Sideed ula dhaqmaysaa qofka kaa caqiido duwan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 85

  • @ابوداؤودالصومالي
    @ابوداؤودالصومالي 8 หลายเดือนก่อน +2

    Walaalaha gaar ahaan dalabada cilmiga sharciga ah waxaan kulatalinyaa in ay racaan talada shiikha xaqqa in lacadeeyo waa waajib shubaha iyo bidaca in la radiyo oo dadka loogadiyona waa dhaqanki culimadda lkin kayfidara iyo qaabka aad uradinadayso ayaa khilaafkuyahay iyo yaaradinaya soomalida ayaa tiraahdo HOOYADDA UUR AYAY LEEDAHAY IYO HOOYADAY WAY RIMANTAHAY WAA ISKU MACNE LKIN AFKA WAA KUKALA WCANYIHIIN markaa walaaalayaal marka hore hore aan weelkeyna iyo xasiiladeena cilmigaa buuxsanno kadib ayaan ogaanaynaa wwxbadan insha alh

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 7 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/SBVTCsOiTYk/w-d-xo.htmlsi=qlYKNlV6nzyXCTTh

  • @almaaziniismail2590
    @almaaziniismail2590 8 หลายเดือนก่อน +1

    جز الله فضيلة الشيخ الدكتور
    وأطال عمره ...

  • @maxamudrobleh4353
    @maxamudrobleh4353 5 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله كلام من صميم القلب

  • @faydefay2591
    @faydefay2591 8 หลายเดือนก่อน +2

    مشاءالله تبارك الله شيخنا الفاضل ❤❤❤❤جزاك الله خيرا من جيبوتي ❤❤❤

    • @sayid6649
      @sayid6649 8 หลายเดือนก่อน

      حياك الله.

  • @yahyebashiir7810
    @yahyebashiir7810 8 หลายเดือนก่อน +1

    ما شاء الله. وبارك الله فيك. الله يبارك عمرك وعلمك.

  • @jamaabdikhalifabdullemxud4345
    @jamaabdikhalifabdullemxud4345 8 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك ونفعنا الله بعلمك

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 8 หลายเดือนก่อน

    كدا كويس يا شيخنا تعلم قبل التحكم ❤

  • @mohamedalimahbar929
    @mohamedalimahbar929 8 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك

  • @abdirisaqhassan
    @abdirisaqhassan 8 หลายเดือนก่อน +1

    كلمة قيمة تمهد لتربية دينية سليمة في مجال التعامل مع المخالف

  • @ابوداؤودالصومالي
    @ابوداؤودالصومالي 7 หลายเดือนก่อน +2

    @abuucizsoomali4279 شكرا على نقولك المفيدة
    ثم اخي الكريم اليوم نحتاج إلى طلاب يجمعون الناس ولا يفرقون نظرا لما تعيشه اليونم الأمة الإسلامية مع تبيين الحق بحكمة ونظر لما يترتبه
    مثلا الرسول صلى الله عليه وسلَّم كان معه منافقون كعبد الله بن سلول، هل يوما من الايام قام الرسول صلى الله عليه وسلم على منبر وردّ عبدالله بن سلول؟ مع انه كان معروف بالنفاق والكفر؟
    بل كان يصلى في المسجد مع النبي صَلَّى الله عليه وسلَّم ويقوم قبله كل جمعة...
    نعم القرءان كان ينزل ويفضح المنافقين والرسول كان يبين أمرهم لكن كان *من باب فما بال قوم*،
    اليوم نحن لا نتكلم عن المنافقين ولا عن الرافضة والشيعة نتكلم علماء وطرق ومدارس فكرية ومذاهب إسلامية وفرق سنية بل ومن أهل السنة ...!!!
    هل يكون التعامل معهم والعلاقة بهم تكون بالردّ والتنفير عنهم والبغض لوالهجرة عنهم أم يكون التعامل معهم النصح لهم وحسن الظن بهم وستر عورتهم والدعاء لهم بالهدية فيما لم يصيبوا والتودد لهم وخاصة إذا كانوا علماء وطلبة علم وأهل خير؟

  • @abuucizsoomali4279
    @abuucizsoomali4279 8 หลายเดือนก่อน

    كلما أرى شيخا مضلا قومه كلما تيقنت عندي، أننا في آخر الزمان.
    شف كيف يضلهم ضلالا مبينا.

  • @abuucizsoomali4279
    @abuucizsoomali4279 8 หลายเดือนก่อน +3

    الشيء الملفت للنظر توجيهه الطلاب إلى كتب السلف العقدية، ثم تمييعه الخلاف مع الأشاعرة.
    فإذا أخذ الطالب توصيته لدراسة كتب السلف العقدية، فقد أفلح، وإن أخذها مع رأيه فقد خسر خسرانا مبينا.
    فلا يمكن أن يعايش الأشاعرة من درس تلك الكتب وأخذها بدون تأويلات مشايخه.

    • @ابوداؤودالصومالي
      @ابوداؤودالصومالي 8 หลายเดือนก่อน

      حسبنا الله هل تظن انك أعلم من شيخ الإسلام ابن تيمية والعلماء الذين كانوا يجتهدون في جمع كلمة المسلمين

    • @abuucizsoomali4279
      @abuucizsoomali4279 8 หลายเดือนก่อน

      @@ابوداؤودالصومالي
      أي مسلمون
      الجهمية ليسوا من فرق المسلمين.
      والأشاعرة جهمية راجع تلك النقولات التي نقلتها، نص العلماء بأنهم كفار، ولعنوا من على المنابر.

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 8 หลายเดือนก่อน

      @@ابوداؤودالصومالي جمع الكلمة ليس على حساب العقيدة وبيان بطلان عقائد أهل البدع كالأشاعرة وشيخ الإسلام إبن تيمة ألف كتبا فى الرد عليهم فلا تدلس

    • @ابوداؤودالصومالي
      @ابوداؤودالصومالي 8 หลายเดือนก่อน

      @@abuucizsoomali4279 فحاشا شيخ الإسلام -رحمه الله- أن يكون يكفر الأشاعرة. ومن شم رائحة العلم، وعرف طريقة الشيخ -عليه الرحمة
      وقال رحمه الله: وإن كان في كلامهم من الأدلة الصحيحة، وموافقة السنة ما لا يوجد في كلام عامة الطوائف، فإنهم أقرب طوائف أهل الكلام إلى السنة والجماعة، والحديث، وهم يعدون من أهل السنة والجماعة عند النظر إلى مثل المعتزلة، والرافضة وغيرهم، بل هم أهل السنة والجماعة في البلاد التي يكون أهل البدع فيها هم المعتزلة، والرافضة ونحوهم. انتهى

    • @ابوداؤودالصومالي
      @ابوداؤودالصومالي 8 หลายเดือนก่อน +1

      وقال الحافظ ابن عساكر - رحمه الله - تعالى:
      (اعلم يا أخي وفقني الله وإياك لمرضاته، وجعلنا ممن يخشاه ويتقيه حق تقاته، أن لحوم العلماء مسمومة، وعادة الله في هتك أستار منتقصيهم معلومة، وأن من أطلق لسانه في العلماء بالثلب بلاه الله قبل موته بموت القلب (فليحذر الّذين يخالفون عن أمره أن تصيبهم فتنة أو يصيبهم عذاب أليم ) اهـ. (تبيين كذب المفتري ص / 425، المجموع 1/24).
      وقد سئل الإمام العلامة ابن حجر الهيتمي رحمه الله تعالى: عن الإمام أبي الحسن الأشعري والباقلاني وابن فورك وأبي المعالي إمام الحرمين وأبي الوليد الباجي وغيرهم ممن تكلم في الأصول وسلك مذهب الأشعري في الاعتقاد، وعن حكم من انتقصهم وضللهم؟.
      فأجاب رحمه الله بعد أن شنّع على من عرض لهم بشتم أو تضليل أو قدح:
      (بل هم أئمة الدين وفحول علماء المسلمين فيجب الاقتداء بهم لقيامهم بنصرة الشريعة وإيضاح المشكلات وردّ شبه أهل الزيغ، وما يجب من الاعتقادات والديانات لعلمهم بالله وما يجب له وما يستحيل عليه وما يجوز في حقه…. والواجب الاعتراف بفضل أولئك الأئمة المذكورين في السؤال وسابقتهم، وأنهم من جملة المرادين بقوله ‘ ” يحمل هذا العلم من كل خلف عدوله ينفون عنه تحريف الغالين وانتحال المبطلين وتأويل الجاهلين ” فلا يعتقد ضلالتهم إلا أحمق جاهل أو مبتدع زائغ عن الحق، ولا يسبهم إلا فاسق، فينبغي تبصيـر الجاهل وتأديب الفاسق واستتابة المبتدع) اهـ. (الفتاوى الحديثية ص / 205

  • @Theacademichouse
    @Theacademichouse 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sh Saciid Al Daarimi aad leedahay dadka soo akhrisada baaba yiri ashaaciraddi waa Jahmiyya maxaad sonkor udul marin.
    Tankale Sheikh Dahabi caan buu kuyahay inuu dadka iska ammaano ma aha inaad daliishato.
    Haddaba sooka Nasrullah Falastiinida u hiilinaya waanu soo dhawaynaa miyaad leedahay

    • @abuucizsoomali4279
      @abuucizsoomali4279 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa mida kale ashaacirada way necebyihiin daarimi, daaarimi kutubtiisana ninka akhriya, ashaaciro iyo jahmiyo isku mid ayey u noqonayaan.

  • @ruqiya1304
    @ruqiya1304 8 หลายเดือนก่อน

    قال الامام الالباني - رحمه الله - " المسلم لا يتقرب إلى الله بما وجد عليه الناس ، وإنما بما كان عليه سيد الناس ؛ ألا وهو : رسول الله صلى الله عليه وسلم "
    سلسلة الهدى والنور - شريط ٦٥٠

    • @Baron8199
      @Baron8199 8 หลายเดือนก่อน

      المشكلة مع الألباني إنه لم يأخذ العلم على أيدي شيخ واحد، ولم يدرس يوما في أي مؤسسة دينية

    • @sayid6649
      @sayid6649 8 หลายเดือนก่อน

      الألباني ليس نبيا معصةما ..وإنما كان شيخا وعالما من علماء المسلمين . وكل يؤخذ من قةله ويرد إلا النبي صلى الله عليه وسلم.

    • @Baron8199
      @Baron8199 8 หลายเดือนก่อน

      @@sayid6649 كيف يكون عالما وهو لم يأخذ العلم من الشيوخ ولم يدرس في أية مؤسسة دينية؟

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 7 หลายเดือนก่อน

    Ashaciro ma sunaa maya

  • @Awaare17
    @Awaare17 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wadaadka koox ayaa laweydiiyee horta qof iyo wadaad gaara laweydiiyey lkn
    Aniga waxan layaabay suaasha
    Laweydiiyey inaanu markna sisaxa uga jawaabayn.

    • @mascuudsacdi
      @mascuudsacdi 8 หลายเดือนก่อน

      Jawaab wajiyo badan leh ayuu bixiyay aad uugu fiirso wll iskadaa cadaawada oo.

    • @Awaare17
      @Awaare17 8 หลายเดือนก่อน

      @@mascuudsacdi
      Waa hadal uun dheer lkn marnaba su'aashii laweydiiyey kama jawaabin.

    • @abuucizsoomali4279
      @abuucizsoomali4279 8 หลายเดือนก่อน

      Faraha ayuu ka goban😂

    • @khaalidc.casiis2825
      @khaalidc.casiis2825 5 หลายเดือนก่อน

      Wll hadal kiisa markad ufiir satid adaa jawaabta heli oo ah khilaafba kujira mas aladas

    • @Awaare17
      @Awaare17 5 หลายเดือนก่อน

      @@khaalidc.casiis2825
      Mas'alada uu khilaafku ku jiraa waa tee?
      Se'yaasheegay khilaafkaa?

  • @cabdiraxmaan3754
    @cabdiraxmaan3754 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikhow iskadaba noqodka iska dhaafee toos uga jawaab su'aasha cawaamtane ha wareerin, hadaadan garaneyn su'aasha ma garanayo dheh, Ahlu bidaca hadaadan fahmin oodan aqoonsan sidee badcida isaga ilaalineysaa? Sidee ayey Ahlu suno kuwada noqdeen nin inkiraya sifaatka Allah ama ta'wiilinaya macnahoodane leexinaya iyo NIn sugaya sifaatka Allah sida ku cad quraanka iyo sunnah? sidee labadaas nin ahlu suno u wada noqdeen?!

    • @ابوداؤودالصومالي
      @ابوداؤودالصومالي 8 หลายเดือนก่อน

      Adigu kama midtihid kuwalala hadlayo ee dulaabulcilmiga ah ee iska aamus wall xikada shiikha alaha kugu anfacee

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 8 หลายเดือนก่อน

      @@ابوداؤودالصومالي Aqoon miyaad ii leedahay? Qofaan aadan aqoon sidee ku qiimeysay darajadiisa aqooneed?!!
      من خفيت علينا بدعته لم تخف عنا صحبته
      Wadaadkaan shaatiga ahlu sunada ku camcaminaya ashaacirada qof kastaa o suni ah caqiidadane wax ka bartay wuu fahmi karaa muqaaladaadka uu samenayo ee hadaad caami tahay aayar un iska taqliidi wada kale kuuma furnee saa aqoon aad ku garato qaladkiisa ma lihid

    • @ابوداؤودالصومالي
      @ابوداؤودالصومالي 8 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiraxmaan3754 wall waxaan kugu qiiimeeyay hadalkaada qokana hadalkisa ayaa khaturjumaya asiga iyo aqoontisa lkin hadii kamidda aan adeegsaday that mid aan munaasib ahayn iga cafi waa ka cudurdaaranayaa taadi waa taa lkin tankle

    • @ابوداؤودالصومالي
      @ابوداؤودالصومالي 8 หลายเดือนก่อน

      Tusaale culumadu waxayleeyihin qaab loolahadlo xataa haday khaldamaan khiikh khadar waa nin sheekh ah xataa hadaad aaminsantahay inuu khaldamay asluubti culimada iyo aadaabtidulaabul cilmiga inaan kulahadalno miyaa mis....????

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 8 หลายเดือนก่อน

      wadaadka marki si ula kas ah uu umada u tadliisinaayo si adag ayaa qaladkiisa looga digaa, hada aniga waxna kama aanan sheegin kaliya waxaan iri umada ha wareerin
      @@ابوداؤودالصومالي

  • @Awaare17
    @Awaare17 8 หลายเดือนก่อน +1

    Caqiidadu waa asalkii diinta hadaan caqiido jirin maxaa
    Hadhaya?

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 8 หลายเดือนก่อน

      Asalka diintu waa Iimaanka , erayga caqoodo meelna ba diinta kagama yaalo .

    • @sayid6649
      @sayid6649 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@sangemohammed2057asalku waa lixda iimaanka iyo shanta islaamka.
      Wixii intaa kasoo hadhay waa wax laga wada socon karo

    • @Theacademichouse
      @Theacademichouse 8 หลายเดือนก่อน

      Sheikhu ma salafi baa isagoo fiqiga iyo tafsiirka wax awilaya baan arkaa waanba yaabbay

    • @Awaare17
      @Awaare17 8 หลายเดือนก่อน

      @@Theacademichouse
      May maaha waaba raga dhaleeceeya salafiyiinta
      Ama ahlusunnaa markaa
      Cida wax awishaa maaha salafiyiinta.

    • @khadrasiciid4044
      @khadrasiciid4044 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@sangemohammed2057
      shaw macnaha caqiidaa ma taqaanid

  • @abdirisaqhassan
    @abdirisaqhassan 8 หลายเดือนก่อน

    Maashaa ALLAAH
    جزاك الله خيرا
    الكلمة التي نقلتها لابن الجوزي *في السر المصون* وليست لابن عقيل
    شكرا

  • @muasisadariyaaduljannaeeda2741
    @muasisadariyaaduljannaeeda2741 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekh dr khadar waa nin waxbadan fahansan oo og in umada islaamka marnaba aysa ka maarmi karin culimada ashaacirada iyo kutubtooda

  • @hassanbareabdi1368
    @hassanbareabdi1368 8 หลายเดือนก่อน

    أتعجب من جرءة الدكتور فى جوابه سبحان الله العظيم.
    من يرى قطع النبوة فى لحظات كثيرة من النبي صلى الله عليه وسلم.
    ومن يرى أن الله سبحانه وتعالى كلامه المكتوب فى المصاحف مخلوق.

  • @Awaare17
    @Awaare17 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sawdiga adiguba si'toosa oo calana wax u radiya!

  • @Awaare17
    @Awaare17 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta mawaxaa isu eegaaday caqiidadii ashaaciro iyo tii ahlu sunnaa? Umada xaqa haloo cadeeyo uu xaqan iyo baadilkan
    Laysku darayo hala daayo.

    • @Somali100
      @Somali100 8 หลายเดือนก่อน

      Nio waa bugtaa ee waxbaro mise waligaa sh baa meel ugu xirnane Umul iyo hasaan yee ku walin

    • @Awaare17
      @Awaare17 8 หลายเดือนก่อน

      @@Somali100
      Horta iska dhaaf kuwad sheegtayoo
      Maxaa maanta keenay in caqiidadii ahlusunna iyo tii ashaaciro inlaysku qaldo?ma cilmi darraa mise waa arinkale?
      Midakale su'aashii maxaa looga jawaabi waayey?
      Inuu waxbarto ayaa ubaboon qofka aan maanta caqiidada saxda iyo takale kala saarayn.

    • @Somali100
      @Somali100 8 หลายเดือนก่อน

      @Awaare17 nio waxba ka qaldan hadii ashaciradu qabto in wax latawilido oo aysan ale u nisbeen waxa bili Adam ku leyahay Alsunada maka saare ?
      Kitabada ugu badan ashaciro inee ledahay ma moogtahay ?
      Adinka halmid ayaa idinka qaldan hada wahabiyo tihiin qofka wu ka fikir duwanan karaa , Ma ahan in aad mushrig wye aa dhahdid ama alsuno kama mid ahan

    • @khaalidc.casiis2825
      @khaalidc.casiis2825 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Awaare17 walaal adi laftaadu culimada yaray siga kadaa ani labaduba sheekh ay ii yin walina dr khadar aa wax kadhigtaa

  • @sulubyarecabdalla2562
    @sulubyarecabdalla2562 7 หลายเดือนก่อน

    Masaail badan oon aaminsanaa lkn aad daliil uheyd oon baaritaan ku hayey ayaad gow kasiisey

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 8 หลายเดือนก่อน +1

    يبدو أنك ضائع في المعتقد ومعاملة أهل البدع، لم تفهم ما يبدع به الإنسان.
    الأشاعرة يرون تقديم العقل على النقل ويعطلون جميع الصفات إلا سبع صفات، ويرون القرآن الذي في المصحف أنه عبارة عن كلام الله وأنه مخلوق وهم مبتدعة ضلال يخالفون أهل السنة في الإيمان والقدر

  • @ismailljama2205
    @ismailljama2205 7 หลายเดือนก่อน

    Shirkiga ayaa lagu tuhmayaa ee maxay kula tahay sheekh bal noocadee minaaqibka

  • @khaalidc.casiis2825
    @khaalidc.casiis2825 8 หลายเดือนก่อน

    Waa sidaa sheekhu sheegay haduu qofku muslim yay xaqiisa sii

  • @MustafeWadani
    @MustafeWadani 8 หลายเดือนก่อน +2

  • @abuucizsoomali4279
    @abuucizsoomali4279 8 หลายเดือนก่อน

    وأخيرا أقول لطلبة العلم إذا أردتم الحق ففي الكتب العقدية القديمة.
    ولا تلتف بتاتا تفسيرات المتأخرين فإنهم قد أفسدوها أيما إفساد، وجعلوها ألغازا لا يمكن فهمهما إلا من طريقهم، وهم يحرفونها أيما تحريف.
    شف السلف قالوا أن من قال بخلق القرآن أو أول الصفات كافر يقتل بعد الإستتابة.
    جاء المتأخرون فقالوا يفصل فيقال.
    هناك تكفير مطلق وتكفير معين.
    فإن المعين لا يكفر حتى تقام عليه الحجة.
    وقالوا بأنه يعذر بالجهل أو بالتأويل.
    حتى قال ابن تيمية إن الإمام أحمد كان لا يكفر أعيان الجهمية، والدليل على ذلك أنه كان يقول لمأمون أمير المؤمنين.
    وعليه فإن أعيان الجهمية ليسوا بكفار حتى تقام عليهم الحجة.
    والسؤال هل توجد في كتب السلف ما يقوله هؤلاء المتأخرون؟
    الجواب لا يوجد في كتبهم شيئ من ذلك التفصيل.
    بل تجد عبارات صريحة للإمام أحمد في تكفير المأمون والواثق والمعتصم.
    وتجد عبارات صريحة في تكفير أعيان الجهمية بدون إقامة للحجة.
    هذا كمثال
    وأزيدك بيانا
    السلف قالوا من قال بأن الإيمان مخلوق فهو جهمي كافر.
    جاء ابن العثيمين فقال: القول بأن الإيمان مخلوق هو قول أهل السنة، هذا قاله في شرحه للسفارينية.
    والسلف قالوا أن من قال بأن العمل شرط كمال الإيمان مرجئ.
    جاء الألباني فقال هو قول السلف وتبنى به.
    وهكذا
    وهذا غيض من فيض

  • @abuucizsoomali4279
    @abuucizsoomali4279 8 หลายเดือนก่อน

    هل تعلم يا دكتور أن كتاب التوحيد لابن خزيمة قال عنه الرازي الأشعري كتاب الشرك؟؟؟؟؟
    وأنت تميع الخلاف معهم !!!!
    وهم يرونك مجسم خارجي وهابي!!!!

  • @عبدالرحمنحسن-ز6ب
    @عبدالرحمنحسن-ز6ب 8 หลายเดือนก่อน

    Hadii caqiidu ahayn wax loo dagaalama , ibnu taymiyah jeel kuma dhiman lahayn ka dib marka kii sabku diin uu dawkada ku diray kuna been abuurtay

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 8 หลายเดือนก่อน

    Tani jawab uma aha suasha la weydiyay sheikha, waa rafasho iyo boor isku qarin uu kaga weecanayo jawaab cilmiyeed akhlaaqi ah,
    Waa muxaadaro maskaxdiisa ka guuxaysay oo uu donayey in uu mar uun neefsado.
    Maalmaha ayaa ku filan in lasoo saaro ashcariga yar ee ku dhex rafanaya gudihiisa!
    Aynu wada sugno

  • @Baron8199
    @Baron8199 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ma arag sheekh salafi ah oo sheekhan ka akhlaaq iyo cadaalad badan, hadalkuna waa intu yidhi: Ashaacira haday lunsan yihiin buugagtooda udhiga. Hadad dhigtaana maktaba islamiyah way faaruqaysa

  • @muasisadariyaaduljannaeeda2741
    @muasisadariyaaduljannaeeda2741 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekh dr khadar waa nin waxbadan fahansan oo og in umada islaamka marnaba aysa ka maarmi karin culimada ashaacirada iyo kutubtooda

    • @sayid6649
      @sayid6649 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad . Ashaaciro ma ihi laakiin fadli weyn ayay ummadda islamka ka kunleeyihiin.
      Ixtiraam iyo taqdiirin ayay mudan yihiin.
      Waxaan filaya in lagaadhay wakhti bisayl oo labada koox ashaaciro iyo salafiyo cuqaladoodu isu imaan lahaayeen wax badanna ka heshiin lahaayeen .
      Kuwooda adadayga ku tilmaaman lavada qolobana la qaban laha.

  • @muasisadariyaaduljannaeeda2741
    @muasisadariyaaduljannaeeda2741 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekh dr khadar waa nin waxbadan fahansan oo og in umada islaamka marnaba aysa ka maarmi karin culimada ashaacirada iyo kutubtooda