Gabadhii Ninkeda O Qaawan Videoga Kaduubtay Iyo Sababta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @walalozil4746
    @walalozil4746 4 ปีที่แล้ว +104

    Hablaheena ❤ waa sharafteena
    Waa hormarkeena❤
    Wa inaa xaq dhowrnaa
    Oo ixtiraamnaa
    Waa hormarkeena
    Ilove you hablaheena ❤❤❤👈

  • @aminmowlid4502
    @aminmowlid4502 4 ปีที่แล้ว +70

    Hadii aad rabto in qaaab Online ah laguu baro (Quraan ka kariim) ka ah Fadlan igalaso xariir WhatsApp number kaygan
    254721880226

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay cabdillaahi waana run yaasiinka dumarkeenii waa dhiban yihiin waligood a dhibaa hayey allow u hiili hooyooyinka soomaaliyeed

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 4 ปีที่แล้ว

    Asckm Ramadaan mubaarag quruxda qoyska2 illaahey hanoogu dhameeyo sinabad ah iyo barwaaqo iyo taqwad badan sanadka kale illaah hanagu gaarsiiyo cimri dheer iyo cibaado suuban Masha allaah gabdhaheenii iyo maryan cadey nagusalaan cabdullaah aaway maryan maal mahaan maragno

  • @abdirxmaanmaankey6659
    @abdirxmaanmaankey6659 4 ปีที่แล้ว

    Nin weyn ayaa thy wlhi allle haku barkeyo wlaal qaali🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @lamishashi1218
    @lamishashi1218 4 ปีที่แล้ว

    wallahi wa runtiis wilkase wa aduun washeh rega iyo dumar leys ma dhaamo ee berta laku wada jira allow na so hadhey amiin ya rabi

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad7754 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah cabdilhi nin fican dumarka udoda❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🙏🙏🙏🙏🙏

  • @farhiyamohammedhaji1644
    @farhiyamohammedhaji1644 4 ปีที่แล้ว

    Ma oga waayo xita dhar fiican ma xidhna waan ku raacsanahay gabadha waaliba waa uu u hanjabay war Ragga somaida qaarkod ma xishoodan

  • @kosaribrahim1586
    @kosaribrahim1586 4 ปีที่แล้ว +1

    Way kumacdahay kuwasokale wa waxa dadkadhibo 🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍👍👍we down

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 4 ปีที่แล้ว +21

    😭😷 Umadeena waxay u Baahan yihiin Courso Inta ayna Guursan hadii kale Caruur maskaxiyan dhaawacan ayaa Ka dhalanayo. AlxmduLilaah Xaajigayga Caruurtena hortooda Ayuu igu Dhunkada ana sidoo kale Boqorkii Reerka iyo Boqoradii Reerka ayey Maqlan Caruurteena Dalkii waligood ma arag hadane Quruxda Dalkena iyo Dadkena ayaan Ku tababarnaa. 🌹

    • @nurtomohamed795
      @nurtomohamed795 4 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah abayo ilaahay hakuu siyaadiyo barakalah

    • @sacdiyaali833
      @sacdiyaali833 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abayo ilahay ha Ku barakeeyo

    • @ismailhussen7313
      @ismailhussen7313 4 ปีที่แล้ว

      😍Ahlan cml ma ahanin

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 4 ปีที่แล้ว +6

    Alaha iskucabidiyo caay aad ayey uxuntahay dhameyj ayaey leydahay ceyda inta badan weybakasimanyihiyn wan yabay waxan wa xanun alow sohanuni raga inta xun 😪🤲🙏iney dubto wax fican ma ahan

  • @suuradcilmi5121
    @suuradcilmi5121 4 ปีที่แล้ว +17

    Ninka asaga qaldan muxu ilmaha u caynaa bilaa aqlaaqa ah

  • @NurNur-yq6fh
    @NurNur-yq6fh 4 ปีที่แล้ว +13

    Sodoh iyo dumaashi yeelkadood lkn ilmaha in ayduubto ma aheeyn isiga way kusugtay waxaa laga yaabaa in uu maalin kasto af lagaadeyo oo markay kadacwooto in u inkiro hadaad ciishooto waxaad samaynayso magaranaysid kantaroolka wuu kaa lumaa 🤔🤔

  • @simanhersi3916
    @simanhersi3916 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdulahi video yashada wanka hela daganan iyo hadal ixtiram leh horay u soco wll

  • @bisharabdiaziz1176
    @bisharabdiaziz1176 4 ปีที่แล้ว +16

    Wasax qofki ilahey cebtisa ad asturto kun ceeb Buu ilahey u asturta

  • @khadroaxmed902
    @khadroaxmed902 4 ปีที่แล้ว

    wllky Abdallahi sharaf iyo karaamo korkaaga ha Ahaato Allah ku sharfo raga iyo dumarka qaladku ka dhacayana Allah so hadeeyo illahay xaqa ha fahansiiyo Aaaamiiin yaa rabi

  • @bilanlifestyle3114
    @bilanlifestyle3114 4 ปีที่แล้ว +2

    Quruxda qoyska idinku xiranahay maasha alaah wax fiicana noso gudbisaan thanks

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa qaldantahay hooyadaa waana damiir xumo inaad duubtaa arimaha gurigaaga ninka ay ceebaynayso ayadaa guursatay ilmahana wuu kadhalay haduu xunyahay soo kulama seexato maxay kafaafinaysaa maa ama kusamirto ama sharaf uga tagto dumarkiina qorbaha ee qoskooda soodubaya walahi shariftiina waa kuciyaarteen ninka hadaa isfahmi waysaan adinkoo iscebaysan kala taga maxaad kahelaysaan caruur taada abahood oo aad xumaantiisa faafisaa walhi adiga iyo ilmahaaga uun baa lagugucayayaa

    • @arawelomakufto8460
      @arawelomakufto8460 4 ปีที่แล้ว +2

      @@salaadoomar285 maxaa la kala aarsan waa gurigedi e waa kay isu qaawisay oo ay rag kala so baxday ma taasa arsi ah waa caruurtoda aabohod sharafteda ma aha taasi naag adag haday tahay camerad may duubten ceebtedana dibada may keenten

    • @sleepingbeauty.8359
      @sleepingbeauty.8359 4 ปีที่แล้ว

      @@arawelomakufto8460 s✔

  • @saidahassan8643
    @saidahassan8643 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc abwe sifiican baad hadalka u dhigty inkasto aan arkey dadka hadlay video kan oo siqaldan hadalka u dhigay hore u soco abowe👑

  • @fadumaaxmid8411
    @fadumaaxmid8411 4 ปีที่แล้ว +1

    Maryan Iyo cabdullhi Ilahey ha idin xafido
    Codowga Alle ha Idinka qabto

  • @hasnaahmed9541
    @hasnaahmed9541 4 ปีที่แล้ว +2

    Ceesh cala hadal wannagsan macalin abdullahi waad ku mahadsantahay

  • @fadumosheikhali9100
    @fadumosheikhali9100 4 ปีที่แล้ว

    Sax waaye walalkey cabdulaahi alle haku xafido

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Rabi Cebtena noo astur

  • @CR7-m2b2k
    @CR7-m2b2k 4 ปีที่แล้ว +18

    wey fiicneed in laga duubo ragg badan baa noocaas ah dhaqan xumadaas ina raggo hala joojiyo

    • @seynabmohamed-issa2289
      @seynabmohamed-issa2289 4 ปีที่แล้ว +1

      It's true good idea 💔

    • @laylamuuse1942
      @laylamuuse1942 4 ปีที่แล้ว +1

      Dadka ayey u sheegaysaa inoo dhibtaa ku hayo laga yaaba in larumaysan wayey

  • @khadraelmi4972
    @khadraelmi4972 4 ปีที่แล้ว

    Where is the link to this video

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 4 ปีที่แล้ว +12

    War ninkan waa wasaq vidéo lagu mash quulay cayda iyo aflagadada uu wado ilmihiisa yaryar dhexdooda uf

  • @CD-uu1xu
    @CD-uu1xu 4 ปีที่แล้ว +6

    Xasbunalaah waxaad u maleysaa waayahaan dhacdaba dhacdo noo gadaran waa aduud gadon ilaahhow na astur war xitaa meesha ilmo wax walba fahmaya ayaa taag taagan yaa rabi na astur

  • @alimuhyadiin4533
    @alimuhyadiin4533 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay hakubarakeeyo walaal cabdulahe

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 ปีที่แล้ว +2

    Hooyada waa laga xaday Video game qolooyin kalaa Share gareeyey' oo xageeda ah lakiin iyadu waxna ma akhrido waxna ma qorto""Bascaghlioso"weeye aadaale"aadaale😂😂😂

    • @bukhaaribooker82
      @bukhaaribooker82 4 ปีที่แล้ว +1

      amina jafar waa runtaa wllo ayadaa soo hadashay oo tiri iniga Social media ma aqaani mana aqaani si wax loo duubo mana lihi dadkan waxay leeyihiin hooyo maskiin ah oo la socon waxaan aan ahay qof ayaa u duubay oo ay tiri ii duub una direen adeerkeed iyo naagtiisa ayagaa diray weyna inkireen ay tiri ilahey ha na cafiyo gabadha gabadh fiican waaye

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 4 ปีที่แล้ว

      @@bukhaaribooker82 absolutely wll thanks👍

  • @ashayusuf322
    @ashayusuf322 4 ปีที่แล้ว +2

    يستاهل زين سوت فيه احترمنا وبالأخير شنو حصلنا

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh wlky hore usoco

  • @karlenabdi6839
    @karlenabdi6839 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah nin caytamaya reer ma sii dhiqi karo ceeb alle ha asturo
    Aniga xal waxaan u arkaa in aan kala tagno xal iyo caruur fiican meeshaad kama muuqato

  • @naciimoxasanaxmedfaraaxbbb9441
    @naciimoxasanaxmedfaraaxbbb9441 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 4 ปีที่แล้ว +4

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير جمعة مباركة ♥️

  • @Mk7_Fan
    @Mk7_Fan 4 ปีที่แล้ว +33

    Qofkii igu horeeyay noqday maxaa istahilaa iishaga bal

    • @QuruxdaQoyska2
      @QuruxdaQoyska2  4 ปีที่แล้ว +6

      Like Love Iyo Mahad Celin Intaba Waa Is Taahishaa

    • @bilanlifestyle3114
      @bilanlifestyle3114 4 ปีที่แล้ว +1

      @@QuruxdaQoyska2 mashaa alaah

    • @aaishaofficial1661
      @aaishaofficial1661 4 ปีที่แล้ว

      @@QuruxdaQoyska2 halkee idinkla so xirira

    • @lulaliadam83
      @lulaliadam83 4 ปีที่แล้ว

      @@QuruxdaQoyska2 1

  • @nimcoamar8308
    @nimcoamar8308 4 ปีที่แล้ว

    Abdi lahi walal xishodku miyuu iska soconayaa gabdhaheenuba sowtay sootuubaan

  • @karlenabdi6839
    @karlenabdi6839 4 ปีที่แล้ว +6

    Asc waa run nin caruurtisa hooyadood ku hor caayey ama uga sheekeeyey caruurtisa xumaanta hooyadood waa wax xun isagana masaajid uma dhisayaan iyagana wado xun buu ufalay
    Dadkii hore iyo dhaqankan ma lahayn
    Dadka sida cabdillahi sheegayo udhaqmaya waa nin arki jiray hooyadii iyo aabihii baa sidaa u caytami jirey
    SP) malaa gabadha wuu dhibay so
    Waxay door biday in ay markhaati ka dhigto lkn yaa kuu bedelaya cidna
    Inaad ka ragto baa kuu dhaanta

  • @ayanhassan66
    @ayanhassan66 4 ปีที่แล้ว

    bisinka waala waashey allaahayooe ceebta astur

  • @cadceedmediaofficial2850
    @cadceedmediaofficial2850 4 ปีที่แล้ว

    Wixii xunka xaawaa ka xun ayaa lagu maahmaahaa adigaa ka xun familkaas intaad views raadini sharaftaada haku waayn

  • @ceynaansho2yuu430
    @ceynaansho2yuu430 4 ปีที่แล้ว

    Cabdalla Video gmkasta ad so duubto waa ku diirsda mahadsani walal

  • @alib3114
    @alib3114 4 ปีที่แล้ว

    Walal raga ma wada xumo lakin waxa jira rag iyo dumar alle ha inoo soo hadeeyo

  • @farxiyaxasan5995
    @farxiyaxasan5995 4 ปีที่แล้ว

    Mashala wllo wa runtaa

  • @mahamudali7428
    @mahamudali7428 4 ปีที่แล้ว

    meeqa sàno ayeey ràgu waxa naga duubayen beelo waye wala raaba nice

  • @اماحمدياسين-ح1ث
    @اماحمدياسين-ح1ث 4 ปีที่แล้ว

    Waa runta wllky cabdilaahi subxanlaha waa addun akhira saman keep going brother

  • @maxamedyaryaroaxmedyaryaro8899
    @maxamedyaryaroaxmedyaryaro8899 4 ปีที่แล้ว

    wllky c/laahiyoow fiicanidaa yaa raga oodhan yaa kaa dhiga yacnihii sidaad uneceb tahay dulmiga una jeceshahay in loo naxariisto cid walba oo la ixtiraamo ilaahay haku barakeeyo wllo

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadaad aragto qof wax caaya isgaan akhlaaq lahayn allow xaqqa nagu sug yaa allah allahuma aamiin

    • @ramlomsaid9291
      @ramlomsaid9291 4 ปีที่แล้ว

      Xaqiiiq akhlaaqdaa ka xun yaaa allàah

  • @samiasahara1697
    @samiasahara1697 4 ปีที่แล้ว

    Thanks Abdullahi for telling the truth .

  • @emanalischneider7775
    @emanalischneider7775 4 ปีที่แล้ว

    Waalaal waxaan ha sheeg sheegin ceebahana ir saaqad haka raadin ku badalo quraan aqris

    • @bukhaaribooker82
      @bukhaaribooker82 4 ปีที่แล้ว

      liliye schneider wey soo hadashay gabadha maskiinta ah waxay tiri waa la soo xadayy raali kama ihi ee hala tirtiro waxaa soo dirtay Video eedadeed adeerkeed qabo oo ay la share garaysay hanna ka dhagayso

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 4 ปีที่แล้ว

    Gabadha waxay ku qaldaneed iney ceebaha familka so duubto asna aqlaaqta baa ku yar suu gabadha ula tirsanayo marka allah caqligood uso celiyo oo ceebaha noo asturo

  • @bushrajuwayriya7847
    @bushrajuwayriya7847 4 ปีที่แล้ว +1

    Acoodu bilaah

  • @haboon123
    @haboon123 4 ปีที่แล้ว

    Asc nimanka sidaad bay udhaqmaan ilaa man rahimallah qaylada waxtar la'an caawinimo la'an iyo ixtiraam la'an shaqala aan.
    Caruurtooda ma caawinayaan xaaskooda kabadaran markaa Allah ha hanuuniyo.

  • @amaliinaali264
    @amaliinaali264 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi wa laa yab adun Acudu bilah yaa Allh subxaanaalah wa bilaa dhig acudu bilah xishod dumarba lgu ogaa ragi wa xishonayo hder subxaanalah 😭😭😭😭😭

  • @sihaamofficial6388
    @sihaamofficial6388 4 ปีที่แล้ว

    كلامك صح ما شاء الله كلامك صح ما شاء الله

  • @اللهأكبرج-د6ه
    @اللهأكبرج-د6ه 4 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك اخي👌👏🌹❤

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 4 ปีที่แล้ว +5

    Adiga xataa qeeb ayaa kaa tahay sidaas uula soco

  • @iskaashichannel
    @iskaashichannel 4 ปีที่แล้ว +1

    run ahaanti waa waxlagayaxyaxo waxaasi manakuhabooneeyn gabadhan seygeeda fadeexeyneysa asina kumahabooneeyn xaaskiisa caruurta dhexdooda kulahadlo so sorry somali qurboooy alaa idiin maqan dhaqiinkiinu wuubaxumaadeee dhaqancelinbeey ubaahanyihiin

  • @xamdaxuseen1454
    @xamdaxuseen1454 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha ayaa doqona maxaa keenay cayda qofku hadaanu ku ixtiraamayn maxaa dul dhigay

  • @solar85
    @solar85 4 ปีที่แล้ว +2

    ninka iyo naagta waa makala roonoyin waxa larabay in waxoda hoos u dhamaystan hadi isla jogayan ama kalatagi lahayen

  • @maryamomuqtaar8696
    @maryamomuqtaar8696 4 ปีที่แล้ว

    Asc fadalan adigo rali ah ale ka baq adigo iskana daa xaskaga in ad la wadag to baraha bolshada xaskaga ale kaga baq o guriga ku astur

  • @nasraali5526
    @nasraali5526 4 ปีที่แล้ว

    Nice video man

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 4 ปีที่แล้ว +4

    Haduubto lkn ma fiicneen iney public soo dhigto waayo ilmaheeda ayuu dhalay si kaste oo uu uxunyahay

  • @xaawoxasan3277
    @xaawoxasan3277 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha ku xafido

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily8565 4 ปีที่แล้ว +4

    Vidiyowag waxay udubays inusan inkirin marakay dadakeed imadan rag dumarak cuno hadan cabado ba jira

  • @thefunfamily720
    @thefunfamily720 4 ปีที่แล้ว +2

    Kasi nin mahan aqas nin caytamay sidi dumarki wey ficned inee dubto

  • @cabaasshaafi55
    @cabaasshaafi55 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah walal

  • @hannadahir7224
    @hannadahir7224 4 ปีที่แล้ว +4

    horta beryahaan waxaa laga yaaban yahay Facebook ma wuxuu noqday MAXKAMAD
    EHEL,ASXAAB labadii is qabsataba facebook ee dhexyaalan .

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 4 ปีที่แล้ว

    ASC wll khyr Allaha idinsiiyo adiyo qoyskaaga waxad tahay wll udamqada gabdhaha soomaaliyeed

  • @foos7330
    @foos7330 4 ปีที่แล้ว

    Asc asxaabta walahi walaalkey cabdulahi waa iga qoslisey waa runta waa inlaga qabtaa 😪🙏🙏🙏🙏🤷‍♀️💔💔💔💔💔👌

  • @hawaluul8423
    @hawaluul8423 4 ปีที่แล้ว

    MashAlaah walalo wakusaxsantahy cabdulaahi anagana ilaahyhahanuuniyo anagana walalahy mahasanidwalaalo

  • @anabadan1965
    @anabadan1965 4 ปีที่แล้ว +3

    Somalida miaya khaldan mise aniga? Maxay uleeyihiin ilamay udhashay uhaysaa
    Ilmey isku dhaleen kadhaxeya wada haystaan eraygaana ilasaxan ileen hoyadaba xaqbadane

    • @nimosaleban8465
      @nimosaleban8465 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa sidii digagad uunbay odhanayan waxbay udhashay iyo uhaysaa

  • @naciimaladan637
    @naciimaladan637 4 ปีที่แล้ว

    Ayada unbaa waxaas dhadh dhahaysa lakiin laabadoodaba way isku afceli nayaan mana fiicna af celintu lakiin xaq hadii loo hadlo ninkani nin daacada oo caruur tiisa dhax fadhiya ayuu u. Egyahay gabdha na way qaldan tay markay duubtay suu uyaalo nin daacada ayuu ila egyahay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @iglaniglan7763
    @iglaniglan7763 4 ปีที่แล้ว

    Warki hore war so dhaf afkiba joqda geby🙆🙆🙊🙊🙊🙊😢

  • @fardowsoabdirahman5256
    @fardowsoabdirahman5256 4 ปีที่แล้ว

    allahu akbar waa yaab

  • @faadumocabdilaahi55
    @faadumocabdilaahi55 4 ปีที่แล้ว

    Habluhu waahorumarkeena

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 4 ปีที่แล้ว +3

    Waleeee.naaaagta ayaaa ila qaldan sababtoo ah qof inay qodqoday ayeey ka raadineysaa xuman subxanka

    • @ummusuldan3318
      @ummusuldan3318 4 ปีที่แล้ว

      qaali waxaa laga yaabaa inuu maalin walba caayo hadana inay duubto saxbay ahayd lkn waxay ahayd ehelka inay tusto may ahayn baraha bulshada inay keento lkn si looga celiyo ama lookala furo haduu dhibay way samaynkartaa waayo raga somalidu naagahooda beenbay ka sheegan kamana hadhaan oo ilmahay ku qabsadaan

    • @nastehochanell3391
      @nastehochanell3391 4 ปีที่แล้ว

      @@ummusuldan3318 wlhi naag aan aqanaaye dhibkaa kabatay sheydanka ayaga ka dhagar bdn wlhi ilaheey kaama adeejiyo

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 4 ปีที่แล้ว

    Noo gusalaan ramadaan mubaarag naga gaarsii

  • @abakarshiehk5608
    @abakarshiehk5608 4 ปีที่แล้ว

    Ado da,da 40 jir sii galaya walka fiican yahy ina ka Hadashid family is xumeyay so ceebta qari ma ahan TH-cam ina laso hor fadhiisatid

  • @idmanasad8384
    @idmanasad8384 4 ปีที่แล้ว +2

    Xishood waa dhamaaday soomali haadan beey kawada laaladan isqabtana malahan

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 ปีที่แล้ว

    Aniiga dumar ahay markastane dumarkaan lajiira lakiin dumaroow xishooda dhibatooyinka gurigiina maha ina media lawareegtan haduu ninkaada xunyahay dadkiisa ama dadkaada u sheeg haduu ficnaneena iska fur ee ceebaha ilmahada abahood halawadaagin aduunka oo dhan plz

  • @faadumomaxamedmire6817
    @faadumomaxamedmire6817 4 ปีที่แล้ว

    Walahi gabdho badan a ku nol dulqad 1234 ana arkay marki e no shekenayan wa yabna waxe le yihin waxa u samrena ilmahena hadi li furo inte la ada hadi li furo we iga rafadayan saliba waxa la jogan niman cinayo ayada iyo walidked walahi dumar badan a rafad ku jiro kana cararo furinka sida a ku maqlay diniyan nin hoyada cayo wuba la furma walahi dumarka qar we dhiban yihin Ilaah xaqoda a u so dhiciyo

  • @farhia2984
    @farhia2984 4 ปีที่แล้ว

    Malaga yabaa in ay ka cabsaneyso oo ay rabto in lala arko dhibta iyo hanjabaada uu ku hayo iyada iyo cariurtaba nimanka lama aamini karo waa kuwa hawenkooda gowracaye

  • @NH-iu9qh
    @NH-iu9qh 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaal qaali qof video duubaayo ma caaytamo ee kan uu ka duubaayo ayuu ugu tala galay inuu ceebeeyo,
    Xaas zeygeeda kaduubtay muuqaal
    Miyaa kula saxan war illaaheey halaga baqo,
    Waayo qoys farxad kaliyah ku nool aduunka majoogo marba xaalad ayay soo maraan lakin ixtiraam baa la iskula joogaa ama lagu kala tagaa.

  • @fadumosheikhali9100
    @fadumosheikhali9100 4 ปีที่แล้ว

    Waa ceeeb in ay saas ay yeesho maxaye guaan kas in ayku dhaqaaq do meheen 😭

  • @MustafaAli-gq6pu
    @MustafaAli-gq6pu 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk caawana aad kudul kufdo.waa runtii c.lahi

  • @nimcoqoranemohamoud3487
    @nimcoqoranemohamoud3487 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo

  • @sahrocali9364
    @sahrocali9364 4 ปีที่แล้ว

    Wa.askluuste wixi.u cuni jiray wayay

  • @hindaibrahim1409
    @hindaibrahim1409 4 ปีที่แล้ว

    Waan garanayaa family kan alle hasohadiiyo

  • @MullerOfficial
    @MullerOfficial 4 ปีที่แล้ว

    Wlahi waaa weeli waxan oo kale

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily8565 4 ปีที่แล้ว +4

    Plz subscribe isara somali nimo inat neceb in dumaraken lo gafo

    • @asmiitinaa
      @asmiitinaa 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe isaar wlo

  • @bukhaaribooker82
    @bukhaaribooker82 4 ปีที่แล้ว

    Quruxda qoska gabadhan aad ka hadlsyso wey soo hadashay waxay tiri waan cafiyey ha iga saaro video gayga. ka dhagayso you tube ka hana abukar ee sweden degan

  • @qamarahmed327
    @qamarahmed327 4 ปีที่แล้ว +1

    Adun jogow maxa aragta kulaban😢😭😭

  • @aminaabdullahi7582
    @aminaabdullahi7582 4 ปีที่แล้ว +1

    how about nimanka nahoda oo qawan dubayo oo baraha bulshada sodiga

  • @amaanilifestyle704
    @amaanilifestyle704 4 ปีที่แล้ว +3

    Maanta anaa uhoreyo saalaan sare dhaman

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 4 ปีที่แล้ว

    Wlala lakiin gabadhu waxay ila ekeeyd mid iyadu sharka waday waayo dheh ninku wuxu la hadlayey caruurtisa lakiin iyada hadalka ka keentay isna ceebeysay oo gurigeeda bananka soo dhigtay hadaan hada laga hor tagin gabdho badan baa video gurigeeda kasoo dubeysa

  • @shugrifarah7197
    @shugrifarah7197 4 ปีที่แล้ว

    Hhh xabiibi iyo xayaadi wayba dhamaatay walahi waa dhib

  • @nalkadahir3604
    @nalkadahir3604 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdullahi howshaas howl kuu taal mahan waa family problems waa kuu ceeb inaa family islameed dhibtooda xaliso they have a family iyo xigto and qarabo iyaga xalisandoona aad baadna ugu fududatay iyada waxee sameesan miyaa taqan

  • @abdig7562
    @abdig7562 4 ปีที่แล้ว +2

    Quruxda qoyska waxyaalo naxdin leh ayaad nagu wareriseen ee naga daaya.alla naxdin weynaa.

  • @yaskabeautysaloonchannel4730
    @yaskabeautysaloonchannel4730 4 ปีที่แล้ว

    mashaAllah wa ruuntaa

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 4 ปีที่แล้ว +3

    Cadaanku eray xun madhahaan xaasaskoodaa aadbay u afmacaanyihiin hawshana wayqabtaan

    • @sharafahmedchannel7557
      @sharafahmedchannel7557 4 ปีที่แล้ว +2

      Xagee ku araktay cadaanka ma guryahoodad tagtay.??? See ku ogaatay ??

    • @ilhaancali1520
      @ilhaancali1520 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo wilashena cadaan haka mel dhigin wax kasto dhaco wilashena wax dhama lawaa

  • @fathiaibrahim6651
    @fathiaibrahim6651 4 ปีที่แล้ว

    Nin caytamaya cidina qarinmayso WA fariid bagay ka tuubtay nin caytama hadad aragto jamacadii abihii bu ka so baxay ninka hano difaacin