Gudogalkii Berbera Iyo SNM Sida Ay UGu Guuleysatay In Dalka Ay Kasaarto Somaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Gudogalkii Berbera Iyo SNM Sida Ay UGu Guuleysatay In Dalka Ay Kasaarto Somaliya
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv - bit.ly/3OtZlnj
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 152

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ibrahim dhagawayne wiil hoog dhiman waayay carab ducaale inan googaar Snm halyeeyada la holin waayay illhw idiin nxriiso if iyo akhiraba amiin Snm❤

  • @NIMCOAHMED-pw5pj
    @NIMCOAHMED-pw5pj 4 หลายเดือนก่อน +2

    Tariiqda been bad kasheegesaa cidankaniwaxuu ahaa kodbuur arab isaxq iyocidagele dadaan jiri ayaatariq usmaynasaa

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 4 หลายเดือนก่อน +2

    Geesiyaashii Snm ilaahaw guushaa noo hurseedeen idinka abaal mari duli iyo dulmi ayaa naga dul qaadeen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 ปีที่แล้ว +4

    Bush TV maxaad mujahidka waramaaya magaciisana ugu sooqoriweydeen Ciwanka badaw baatihiin guuuuuul SNM guuuuul somaliland

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 ปีที่แล้ว +5

    Ciidan walba oo SNM ah in baa LAGA soo qaaday cid goini how ma SHEEGAN karto KA mid baan ahaa ragaas waana ixtiraamayaa FAYSAL madoobe

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa run CM waa ogol yihiin inay hormuud ahaayeen laakiin hawsha si weyn loola galay

  • @abdillatifismailahmad4862
    @abdillatifismailahmad4862 ปีที่แล้ว +7

    gul iyo gobanimo

  • @mahdigd3015
    @mahdigd3015 ปีที่แล้ว +5

    Mujahidtii reer sland

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 3 หลายเดือนก่อน

    Alle intina dhimatay haw naxaristo 😢
    Allahu akbar

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ha hilawin Mujahiid Cabdillahi dirawal geesi u Hagar baxay xorayta Berbera❤❤

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      CM-hu ragga ma xaqiraan. Sowkaa ragii oo dhan xaadiriyey

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 ปีที่แล้ว +5

    Dhulbahante ha daawado ladnaantuu xajinwaayee

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis ปีที่แล้ว

      Adigu tan haddad ku cimri qadanweyday ood ladagaalamaysay dulmi caqligaagu iyo miyirkaagu aad bu u liita. Laascaanood maxa kaa yaalla, mise dhulkaaga ayyad umaleysay oo wali dulmi vbaad ladagaalamaysa? Dhulbahantee haddu inbadan so halgamay kan maantaa waa kii uu qalbigooda iyo kan Somali oo xaaranooday ood ka mid tahay lagu xalaaleynlaha. Eebow hidayadada nasii oo xadgudub walba sidii aan uu ladagaalami lahayn ino fududee, amba mid gudaheena aan isku hayno iyo mid dibadda ahba; amba ha naga yimaado amba ka dadkayaga lagu hayo ha noqdo. Walaaleheen aan oodda wadagno marna is dhalnay innagu wanaag moye uma hayno, shakhsiyaadkii nasoo aada laakin, sii wafaqsan DIINTEENA, yaan ugu jihaadaynay. May ALLAH give us the WISDOM and the compassion to be victorious for our wellbeing!!!!

  • @GuuleedYare-e8m
    @GuuleedYare-e8m หลายเดือนก่อน

    Snm raggii wadanka xoreyey yaan soomaliland dib loo celin

  • @abdirahman6602
    @abdirahman6602 ปีที่แล้ว +1

    Waxa watay dhegaweyne iyo carab ducale

  • @Abdikhalaqahmed112
    @Abdikhalaqahmed112 4 หลายเดือนก่อน

    Beenle barbara ma snm ayaa xorsey sowki lha mujihid haybe labad talyihi qaybta 11 xabaal ninkeed lookla tag uisgu galay

  • @abdulahiaden6804
    @abdulahiaden6804 ปีที่แล้ว +2

    Beenta iska daaya ciidinkii qaranka ayagaa iskooda uga baxay kadib markii dowladii laga dumiyay xamar siyaad barana ka baxay xamar

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r ปีที่แล้ว +2

      Siyaad Barre ciidankiisii woqooyi ayuu ku dhammaaday. Dagaal lagagama saarin Siyaad Barre Xamar. Dad shicib ah ayaa ku soo dhaqaaqay oon hubaysnayn, ka dibna ilaa Kenya ayuu cararay.

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 ปีที่แล้ว

      @@puttinputi lol waxaad tahay ciyaalkii 1991 kadib dhashay. Maxaa tidhi bare hiirale soo saaray odagaa malaha bare bbc ka maqashayagaciisa wagii Morgan is eryanayeen bare maba.joogin xamar wuxuu joogay baydhabo isga sheegay markay qabto dhacday baydhabo guuto joogto haystay..waraysigisa ka dhagayso m
      Siyad dhafoor qiiq baa ka soo saray.meesha Vila somaliya mida kale waa.markii dowladu djacay markay snm soo gashay dholkooda taaqiirda soo baro

  • @ندىسميرمحمدجوليت
    @ندىسميرمحمدجوليت 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maalmochannel4835
    @maalmochannel4835 ปีที่แล้ว +2

    Ma ka hora mise waa ka dambe

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 ปีที่แล้ว +1

    Faysalaw.taariikhada.hakhaldin.aadan.saleebaan.mabuu.loolayna.markaa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

      waa laba Aadan saleebnaan ee aamusa sheekada dhuuxa

    • @omaryusuf7204
      @omaryusuf7204 ปีที่แล้ว +1

      Aden saleeban kale weeyan oo reer odweyne ah walaal

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@omaryusuf7204Reer Oodweyne maaha, waa Lixaad A, 6aad A-na waa Ciise Muuse Bari

  • @sacda3315
    @sacda3315 4 หลายเดือนก่อน

    Alle ayaa inaga kiciyay cadowgii xumaa
    Taas ayay dad ku ciyaaryahan
    Dhibka loosoo maray

  • @khadarahmed9586
    @khadarahmed9586 ปีที่แล้ว +1

    Adan saleban naa war iska hubi adan saleban 1991 ma nolene

    • @abdiwahabjibril4549
      @abdiwahabjibril4549 ปีที่แล้ว +2

      Maaha ka aad moodayse waa mid kale aadan saleebaankii berigii hore shahiiday maaha

    • @ismaciilaxmed2657
      @ismaciilaxmed2657 ปีที่แล้ว +1

      Waa nin nss t ahaa oo cisamuse ah maha kaad modeyso

  • @fe8445
    @fe8445 ปีที่แล้ว

    Beenta ku daldala caruurta. Soomaaliya waa mid.

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 ปีที่แล้ว +2

    MAXAAD DAWLADII OO LA DAGAALAMAYSEEN, XOOG AYAA NALAGU HAYSTAY SOOMA AHAYN, HADDA SCC XOOG KUMA JOOGI DOONTAAN, WIXII AAD DIIDEEN CID IDINKAMA YEELAYSO

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 ปีที่แล้ว +2

      Waxan u Kala Dagalamayna Kala Duwan Lkn Rag Diyarad Lagu Duqaynaayo iyo Rag La Baryaayo oo Wax Walba Gacanta Laga Galimaayo waydinka Nagaga Baxsanaya Dhulbahanatan Ahay

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 4 หลายเดือนก่อน

    War isaaqow dagaal kuma aydaan qabsan deegaankiina ee shacabkii iyo ciidankii soomaaliyeed ayaa kala burburay marxuum cabdallaahi yuususf oo jabhaddii ugu horeysay ee dagaal ku qaaday dowladdii dhexe ee soomaaliya wuu ka toobad keenay wuuna sheegay in uu ku khaldamay dagaalkaa dowladna soomaaliya waa u dhisay hishiisna waa u qabtay marka idinka wali jabhadii fekerkeeda ayaa ku jirtaan waxaa idiin fiican soomaali in aad soo raacdaan oo khiyaaliga iska daaysaan iyo xuduud gaaleedyada oo beenta ku dhisnayd ,

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      Kala burburaye, maxaa burburiyay bal ii sheeg?

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      Iska burburaye, maxaa burburiyay bal ii sheeg?

    • @Abdirashidcalanle
      @Abdirashidcalanle 11 วันที่ผ่านมา

      Haday bur burtay anaga bur burinay dhulkayagana xoog banu ku soo galnay hadaba nin walba dhulkisa ha iimansado oo haku filnado

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 ปีที่แล้ว +2

    Nijaas uraya

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

    GOBALKA BAR BARA KU LAHAAA KUWAN SAXAAFAD MAAHA WAA MAALAAYCNI GOBALKA SAAXIL DHEH

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 ปีที่แล้ว +13

    Mansha Allah.
    Gaalkii Afweyne Barre ayey umada ka qabteen.

  • @jimicsade
    @jimicsade ปีที่แล้ว +12

    Ilahow u naxariiso dadki noso halgamay war aminta i raciya

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 หลายเดือนก่อน +6

    Faysal Ahmed xaaji Aden, Allah cimriga iyo caafimaadka kudheeree
    Nin reer Shiikha. SNM tiihore ah sarkaala, 👍

  • @ahmeddhamac3288
    @ahmeddhamac3288 ปีที่แล้ว +4

    Dhaga weyne waa mujahid ka kaliyee h awal ku faanto gar ahn ciise muuse dagaal walbo wuu ka qeyb galey waa halyey

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      Waar way badan yihiine, Waysa-cadde noogu dar, Talaata Codle noogu dar, Haybe Laambad noogu dar, Ciise Curaagte Noogu dar, Cabdillahi Cudde noogu dar, Sardheeye Noogu dar, Wayrax noogu dar, Cabdisamad Gam-gam noogu dar, Cumar Toorri noogu dar, dee miyay tiraba leeyihiin CM oo keliya.

  • @abwaankurlibax5055
    @abwaankurlibax5055 ปีที่แล้ว +7

    1991 wa tariikhdii aan dhashay maalmihii qadhaadha ban dhashay anigu

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril4549 ปีที่แล้ว +5

    Dadku waxay isku khaldayaan laba aadan saleebaan kan imika uu mujahid faysal sheegayaa waa aadan saleebaankii ahaan jiray nssta oo waa lixaad (A)

  • @fadumaabdirisak3480
    @fadumaabdirisak3480 4 หลายเดือนก่อน +3

    Huwanta uunbaad hada cashar siinaysaane maad hoos bugaagta ku qortaan

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 ปีที่แล้ว +11

    Long live Somaliland ❤

  • @ismaciilaxmed2657
    @ismaciilaxmed2657 ปีที่แล้ว +4

    Dhagaweyne halyey qaran

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 4 หลายเดือนก่อน +1

    Snm geeesiyal ilahay uso diray dadkodi dhibatad iyo isir safenta lagu hayay ilahayow unaxariisto inti dhimatay inta nolna caafimadka iyo cibri fiican sii markay dhintan janad geee yaaaaa Allah 😢😢😢😢😢😢😢

  • @hassnet21
    @hassnet21 ปีที่แล้ว +16

    Mujaahid Faysal aad baan kuu salaamayaa. Si cilmiyaysan ayaad uga sheekaysay. Waxaasina waa aqoonta. Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhammaan mujaahidiintii ku naff waayay halgankii. Inta ka noolna in Ilaahay idin barakeeyo oo abaalkiina idin siiyo...aamiin inshallah.

    • @mahamudduale3294
      @mahamudduale3294 5 หลายเดือนก่อน

      😊
      Lllllllllllllll
      L
      L
      Lllllll

  • @salepanapdi
    @salepanapdi ปีที่แล้ว +5

    Guuul iyo gobanimo inshallaah Somaliland

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 ปีที่แล้ว +3

    Ulululu snm ilahay janada ha ku casuuumo

  • @fowsi7713
    @fowsi7713 ปีที่แล้ว +2

    Faysal waxa uu ahaa macalimintii lafoole ka madhaco saraakishi aqoonta militriga lahayd

  • @mohamedjama4335
    @mohamedjama4335 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allah guuul gobanimo waa lagu nool yhy

  • @shugrifarxaan-r4s
    @shugrifarxaan-r4s 5 หลายเดือนก่อน +3

    Snm guul iyo gobanimo

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 5 หลายเดือนก่อน +2

    Guuul guuiil snm waan salaamay

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waallhi raaga baa noo haallgamay raabi naaxaristi jaano haageeye

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +8

    SNM La’aantood Berihoraan layxabaal Dhuundhuumi Lahaa
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 7 หลายเดือนก่อน +5

    Un des heros du mouvement SNM ❤❤ l histoire inoubliable!Baligubadle Quatier general du mouvement
    les invainssibles Arab pilier du SNM❤❤ jai perdu beaucoup de mes Oncles❤❤ Viva Somaliland❤

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 หลายเดือนก่อน

    Libaaxii DHEGO-WAYNE iyo halyayada kaleba Allah ha sharfo.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maashallah Guul ihi SNM.

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8if 4 หลายเดือนก่อน

    Wax badan muu ogayn...
    Wax dagaalka hagayay XASAN YONIS.

  • @Abdirashidcalanle
    @Abdirashidcalanle 11 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah snm ilaahay habarkeyo oo cimrikoda iyo cafimadkoda ilaahay how barkeyo inta dhimatayna ilaahay qabriga how wasiciyo oo ilaahay how naxaristo talis xuno mucagaga oo rabay inu dadka ba biyo dhulkana xog ku qato ayay ka kor qaden

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

    Ina Macalin, Reer Miyi Ciise Muuse ah baa dilay , markii dagaalka lagu soo jebiyey ee uu is yidhi baxso bay heleen isaga iyo ilaaladiisiiba.

  • @MUKHTARGAADE-l6j
    @MUKHTARGAADE-l6j 4 หลายเดือนก่อน

    SNM WAA RAGG LA YAAB LEH DAWLADII 3AAD ĘE AFRICA AWOODA WEYNAYD AYAA AY MASKAX WAALIYA LA CIYAAREEN OO MADAXA DHULKA UGU DHUFTEEN

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahaw unaxariiso intii nagaga dhimatay Snm guul ala idin siiiiiiiiiiiii

  • @aliabdi8873
    @aliabdi8873 3 หลายเดือนก่อน

    Waa qabyaalayste Wuxi qarinayaa carab duale duale kani mujahid maaha

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Allow alle maxaad ku danbayseen.

  • @kawsarmuhumud6
    @kawsarmuhumud6 ปีที่แล้ว +4

    Waa mundane fiintii

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maaxanu ugu abaal guudna raaga inti dhiimatay raabii haa u naaxaristo i ta noola naabad kuu noolada

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes349 5 หลายเดือนก่อน

    Faysal libaax dagaalka ku fiican iyo abaabulka ciidanka

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 3 หลายเดือนก่อน

    Somaaliland ❤❤❤❤guul❤guul❤❤❤❤😢😢😢😢😮😮❤❤❤❤

  • @sacda3315
    @sacda3315 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulilah Alle ayaa guusha ina siiyay

  • @mohamedaden2428
    @mohamedaden2428 ปีที่แล้ว +1

    Ragna dhalashuu kuugu dhabar jabay ragna dhaqashuu kuu dhexjooga meesha dhimanbuu dhaami leeyahay

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo hambalyo

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee dalku ahaa

  • @LiboBadhi
    @LiboBadhi 5 หลายเดือนก่อน

    hhhh

  • @cosobmire7122
    @cosobmire7122 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😂😂😂😂🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanibnuismaci8786
    @hassanibnuismaci8786 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhdu isma qariso laakin tiinkii caafimaadka ilawday mujaahid

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasteexoMohamud-kv8rp
    @NasteexoMohamud-kv8rp 4 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @diiriyemohamedwarsame2402
    @diiriyemohamedwarsame2402 ปีที่แล้ว +4

    Xuseen dheere oo ku xigay dhega weyne iyo muuse cilmi iyo caydiid cilmi taayir iyo qaar kale oo badan xasuuso

  • @marwansuufi1401
    @marwansuufi1401 ปีที่แล้ว

    afweyne snm uun dagaal kumey qaadin soomaaliya oodhan baa dagaal ku qaaday nidaamkiisa

  • @hermanoturtle5451
    @hermanoturtle5451 ปีที่แล้ว +10

    Tres beau reportage. Excellente sequence des victoires du SNM. Berbera. The interviewed is a great amazing officer. Many names are my uncles. Proud to be Issa Moussa.

  • @Noredin20
    @Noredin20 ปีที่แล้ว +1

    Hadanan joogin ayaad noo Sheegi lahayd. Sxb Ciidankan waxa na watay . General CARAB DUCAALE waana NINKA hadlaya. waxanu ka so Galay Bariga Berbera waxanu kaso baxnay Dawga MURIYE . 80%. Waxan ka so Nimi Dhoqoshay. Dhuusada meesha kala taga.

    • @abdiwahabjibril4549
      @abdiwahabjibril4549 ปีที่แล้ว

      Carabiner ducaale iyo general.cali xuseen markay hadleen ayaa noogu danbaysay oo Dabo bahal may soo dhaafin ciidankana waxaa kaceeyey ibrahin dhega weyne qolada jidgoyntana cabdilashi darawal malaa maad joogin oo waa lagaaga sheekeeyee

    • @haibesuleiman8388
      @haibesuleiman8388 ปีที่แล้ว +1

      Dhuuso meriye ciidanba kama soo gelin berbera xaga wadada hargeysaa laga weeraray carab ducaale se waa maraayey meesha

    • @Noredin20
      @Noredin20 ปีที่แล้ว

      @@haibesuleiman8388 futo qadhmune bil ka dib ayay laga so galay wadada Hargesysa. Hargesysa waxa joogay. ABDULAZIZ ilaa Berbera la qabsaday maba so bixin.. ciidanka aad arkaysa wllhi waa HJECLO sooca weliba. Waxan ka so galnay Raari buul & dawga Mariye. Maxan se kaa la hadli sow kuwi ma tihid. BALI GUBADLE loogu tegey ee hadh cad laga qabsaday. Kuwi iyaguse 1988kii is dhiibey e Hawenka lala wadagay inay hadlan ma ahe inay sarirta hosta ka galaan.

    • @faadumocali938
      @faadumocali938 ปีที่แล้ว

      Waad xanuusanaysaa ciidan bari ka ma soo galin tariikh reerkaaga meel kale uga raadiv😂😂😂😂

    • @Noredin20
      @Noredin20 ปีที่แล้ว

      @@faadumocali938 War futo yahay loo sheekeyey orod meele kale u dhuuso. Tag. Hbr XABUUSH General Carab ducaale waa Duuban Yihiin cajeladuhu. Sanad baan Haysaney Dekeda oo weliba Cidi noogu iman. Adoo Daanyeer ah oo Morgan Kuwait 🇰🇼 ku badbaadiyey . Wax laga qori maayo. WA GUUTO koowad RAGA ad la hadlaysa. Inan Gumeed la Naagaystey oo Siyaad barre 1990 u shaqaynayey wax laga weydin maayo SNM.

  • @fowsi7713
    @fowsi7713 ปีที่แล้ว

    Adan salesman ma uu noolayn Adan magubte lakin Adanka u shear mujahidku waa adan saleban oo ku magaccdheera() goobaye()

  • @MohmodAbdi
    @MohmodAbdi 5 หลายเดือนก่อน

    Waa ciidankii 2aad iyo baabuurtoodii

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 ปีที่แล้ว

    Mujrim muse bixi baah xornimadina cunaa ustubid

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 ปีที่แล้ว

    Si fiicanbaad u faahfaahisay Mudane ciyaal tiktok baa na waale kkkk

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 ปีที่แล้ว

    Turkigii England 🇬🇧 iyo dagaalo sokey ama dawlada siyaad bare la dagaalamay ma beesha ciise muuse ayaa Mar walba wxy ku dagaalami jirin dagaalkii siyaad bare oo 95% beesha ciise muuse 5% jidgoyn

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      Waan xanuunsanayaa maad tidhaahdid, orod dhakhtar u rag

  • @patraanahmed5766
    @patraanahmed5766 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BURCO123
    @BURCO123 ปีที่แล้ว

    Adan saleban Xero odwayne udhow marku burco l baxay berbera mu nolayn xeradsu k dhint burco isago nol balaga baxay ayamayar kadhib b kudhin eriya odwayne iyo hara shikh

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      Aadan Saleebaanka uu sheegayaa waa nin ka mid ahaa Saraakiishii NSSta Siyaad Barre oo 6aad SNM ku biiray weeyaan, markaa waa Nin CM ah

  • @faysalabdillahi6556
    @faysalabdillahi6556 ปีที่แล้ว

    Wareysigan Faysal Madoobe sax ma wada ahaa runtii oo waxyaabo badan baa ka khaldan

  • @Glydh
    @Glydh ปีที่แล้ว

    Faysal imisa ayaad Somalia ka dishay waayo waxaad ku jihaaday waa Somalia commander ayaad ahayd imisa hanti aduun ayaad haysaa wixii aad ka dagaalameysan kuwa maanta ka dhigtay daily life sidee u aragtay oo maanta gabood fal ka geeysanaya genocide ka geeystay lascanod after 30years time intaas oo maselo faaiidada rasmiga ah ee aad maanta ka hayso please reply waa galaydh oo Toronto kaa soo tiigsaday w towfiq

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      Anaaba 21 ka dilay Alxamdu-Lillah

    • @Abdirashidcalanle
      @Abdirashidcalanle 11 วันที่ผ่านมา

      Somalia soo dhulkisa kumay soo donan xaq buu u laha inuu iska celiyo

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 ปีที่แล้ว

    Dhiigii ay daadiyeen ayaa maanta loo haystaa kkkk.
    Mujaahid ku lahaa!!!

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      Ciil ciil ciil baa ihaya????

    • @Abdirashidcalanle
      @Abdirashidcalanle 11 วันที่ผ่านมา

      Dhiiga bilash umay daadine dhulkodi ba loogu yimi diintana furaysa in ay is difacan

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว +1

    Allah been badnaa reer been Ku noole Siyaad bare oo dalka Ka baxay Berbera waxaa haystay General C/casiis Cali Bare
    Markii. Danna isagaa iskaga baxay beentaasi waa waxaanu idinku nacnay oo cadho ilaahay baa Ka dhalan karta war caruurtana runta u sheega
    Oo iska daaya Qoomuluudka aad dalka Ku soo dhowaynaysaan

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Riyoole taariikhda ha khadin aadan saleebaan 1988 burco ayuu ku shahiday

  • @cindypeterson8003
    @cindypeterson8003 ปีที่แล้ว

    kani wuxuu ahaa mashruuc yar oo Itoobiya ah. Itoobiya ayaa dhawaan yeelan doonta 100% dekeddaas

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว +2

      Anagaaba u diyaarinayna. Weliba Xamarna waan ku soo hagaynaa. Whi ilaa aan Soomaali dhulka la sino inaanaan nasanaynin

    • @maryanmohamed7400
      @maryanmohamed7400 ปีที่แล้ว

      @@Between-earth-and-sky Subxana allah, marka aad Soomaalia dhulka la sinto adigu ma noolaanayso?
      Xumaha kugu jira ku bax adigu. Shartaada rabbi Soomaali haka badbaadiyo.

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว +1

      @@maryanmohamed7400 Naag xun oo uraysa oo reer Xamar ahi inay afka ila soo gasho waa qalad , Yuhuudda iyagaan ka necebahay

    • @hodanhonest7290
      @hodanhonest7290 ปีที่แล้ว

      @@Between-earth-and-sky WAR XISHOO NACALA OROMADA TAHAY KU YAAL ADOO AYA AH AYA KA HDLAY SOMALIA, SOMALIA WAA WLALDAYO EE ITOOBIYAN SOMALI BARTY UMA XUMID BERBERANI IGU SOO OROD MAHA

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว

      @@hodanhonest7290 waad habowsan tahay Soomaaliyada aad sheegaysana adigu dabada u dhaq

  • @asmaabdi9108
    @asmaabdi9108 4 หลายเดือนก่อน

    Alaahu akbar😢🥹

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 4 หลายเดือนก่อน

    Buhuu bahaa

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc ปีที่แล้ว +2

    Kkk. Caruur. Usheekee
    SNM. Ayagoo isdhiibay. Oo nabad qaadatay. Oo saldhigyadii. Ugu danbeeyay. La qabsaday sida Bali gubadle. Ayay. Dawladii dhacday
    Dhul cidlaa. Oo ciidankii. Kalatagay. Ayay Soo galeen.

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 ปีที่แล้ว +1

    Waa in maxkamad lasoo taago kacaankii barakeysnaa ayeey qalad iyo qabiil laisugu tagay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +2

      Maxaa barkeysnaa Siyaad Barre markuu culmada diley quraanka waxuu ku sheegey sow maad maqal Fircoon buu ahaa maanta Hubaal dadkii oo laayye ee ciidaa ka badnaa xisaabtoodii baa ku socata isga iyo Midgaankii Cali samater iyo dhamaan waxii lug ku lahaa xasauuqii shacbka Somali oo dhan

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว +1

    Xeeqen aadka jashen shacabka somaliya allaah ha idiinku guuwo guuul somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn ปีที่แล้ว +2

    2023 walaydin ka arsanaya idor

  • @abaadiribraahimmohammed5327
    @abaadiribraahimmohammed5327 ปีที่แล้ว

    Waar beenta waa loo yeedhay iygoo duurķa ku jire

  • @faadumomohamed6575
    @faadumomohamed6575 ปีที่แล้ว +2

    Snm Waa danbiilayaal Waa in maxkabad lasoo saaraa dalkooodii burburiyeen waxy Ku badaleen dowlad la aan iyo qabiil

    • @khalidjama6420
      @khalidjama6420 ปีที่แล้ว

      Nayaa naagta dhulbaxante isdajii

    • @Abdirashidcalanle
      @Abdirashidcalanle 11 วันที่ผ่านมา

      Snm ma dhulkodad la lahyd dhul aad ledihin kumay dagalamin ee koday ku dagalamen hadana dhulkinu haydin deqo hadaydan rabin in laydin tir tiro

  • @coomade
    @coomade ปีที่แล้ว

    Walaahi. Waa beenaale. Kani Waan. Ku dhartee

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn ปีที่แล้ว +1

    Hadhaw lafo so ururso

    • @AliOmar-te4wu
      @AliOmar-te4wu ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @GuuleedYare-e8m
      @GuuleedYare-e8m หลายเดือนก่อน

      Lafihii faqashtu hada yaalaan meelaha qaar ina dhlo