Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 2aad | Isla Xisaabtanka Guriga | Astaan HD 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 392

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 5 ปีที่แล้ว +178

    Guriga lagu duubay Video eeh Qasrigaa inabacadimaha waa Guri shidan Masha AllaaH #HARGEISA Casimadenii magalo madaxdena Waa hurumartay AllaaH nabada iyo Amniga Hanoo siyaadiyo 😍

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 5 ปีที่แล้ว +1

      Adiga qabyaalada filmka ka daa wacjigalin weeyi filmku lakin ha isaaqaynin sxb

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 5 ปีที่แล้ว +8

      @@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. siilkii Hooyada U sheeg Xaaasid yahow isaaaq ku walateene Oo idinkaga Cabadiyee 😂😂😂

    • @aasiyaaxmed796
      @aasiyaaxmed796 5 ปีที่แล้ว +2

      Ameen yaarabi wllo🙏🏾❤️

    • @wowwoowwow265
      @wowwoowwow265 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk walaahi shaqalada ugu macaan musalsalka

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa gurigayagii waanu ka yara kireynay intay socotay hawshu

  • @nourdennk1599
    @nourdennk1599 5 ปีที่แล้ว +256

    Hadad jiif kudawaneyzid Like dhac dhac iiguzii

    • @hoodoqurux9647
      @hoodoqurux9647 4 ปีที่แล้ว

      Muna is najab oo suuliga laga shay mobilka mama xadiya oo ku aragtay mobilka oo ku tidhi nayaaahay mobilka baad suuliga lagashay laxawla wala quwata ilaa billaah 😚nayahee ma inta sariiirtii kakacday baad suuligii gashay hooyo kalay mid salfi kaalay ilagal 😂😂❤❤😍🤩😚💋❤❤❤😍🤗☺😊🤣

    • @khalidxuseen217
      @khalidxuseen217 4 ปีที่แล้ว

      🤣🥰🤩😗😘😁

    • @khalidxuseen217
      @khalidxuseen217 4 ปีที่แล้ว

      H

    • @abdiqaniahmed8446
      @abdiqaniahmed8446 4 ปีที่แล้ว

      @@hoodoqurux9647 ❤hhhhhhh

    • @saadoyaasiin5761
      @saadoyaasiin5761 4 ปีที่แล้ว

      Ahhm ifivmpmcf

  • @hamdaelmi9373
    @hamdaelmi9373 5 ปีที่แล้ว +145

    Waligay film somali ah oo sidan aan ugu qolsay maa jiro firixdii iga dhamatay walahi😂😂😂😂😂😂

    • @abdirahmanibrahim9230
      @abdirahmanibrahim9230 5 ปีที่แล้ว +2

      firixdan ku qoslayaaa

    • @ugbadezmail4780
      @ugbadezmail4780 5 ปีที่แล้ว +4

      Wllhi me too😁

    • @hoodoqurux9647
      @hoodoqurux9647 4 ปีที่แล้ว +4

      waxa qoslaa allaah madooba war fadhiso hee mustafe habeenkii goorma seexata malinta goorma soo toosta habeenkii waxa seexda marka hurdo qabato malinta waxa soo kaca marka hurdo iga dhammaanto 🤩❤

    • @ugbaadkhadar1329
      @ugbaadkhadar1329 3 ปีที่แล้ว +1

      Foqani Jaarban nahay walhi Madarasada dhigto isku dhagsanyihin😂waa xafadaha gantalaha walhi

    • @abdicasiisqoor268
      @abdicasiisqoor268 3 ปีที่แล้ว

      ❤💟💙💜💗💔💋

  • @maanjama
    @maanjama 5 ปีที่แล้ว +112

    Flimkan qaabka loo duubay iyo editkiisuba waa flim cdiya wllhi horey usocda

  • @malakoslo
    @malakoslo 5 ปีที่แล้ว +21

    Midna buug qaado baa lagu canaanan midna buuga dhig aduunka waa Kaas isbadalka bini aadan meel uroon maleh 😋

  • @ciiisecolow7933
    @ciiisecolow7933 5 ปีที่แล้ว +18

    Mama ha ha diyo kkkkkkkkkkkk gabadha shaqalaha inta ugu badan iga qososhisa masha allh film ajinabina uma baahnin horay usocda from muqdisho ❤❤❤🙏🙏🙏

  • @zankosmoh468
    @zankosmoh468 5 ปีที่แล้ว +23

    Alaa ubah fahmo kamay xishoon caruurtii guri madowbay ku xisabinaysaa hadad igu racday like sar

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +22

    Filmkan waa filmkii ugu camerada iyo edetingka ficnaa intaan film somaali dhigayso daawadey guul wacan Astaan tv

  • @zakariaabdirashiid3576
    @zakariaabdirashiid3576 5 ปีที่แล้ว +5

    Exactly film aad ayuu u dhiiri galinyaa bulshada family goodu qaar badan dhibtan oo kale haystooo ayuu ka turjumaya waana xaqiiqooyin jiraaa inta dareentay ila aragtyy like dhc kasii..
    Aad ayaad u mahadsantiin Bahda Astaaan Tv motivational aad bulshada usoo jeedinaysaan.🤗😍😎

    • @drsbushraibrahimali2293
      @drsbushraibrahimali2293 5 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiiqdii xaladan gurigayaga ayay ka jirta

    • @zakariaabdirashiid3576
      @zakariaabdirashiid3576 5 ปีที่แล้ว

      @@drsbushraibrahimali2293 waa technology an sida khaldan u istcmaalno ee hdana wax walba waa la toosin karaaa wlshy qli.

    • @drsbushraibrahimali2293
      @drsbushraibrahimali2293 5 ปีที่แล้ว

      @@zakariaabdirashiid3576 Waa runta wax walba xal ayay leyihiin inzha Allah alleh hayna ilaliyo

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 5 ปีที่แล้ว

      Zakaria Abdirashiid aniiigaaa

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 5 ปีที่แล้ว

      Koooowww

  • @mariamohamed9515
    @mariamohamed9515 5 ปีที่แล้ว +11

    Aniga wiilka yar mustafe baan ku haystaa wlhi dhiblow qosolkuu iga dhameyay 😂😂😂😂😂

  • @golden___girl7840
    @golden___girl7840 3 ปีที่แล้ว +22

    Love them they are So Funny🤣🤣🤣

  • @aaminanalka3747
    @aaminanalka3747 5 ปีที่แล้ว +10

    Hhhh wlhy waa film iyo badh soomli way horumartay keep going 🔥🔥 hargyza inba caadi maah

  • @SamiiraCiise
    @SamiiraCiise 3 หลายเดือนก่อน

    2024 ayaan daawanayaa musalsal fani ah❤❤❤❤

  • @rinaadahmed290
    @rinaadahmed290 5 ปีที่แล้ว +10

    Mnsha Allah ubax fahma qurux alle wuu ku manestay xita way la weynatay ❤️❤️❤️❤️♥️💋

    • @allehakubarakeereyo6405
      @allehakubarakeereyo6405 2 ปีที่แล้ว

      Naa maxa nin nabiga scw waxa qaldan ka sheega maxa u saaratay😬😬

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 5 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi bilahi wax iga qosliy waxa ka arkay filmkaan wlhi waa best qosol. Miraan waye mama fahmo iyo familkeda

  • @umuanas9666
    @umuanas9666 5 ปีที่แล้ว +7

    masha llah musasalka suwacn baad iskugu soo habaysan waa flimkii 2aad een daawado oo soomali dhigayso horumar wacna baan idin leeyahy

  • @munaabdullahi2986
    @munaabdullahi2986 4 ปีที่แล้ว +1

    2021 yaa igula soo ceshtay

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 5 ปีที่แล้ว +51

    Dadka wadanka jooga raaxo bey haystaan cunto waa diyaar iyo nadaafada waxba ma qabtaan qurbaha orod baa lagu jiraa.

    • @abdirahmaanmelbourne5782
      @abdirahmaanmelbourne5782 5 ปีที่แล้ว +3

      Walee waa runtaa wadankini raaxo ayaa taalay qurbaha rafaad iyo baraf baa kugu dilayay

    • @sacdiyoibrahim3222
      @sacdiyoibrahim3222 5 ปีที่แล้ว +4

      U soo noqda wadankiina yaa idinka eryaday idinkaa qayaarkiin ooga tagaye hadey raaxo taalo kamiina tagteene naga kala daaya

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 5 ปีที่แล้ว +1

      Alxamdulilaah nimcaan ku jiraa

  • @abdallamarcelo3894
    @abdallamarcelo3894 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan jeclaan laha ruwadaha in la isku keeno kuwa muqdisho iyo kuwa hargiesa waxa jilaan 🤣🤣 wlhi fani buu noqona

  • @etwancubed141
    @etwancubed141 5 ปีที่แล้ว +9

    This is beautiful film god bless you you Mama

  • @muzamil2891
    @muzamil2891 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤❤

  • @zainabmohamed1644
    @zainabmohamed1644 5 ปีที่แล้ว +37

    Kii maamo hadiyo waa soo socotaa kayaaca meesha 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiabdi5905
    @abdiabdi5905 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ini shegaya dadka matalaya filmkan waxan ka hela aad iyo aad waliba ubax fahmo mustafe zamzam 3 wlhi si qayro xada ayan u jeclahay asxaabta kAle inkastooy igu cusub yihiin hadana wlhi jilitaanka halkeda ayay dhigaan dhaman tiin waxan ini leyahay i love you

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 5 ปีที่แล้ว +13

    5:41 Islaan musalsal hibdi ah ku fiirsan jiree u egtahay😂❤❤❤❤ masha allah hore u socda astaan

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 3 ปีที่แล้ว +5

    Funny wayee wlhi Filmkan 😅😅😘😘

  • @rajomedia2715
    @rajomedia2715 4 ปีที่แล้ว +1

    is a best somali musalsal 💜💜💜

  • @hamdamohamed9168
    @hamdamohamed9168 5 ปีที่แล้ว +54

    Camerada say clear u tahay
    Editing ka
    Codka sidu clear u yahay
    Wlhy filin iyo badh weye
    Horay usocda GUUL iyo gobanimo

    • @hoodoqurux9647
      @hoodoqurux9647 4 ปีที่แล้ว

      Fadhiso naya kursiga shaqada waa ina xoog wada goorma bilawda kii oo na kii kii ha odhan shaqada guriga si fiicn u qabo 😚😍❤🤣

    • @fifiali7386
      @fifiali7386 2 ปีที่แล้ว

      Hahhh😀😃😁

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah musalslkn Wa Qataar Waxkasto wa ficnyihin muqalada dadka iyo qasriga lagu jilayo iyo Fikirka qofka keenay wa Masuul sare Masha allah hore socododa keep going 👌🏻👌🏻👍

    • @nicimahassan1970
      @nicimahassan1970 3 ปีที่แล้ว

      😂How do you do you do you miss you

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 ปีที่แล้ว +6

    Maamo UbaX fahmo fanaad jilaa majaajile i love you 🥰🥰🥰

  • @manalahmed3893
    @manalahmed3893 5 ปีที่แล้ว +9

    Filimkan wa la dhacay wllhi mansha allah

    • @suho7712
      @suho7712 5 ปีที่แล้ว

      Creed 2 ayaa la dhahaa wa film cusuboo macan I watched before it is amazing

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 5 ปีที่แล้ว +29

    mn cha alla inaan fiLm Turkey ah daawanayo ayan izku
    hayztay😂💥

    • @mariaomar3849
      @mariaomar3849 5 ปีที่แล้ว

      Turkey ga somaliga kaa mcn

    • @hunguridhubuq3275
      @hunguridhubuq3275 4 ปีที่แล้ว

      @@mariaomar3849 koLayba ma gaadhayne wXba haynoo xil qarin 😂😂

  • @azmasaleban9723
    @azmasaleban9723 5 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi qosol iguma hadhin kii mamo xadiyo way so socota kulaha🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fardusqueen7369
    @fardusqueen7369 4 ปีที่แล้ว +7

    Kii Mama hadiyo wuu soo socdaa 😂😂😂 oromadaba funny ah

  • @muniirajirde7195
    @muniirajirde7195 4 ปีที่แล้ว +17

    😂maamo Xadiyo Hooyo Adag Xisaab Aan Dhamaan bay U Furtay Caruurteeda😂

  • @canabclaahi1862
    @canabclaahi1862 ปีที่แล้ว +1

    Qosol badanaa walahi😁

  • @abshircisamngmailcom
    @abshircisamngmailcom 5 ปีที่แล้ว

    Flimkani wllhi waa top Astan wax wanahsan baad qabateene hore usocda

  • @hudaawale6675
    @hudaawale6675 5 ปีที่แล้ว +18

    Wlhie bilaahi waa Ruwayada kaliye iga Qoslisa😅😅

  • @halachiiliye4020
    @halachiiliye4020 4 ปีที่แล้ว +2

    Ubax fahmo wlhy qof uu ilaahay hiba u siiyay jiliinka

  • @Zaara656
    @Zaara656 5 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi musalaskii turkey ga ahaa moodayay in aan dawanayoo
    Pest film somali weeye 👍

  • @Maya-Bloom-j9g
    @Maya-Bloom-j9g 5 ปีที่แล้ว +19

    On 5:00 epic funny 🤣🤣🤣🤣it's our girls reality 😂

  • @princessemilliana4727
    @princessemilliana4727 5 ปีที่แล้ว +5

    magaceygu dhimaye adna sii dil fadumoy somaliga iska hagaaji 😂😂😂😂😂😂😀😁

  • @nawaalaweys449
    @nawaalaweys449 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a magaca hooyadey baan ujec laaday ish cala musalsal mama xaddiya mi sweet mom💓💯💋

  • @iqbaalhussein3207
    @iqbaalhussein3207 5 ปีที่แล้ว +2

    Mhdnid wllo wn ka hely☺☺😀😀😀😀😉

  • @missfaruha2635
    @missfaruha2635 5 ปีที่แล้ว +13

    7:02magacygi dhimaye adigna sii dil😂🤣

  • @mukhtarabibsuldan21
    @mukhtarabibsuldan21 5 ปีที่แล้ว +12

    walaaxowla walaa quwati ilaa bilaah eraygii hooyaday 😂😂😂

  • @naimaaadan187
    @naimaaadan187 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah waxaan kaga raysaneynaa dadkii dhaqamadooda nabarijiray waa musalsal cajiibaa

  • @munamqalib9304
    @munamqalib9304 5 ปีที่แล้ว +16

    kii maamo hadiyo oo soo socdaa 😂😂😂😂👏👏

    • @wowwoowwow265
      @wowwoowwow265 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkk hora usocda musalsal turgi idinka kamacaan

    • @rahmakhalid8410
      @rahmakhalid8410 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanmahmud3679
    @ayaanmahmud3679 5 ปีที่แล้ว +6

    Ubax fahmo quru leey masha Allah

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 5 ปีที่แล้ว +16

    Reer qasan ayaa laga sameeyey filmka😂😂😂😂

    • @nicimahassan1970
      @nicimahassan1970 3 ปีที่แล้ว

      😍🥲😔😁😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Do you when do you Leo well it memory of an

    • @nicimahassan1970
      @nicimahassan1970 3 ปีที่แล้ว

      🥲❤️❤️

  • @hudajamaafrika2931
    @hudajamaafrika2931 5 ปีที่แล้ว +19

    Fadumo riyaad wli iga qoslisaY😂

  • @Amiira-h8n
    @Amiira-h8n ปีที่แล้ว

    Waalal. Hageshogta. Wankuimanneh❤❤

  • @HaramcadMedia123
    @HaramcadMedia123 4 ปีที่แล้ว

    Inta ku xiraan ano kale like

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 5 ปีที่แล้ว +7

    Ki mamo xaddiyo way so socota🤣🤣

  • @ubahsalahahmed9487
    @ubahsalahahmed9487 5 ปีที่แล้ว +2

    UbaH Fahmoh MaamoH Izku Magacnahay Ku WataH MaamoH♥️

    • @AhmedSalah-wi4ev
      @AhmedSalah-wi4ev 4 ปีที่แล้ว

      What adigu magacaygii ayaad wadataa wlhi ubax salax Ahmed waa magacayga

  • @safiyoadan8541
    @safiyoadan8541 3 ปีที่แล้ว +1

    runtii ruwayad cajiib ah wale wan kuqoslay in badan 😘😘😂😂😂😂😂😂👍

  • @HibaaqJibriil-sk3ub
    @HibaaqJibriil-sk3ub ปีที่แล้ว

    Flimkani wllhi waa top estan waxa wanaagsan bead qabateene Gore usocda

  • @drmohamedshoobaayehaaji
    @drmohamedshoobaayehaaji 5 ปีที่แล้ว +4

    #Wall #Subscribe Igu Caawi Niyada Iyo Moralka igu Dhismaayo Si Clipyo Wanaagsan Aan U Soo Galiyo
    Mahadsanid Dhaamaan My Funs✊🇸🇴❤️

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 5 ปีที่แล้ว +2

      Calanka Somalia Manaqano eeh orod Qadadwayntii ula TaG 😂😂

    • @drmohamedshoobaayehaaji
      @drmohamedshoobaayehaaji 5 ปีที่แล้ว

      Wallaaal Somalinimada Fiiri 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 5 ปีที่แล้ว +1

      @@drmohamedshoobaayehaaji Xataa Somalinimada fiiirinmaayo waan diiday Koofurta Somalia Aduunka Ugu necbahay iyo dadkoodaba TaG 😤😤

  • @fardowsajaamacmohamed9192
    @fardowsajaamacmohamed9192 5 ปีที่แล้ว +13

    Kaalay iska arag wye muzalzalkan gcnta alle haidin barakeyo

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 ปีที่แล้ว +2

    Wow film turky ah bad mooda

  • @barbarasomlilnd12
    @barbarasomlilnd12 5 ปีที่แล้ว +1

    Best film

  • @nasrimiino2782
    @nasrimiino2782 3 ปีที่แล้ว

    Hosol iguma hadhinee muu dhamaatay flmkii mama mahdiya😓😥

  • @rowdaibrahim6562
    @rowdaibrahim6562 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw flim kii aduunka u macana

  • @munacali7894
    @munacali7894 4 ปีที่แล้ว

    Musasalka wan jecelahay wahi o Wana soomali ma hote Like ku qabo wllo

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 5 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi manta dhaan waan sugii wyaay igama jiro channel kaan astaan wayo wadanka ma joko lkn TH-cam ka Kala socda

    • @drmohamedshoobaayehaaji
      @drmohamedshoobaayehaaji 5 ปีที่แล้ว +1

      armaaz mohazim Plzz Subscribe Ta ii Saar Walaal Mooralak iyo Niyada Bey ii Dhisee Walhi ✊🙏🏼🇸🇴❤️
      Xushmad iyo Qadarin Baan Kuu Hayaa Wallaal 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt 5 ปีที่แล้ว

      @@drmohamedshoobaayehaaji waku saray walal

  • @alikibaar132
    @alikibaar132 3 ปีที่แล้ว +3

    Imani and shoulder massage in my opinion 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saynabfarah6824
    @saynabfarah6824 5 ปีที่แล้ว

    Waa filim an caadi ahayn walhi qosol iguma hadhin mustafe caadi ma ahan

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah xaiyo wa magacii ayaydey xadiyo qawaaje ilahay how naxariisto

  • @atiamohtahir5099
    @atiamohtahir5099 5 ปีที่แล้ว +1

    Machallh nice film

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 5 ปีที่แล้ว +17

    16:02 kii maama haadiyo wuu soo socdaa hhhhhhh

    • @cumarcali6592
      @cumarcali6592 5 ปีที่แล้ว

      See that baby and I love you baby

  • @sahalabdalah1122
    @sahalabdalah1122 5 ปีที่แล้ว +1

    Filmka sida loo duubay asal ah

  • @abdilaahielmi-oi5su
    @abdilaahielmi-oi5su ปีที่แล้ว

    2:47 naaseda hailstorm❤ Abdilaahielmi bdau 3:54

  • @mumtazmohamed1318
    @mumtazmohamed1318 5 ปีที่แล้ว +1

    Mazh allh wlhya wan Ka helya ani runta no So Badiya Balis

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +8

    Qosol ki igah dhamaty wacadala😂😂

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qsl waan fuuray reero wada waalan😂😁😁

  • @zamzamzageye6954
    @zamzamzageye6954 5 ปีที่แล้ว +1

    cajib wan ladhacay horey usocda

  • @siciidxaamud1672
    @siciidxaamud1672 4 ปีที่แล้ว

    absolute axyaa film wxii horeba tuuur

  • @naciimakadar3526
    @naciimakadar3526 5 ปีที่แล้ว +2

    Film film loowaa mama xadiya loowaa keep going dad masuula matalaya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 ปีที่แล้ว +2

    Cabdijibaar X. Cali heetiisi Heesaha anu jecla

  • @abdulkadirmoalimmohamud8541
    @abdulkadirmoalimmohamud8541 5 ปีที่แล้ว +4

    Film cajiib ah weeye

  • @caabiahmed7584
    @caabiahmed7584 ปีที่แล้ว

    Mama xadiya is not easy

  • @phatimaali2521
    @phatimaali2521 5 ปีที่แล้ว +1

    MaaaModuu waxay ka hdshay nolosha had lagu jiiro Qiisaduuu ma mida Badhcay baaa 😎😎😎

  • @hargaysalive7539
    @hargaysalive7539 5 ปีที่แล้ว +6

    Film waxa ka muuqata farshaxan cajiib ah iyo wacyigalin wakhtigeeda joogta wan idin hanbalyeeynayaa

  • @magooljaamac8854
    @magooljaamac8854 3 ปีที่แล้ว +1

    Naagta faatima ee shaqaalad waan ku qosleh🤣😅😂

  • @furdosaabdi3345
    @furdosaabdi3345 3 ปีที่แล้ว +1

    Keepgoo

  • @najaadmuose5903
    @najaadmuose5903 5 ปีที่แล้ว +4

    Magacaygii dhimay ubax fahmo

  • @qabuulqaali9430
    @qabuulqaali9430 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi qosalka iga dhamaday 😂😂😂🙆‍♀️

  • @khadrakhalifa5056
    @khadrakhalifa5056 3 ปีที่แล้ว

    Love 💘😻💜💛💚🧡💘😻

  • @Sagalcalicapdi
    @Sagalcalicapdi 4 ปีที่แล้ว

    aad ayuu xiiso uleeyahay Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 2aad | Isla Xisaabtanka Guriga | Astaan

  • @ramlaibrahim
    @ramlaibrahim 5 ปีที่แล้ว +1

    Mustafa wa iga badiyey😹😹

  • @akramkeenaqocliyankacankaa9120
    @akramkeenaqocliyankacankaa9120 5 ปีที่แล้ว +8

    masha allah soomali hormar beey gaareysaa

  • @hudaahmed4342
    @hudaahmed4342 5 ปีที่แล้ว +2

    Cuntada waan siiyaaye bisinka ha u qabto🤣🤣

  • @caynicawil8377
    @caynicawil8377 5 ปีที่แล้ว +1

    Samsam sharaf iga qoslisay wlhi kulahaa anigu cuunada wan siyaye bisinka ha uqabto dee

  • @muxibaadanmobile7930
    @muxibaadanmobile7930 5 ปีที่แล้ว +10

    Wan kehelaba mursalsal oo zamzam kujirto horey usocoda

  • @Khaa-yq3kg
    @Khaa-yq3kg 11 วันที่ผ่านมา

    Alaa xaramad ma badan

  • @dalmar199
    @dalmar199 4 ปีที่แล้ว

    Universal idinka ka leh .yusuf cegaag uun inooo soo iibiya

  • @pirimogaapo1124
    @pirimogaapo1124 5 ปีที่แล้ว +1

    So badiyaH filimkan

  • @salmazandarella7493
    @salmazandarella7493 5 ปีที่แล้ว +1

    Ubax fahmo 18 jira yaa i tusi lahaa quruxdii aduunka tagera buuxa reer hargaysa

  • @awosalepan9384
    @awosalepan9384 5 ปีที่แล้ว +2

    Kii mamo adiyo wu so socota ka yaaca meesha😂😂😂😂

    • @Mumty
      @Mumty 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/4uTeuSDclCA/w-d-xo.html

  • @hoodoahmed9239
    @hoodoahmed9239 5 ปีที่แล้ว +7

    Filikan walhi cadi maha soo dhiiga qaybtii 3

  • @alikibaar132
    @alikibaar132 3 ปีที่แล้ว

    Really don't think so much more than a decade after all this