paaris waa magalo qurux badan dalxiiska ku wanagsan ganacsigeedan uu sii kobcayo.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Magaaladda Paris ee Caasimada Wadanka Faransiiska oo ka mid ah Magaalooyinka ugu qurux badan Caalamka Sanad walba ay usoo Dalxiis tagaan Baalyiin qof ayaa sidoo kale ah Malooyinka ay buux dhaafiyeen Qarootiga,
Paris sxp inaad tidhaahdo way qurux badan tahay waa qalad waa meesha aduunku uqu qadhmuun walahi bilahi uguna dulisan meelkasta xaar ayaa yaala uf uf
anigaaba joga wadanka sxb waxaasna kuma arag warbixinta benta dad ka kadaa
@@alimohamed9960 ina imada raba
@@caynijamaac5259 oo wlhi yaah mise wa iska dhaheysa🥺❤️
Woow Waa warbixin mihiim ah runtii masha Allah horay usoco ugaas
Wow mash allha wll Qali 🙏🙏🙏🤘🤘🤘🤘👌👌👌✅✅
Paris guri la aan kama jirta ee guryaheeda ayaa qaali ah
Waana magaala ganacsi
Legend horey usoco keep up
Sxp waxaan u baahneen imaad kasoo hadasho waxyaabaha basic ga ah qofka markuu ku cusub yahy germany
Masha allah horman wacan
Tahriib ayay ku galeen maxay ka dheefeen tahriibka waa waxa Aan ugu necbahay noloshayda
Traurig 😔