DENI IYO JAWAAB CUSUB "In masuul Dowladeed qeyb kamid ah bulshada uu Soomaalinamada ka saaro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • DENI IYO JAWAAB CUSUB "In masuul Dowladeed qeyb kamid ah bulshada uu Soomaalinamada ka saaro oo aan talaabo laga qaadin waa arin ugub ah"Madaxweyne Saciid Deni.

ความคิดเห็น • 36

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Guul madaxwayne Dani from koonfurgalbeed

  • @afraxdaldhis8577
    @afraxdaldhis8577 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Saciid Dani o dantiisa ka dhex arkay kalaqeybinta shacabka Somaliyed isago isticmaalaya mamul goboled Qabiil ku dhisan Rajana ka qaba in u dalka kala gooyo hadiiba u karo in u goosan kato Reisal wasaare XAMSA ayu Qabiil dartiis KURSIGA ugu diidanyahay carada u u qabo darteed ayu rabaa in u Dowladnimada Somaliya u Burburiyo midnimo Somaliyed’na aysan dib usii jirin KALIGIISNA Ma’ahan e dhamaan madaxkusheegyada mamul goboledyada waa HOGAAMIYE KOOXEEDYO CUSUB 🙏

  • @Luuladan54
    @Luuladan54 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mudane Dani guul iyo gobanimo ku noolow 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @bashiirfarataag
    @bashiirfarataag 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    madaxweyne dani goool

  • @AcmedGaagow
    @AcmedGaagow 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadaan kumidow nay maxaad gooni ugu socotaa sooma dhex gashidoo budland ayaan goynaa somalina waan ahay

  • @Jinikoow
    @Jinikoow 7 นาทีที่ผ่านมา

    Danta dalka waa dani 🤚🤚🤚🤚 from koonfur galbeed Soomaali

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan Dani Somalinimada waxaan u maleynaa dhib weeyn ineey ku heeyso. Kala qeeybsanaan umbuu ku hayaa markaat aragto. Isagoo midnimo ka hadlaayo maba arkeeysit. War orod Ethiopianka iskaaga biir ileen Somalinimada ayaa dhib kugu ah. Allah umbaa Somali kaa dhigay mehee, maba aadan u qalimin inaad Somali noqoto.

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dani guul majayo waninka rabat inuu dalka itobiyo kudaro. Islama aha in uu mardanbe madaxweyne isku shrixido wayo somaliya ayuu hosgeynaya itobiyo

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul mw puntland siciid abdulahi dani runta ayu ka hadlay hadalka kugu malnay guuleyso

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Culima wawen aa Vila somaliya katirsan baa fadwooyin sosarey oo diinta naga sarey baneeyey dhiigeena maalkena iyo cirdigena taas baba ugu daran
    Sheikh Cali wajiis / sheikh usuuli / sheikh suldan qorane
    3daxdaa sheikh sitoos ah bey nogu xad gudbeen waana dhaqankii ay khawarij ta 2006kii nagula dhaqantay oo dhiigeena kubaney satey oo kele

  • @umuyaasir3376
    @umuyaasir3376 13 นาทีที่ผ่านมา

    Adiga hadii aad soctid maxaan kuu sameenaa Adiga soo noqo hada iyo itobiya maya sonoqo

  • @ceelqode12
    @ceelqode12 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xalka waa in caasimad somaali wada leedahay in la helo. Iyadoo taa la fulin dhibkaan wuu soconayaa ilaa boqolaal sano.

    • @mohamedabdulle358
      @mohamedabdulle358 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Caasimada ay somali wada yeelan karto noo soo raadi aniga xmr meel ka mudan caasimad dad ahaan iyo deegaan ahaan ma arag

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 59 นาทีที่ผ่านมา

      ​@@mohamedabdulle358Xamar dadka ku nool sow kuwii cunay dadkii meesha Caasimad mooday ee maal geshaday ee illaa iyo maanta guryahoodii haaysto!?!

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dani fitnadii uu talaaly ee laga hortagy ayuu rabaa in uu wado maris ka dhigto adeer soo laabo umadada wax la qeybso ama qolkaaga ku xirnaw inta doorasho laga gaarayo

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxii damaye ayoo rabaa hada inuu suceliyo war ninyaho jaanisk wuu ku dhafeey meel kale qud

  • @idrisnoor3512
    @idrisnoor3512 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dadka oo dhan waa maxaa ethiopia masar loogu kenaa ee wada dhahayaan

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    madaxdaxad fadaralka usoo hooyo ee arday macali kiisa war kamaqlo nooqo iska daa iyaaw

  • @xiin1535
    @xiin1535 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHULUQ CAADE QAATE

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ,adiga daniyow mara horad iska diiday lashaqenta doowlada maxa rabta mahuubki itoobiya idin sisay miyaa baradho ka nooqday

  • @MXuurahe
    @MXuurahe 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dani ooyinta joji kasaarime e maxalaga qore soomali xege geeyilaha

  • @ceelkaomar
    @ceelkaomar 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yuu la hadlooyaa ma fahmin youtube muu furtay

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ma beenbaa in arintaas aay dhacday mise qabiil baa Ku indho tiray

  • @kedirindhoyare2044
    @kedirindhoyare2044 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenale ilahay umadda kaqayb

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma beenbaa in arintaas aay dhacday mise qabiil baa Ku indho tiray

  • @TheDayib
    @TheDayib 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Adiga maxaa talaabo lagaga qaadi wayay??

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma beenbaa in arintaas aay dhacday mise qabiil baa Ku indho tiray

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa kuwo jaahiliinah oo aqoont aragti midnalaheyn waa kuwo ciyaalasuuqiinah suuqa lagasooqabtay jaakado loosoogaliyay xasan waa kuceeb inuu soo adeegsado dad noocaasi ookale ah xasan maahan ruux dal hogaamin karaaya waa in laga qabtaa gacmaha

  • @mawlidmowga593
    @mawlidmowga593 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar ninkan waa wankii carafada laqalanayay adeer aaway xildhibaan kii cawad miyuu ahaa kaa oohiyay adiga ayaaa umada somaaliyeed iyo dawladeedaba aqabad ku ah farmaajo ayad ku dhaganayd hadana xasan sheekh manta maxad aragtay sidan uma aad hadlijirin

  • @XasanMaxamed-ei9le
    @XasanMaxamed-ei9le 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nacas
    Waxkahadal

  • @MaryPerez-o5o5o
    @MaryPerez-o5o5o 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    J'ai montré cette vidéo à mon copain et maintenant nous avons un nouveau plan pour rire plus et nous disputer moins💋

  • @hodanahmed9360
    @hodanahmed9360 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ummada ka har nin waalan ayaa tahay

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma beenbaa in arintaas aay dhacday mise qabiil baa Ku indho tiray

  • @abuu1
    @abuu1 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hogaamiye dani wa lagu so qaban zanzibar meeshi awoowkaa laga soo iibsan karto.

  • @haweeyohirsi2798
    @haweeyohirsi2798 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂maç mac loomabahane😂