Aroos baadiyaha g/sanaag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 591

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350  3 ปีที่แล้ว +213

    Arooska safar dheer baan ugalaye liketa ubadiya
    Arooskana isagoo dhisanbaa laygu casumay🥰

    • @dayaxbari1528
      @dayaxbari1528 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc

    • @caqilkasomaliyed1037
      @caqilkasomaliyed1037 3 ปีที่แล้ว +3

      abaayo sanaag miyad timi

    • @ikranyasin1393
      @ikranyasin1393 3 ปีที่แล้ว +1

      💋💋💋💋💋💋💋😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @ikranyasin1393
      @ikranyasin1393 3 ปีที่แล้ว +3

      Manshalaah

    • @farahdahirsaed8132
      @farahdahirsaed8132 3 ปีที่แล้ว +4

      Mcnto waxan kaasugnaaba waa nugaal garowe puntland somalia 🇸🇴💖♥😍❤💓🇸🇴💖♥😍❤💓

  • @hakimziyech5360
    @hakimziyech5360 3 ปีที่แล้ว +31

    Waan jeclahaY AroosYada paadiYaha G.sanaagnaH si GooniYa aYaan u jeclahaY🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Puntland

    • @fihiimaabdullahiahmed3587
      @fihiimaabdullahiahmed3587 3 ปีที่แล้ว +1

      M a wllky shrfw wllhi aniba sido kle wn jeclhy arosyda bdiya gobolka sanagna si grn u jeclhy 💕💕💕💫💥🥰

    • @hakimziyech5360
      @hakimziyech5360 3 ปีที่แล้ว

      @@fihiimaabdullahiahmed3587 Haaah ziz Gobolka oo dhan aYaa dadkiizu dhaqan wnagzan leeYihin

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 3 ปีที่แล้ว

      🇸🇱war calankan Dalka Sierra ayaa leh ee udaa wasaq baa Tahee

    • @hakimziyech5360
      @hakimziyech5360 3 ปีที่แล้ว

      @@yusufmaxamedxersi6802 Nio magaca aad meesha iigu zoo qortaY Dal maa ladhahaaa

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 3 ปีที่แล้ว

      @@hakimziyech5360 walaashaa wasee
      Calankas Google Ku qor wad arkeesaa markas naclad yaheyy

  • @luckym1679
    @luckym1679 3 ปีที่แล้ว +30

    Inta aqalka jeclaatay is muujiya mashallaah ❤️

  • @faaduma-mubaarakcabdi9434
    @faaduma-mubaarakcabdi9434 3 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah aroos wuu dhaafay taasina waxay kutusaysaa ilbaxnimada sanaag wersangeli somaali laan dhaqn kaabaay aad baad umahadsantay wallaalo waxaad kulmisay soomaali ee ilaahay kitaabkiisa ha inagu kulmiyo

  • @Sagalahm2000
    @Sagalahm2000 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha alh barakallah Alle heyskubrakeyo rerka.
    my rer ayeygey Baragaha qol Putland Somalia 🇸🇴 💚🤍💙thnks byo 😻👍🙏

    • @apnavillagevr3231
      @apnavillagevr3231 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/YSgZYN4gxlU/w-d-xo.html👈

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 3 ปีที่แล้ว +19

    Ikacey dhiiga ikacey war sacabka xijiya war cagta xijiya wooow MashAllah

  • @Eye.252
    @Eye.252 3 ปีที่แล้ว +30

    God blessed us with dhaqan-kaaba… she truly revolutionized our culture… مَا شَاءَ ٱللّٰهْ

    • @apnavillagevr3231
      @apnavillagevr3231 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/YSgZYN4gxlU/w-d-xo.html👈

  • @mohamedfarah3620
    @mohamedfarah3620 3 ปีที่แล้ว +7

    From galgaduud doolo ciid sool iyo sanaag bari well done maashaallah

  • @wadaniforever5894
    @wadaniforever5894 3 ปีที่แล้ว +5

    Maan sha allaah dhaqankaaba walaashay waa qof friendly ah meeshay tagtaba waa gabadh aad moodo in ay taqaan dadka jooga iyo dhaqankooda waxaad tahay dadka ilaahay jecelyahay ee janada ku gala qalbigooda furan ee nadiifta ah aad baad ugu mahadsantahay video yada aad sida is daba jooga ah aad noola wadaagtay

  • @maxadtidhiyaa2696
    @maxadtidhiyaa2696 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqankaaba walalo waxad tahay qof cajiiba oo waliba geesiyada runtii ilahay haku siiyadiyo I salute you sister 😘

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 3 ปีที่แล้ว +42

    Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye

    • @ayaanabdulkadir4053
      @ayaanabdulkadir4053 3 ปีที่แล้ว +1

      Anaa firsanayo wll guul ku rajeyna🥰🥰

    • @SGS627
      @SGS627 3 ปีที่แล้ว +2

      Kusarey

    • @asmohaji1560
      @asmohaji1560 3 ปีที่แล้ว

      @@ayaanabdulkadir4053 ⁹

  • @ridwakediye8001
    @ridwakediye8001 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashlh wlshy waxaan ka rabnaa aroos baaadiyaha buuhoodle inshlh

  • @maxabuusciilan9196
    @maxabuusciilan9196 3 ปีที่แล้ว +20

    Welcome sanaag mazhalaah from warsangli

    • @hassankahie6139
      @hassankahie6139 3 ปีที่แล้ว +2

      Qabiil waa laga baxay sxp siyaasiyiinta hab casri loo adeegsaday

    • @ruweydamaxamedmaxamed8293
      @ruweydamaxamedmaxamed8293 3 ปีที่แล้ว

      qabiilkuna xu ahaa🤣🤣

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassankahie6139
      Qabiilka dambi ma ahan oo waa la isku gartaa // waxaa dambi ah qabyaaladda

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@ruweydamaxamedmaxamed8293
      Qabiilka waa la isku gartaa walaal

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 3 ปีที่แล้ว +1

    Sool iyo sanaag daraawiishtii is muujiya🥰🥰😍😍😍🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇴

    • @Gillford
      @Gillford 2 ปีที่แล้ว

      Waa aroos Warsangeli weeye

  • @NatashasarbiNatashasarbi
    @NatashasarbiNatashasarbi 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhihi lagaranaye quruxda badna jirkoda an badalin masha allh quruxi wa tan ee mha kuwa jirkooda cadeeyay ee qaawan

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 ปีที่แล้ว +8

    Sanaag waa meeshaan ku dhashey gaar ahaan caasimadda masha allah 💖

    • @jirfe
      @jirfe 3 ปีที่แล้ว +1

      Me too sister l❤️sanaag ceergaabo
      Baraagaha qol abtiyadaay baa degan

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 ปีที่แล้ว +9

    Mnsha allah dhamn alle ha barakeeyo hooyooyinkaa arooskana waxaan leenahay barakooba idam alle🤲

  • @aliimoha9439
    @aliimoha9439 3 ปีที่แล้ว +21

    Salaansare walashy from buran- sanaag -puntland somalia

  • @xiiranesangaabcumar9262
    @xiiranesangaabcumar9262 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhaqankaabo iyo dhamaan inta afsoomaaliga ku hadasha waxan u rajeynayaa guul iyo gobonimo waarta

  • @hooyomacaanofficial4118
    @hooyomacaanofficial4118 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah waan jeclahay aroosyada baadiya✌️💝💝♥️♥️😁

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว

    Maasha allah qaali All somalis nations we are brothers shanta soomaaliyeed waa same.

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 3 ปีที่แล้ว +1

    Marka aroosyada aadid gabadha heesaysa makrafoonka u dhoweey si heesteda waadix loo maqlo waayo xikmad ayey ku heesin ....Thanks wllo🙏😇

  • @samiaahmed5443
    @samiaahmed5443 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah reer sanag meelkista oo ay jogan waay shidan yihin

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 3 ปีที่แล้ว +9

    Walahay warsangili lamagaadhayo dhaqankooda guul maasha alaah

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว +1

      google Id
      warsangeli waa in carab ka timi iyo in hawiye ka timi dhaqnka waa dhaqan isaaq

    • @maxmedmalisgoospup2410
      @maxmedmalisgoospup2410 2 ปีที่แล้ว

      Dhaqan isaaq kulaha
      War jadherr iyo buranbur burco ila hawdka buhuudle iyo ila cerigaabolagu yimaada

    • @asiyafiican7206
      @asiyafiican7206 2 ปีที่แล้ว

      @@ijoxasan9132 waaa dhaqan warsangeli jaaandheeer dilaaac isaaaq waa jaaandheer waa kooobiyeeen hoobey waa inaga arooosdiiina fashilka waa tan laga qaaado

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      @@asiyafiican7206 maxaa koobiyeen ah anoo xaamud tuurwaa ah oo xamaro fulaaya warsangeli la xooxootankii waaba ka xishooday, maxaa isaaq iyo warsangeli simay?

    • @asiyafiican7206
      @asiyafiican7206 ปีที่แล้ว

      ​@@ijoxasan9132 cuuuc laangaaab guuul warsangeli harti

  • @wedyaanchannel181
    @wedyaanchannel181 3 ปีที่แล้ว +11

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

    • @apnavillagevr3231
      @apnavillagevr3231 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/YSgZYN4gxlU/w-d-xo.html👈

  • @murwaadqurux3887
    @murwaadqurux3887 3 ปีที่แล้ว +4

    Woow mnsha allh walllhi waa waxkle
    Adi dartaa ayaan ku aragnay mahadsanid walllo reer kana alllahaysubarakeeyo

  • @fariixasalaad2331
    @fariixasalaad2331 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah tabarakallah walshay arooskan shidan sanaag wa ilbax arooska baadiha mar haduuyah sidan manshallah hara usocoda 👏👏👏👏🥰🥰❤❤❤💚💚💚🌹🌹🌹🌹🌹🔥🔥🔥💯💯👍👍⭐⭐🙏🙏🙏🙏🙏

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 3 ปีที่แล้ว +2

    Dubeys Warsangli🇸🇴🤩

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..

  • @Shire859
    @Shire859 3 ปีที่แล้ว

    Wooow arooskii ugu shidnaa hilib,ciyaar,guriga,iyo calamadu kala daran dhaqan kaabaay wll wixii hore ba qubnay soomaali dadkii ugu xadaarsanaa baan u qirey cidaan aroos ka dhigtey wareer kuba ha daayo mar haday 3dii calan isu qaateen reerka arooska waxaan leeyahay barakooba reer ayeeygay reer hayland na halkaa ka wada xadaarada

  • @halimohassan7717
    @halimohassan7717 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow hambalyo hambalyo allah barkeyo arooska labada aroosba makala dhacaan waayo waaisku dhaqan labada reer baraagaha qol iyo sarmaano waxyar beeisu jiraan walaahay inaba caadima aha lkn calamada waxeey aheeyd in loodaayo cawaale 🇸🇴🤩🙏🇸🇴🤩🇸🇴🙏🇸🇴🤩

  • @cazmihchama6710
    @cazmihchama6710 2 ปีที่แล้ว +1

    Warsangeli dhulkoodi🥀🥀

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah🇮🇷🇮🇷🇮🇷🥰🥰❣❣

    • @spartapride
      @spartapride 3 ปีที่แล้ว +3

      Iran. maaka soo jeeda

  • @khadijaali6749
    @khadijaali6749 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah abayo wa aqaan qol iyo dhahar iyo xingaloo baliga booda gacaalgule torobooro intaa ba aqaan 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💯💯💯💯💯💯💘💘💘

  • @wadaniforever5894
    @wadaniforever5894 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaal kolay anigi video yada aad soo dhigto aad baan ugu farxaa markaan arko
    Talow marka borigaramadan walaasheen inala wadaagaysaa ay joogsadaan xagaanu nafta ku cilaajin doonaa 😁😁 ilaahay aakhiro iyo aduunba haku sharfo walaashay 🌟🌟🌟👑👑👑

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah beautiful sanaag waaan jeclahay quruxda iyo cagaarka qaboowga meel somaliya qurux kula tartami kartaa ma jirto

  • @fowsicumar1073
    @fowsicumar1073 3 ปีที่แล้ว +8

    mahadsanid walalo cidwalba jacaylkooda u raac kii jamhuuriyad isku sheega kii fadaraal isku sheega kii maamul goboleed isku sheega adigu cidna wax kama qaadid cidna wax kama dhigtid ka kuyidhaahda waxbaad kala jaraysaana anigu madaxwayne somalia iyo somalilandtoona ma'ihi dheh

  • @fartunabdi3812
    @fartunabdi3812 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansh allaah wllshy ❤🥰👑dhaqn kaaba aad baan ugu faraxsanahay inaa joogto Gobolka sanaag ingoo markii horeba saaxib 👭 ka ahayn bartaada Yuotb ka ku leedahay wllshy 👭🥰 horay usoco anigun waxaan ahay gabar wllsh ah Reer dhahareed ah aad baan tageera horay usoco wll mcnto

  • @cabdulahiaxmad307
    @cabdulahiaxmad307 3 ปีที่แล้ว +1

    reerkii lagu nastee laguu nagaadee
    wada jiree nabad gala wadajiree nabad gala alahayow idinka yeel❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @laylaabdullahi9911
    @laylaabdullahi9911 3 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah waayo waayo jandheertii bey isoo xasuusiyey ala maxaan u xiisay sool iyo sanaag ciyaartoodii aad baad u mahadsantahay dhaqankaba😍😍❤❤

  • @sagaltv2241
    @sagaltv2241 3 ปีที่แล้ว +5

    Walashay waa mahadsantahay,waan kula soconaa ilaaah haku ilaaaliyee

  • @hodanibrahim2482
    @hodanibrahim2482 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alla alle habarkeyo reerka cusub arooskan aya ugushidna aroosyadii hore odhan xaga sida loo goglay iyo qab ciyaredkaba sigaran iniisalmya rer sanaag from hargeisa keep going sister adiguna

  • @sulaymaan2600
    @sulaymaan2600 3 ปีที่แล้ว +5

    manshllh Waa Heer sare 🥰🥰 Allaaah Reerkaa Habarakeeyoh

  • @hussaindiirshe5317
    @hussaindiirshe5317 3 ปีที่แล้ว

    The best Somali TH-camr. TH-cam ka ugu Qatarsan soomaaliga

  • @asiyafiican7206
    @asiyafiican7206 2 ปีที่แล้ว

    mansha allah dhaqan warsangeli weliba cumar mansha allah saldanada warsangeli

  • @abdulqadirhusenali8146
    @abdulqadirhusenali8146 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi ubaXay dadka heer magalka ah il ka doogneed ayad bay usiisay waadna jeclaysiisay miiga inbdn unba miiga loshegikarin xaqqiq waa kuwataa marwalba ani❤❤🙏

  • @hodanhasan2889
    @hodanhasan2889 3 ปีที่แล้ว +5

    Abyo wad mahadsantahy qoralkeyga hadad argti Aroos mudug ah ayan rabaa wan u xiisay oo baadiya ah hadey macaquul tahy Noo soo gudbi 🙏🙏❤️

  • @Aj__2891
    @Aj__2891 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah, baragaha qol, waa meshan kudashay. Funny caruuska wan garanaya maalintu dhalaneyey. Guul,gobanimo iyo guri barwaaqo abti.

  • @hiboelmi1306
    @hiboelmi1306 3 ปีที่แล้ว +4

    Heesta sadex sadexda halaygu celiyo
    3 ragga, 3 geela iyo 3 dumarka
    Alle habarakeyo reerka

  • @aminaaxmad3286
    @aminaaxmad3286 3 ปีที่แล้ว

    woow masha allha lagama sheygenkaro hanbalyo ayan leyahy adigana RABI HA KUBARAKEYO MACNTO HORI USOCO CADOWGADA CAGTA HOSTEDA ISHA ALLHA 💚💚💚❤❤❤

  • @ugbaadbintuqurux7081
    @ugbaadbintuqurux7081 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah eedo kiin codkeedi ban kamaqalaya wareysiga dhaqan kaaba masha allaah tolkey warsangeli 😍😍😍😍

  • @Amin-zs4ve
    @Amin-zs4ve 3 ปีที่แล้ว +1

    From garisa northern Kenya 🇰🇪

  • @omarikar82
    @omarikar82 3 ปีที่แล้ว +2

    Ad iyo ad ayaan u taageeraa dhaqanka iyo Aroosyada👏

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 3 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah ⭐️💫🌸💐💎♥️🌹⭐️⭐️⭐️. Sheikh Kenyawi waxaa uu dhahay iska ilaaliya Cudarka Wareejiyoow 💫

  • @deqayusuf5661
    @deqayusuf5661 3 ปีที่แล้ว

    thnks abyo sida aad nogu so gudbiso dhaqankena quruxda badan🇸🇴❤️💋🌹
    👏👏👏masha allh illhy haysu barakeeyo lamana s calmaday

  • @garaadaxmed2062
    @garaadaxmed2062 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha'allaah Aroos tolkay Warsangali. waad ku mahadsan tahay walaasheen Dhaqankaaba channel

    • @farhiyaabdisalam5275
      @farhiyaabdisalam5275 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah reer tolkay markan baragaha qol maqlay ikacay dhiiga ikacay

  • @shamsolaki4074
    @shamsolaki4074 3 ปีที่แล้ว +1

    Meeshii.laygu dhalay magacy iigu bacay qoleey macaan magacaa hajiro💋💋❣❣❣❣ arooska qaybtii 2labaad waan sugaynaaa insh

  • @shamsanoor6107
    @shamsanoor6107 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah yaa igeeya meshaan quxbadna sidaan daro mugdii iyo qabow ugu jirnay wn nacay

  • @zeinabmohamudfarah8436
    @zeinabmohamudfarah8436 3 ปีที่แล้ว +3

    First person dhaqanka channel waan kaa qaadnay walaallo

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 3 ปีที่แล้ว +4

    Badiyaha wan jeclhy Wllhi illhyow anigo nabada dalkayga iguso celi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💉

  • @ramlanuur5378
    @ramlanuur5378 3 ปีที่แล้ว

    M.a walashey mcn alle haku xifdiyo like iyo wax kaquruxbadan uqalntaa alle dartiis kuujclahy waad safar badn tahaye alle hakula jiro huno 🤲🥰🥰

  • @mohamedfarah3620
    @mohamedfarah3620 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaashay qardhona imaw waa nagu soo dhowaatay soo dhowow

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Maadha. Allh. Ilabaxiiyey. Nimaad. Haadaan. Meeshu. Waa. Baadiye. Maasha. Allh. Ceerigaabo

  • @leilaasturan5895
    @leilaasturan5895 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwww maa shaa Allah tabaraka Allah hambalyo hambalyo allow ku irzaaq saalixin iyo saalixaad. 🤲🥰❤

  • @saciidamaxamuudaxmad3527
    @saciidamaxamuudaxmad3527 3 ปีที่แล้ว +5

    Allow reerkaa cusub isu barakee
    Dhaqankaabadeydaay mhdsanid
    Part 2 gambar gaaban ugu fadhinaahe soo dhaqso

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 3 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah qurux dhaqanka iyo ciyaaray soomaaliyeed

  • @ubahcarfon8450
    @ubahcarfon8450 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abaayo TH-camkaga aad ban u jecelahay mar wal ba wan firiya wax cusub keep going ❤️❤️❤️❤️

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 3 ปีที่แล้ว +3

    May God bless you my sister.
    Wish you success in life😍
    We thank you once again🙏

  • @hoodokhatin760
    @hoodokhatin760 3 ปีที่แล้ว +1

    Man sha Allah tabarakallah alle haysu barakeyo
    Waxn arka calankii jamuriyada barakaysan

  • @samsamibrahim3558
    @samsamibrahim3558 3 ปีที่แล้ว +1

    I am from doolo .baro.buuhoodle.and sool. Dhaqankaba.thanks.

  • @zahramalay4538
    @zahramalay4538 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allhaa dad badan oon aqaan baa indhahaygu qabanayaan ku mahad sanantahayadiguna saad nola wadagtey muqalkan qurxoon dadkii layga beray warsangeli nimo🥰

  • @kaltuunahmed2569
    @kaltuunahmed2569 3 ปีที่แล้ว +1

    man sh allah aqaldii la arki jiray malmihi hore buulal bad noosoodubijitay

  • @ciddycadar1995
    @ciddycadar1995 3 ปีที่แล้ว

    Woooow wooow woooow cadi ma ha arooskan alllha ha kadhigo reerkii isku waar ubad khery qabana kalehela

  • @cabdiqaadiraar2671
    @cabdiqaadiraar2671 3 ปีที่แล้ว +2

    Baraagaha-qol waa magaalo
    Hoos tagta magalaada Dhahar

  • @dahabomohamed1228
    @dahabomohamed1228 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah xayati hormarwcn qalbiganka jclhy arooska wxnleyahay miid qeryqabo iskuwara abiid amiin 🤲🤲🥰🥰🥰🥰

  • @samirauoor5526
    @samirauoor5526 3 ปีที่แล้ว +4

    From Hargeysa ❤️😘

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha 👏👏👏👌🤲

  • @shukriaydiid1575
    @shukriaydiid1575 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah masha allah tabarkallah alle ha barakeeyo reerka cusub aad ban uga helay aqlka

  • @samsamibrahim3558
    @samsamibrahim3558 3 ปีที่แล้ว +9

    Ileel.dhulbahante.iyo.warsangali.waa.iskuhaqan.guull.harti.waqooyi.

    • @puntlandforce6383
      @puntlandforce6383 3 ปีที่แล้ว +2

      Wax la yirahdo Harti woqooyi majiro ee wa HARTI. hawiye woqoyi? Isaaq koonfureed? HARTI WA HARTI

  • @lakiaxmed2918
    @lakiaxmed2918 3 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwww cadi maha arosyadii odhan kanlee ugu shidan cayartan kahelayba

  • @safiaomar5711
    @safiaomar5711 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa aroos heer sara

  • @farhiyahassa9687
    @farhiyahassa9687 3 ปีที่แล้ว

    Msha allh reer tolkay warsengeli aroos wacn

  • @mowofficialcw9534
    @mowofficialcw9534 3 ปีที่แล้ว +1

    Our queen 👸#Dhaqankaaba

  • @aminamusse6442
    @aminamusse6442 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah waa nool qurabadan reer miyigu

  • @fariyabulle4814
    @fariyabulle4814 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah kheir Allaha akusio wax fican ayad so gidbinesa Allah akuxifadhiyo

  • @moharaabi441
    @moharaabi441 3 ปีที่แล้ว

    Mnshlllaaah walaashey mahad sanid saad dhaqanka noola soo socod siisid

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan sodahay inatn qof ma iga hurnartay ala aanay igartay majeceln nasib xumadan in ay igo dhacdo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha barakeeyo reerka cusub ubad saalixiin ahna rabi haku arsaaqo

  • @isaakali1948
    @isaakali1948 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalh Gobolkaygii Sanaag Iyo aroos qiime leh Gobanimo!!
    Mahadsanid wlo qli

  • @oaed7902
    @oaed7902 3 ปีที่แล้ว +7

    Puntland 🥰🤩😍

  • @saliganebimaxamedscwscw5005
    @saliganebimaxamedscwscw5005 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw masha allah gobolkaygii qaaliga ah

  • @cabdiqaadiraar2671
    @cabdiqaadiraar2671 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah gobolkii
    Sanaag iyo saldanadii
    Warsangali

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 ปีที่แล้ว +3

    Like✔️ waad uqalnta madama safar dheer usoo gashay ❤respect sister🙏

  • @cumarcali2695
    @cumarcali2695 3 ปีที่แล้ว +4

    Ubad khayr qaba Alle ha siiyo io Guri nagi

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว +1

    Arooskaan waxaa kamuuqda calama badan oo kuwa somaliyeed ka mid ah Allah ha barakeeyo kuli

  • @sagalonline
    @sagalonline 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah aroos quruxbadan barakooba reerka

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 3 ปีที่แล้ว +3

    Batar iyo jaandheer best somali dance

  • @khadrayurubcali4751
    @khadrayurubcali4751 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllh dadka miigu jidh wawayn o ruxmoya ma laha wa dad habaysan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal halkaas kasii wad dadaalka annana waan kula jirnaaye

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 3 ปีที่แล้ว

    kabax manshallah my favourite ciyaar gabdho qatara ayaaa jaanta isla helay
    arooski lagu nastee lagu nagaado wiil iyo caano gabar iyo caano idinka ilaha barwaaqoba