Gabadh qawani iyada sababsatay wixi loo geystay bal wakase gabah xijaabine ha la fiiriyo ama si xun halo eego xaaran waa bal laga xishooda.qaawanatu kufsiga sabab bay u tahay
@@kowsarabdullaahi8823 ma runta ku edeb daranahay haddan runtadada la aaminsanayne ma la edeb daran yahay ma runtada uun ba jirta.feminist runta diidaysa tahay balse wejiga ka saaraya.kow islamnimadaydu waa sax afkagana ku khaldami mayso.ta labaad dulmi maxay ah maxa ka hadlaysa ma sheeko anaad garanayne bad ka hadlaysa gabadhane ay sheekayso waxba laguma samayne waa lagu qayliye uun xata lama xaqane ma fahamtay.ta saddexad qawaanane iyo kufsi xidhidhe weyn ba ka dhexeya gabadh asturan ma la kufsada.feminist runta diidaysa tahe qoliyine kale ka dhex hadlayse dumarka suubane quumane somaliyeed doorine maysan
Félicitation 🎉🎉 courage❤❤❤
Waa runteed Bullo Fariid❤❤❤❤
U shaanbadee duumarku waa duumar eee 🤣🤣🤣🤣🤣
Fariideey ❤
@@kowsarabdullaahi8823 buullo qareen ma qaraabo ayaa tihiin waa sidee😃😃😃🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Waa runta waxaan kuu dooranaynaa wasiirka dhalinyarada ee jabuuti
Une femme très intellectuelle
Mashaa allaah gabadh buuxda weeye
Gabadhaan waa naaquusad waayo waxay diidan tahay inay raguu boqol yihiin oo naaguhuna koonton yihiin 😅😅😅😅
Asc, vous avez raison
Macha allah wll qaali ah
Diinta baro umalkhayr tasa muhiima
Subxanaallah
Qoraa aan aqoonin diyada raga iyo dumarka sidee baa qoo lagu dhihi karaa ileen qoraa waa mid wax baare
Horta qofka naf gooya waa inaa la raaciyoo waayo maslaxaada kuu jirta🤔🤔🤔🤔
Buullo qareen gabadh aqlii badan ayaa moodayey laakine waxaay la mid tahay duumarka cuuqdadeysan 😃😃😃🤣🤣🤣🤣
Horta adiga o nin ah intad gabadh aflagadeyneysid wax hubso o fahan ,waxay kutidhi xeer maxkamada jabuti nin 100 iyo gabadh 50 majirto taasod ogtahay in maxakamada jabuti sharciga dhita ayney ku dhaqmin
@fathiaamoud9283 alaaa ma sidaa ba ayey ujeeda mise adiga u fahmay noocaas 🤔🤔🤔
@@MoustaphaAdenelmi wareysiga dib u dhageyso adigo difac kujirin
@fathiaamoud9283 difaac nuuceeya 🤔🤔🤔maya maya naagtan bullo qareen ma sii dhageysan karo waayo waa gabadh cuqdad u haysa ragaa🤨🤨🤨🤨
@@MoustaphaAdenelmi adiga bullo qaren cucdad u Haya gabadh wax ceeb iyo cay ah o ay raga ugeysatey ma arko
Asalamu calaykum walal axmadaw magta dumarka iyo raga inay kala hoseyaan quran iyo xaadis mid kuma so arorin lkn wa masalo ijmaciiya
Warya quraanku waa cadeeyay inuu ninku kaa sareeyo haweenida maarkaas magtooduuna way kala sareeyaan🤨🤨🤨🤨🤨
@@MoustaphaAdenelmi halkee lagu sheegay qur,aanka .
@@kowsarabdullaahi8823 haddaad Quran aad soo dhigan maxaa kuu sheegii kara gabadheey waan kaa xuumahay ragaa cadow ayaa kuu tihiin🤨🤨🤨🤨
من نفس عن مومن كربة من كرب الدنيا
نفس الله عنه كربة من كرب الدنيا
Caqli ha ku doodine warsada culimada mas'alooyinka diinta khuseeya fadlan!!
Oumalkaire je pensais que tu savais que l'homme est 100 et que la femme est 50 chamaux .
Elle sait mais elle fait semblant😅😅😅😅
A Djibouti il ya pas 50 ou 100 mais la femme et l'homme c'est pareil c'est 25000000
@momomeddaher1023 mais d'après la loi islamique :
Lhomme ce 100 et femme ce 50
@momomeddaher1023 qui ta chanter ca toi femellette🤔🤔🤔🤔depuis quand un homme et une femme sont egaux?tu parle n importe quoi😡😡😡
@erdogan2030 oui c est ca et buullo qareen elle m chante l contraire😃😃😃😃
Gabadh qawani iyada sababsatay wixi loo geystay bal wakase gabah xijaabine ha la fiiriyo ama si xun halo eego xaaran waa bal laga xishooda.qaawanatu kufsiga sabab bay u tahay
Waad edeb daran tahay ,dulmi iyo qaawani lay kuma barbardhigi karo .
Ee islaamnimadaada dib u eeg ,
@@kowsarabdullaahi8823 ma runta ku edeb daranahay haddan runtadada la aaminsanayne ma la edeb daran yahay ma runtada uun ba jirta.feminist runta diidaysa tahay balse wejiga ka saaraya.kow islamnimadaydu waa sax afkagana ku khaldami mayso.ta labaad dulmi maxay ah maxa ka hadlaysa ma sheeko anaad garanayne bad ka hadlaysa gabadhane ay sheekayso waxba laguma samayne waa lagu qayliye uun xata lama xaqane ma fahamtay.ta saddexad qawaanane iyo kufsi xidhidhe weyn ba ka dhexeya gabadh asturan ma la kufsada.feminist runta diidaysa tahe qoliyine kale ka dhex hadlayse dumarka suubane quumane somaliyeed doorine maysan
Xeerka cisaha ayaa dadka waalay
Waar waxaan quuraanka ayaa sheegay😅😅😅😅
Kulahaa waa sheeko binu Adam wr islaanta naga daaa