FARSHAXAN - Maxamed Gacal Xaayow (Guurow).mpg

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @Hiiraan-ko8wf
    @Hiiraan-ko8wf 10 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah. Walee rag Somaliyeed waa kuwii hore, wexey doontaba shaqadoodu ha hanoqotee. Yaa Allah u naxariisto abwaankeenan Somaliyeed.

    • @abuucanjeero7095
      @abuucanjeero7095 4 ปีที่แล้ว

      Alloow kuu naxariiso wuxuu ahaa hayeey door ha

  • @sabir434
    @sabir434 12 ปีที่แล้ว +3

    maxamed gacal xaayow allaha u naxariisto ma ahayn nin qabiil ee waxa uu ahaa qaran soomali oo dhan ka maqan ilaahay jannadii ha ka waraabiyo qarankii uu ka baxayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo taariiqda fanka ayaa xusi

  • @shantalaayTV
    @shantalaayTV 14 ปีที่แล้ว +3

    waaaw maashaa allaah walaahi waa gabay aad u fiican ilaah kaa abaal marsiiyo hadalka fiican.. lkn soomaalida waxaas waxba kuma qaataan hadal iyo wax sheegid ilaahsa umaqan dalkaan bur buray ee dadkiisa la barakiciyay... ALLOW NABAD KEEN OO UMADA ISKU KEEN. AAMIIN.

  • @ahmedAli-bt5sk
    @ahmedAli-bt5sk 11 ปีที่แล้ว +2

    yaasalaam farshaxan waa guow aad macna weyn uleh abwanka abwaanada maxamed gacal xaayow alla yaraxma

  • @ahmedjaajaa1132
    @ahmedjaajaa1132 11 ปีที่แล้ว +1

    illahow kunaxariso. xaqiqada jirto ayow kahadlaya allaylahe. guuroow macan badan waye masha allah.

  • @ShibisGurl4life
    @ShibisGurl4life 11 ปีที่แล้ว +3

    Aloow janadii ka waraabo ximad ilaag baa siiyey Masha allah

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 5 ปีที่แล้ว

    AUN walaahi waxbaa ka dhacay waxuu ahaa wadani dhab ah ilaahow qabrigai
    u waa saci aamiin

  • @MrHassanabukar
    @MrHassanabukar 12 ปีที่แล้ว +3

    .......Allow aakhiro guri-weyn ..lagu arwaaxo uga yeel...

  • @sahrahashi7256
    @sahrahashi7256 5 ปีที่แล้ว +2

    Fariid iyo faan..farshaxanka Allah faxanne soomaliyeey Allah idin fahansiiyo..amiin.

  • @sahrahashi7256
    @sahrahashi7256 5 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah..illah waxuu rabuu sameeya.... illahow u naxariiso

  • @ahmedguled7313
    @ahmedguled7313 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxatiusto marxuun maxamed Gacal Xaayaw. Aaamiin

  • @mshugri
    @mshugri 13 ปีที่แล้ว +1

    woow waa murti aan caadi aheen aad baan ula dhacay Farshaxan-gooroow

  • @hamacade
    @hamacade 13 ปีที่แล้ว +2

    abti allow janada ku sii waan ku jeclaa ilaah janada ha nagu kulan siiyo abtiyoow

  • @furanehajiciro6153
    @furanehajiciro6153 6 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Abwaanka dhabti runta ayuu taabtay 😍😍😍😍😍😍👈👈👈👈👈👌👌👌👌

  • @MTooyo
    @MTooyo 13 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto maxamed gacal xaayow shalay ayuu geeriyoday muqdisho .

  • @sacdiyoali2662
    @sacdiyoali2662 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow u naxariiso kamadaalo dhageeysigiisa

  • @NAGEEYE1979
    @NAGEEYE1979 13 ปีที่แล้ว +3

    MAXAMED GACAL XAAYOOW < wadani wax badan ka hadlay muruda soomaali

  • @Xafsah1
    @Xafsah1 12 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow ku naxariiiso Abwaan M.G. Xaayoow.'

  • @abdullahihassan130
    @abdullahihassan130 5 ปีที่แล้ว

    Alloow kuu naxariiso Abwaan wadani ah

  • @ahmedjama9112
    @ahmedjama9112 11 ปีที่แล้ว

    Illaahow u naxariiso abwaanka Maxamed Gacal Xaayow.By Sugaanyahan.

  • @Museali17
    @Museali17 8 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariisto Adeer M Gacal Xaayoow

  • @Xususmedia2
    @Xususmedia2 8 ปีที่แล้ว +1

    walee umad waan nahaye caqliga ALLOW nooso celi

  • @Somaltv-b8m
    @Somaltv-b8m 5 ปีที่แล้ว

    Allow KU naxariise abwaaanke qarnigaaa

  • @Abdulkadirmw
    @Abdulkadirmw 13 ปีที่แล้ว

    Saaxiib aan jecelahay buu ahaa. Eebe ha u naxariisto

  • @clhimxmud2907
    @clhimxmud2907 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allow ku naxariiso

  • @abdulrisaaqmaxamedhaaruun3178
    @abdulrisaaqmaxamedhaaruun3178 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay how naxaristo

  • @mahmoudabdulle7770
    @mahmoudabdulle7770 3 ปีที่แล้ว

    ILAHOW KU NAXARIISO

  • @subanb3137
    @subanb3137 7 ปีที่แล้ว

    Masha alah allo naxarista jano sii

  • @wiilaomar6195
    @wiilaomar6195 8 ปีที่แล้ว +3

    Wax kastoo la fiirshaba Firba laga talaalaaye farsamadauna koley nabi daawuud kama fogaateene

  • @faisaanthony3009
    @faisaanthony3009 12 ปีที่แล้ว +3

    qof san u gabyi karto ma jirto hada..dagaal a lagu mashquulsanayahay..

  • @hamacade
    @hamacade 11 ปีที่แล้ว +3

    Fikrad wadajirtaa caabis Iyo ficil wax soo Saar facaa ciid haduu guraa wax baa lala figeeyaa Fahmo la Isma dheeree Iyo aqoon fara fudeedkeeda u fiirsada Xarago bilaa faaiidaa

  • @AhmedMohamed-sr3og
    @AhmedMohamed-sr3og 9 ปีที่แล้ว

    allow ku naxariiso abwaanka soomali

  • @barlinfarah6170
    @barlinfarah6170 11 ปีที่แล้ว

    where can i this written.....lyrics

  • @Somaltv-b8m
    @Somaltv-b8m 5 ปีที่แล้ว

    Abwaaan gacal xayow

  • @MrGuugaalre
    @MrGuugaalre 12 ปีที่แล้ว +1

    nice poet

  • @littlemanrichman
    @littlemanrichman 6 ปีที่แล้ว

    AUN waxaan ku arkay markii kawaanka huruwaa dhaxa loo dhigaayay. 1989 kii meshaas ayuu gabay ka soo jeediyay

  • @hamdiguled7550
    @hamdiguled7550 10 ปีที่แล้ว

    Ilaahow unaxariiso abwaanadii somaliyed

  • @abdihamiid7047
    @abdihamiid7047 8 ปีที่แล้ว

    mashallah abwan

  • @abdihaajifiqhi4215
    @abdihaajifiqhi4215 11 ปีที่แล้ว

    alloow kunaxariiso abwane

  • @speedman14
    @speedman14 14 ปีที่แล้ว +1

    gabay macaan!!

  • @amin8902
    @amin8902 7 ปีที่แล้ว +2

    waaaaaaw alow ku naxariiso wag wagabay aad ufican kuwii hore aan badaan maqlo jir maqlijiray qolo kudul ayan maqlijiray lkn kani gabayga gabaygaan waa cilimi iyo baraarujin kudhisan dunidu farsamo ayeey kuhormartay tasi waa dhiragalin iyo jahil ilaawsho somalia sidaa uogaada

  • @hamacade
    @hamacade 11 ปีที่แล้ว

  • @mohammedali4555
    @mohammedali4555 12 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @amin8902
    @amin8902 7 ปีที่แล้ว

    waaaaaaw alow ku naxariiso wag wagabay aad ufican kuwii hore aan badaan maqlo jir maqlijiray qolo kudul ayan maqlijiray lkn kani gabayga gabaygaan waa cilimi iyo baraarujin kudhisan dunidu farsamo ayeey kuhormartay tasi waa dhiragalin iyo jahil ilaawsho somalia sidas uogaada