Qaybtii 2aad arooskii baadiyaha sanaag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 372

  • @queenikky1436
    @queenikky1436 3 ปีที่แล้ว +21

    Gobalka suldaana warsangali rer sanaaag dhaqan kaaba sifiican halo soodhawayyo ❤️

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 3 ปีที่แล้ว +44

    Allaah kujecliyaa dhaqan kaaba allahaa kuxafido Somali ayad noga dhigtey caruurteni wadankii Ayey nojecladeen♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  3 ปีที่แล้ว +2

      🥰🥰❤️❤️

    • @cabdiqanixuseen8361
      @cabdiqanixuseen8361 3 ปีที่แล้ว +1

      Asxaabey isoo booqda 🙏🙏

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว +2

      @@dhaqankaaba7350 dadka wacyigelin bey u baahan yihiin xaga dhaqanka taaj waa foolxumo aan dhaqankeena ahayn iyo suudkaba

    • @faridaxaji6821
      @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah ❤❤❤❤

    • @umuahmed2943
      @umuahmed2943 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dhaqankaaba7350 meshan galgadud miyaa

  • @wadaniforever5894
    @wadaniforever5894 3 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allaah bah ayeeyaday gob inay yihiin waa mid lahubaye quruxda allaahbaa ugu deeqayoo waa lahubaaye dhaqanka hidaha iyo asluubtii somaliyeeed in ay hurmuud u yihiin waa lahubaaye baha ayeeyaday waxaa lagu yaqaan gaarida haweene layskama guursadee dhabtii hablahooda waa lahida raacayee 🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓👑👑👑👑👑👑👑👑👑 maansha allaah walaahay waa aroos laysku arkay
    Dhaqan kaaba walaashay aad baad u mahadsan tahay

  • @iftinmaxamad1610
    @iftinmaxamad1610 3 ปีที่แล้ว +15

    Waa geesigii gobolada sanaag guusha u sidee gulesta dhaha masha Allah

  • @naleye1
    @naleye1 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa wil fiyore firi waa gabar fiyore firiye cadi mahan masha allah waxa iso xasusisay mankan jogay Boon dheere libaax 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 ปีที่แล้ว +25

    War baadiye majiro aragtidayda dadkii waa dhaqan babe een kan taashka iyo suudka loo xiray dhaqan burbur buu baadiye u horseeday

  • @naleye1
    @naleye1 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha calanka huwan waa Somali dhab ah masha allah❤️🇸🇴. HAMBALYO Somali Meel Walba aad jogtan. 26 June sanad guro wacan midnimadi Somali 1 luulyo.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️. Waxan kale aan hambalyo u dirayaa walalaheen reer Djibouti 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯27 June
    ❤️ sanad guro wanag San 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sawdadaahir6427
    @sawdadaahir6427 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allh waxn leeyahay guurkiina guur khayr gurigiina guri nagu alle hakayeelo ubad khayr qabo illahay Haydin kalasiiyo oo bariyaala alle Haydin kalasiiyo dhaqan kaaba Wlshy aad baad umahadsantahay waan kahelay aroosyadad noosogaliso tanki you somch sister qali waan kutaageeraa walshy horay usocaan kuleeyahay guulayso kow iyo kunjer alle haku xafido😇🥰💯⚘

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 3 ปีที่แล้ว +3

    Waleey calooshaba I hurtee gabadha si adag baa Lola dar daarmey miskiiin allha u dhib yareeyo guurkeeda guur kheyr leh allha uga dhigo

  • @jamaalhasan8682
    @jamaalhasan8682 3 ปีที่แล้ว +10

    ماشاءالله تبارك الرحمن دوس لايك
    صلوا علي الحبيب المصطفي صلوات ربي وسلامه عليه.....

  • @salatosman2209
    @salatosman2209 3 ปีที่แล้ว +26

    Wooow Amazing wedding mansha allah

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 3 ปีที่แล้ว +10

    Dhanqan kaaba aad ayad mahadsantahay an ku weydiyee goormaa arooskada no soo duubi

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 3 ปีที่แล้ว +6

    Somali dhaqanki weyka tagtey xitaa badiyihi mataaj ayaa laxiran iyo suud aawey dharki hida iyo dhaqanki oo quruxda badnaay dal iyo dibadba dadki somaliyeed dhaqankeeni waan ka tagney xitaa waxaan arkey in dhiilashii caanaha lagu shubijirey laga sameyey macdan birta ama caagadaha .

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah kudayo gobolada sanaag. guuleeyta .waaloomaseeyray bawaaqaaba Mid aandhamaan aduun iyo aaqiro✌️✌️💟💟💙💙💙💙💙.....

  • @samirahasson
    @samirahasson 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha’Allah thank u sis to show us our culture! We always be a nomad no matter how far you’re ar from the motherland nomadic life is in our blood❤️❤️

  • @fariixasalaad2331
    @fariixasalaad2331 3 ปีที่แล้ว +8

    Manshallah Hambalyo Hambalyo isku waara u bad khayr qaba kala hela aamiin Aamiiin👏👏🥰🥰🌹🌹🌹💯♥️♥️💚💚👍🙏🙏

  • @nastehoshople4438
    @nastehoshople4438 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah wllhi wax bdn ayn kugu xerna waligeyna commant soma qorin waa aroskii u fcna aan dawado abyo hore u soco guleeso waligaa 1m inaa garto rajeena alle haku sharfo xbbti sidaad veido qurux bdn noogu Soo gudbiso guleeso xbbti❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 3 ปีที่แล้ว +9

    Baadiye majiro sanadkan waa magaalo aan apdate ahayn lee😄

  • @sacdiyocali9672
    @sacdiyocali9672 3 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah waxba iga ma bahn magalada wa dad aad ufaraxsan m.a wa gabdho iyo wiilal wada faraxsan oo aqlaq leh sida ey Kuala fariisteen ayaba i cajab gelisaya abayo aaad ayan kugu mahad celiya dhaqankaaba lagama daalayo fiirsiga muuqasladada hore uso

  • @ummmaryam8920
    @ummmaryam8920 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wa aros qiima badan xabibti codsi ban wataa iga garsii caruusada wa hadee surta gal tahay guriga aad ha u xajiso illahey hala jiree

  • @Mohamednegeye
    @Mohamednegeye 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah. halkaani waa degaankayga baragaha qol. wax badan ayaan ka soo qayb galay gaafka habeenkii la dhigo. wali wax badan ayaan tabaya.

  • @hamsemohammad5816
    @hamsemohammad5816 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waad mahadsantay wll dhaqankaaba sida quruxda bdb ee hufan aad noogu soo gudbisiy sharaf ku noolow wll dhaqankaaba ❤️🙏

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa geesigii gobolada sanaag guusha usidee hh intasaba ka hele

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah waa arosa quurux baadan Allah haaxafido aamiin yaa rabi 💯 🤲 💖 ❤ 💓

  • @G-dirir_bulgaz
    @G-dirir_bulgaz 3 ปีที่แล้ว +1

    war nimanka reer maakhir ka yaabey waa niman tegey sxbday baa ah guulaysta reer maakhirkos raggi anagoo qaawan dharka noo xidhey baaka dhashay hadaan somali nahay

  • @abdulqadirhusenali8146
    @abdulqadirhusenali8146 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwwwww m.a m.a sida markan loogu faraxsanyhy kuwa abidkod loogu farxsanada allaha kadhigo murog rabbi idin matusiyo xaqiiq aroos ayaa kadhcy

  • @xamdicabdikariin1604
    @xamdicabdikariin1604 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah dhaqankaaba waa kujeclnahay lkn abyo dadka miyiga taashka iyo suudka halaga wacyigaliyo waayo dhaqankena maaha ee hidaha iyo dhaqanka yaan labadalin

  • @asmoxusen6553
    @asmoxusen6553 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha llah wallashey dhaqan kaba wanku salamey adi iyo inti aroosaba aallah kadhigo gurki lagu nasto lagu nagado😍😍😍😍😍😍❤❤❤😘😘

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 3 ปีที่แล้ว +7

    woow Maash Allah mahadsanid mcnto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @yourmajestytheinternetuser
    @yourmajestytheinternetuser 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah, baadiyo brides are getting their nails done. I really enjoyed those baadiyo wedding videos.

  • @maydoll5355
    @maydoll5355 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks macanto waxan badan baad ibartaye kusaabsan dhinaca dhaqankena sheeko ayan kumaqlijiraye hada live hadanahaye qurbajoogta I hope you win best you tuber of the year 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 3 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah♥️💫⭐️Allah ha isku xafidiyo Allah ha isku barakeeyo Amiin 💎abaayo adigna goorme Arooskaga noo so duube?😁🥳🎁🌸💫⭐️

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 3 ปีที่แล้ว +6

    Wow !!
    Masha Allah what a amazing wedding
    Congratulations 🎆👏
    Dhulkii barwaqada

  • @dahabomohamed1228
    @dahabomohamed1228 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wlhi waa aroos qrxbadan alahow kuwidhismo dhaaqmo kayeel amiin aad baad umahadsnthy walasheyna quruxbadan waxathy qof aad u wngsn alaah yaaxfiidkum fidunya wa aqiira🤲🤲🤲🥰🥰🥰❤❤🔥❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardosodiriye7605
    @fardosodiriye7605 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllah wa arooskii badiye ugu shidnaaa intaan arkaayay

  • @aaminocali4342
    @aaminocali4342 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah hambalyo qoyska dhismay illhy ubad saalixiina hasiiyo waa ku mahadsnthy soo duubida xbbti mcnto ❤❤❤

  • @asmoxusen6553
    @asmoxusen6553 3 ปีที่แล้ว +14

    Inti badiyo jecel lkit sara asxabey

  • @hanushnaturallife5495
    @hanushnaturallife5495 3 ปีที่แล้ว +12

    Wa lama arag lama maqal masha allah ❤❤💋

  • @ayaanusmaangurxan50
    @ayaanusmaangurxan50 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalaaaaah wa aroos shidana illllahay hadin barekeyo ayan idin lehya kal hel ubad qeyar qabo aminnamin abaaayo mcnt adigana gyuleyso marwalbo horya usoco

  • @zaksypher571
    @zaksypher571 3 ปีที่แล้ว

    Waa arooskii baadiyaha qarniga maasha allah dhaqan Kaaba magadsanid sidaad wadanka nooksla baraysid vivo sanaag

  • @sahalbashir4565
    @sahalbashir4565 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allax Reerkii dhaqmaa Rapii hakaa dhiiga

  • @halimohassan7717
    @halimohassan7717 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah guul iyo gobanimo waa guri boqortoyo iyo sandalo guuna gobolka sanaag dhaqankana besti waayo wahalkii soomaalidoo dhamika timi awoowa yaasheen oo dhan baaku aasan dir iyo iyo hawiye waa gobolkaan ugu jeclahay 18gobol 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah ilhayow barake reer ka iyo inti xalal isku aroosa somali badiya nebigeena Maxamed hanugu farxo tiradeena

  • @nacimohuseein6674
    @nacimohuseein6674 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah amzzing weeding rere tolkey dad igu dheer long life

  • @hasan-tx8cl
    @hasan-tx8cl 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wof m.a

  • @liibaanismaail6618
    @liibaanismaail6618 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaallaah ilaahay habarakeeyo arooska dhaqankaaba horay usoco walaal🥳🥳🥳🥳🥳👏👏👏👏👏🤴🤴🤴

  • @sacdiyojaamac2025
    @sacdiyojaamac2025 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah hanbalyo hanbalyo hanbalyo allaha barakeyo arooskaga adna allaha kuxifdiyo xbibti

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️ alleh haysku barakeyo badiyihiiban xasustay manta iyo gaafkii

  • @cabdifataaxshabeel1727
    @cabdifataaxshabeel1727 3 ปีที่แล้ว +2

    warsangali dhaqankii waadka tagteen eh iga taga maadba magaalada iskaga aroosataan

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah hanbalyo 🙏 dhaqnkii wabadalen wasilicaya halasonoleyo horay usoco 👍 ❤️

  • @muktarabdullahi9436
    @muktarabdullahi9436 3 ปีที่แล้ว

    Mansha'allah waxaad tahay gabar somaliyeed oy kudheheen tahay somalinimada alle haku garabgale mida kale kadhadhici dadka dheh daya raasasta

  • @farxiyomaxamed5981
    @farxiyomaxamed5981 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilal iyo gabdho anfaca allaha siiyo oo baariyal ah

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 3 ปีที่แล้ว +2

    Arooska allaah ha barakeeyo aamiin yaa rabi

  • @amalahmedabdullahi3449
    @amalahmedabdullahi3449 3 ปีที่แล้ว

    M.a wllkey qli axmed mohamed Abdulahi iyo dumashidey isku waara ubad khary qaba kala helaya Alle reerki isku nagada ha idin ka dhigo ina adeeer❤❣🖤

  • @shukriabdiaziizmoha4068
    @shukriabdiaziizmoha4068 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah si qurux badan ayu udhacayaa wn ka hely adigna wd mahdsanthy sida wanaagsan aad nogu so gudbineeso allaah ku xafido ❤❤👌

  • @ahmedmohamud8099
    @ahmedmohamud8099 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow!Amazing long time wlhay to see this beautiful dhulkii hooyo

  • @bestigabsb3592
    @bestigabsb3592 ปีที่แล้ว

    Wiilashydiii baa halkaas iiga muuqda madasha gaafka ahna shiday alle ha idin sharfo murtida ilbaxnimada awoowgiin inaad kakeenteen baad kamakhraati kacdeen guuleysta oo nolaaada cimri dheeer

  • @qadiijobootaanmaxamed8487
    @qadiijobootaanmaxamed8487 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh hambalyo 🥳❤بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير 😍

  • @safiyoabdi9764
    @safiyoabdi9764 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah My Home wa Dad ilahay Ilbax ka dhigay dhinac walaba Cuntadana cidi kuma gadhooba Mashallah ilahay Ha idin Barakeeyo Dadki layga beeray Dhaqan kaba Badhan badiyadrehada miyi ceelbuh tag walal

  • @kccpro5193
    @kccpro5193 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah wll wadku mahadsamtahay dadaalka aad wado waa mid mudan in lagugu gacan qabto huuno

  • @sayanbnuur3242
    @sayanbnuur3242 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah reerkharqaba ubadkhayr qaba diin iyo akhlaaq leh

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah isku raaga bashbash iyo barwaaqo wiil iyo caano gabar iyo caano Alle idinku risaaq Aamiin yaarabi🌹 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha guuleyso walal sida fiican aad noogu soogidbisit dhaqankeena qurxda badan ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👋🏼👋🏼👋🏼👍🏾👍🏾👍🏾🎉🎉🎉🎉

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 3 ปีที่แล้ว +13

    Ma intaan cishaha tukanayey ayaa layga soo hor maray, LOL!!!! ANYWAYS Alfa Mabruuk.

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Allah ha ISU barakeyo.oo aaway.xeeradii hido iyo dhaqanka reer sanaag .baadiye majiro waaba kan taashka iyo suudka laxitay .war taash iyo suud waa dhaqan gaalo.ee dharkeena hido iyo dhaqanka inoo ahaa ha looxiro aroosyada .yaan la Ina dhaqan rogin .dhaqankeena Hala nooleeyo .

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha Allah hasku barakeyo aroused iyo arooska hambalyo Allah haku xafido Aamiin Yaa rabi Aabyo macan hor usoco ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sister dadka mugdiga fadhiya ma cab sanayaa waraabe waa joogaa sow ma ah illah gurigeeda guri lagu baraaro alah aga dhigo mida kale arooskii hore ninka wuu cadaa nin weyn buu u ekaa ma different people miyaa mise waa same 🥰👰‍♀️🤵❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏🏾🇸🇴

  • @ayanmahmoud2041
    @ayanmahmoud2041 3 ปีที่แล้ว +3

    mash'Allah mash'Allah mash'Allah mash'Allah walashay mahsind

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah illaahey ha isu barakeeyo

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkeyga waa inaan miyiga oga raadsha gabadh🙂🖐🏽🇸🇴🌹

  • @sagaltv2241
    @sagaltv2241 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah dhaqankaaaba ilaah haku xifdiyo muuqalkan daawo wuu ku cajabinayaa, walashay waxaad ku garab istaagtaa inaad comenetaabkaaga soo dhigto si dadku uga faidaystaan

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahey haysku barakeeyo caruuska iyo caruusada owlaad kheer qabtana Allah kale siiyo

  • @fatimaabdrizakshire2725
    @fatimaabdrizakshire2725 3 ปีที่แล้ว +4

    Apayoh aroos kleh noo doon😭😭🥰🥰😅😅😅😅

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah aroos badiyaha wax ka cunto macaan malaha wan iska jecalahay cuntoda badiyaha

  • @muhsenali123
    @muhsenali123 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah runtii waxaan kahelay hesaha aadka umacaan dhaqankaaba waligaa jir oo joog inshallah

  • @xiiranesangaabcumar9262
    @xiiranesangaabcumar9262 3 ปีที่แล้ว +3

    Wawawa waaw mash Allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

  • @cumarcali2695
    @cumarcali2695 3 ปีที่แล้ว +2

    Dharka hidiyo dhaqanka aya ka mqn uun Masha Allah

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah ilhy ha iskuwaaro lamaanh cusub 🥰🥰🥰❤💋💯😅

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a abaayo allow kudaa dhaqankeena hadba maalin nooso duubtas MashaAllah

  • @drssacdiyacraxmaanmohamed3160
    @drssacdiyacraxmaanmohamed3160 3 ปีที่แล้ว +1

    مبروووووك الف مبروووووك 🎉🎉🥀🎁
    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 🖤🎉🎉🎉🎉🎉👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ععليابوبكر
    @ععليابوبكر 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc maasha alaah Abaayo mid ba mid baa ka sii mac 👌

  • @ramlakhadar9194
    @ramlakhadar9194 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa aroos quruxbadn MashaAllh

  • @nasriinahmed2003
    @nasriinahmed2003 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah ilahay ha isku barkeyo

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah abaayo illaahey hanoo kaa xafido.

  • @hamzeabdirahman4244
    @hamzeabdirahman4244 3 ปีที่แล้ว

    masha allh aroos qurxoon iyo sanaag somaliland allh ha idin xafido

  • @hindayusuf9520
    @hindayusuf9520 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah arooska dhaqanka baadiya isku waara ubad khayrle kala hela

  • @ibonur9447
    @ibonur9447 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah ducadiI
    Nebiga ayaan ugu ducaynaynaa.

  • @basramaxamadnuur8251
    @basramaxamadnuur8251 3 ปีที่แล้ว

    masha allah wamba uxisay dadkayka & dalkaygaba allow igu nabad celi amiin

  • @abshirhassan3848
    @abshirhassan3848 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashlahu Alaah isku barakeeyo mabruuk!!

  • @fartuunhajimoha4101
    @fartuunhajimoha4101 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah rerka cusub allaha isku barakeeyo🤲❤️❤️💯

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 3 ปีที่แล้ว +1

    Baarakallaah lakum wabaaraka caleykum wajamaca beynakum fil kheyr.

  • @nasteehanasteeha7249
    @nasteehanasteeha7249 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha,allah hore usoco wll

  • @fatumajohro9819
    @fatumajohro9819 3 ปีที่แล้ว

    M.a arooskii aptgy ini bar bar brakooba i.a.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhaan9020
    @farhaan9020 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah
    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha 👍❤️👏👏👏👏🤲🤲

  • @bawagedi9698
    @bawagedi9698 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Amiin ♥️

  • @halimohassan7717
    @halimohassan7717 3 ปีที่แล้ว +4

    Iyo awoowe daarood ismaciil

  • @hibaaqmohamud1269
    @hibaaqmohamud1269 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allh wa aroos si fcn lo agasimey

  • @saidhersi1516
    @saidhersi1516 3 ปีที่แล้ว

    Alle haysku barakayo labada caruus Adna Alle khayr haku siiyo wlaashay hore usoco

  • @1fil-san
    @1fil-san 3 ปีที่แล้ว +1

    Saanaag maakhir🇸🇴🙏