Fiicnaan Lahaydaa Inaan Ogaan Lahaa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • 👨🏽‍💻GET Courses - smma.facacusub...
    wa.me/25290561...
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

ความคิดเห็น • 161

  • @siciidcadde6870
    @siciidcadde6870 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you ustaad alle ha ku shrfo❤

  • @mohamedofficial9
    @mohamedofficial9 ปีที่แล้ว +10

    Best motivational speaker you changed my mindset tears came to my eyes 😢😢

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin ปีที่แล้ว +3

    Walaahay waa run xafladaha waa laga qayb galaa
    Anigu maalin ayaa waxaan kaqayb galay
    Bandhig buug maalinkaas waxaa ii furmay albaab aanan waligay ku fikirin
    Waligaa hadayicin

  • @abdilaah-gq6ld
    @abdilaah-gq6ld ปีที่แล้ว +2

    thank you so much me age 19 jir dhigta jaamacada
    alhamdulilah

  • @hakiim1
    @hakiim1 ปีที่แล้ว +3

    m.a ustaad warsame bade allah kaa abaal mariyo fikradaa iyo talooyinkaa dhalin yarada aad la wadaagayso allah ku sharfo 🙌

  • @Fariha-r5h
    @Fariha-r5h ปีที่แล้ว +6

    Video yadada wllhi dhiragalin ii yahay thnk u🙂

  • @abdullzalaamhuss7519
    @abdullzalaamhuss7519 ปีที่แล้ว +12

    Thanks I appreciate you to make advice as yourself ❤

  • @Hogaanka252
    @Hogaanka252 6 หลายเดือนก่อน +1

    1:naftada habarbardhigin dadka kale
    2:inad qof walbo iska racain
    3:inad jirkaga dhistid
    4:inad masaxdada dhistid
    5:inad sabinar walbo ama meel walbo aqon leh aad tagtid
    6:inad naftada rajo gilisid
    7:inad ilahay ku xirnatid
    8:inad baratid xirfado
    9:inad cadoyin fican samaysatid👇

  • @haangemedia3947
    @haangemedia3947 ปีที่แล้ว +1

    Nolosheena ayaa wax ka badashay alle haku xifriyo

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid cimri dheer iyo cibaado suuban Allaah hagu arsaaqo wll

  • @ahmedjamac421
    @ahmedjamac421 18 วันที่ผ่านมา

    Macalin ilaahay haku sharfo cilmigaaga iyo cafimaadkaagana ilaahay hakuu barakeeyo oo hakuu siyaadiyo

  • @cabdirazaaqaxmed3019
    @cabdirazaaqaxmed3019 ปีที่แล้ว

    WAAN KU MAHADSANTAHAY TALADA WANAAGSAN EE AAD NA SIINAYSO USTAAD INSHA ALLAH KUWII QAATA ALAHA INAGA DHIGO

  • @hafsamohed2107
    @hafsamohed2107 ปีที่แล้ว

    Masha allh wll ilahy haku karaameeyo sidad noogu hawlantahy

  • @liibaanmoha7195
    @liibaanmoha7195 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher

  • @ahmedshariif9951
    @ahmedshariif9951 ปีที่แล้ว +2

    best model roll best brother thansks wll

  • @faaraxcaydiid109
    @faaraxcaydiid109 ปีที่แล้ว

    Alleh ha ku sharfo wllo qli wan ku tagera wllhi aad iyo ad alleh hamigaga haku rumeyo

  • @fatimoyonis3061
    @fatimoyonis3061 ปีที่แล้ว +1

    Wllhiy wxn dawadey xiliy aan aad ugu bahanaa mahdzanid pro

  • @dubaddeeqdhegacarmo1760
    @dubaddeeqdhegacarmo1760 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah alle ha ku xafido prother

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah
    Fadlan
    Effect kayareeya

  • @safiyomohamed7249
    @safiyomohamed7249 ปีที่แล้ว

    Shukran brother Warsame Base.
    Let connections to Allah be the fast one.

  • @apdifatahmahat
    @apdifatahmahat ปีที่แล้ว

    Warsame bade faidada ay leedahay dhalinyarta somaliyed aya tahay hore u soco wllo

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe ปีที่แล้ว +1

    Side hustles kiina ha ilaawin dee.☝️☝️☝️

  • @mashaallah2255
    @mashaallah2255 ปีที่แล้ว

    Ustaad video nooga soo duub best channels ka wax laga faido eed adiga taqaano.

  • @abdirizaknouh6512
    @abdirizaknouh6512 ปีที่แล้ว

    Thankz ustadiiiH jazaakallaH👏🙏🙏

  • @ahmedabdikarimyuusufobsiye5471
    @ahmedabdikarimyuusufobsiye5471 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah mahadsanid ustaad

  • @Abdihakiin.
    @Abdihakiin. ปีที่แล้ว +2

    Manshallah thanks 😊 waxaa tahay macalinka kaliye ee aan wax ka barto 👌👌👌👌👌

  • @Cassha-b9k
    @Cassha-b9k 5 หลายเดือนก่อน

    Halkee kala soo xishiidhnaa ustaad

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad Alle haku barakeeyo💗💗💗

  • @rashiidmohamed4830
    @rashiidmohamed4830 ปีที่แล้ว

    mahadsanid in badan waa malaf cajiib, qofkasto dhalinuaro ah u bahan yahay ino fiirsado

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Maaash allah jasaakumullahu kher wllky qli ❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @maajid1731
    @maajid1731 ปีที่แล้ว

    hore usoco saaxiib wax badan ayaan kaaa faaiiday wallah

  • @nimcuushjamac270
    @nimcuushjamac270 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my bro

  • @wllbatarofficiall2545
    @wllbatarofficiall2545 ปีที่แล้ว

    Adaa umahadzantahy ustaad wx badan aa ka faa.idey runtii horey usii wada dhiragalinta dhalinyarada
    TH-cam kani waa horyga cilmiga ee dhalinyarada mustaqbalka👑🙏

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 ปีที่แล้ว

    Good point 👉
    Thanks bro.

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid, jazaakallah kheyr wllo.

  • @Fitnesshacks-f6z
    @Fitnesshacks-f6z ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal May Allah bless you

  • @xamsecsamed9263
    @xamsecsamed9263 ปีที่แล้ว +1

    Good motivation 💪
    Ustaad
    Halkee idinkala soo xidhiidha

  • @aliliban45
    @aliliban45 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll ilahay cimriga haku barakeeyo

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 16 วันที่ผ่านมา

    Thanks teacher😊

  • @Qasaye12-p9p
    @Qasaye12-p9p 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher

  • @Zi23handle
    @Zi23handle ปีที่แล้ว

    Thanks ustad warsame 🙌✊

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim104 ปีที่แล้ว

    Yes, isbarbardhiga dadka kale ama colleagues kaaga, wuxu kamid yahay waxyaabaha qofka niyad jabiyo.

  • @Qadhar-ml8qm
    @Qadhar-ml8qm ปีที่แล้ว

    no video dat I missed for uh..Thanks for sharing us bruh Warsame God blessed uh all the time❤✔💯

  • @wealth3498
    @wealth3498 ปีที่แล้ว

    Tnks Teacher ❤🥰🙏

  • @owfarahmedia6091
    @owfarahmedia6091 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad alaha kubarakeeyo

  • @dhiriglin
    @dhiriglin ปีที่แล้ว +1

    Ani waxksta wan bilaabi lhaa hda mahysto lacag dhan wax ku bilaaabo course kasta aan dhaho bilaabo lacag laygu xujeenaa waxn sameeyo mgranyo ustaad hday macquul tahy inaad ii cawiso ii caawi pls ustaad 🥲🥺

  • @ramzyismaaciil4435
    @ramzyismaaciil4435 ปีที่แล้ว

    Legand is allways lagend thanks pro 🙏

  • @yahyefaarah7599
    @yahyefaarah7599 ปีที่แล้ว

    Good advice 👍 thanks wlalkei

  • @mohamadwehliye5654
    @mohamadwehliye5654 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waxaa jooga somali sidee ugu shaqeyin San karaa pirintfy plz

  • @simraanmahmood7080
    @simraanmahmood7080 ปีที่แล้ว

    I really appreciate you 👍

  • @Kaltuunmaxamda
    @Kaltuunmaxamda 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤️

  • @zackofficial4367
    @zackofficial4367 ปีที่แล้ว

    Thanks my brother ❤

  • @updiwalicosman1566
    @updiwalicosman1566 ปีที่แล้ว

    M,a my teacher

  • @Abdibassed_mohamutt
    @Abdibassed_mohamutt ปีที่แล้ว

    my role model💙💙

  • @mohamedkoolkooliyow6685
    @mohamedkoolkooliyow6685 ปีที่แล้ว

    Thank you ustaad 🙏🏽

  • @maahiraadan
    @maahiraadan ปีที่แล้ว

    illahey wx fcn bu ii haya ereygas wu itabty Mhdsanid😥🙏

  • @umalkhayrabib2894
    @umalkhayrabib2894 ปีที่แล้ว

    Wow mnzha allah tabaraka allah

  • @walball90
    @walball90 ปีที่แล้ว +1

    so appreciate

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wll waraame maanta sxbada iigu dhaw ee aan leeyahay ayaadka mid tahay waxbadana ka faa,iday alle hakaa abaalmariyo

  • @ahmedkhaliif7634
    @ahmedkhaliif7634 ปีที่แล้ว

    Walal qaali ah ba tahay allaha ku sharfo

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 ปีที่แล้ว +1

    Dadyoowga dhifta ah e aan ka faa'ideysto baad ka mid tahay ustaadii

  • @sahalmaxamedkeynaan3012
    @sahalmaxamedkeynaan3012 ปีที่แล้ว

    Zhp Ani Adigaan kugu daydaa legend waku wataa

  • @adnanomarmohamed5347
    @adnanomarmohamed5347 ปีที่แล้ว

    Aad io Aad wankaga mahadnaqayna advice kaaga quruxda

  • @Miroraad
    @Miroraad ปีที่แล้ว

    mashallah walaal waad i cawisay caawa

  • @Eagle7904
    @Eagle7904 ปีที่แล้ว

    Thank you for sharing your Advice mr

  • @Qisooyinka878
    @Qisooyinka878 ปีที่แล้ว

    Thnk u mclin🙏🙏

  • @safarwanaagtravel
    @safarwanaagtravel ปีที่แล้ว

    ustaad waa mahadsantahy
    madaama aa tahay dhiira geliye wanaagsan

  • @abdirahiinyaasiin1057
    @abdirahiinyaasiin1057 ปีที่แล้ว +1

    Thank you big pro

  • @ibnuahmed5008
    @ibnuahmed5008 ปีที่แล้ว +1

    Zxb waxad nala wadaagta shaqo internet ka ah oo dalka dhalainta joogta ka shaqeysannkaraan maalgelin badana ubaahneyn

  • @maimabeauty
    @maimabeauty ปีที่แล้ว

    M.a thanks alot but i want to get connected to you so how can i get your help

  • @HalemaHassan-km4rw
    @HalemaHassan-km4rw ปีที่แล้ว

    thanks ustaad

  • @ADESH.BOY1
    @ADESH.BOY1 ปีที่แล้ว +1

    Kheyr badan Allah kusiiyo 🧠❤️

  • @kiladi1263
    @kiladi1263 ปีที่แล้ว

    Thanks sir,

  • @dalbarasho
    @dalbarasho ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @suhaybugaaska9270
    @suhaybugaaska9270 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaal mariyo ustaad

  • @abdishakuryussf
    @abdishakuryussf ปีที่แล้ว

    Mnshllh Thanks ustaad

  • @khadarsheikhmahamud1652
    @khadarsheikhmahamud1652 ปีที่แล้ว

    aduunka waxaan ugu jecelhy markaan arko qof iga wayn oo leh fiicnaan lahaydaa inaan maxay iyo maxay ogaan lahaa.
    mahadsanid wll sare

  • @lightuptolight
    @lightuptolight ปีที่แล้ว

    Wllken naga weyn ba tahy wakaga mahad celineyna dhabahas qurxoon ee no tilmamtay kuwi waqtigoda ka faideysata rabi hana ga dhigo 🥰

  • @mohanfilms460
    @mohanfilms460 ปีที่แล้ว

    Alle yaxafidak teacher👏

  • @Jacelow_official
    @Jacelow_official ปีที่แล้ว

    Thanks Macalin lkn waxan kaa sugayi Video gii Esty ee Brintfy

  • @UmalkhayrAxmed-ot3vi
    @UmalkhayrAxmed-ot3vi ปีที่แล้ว +3

    Maxad so qortay😂😂😂 hadii hee

  • @engkhaalid4533
    @engkhaalid4533 ปีที่แล้ว

    Fadlan Ustaad ka soo hadal printify

  • @mohadaacad4774
    @mohadaacad4774 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @cabdisamadsaleebaan4841
    @cabdisamadsaleebaan4841 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @faatimaabdiwali2403
    @faatimaabdiwali2403 ปีที่แล้ว

    waxa kugu bishaarayna qof kowaad oo markan zone ka wanagsan iyo dhiiranaanta aan kabaxo aan kulaabto muqaladooda mahadsanid inbadan.

  • @mohziinjama9531
    @mohziinjama9531 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mudane.

  • @Bakarashid0
    @Bakarashid0 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal 🙏

  • @yusufomar4348
    @yusufomar4348 ปีที่แล้ว +2

    Macqul mathy ina commentkyga kso jwabtid ama San wda hdalno mar un mdasi waa riyadyda ina halmar kula hadlo wll

  • @Ahmed-wl4xs
    @Ahmed-wl4xs ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay walaaal

  • @alihessein5702
    @alihessein5702 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll💯

  • @EditorjanisHelay
    @EditorjanisHelay ปีที่แล้ว

    Best video ever🎉

  • @abchirmoussa8328
    @abchirmoussa8328 ปีที่แล้ว

    No soo badi mawducaas adoo ihtiramaya dhalinyarada

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 ปีที่แล้ว

    Thanks,

  • @samraabdulla4660
    @samraabdulla4660 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaadi

  • @cabdiwahaabkhuuriye9649
    @cabdiwahaabkhuuriye9649 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @abdalarockstar915
    @abdalarockstar915 ปีที่แล้ว

    Inte lagaala so xiriira website Ana smeen karee

  • @cabdicasiiscali5309
    @cabdicasiiscali5309 ปีที่แล้ว

    esty ka hadal macalin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @zuuraleyyyahmeth3872
    @zuuraleyyyahmeth3872 ปีที่แล้ว

    Mahadsanit❤🤴

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @xamsekhuburo1636
    @xamsekhuburo1636 ปีที่แล้ว

    Wll wan ku tagera run tii wayo waxad tay dhiri galiye Aan hadal kiisa wax ka qaato
    😇