @@sharmaboy7104 aar ma sharma Boygii laftiisiibaa Mise Waa Copy giisii Kan Ila Hadlaaya ! Ama React gareeyay comment kayga ! Dee ciyaala Sharmaa Nala yidhaaba Aniga Iyo Xertaydee 😅😅😅😅😅😅

    • @kaltuunalz6655
      @kaltuunalz6655 2 ปีที่แล้ว

      @@sharmaboy7104 Oo wanaagsan rorrrk

  • @drneehaachannel3687
    @drneehaachannel3687 4 ปีที่แล้ว +17

    Tan yare af somaliga ku adag yaha iga qoslise 🤣🤣🤣😂😂😂

    • @asmafarhan9684
      @asmafarhan9684 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk

    • @hoodoqurux9647
      @hoodoqurux9647 4 ปีที่แล้ว

      fadhiso kursiga kiisaga ku fadh sanaya na wiilka haku fadhsane kursiga fadhiso hooyo waxay ku leedahay kursigaygan fadhsanaya daha fadhsato kii adiga dhigarqaba hooyo ma adiga dhigar qaba anigu macn iyo dhikar toonaa maqabo 😂❤😍

  • @abdiaziizgoud8344
    @abdiaziizgoud8344 4 ปีที่แล้ว +4

    Walahi so funny mahadsanid astaan

  • @xafsaabdirahman2243
    @xafsaabdirahman2243 4 ปีที่แล้ว +5

    hooyo waad soo gabawday 😂😂😂

  • @user-lv3ou2xr6q
    @user-lv3ou2xr6q 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan soo xasuusth hoyad intaay warka ig dhurty igu oadhn jirtya naa warkaaa baye idhaaaf oo kac hmm

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314 4 ปีที่แล้ว +3

    Wwww eesh cala musasal waa sidaa aan u bilabay

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 4 ปีที่แล้ว +1

    Mar hadu safwan Tokyo Ku jiro wa inan dawado

  • @user-wg8qp1mi6r
    @user-wg8qp1mi6r 8 หลายเดือนก่อน

    Inta 2023 dawaneysa😂😂😂😂

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +10

    😂😂qosol waynaaH

  • @maqzuudqueenchannel5301
    @maqzuudqueenchannel5301 4 ปีที่แล้ว +3

    Way igu socota ❤❤❤

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 4 ปีที่แล้ว +30

    Masha AllaaH Waa Hoboladaayadii intuba Makaladhacan way shidan yihiin 😂😂

  • @sumayasiciitali8726
    @sumayasiciitali8726 4 ปีที่แล้ว +7

    zamzam sharaf war ka ku qurux badana🤣🤣🤣🤣

  • @shucaybdualeh615
    @shucaybdualeh615 4 ปีที่แล้ว

    Astaan TV film maanta romance gaa noo so badiya sida kaama filayn part 2 oo kale iyo kuwa LA midkaa

  • @cabdiselaamxaaji8098
    @cabdiselaamxaaji8098 3 ปีที่แล้ว

    Maaamo ubax fahmo waa qoladeena waa maaamo qurux badane mashallaaah.

  • @khalilfarhanahmed2981
    @khalilfarhanahmed2981 4 ปีที่แล้ว

    Alla -unaxariiseygii, marxuunkii, alle ma cadaabaankii😅😅

  • @yaasamaxamed7333
    @yaasamaxamed7333 4 ปีที่แล้ว +1

    Hoosha meesha kasiiwada waa oky musalka

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 4 ปีที่แล้ว

    2daqiiq dhan baad hordhac ka dhigteen... waa waqti lumis walal

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 ปีที่แล้ว

    Waw ubax fahma iga qoslisay wa ruwayad qatara wllhi

  • @sacad1296
    @sacad1296 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhy waa xaraabo

  • @zainabmohamed1644
    @zainabmohamed1644 4 ปีที่แล้ว +6

    Kii adigu dhiig kar waa qabaa 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @naimolapane910
    @naimolapane910 4 ปีที่แล้ว +17

    Hye iiiwad sheekada misa anigaa waday HHHhHHHHhhhhhhhhkkkkkkkkkkk

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 4 ปีที่แล้ว

      Sakariye Laabane 😂😂😂😂😂😂

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan5122 4 ปีที่แล้ว +4

    Buufiska jooji faduma riyaadey😂😂😂😂😂😂

  • @hudaabdulahi5704
    @hudaabdulahi5704 4 ปีที่แล้ว +4

    Kii isaga ku fadhisanayey kulaha na wiilka haku fadhisan kii adiga shiikar qaba😂😂😂

  • @Kiinfanah
    @Kiinfanah 4 ปีที่แล้ว +3

    Mama xadiya: iiwad sheekada , mise anigaa waday hhh

  • @kingupdykani9598
    @kingupdykani9598 4 ปีที่แล้ว

    Wa laga shaqeyay musalsal kan super waye

  • @fatoumahassan838
    @fatoumahassan838 4 ปีที่แล้ว

    Wara macodayi ba xadiyo la dha waan dawata

  • @raxmarasmi8081
    @raxmarasmi8081 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha ALLAH waa filiim.xambarsan micno balladan

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว

    Aar yaa muslima islaanta xadiyo caruurta halaga qabto waaynafaysa say ugu galgalanaysaye👩🏾👩🏽👧🏿👵🏿☺😂

  • @Maasal123
    @Maasal123 4 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhh waxaapaNnu hayztaY filiN turcky ah inaaN dawaNayay🙄😁😁😁😁hore u zocda

  • @istahilabdi2244
    @istahilabdi2244 4 ปีที่แล้ว +2

    Ala gabadhii miyay ku Sodaran Aniga 10 hargaysa waan dhalay hhhh

  • @cabdibashir160
    @cabdibashir160 2 ปีที่แล้ว

    Ubax fahmo fanaanad aan taageero
    Salaan sre dhmmntiin

  • @mohamedabdisamadhassan5496
    @mohamedabdisamadhassan5496 4 ปีที่แล้ว +8

    Jamacada wareegta😂

  • @osmanmohamedshimali4394
    @osmanmohamedshimali4394 4 ปีที่แล้ว

    waaaaba filimkaaan sugaynay ajaanib aaaba sooo nacay halkaaa kasiii aaan wada socono liketa dhab iigu siiiiiya deeee

  • @aishadiamond4131
    @aishadiamond4131 4 ปีที่แล้ว +7

    Ma xero ciidan baa kkkkkk😂😂😂

  • @nimcodahab9829
    @nimcodahab9829 4 ปีที่แล้ว +5

    *Hhhhh Faadumo AfsomaliGa baro* 😂😂😂

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว

    Aar walle filimku waa macaanyahay noso badiya khayiminti aduunka isku heshay🙉💋🙂☺😏🤣

  • @amiiramustafe9709
    @amiiramustafe9709 ปีที่แล้ว

    In only 2023 legends ❤❤

  • @ayanmohamud1861
    @ayanmohamud1861 4 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ala manoli aniga kan I aqri kulaha 🤣🤣

  • @ugbadezmail4780
    @ugbadezmail4780 4 ปีที่แล้ว +2

    Nayaa iga daba qaylinaya 😁😁😁

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 หลายเดือนก่อน

    2024 yaa joog

  • @hamseosman5810
    @hamseosman5810 4 ปีที่แล้ว +7

    Fatima ma halysoo Qabto aan afsoomaliga loox ugu dhigee 🤣

  • @khadrocadey4713
    @khadrocadey4713 ปีที่แล้ว

    Mash aallah

  • @mumtaasmukhtar975
    @mumtaasmukhtar975 4 ปีที่แล้ว +1

    Mama xaddiyo masha allaa

  • @khadrocadey4713
    @khadrocadey4713 ปีที่แล้ว

    Masha aalah

  • @nemonoura5866
    @nemonoura5866 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow musasalkan waa ka helay siiba maamo ubax fahmo❤💞😘

  • @mushtakmohamed1187
    @mushtakmohamed1187 4 ปีที่แล้ว +4

    Naa zamzam afka isu qaabo😂😂

  • @maan917
    @maan917 ปีที่แล้ว

    dadka daawanaya ramadan ❤😂

  • @amranamuush5739
    @amranamuush5739 4 ปีที่แล้ว

    Astaan TV waaidinsalaamay walaalyaal farxadii qalbiga noosoodeeyah waaiga codsi waxaat nooga bilaabtin meesha uuhada maraayo wll igasoo jawaab hadaa noosoodeyn kartid thank you

  • @rosiroda297
    @rosiroda297 ปีที่แล้ว

    Esh cala filin kaan oo kalee soo sameeya