Dadoow ma ana walan mise waxba qaldan meesha soo kale kumataalo wa maxay sharciqadashada uu sheegaya yaab walahi lugooyo sharci hadii laqdanayo makasoo gudbilhayeen
Waxa dhahay 3 sano Aya lagu waara sharciga weyn balse wa qofka inu shaqeeyo 3 sano ok lkn qof hadi uu isdhiibo manta beri shaqo Ayuu aadaan miya? Warkaga leskuma haleen Karo information kaga sxb
Walahi France waa danka kaliya ee dagdag dadka sharciga ku bixisa taas ku darso France waa danka kaliya ee yurub hadii lagu diido sharciga bixisa waliba maxkamadaha ayaa dhiiba
Fadlan share like 5k na garsiiya idinko mahad sabln
Xaqiiqda dhabtaa miyaa mise just vedio enhance waaye
Ruun miyaa haaye waan imaan doona france 🎉
The legend Ahmed osman boss number kaada ayan ubahany
Yaafican in laagu qado sharciga iyo in aad isdhibto
ala France jecliyaa no buuq noo istarees no cunsuri masha ilaahow nagu xafid yaa rabii
Run miyaa
@@hassanomarmaxamed9467Haa waa ruun
Inan imadan rawa siden ku imankara❤
Zhp wllky Mar dhaw iska dhiby guri lasiyay lacg ku filan lasiiyay lkn wali warqd ama sharci lama siin
Mahadsanid Ahmadow point muhiim ah taabatay🎉
Lpx dawada shadada kama daalo wayo xaqiqda so tabisa pro guleysoh❤
Waxan u sheegayo wax yar le ka runa
Halka ugu dumbeyso lacagta rad RAC maleh waxba ka majiro. Wa laguna ogyahay un😢😮
Shp waajip miya Libya in la maro qofki Europe rapo mida kle wllo in baho raba dhalin yari Igu hir mahadsanid
lipiya waa halis
Layn qofki hayo hayla soo xiidhidho
Woow😊
Dadoow ma ana walan mise waxba qaldan meesha soo kale kumataalo wa maxay sharciqadashada uu sheegaya yaab walahi lugooyo sharci hadii laqdanayo makasoo gudbilhayeen
War sxp wlhi yaga ugu sharci dhaw marka Italy laga reebo ani hal sano sharcigi casaa Ku qatay kawaran
kan katiinada gaal miyaa
Isoqawo sualakuwaeydini rawaa
Beshi meeqo lagu shaqeya lacagta noo weydii
France hadeba saas u fiican tahay meexe ugu cararayaan somalida
France marka ay ka tageen ayay ka shalayen ilaa hada somalida wali ma fahan
Franc3 maa Joogtaa adu@@Samiya110-h2c
Qofkani Waa Reer Miyi Caadiyaba Wadanka Sidii Wadan Hooyadii Leedahaybuu u Xayeysiinayaa Anagaa Joogna Waxaa Uu shubayana Waxba Kamaanu arag Dad somaliyeed Hakuso waalin Nio Meeshani samir iyo adayg baa lagaga baxayaa Siduu idiinku soo sahlayo maaha Somaliyeey
Waa ruuntiis saxb anigaba waan jogaa Denmark ayaan ka imaday qofkii wax ka qabsan karo waa uu qabsan karaa lakiin qofkii nolasha ka dhacay waa yelkiisa leg
@@Samiya110-h2cwalal adigo raliya sharciga ma heshay meqe sana ayana ku heshay inan imada raba inshallah🥰
@@Dhameystiran2020abyo wa nolol adeg lkn sharciga wa ku fudud yahay
Haye abayo wad mahadsantahy 🥰@@naseemseed6459
Lkn sida an ku ragikaraa layska rabaa wadankan ahmedow
Waxa dhahay 3 sano Aya lagu waara sharciga weyn balse wa qofka inu shaqeeyo 3 sano ok lkn qof hadi uu isdhiibo manta beri shaqo Ayuu aadaan miya? Warkaga leskuma haleen Karo information kaga sxb
Beenalee sharciga waaa 5 sano
Wadan gaalo la amaanaya
dadka hasoo waalin balaayayahay dharka mad madow beenloow mafaransaad kasheekeeneeysaa mise kanada
Maashalh
Cayrta Mala qaata😂
Haa 800€ euro 💶😂😂
@@TH0M4S123200£ lee kusinayan
Lpx dawada shadada kama daalo wayo xaqiqda so tabisa pro guleysoh❤ 2:13
France Dublin ka adag dadka waa laceliya saxiix buu samayn
Marka cidanka kuqaban farahi baa lagu celin
France sidaas hade tahay lagama tageen😂 sharci bixinteda we adag tahy waxa arkee dad 10 sano sharci sugaayo
Walahi France waa danka kaliya ee dagdag dadka sharciga ku bixisa taas ku darso France waa danka kaliya ee yurub hadii lagu diido sharciga bixisa waliba maxkamadaha ayaa dhiiba
@@Samiya110-h2c💯👍
Belgium kwrn@@Samiya110-h2c
@@Samiya110-h2crunta weeye ani sharcigi casaa 1 sano gudihi kuqatay Italy kaliya Ka sharci dhow Italy waxba mataro sharcigedu France c'est incroyable wlhi
@@TH0M4S123 haa sax aniga xitaa sharciga lixbilid kaliya ku helay ilaahay mahadii wadanka France waan ku haystaa waa fire stress 😬
France sidaas hade tahay lagama tageen😂 sharci bixinteda we adag tahy waxa arkee dad 10 sano sharci sugaayo
Wuukushegay he lpx 3years ina shaqaysatid canshuur iskadhiibtid dowlada aad lacag ka qaadan
@@iM.YOTiNHOwarqad ku shaqynayn mala siina qofka