Layaab: Su'aalihii ugu Waalida-casaa & Jawaab-toodii + Dr. Sh.Khadar Xasan Axmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Su'aalo Iyo Jawaabo Masjid Salaaxu-diin Jig jiga yar & Dr. Sheekh Khadar == DHAMAYS MEDIA PRO==
    === Our Channel: / dhamays ===
    Subscribe: bit.ly/2SHt54u
    Website: bit.ly/2SnLhBr
    Facebook: bit.ly/3bAlVrt
    Twitter: bit.ly/2OPlM9T
    Instagram: bit.ly/31MG7SF

ความคิดเห็น • 29

  • @hamidaabukar8957
    @hamidaabukar8957 5 หลายเดือนก่อน

    SubxanaAllah

  • @YonisJama-w2p
    @YonisJama-w2p 6 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah

  • @cabdigood226
    @cabdigood226 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh khadar jinku wax waa ka xadaa bani-adamka. Waxaana u daliila xadiiskii abu hurayra markii nabigu صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم ku yidhi waxaad waardiye ka noqotaa xoolahii zakada ahaa. Waa kii shaydaan 3 jeer oo is xigta xaday. Markii saddexaadna waa kii baray AAYATUL KURSI. Rasuulkuna صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم waa kii yidhi " RUN BUU SHEEGAY ISAGOO BEENAALE AH"
    mas'aladaas sheekhu ha ku noqdo. Jazaaka laah shiikh

    • @cusmaancusmaan2844
      @cusmaancusmaan2844 6 หลายเดือนก่อน +1

      Jin muu aheyn kaasi sheydaan buu ahaaa ..
      Sheydaan sheekha lama weydiin

    • @cabdigood226
      @cabdigood226 6 หลายเดือนก่อน

      @@cusmaancusmaan2844 yaa kugu yidhi

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah akbar I

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekhu suaalaha uu ka jawaabay wax daliil oo quran ama xadiitha middna muu raacin

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inta kale mashallah kaliya ulul amriga waxaa lagu raacayaa wixii illaahay raali ka yahay amaa wixii kale waa lagu diidyaa.❤

  • @MuadinSheekh
    @MuadinSheekh 6 หลายเดือนก่อน +4

    Diktoor khaddir waa,caalim wayn

  • @suleimanabdi5348
    @suleimanabdi5348 6 หลายเดือนก่อน +2

    meeesha.
    timaha
    hoose
    lagu xiiro
    maxay hayd
    acuudu billaaahi

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 6 หลายเดือนก่อน +2

    Bisinka illaahayoow iimaanka hanaga qaadin

  • @islamchannel7385
    @islamchannel7385 5 หลายเดือนก่อน

    Waa su,aalo ,reer waqooyi ,dadkaasina waxay ubaahanyihiin dhaqtar,caafimaad

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekhaw nadhaafi dheh waxan waabeen malaha hhh

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkk

  • @sahroabdi-e3f
    @sahroabdi-e3f 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂 sheekhii baa yaaabay

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 6 หลายเดือนก่อน

    Sualahan ma dad mirqansan ayaa soo qoray sheeqase isagana. Miyuu mirqansayahay

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 5 หลายเดือนก่อน

    Ahmedow isku xishow sheeqa beenaale ha dhihin

  • @falisnux6209
    @falisnux6209 6 หลายเดือนก่อน

    Tuug dheh lacagta asagaa rabo ee ha siinin, tuug tuug😂

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂iyagoo jina bay khanisnimo u raacday

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr 6 หลายเดือนก่อน +4

    War kani waaa beeenaaale

    • @abdulahijama6614
      @abdulahijama6614 6 หลายเดือนก่อน +1

      Maansha Allah jawaab waafiya oo micno badan laga fahmayo qofkii rabi garansiiyo

    • @basrahussn7820
      @basrahussn7820 6 หลายเดือนก่อน

      Kee

    • @abdirahmanatosh151
      @abdirahmanatosh151 6 หลายเดือนก่อน

      Yaa beenaale aah

    • @FaadumoFaarax-m1i
      @FaadumoFaarax-m1i 6 หลายเดือนก่อน

      😅😅w​@@abdulahijama6614

    • @IlhaamAdam-hv7yk
      @IlhaamAdam-hv7yk 6 หลายเดือนก่อน

      Muxuu ku noqdey beenaale?

  • @XassanslxXassanslx
    @XassanslxXassanslx 6 หลายเดือนก่อน

    Kuso celi badana drkii miyu dhego beelay😂

    • @CabdicasiisSheekha
      @CabdicasiisSheekha 6 หลายเดือนก่อน

      War sheekha kagaabso

    • @CABDULAAH
      @CABDULAAH 6 หลายเดือนก่อน

      Waa sax sheekha Ka gaabso waa Caalim wayn