Xasan inuu saxneyn jahilka ayaa arkaaya wargesyadana waywacya geliyeen shacabka tan waxaa inoo dhaanta91wixii inoo qoran waan mareynaa wax loo dulqaadankaro ma aha kuwa cashada loogu yerey iyo ereyada laga hor dhahay ma kuwa dan somali laga sugi karo miyaa allow naga qabo masiibo adiga aad ogtahay ku asiibلاحول ولا قوةالي بالله
Umadda ilaaheey a ka hor leexiyo umadda Somalida hasan Garguurte
Mw Hasan sheikh siduu ku yimid bay ku yimadeen waa xalaal ma jirtee xaaranta aan qasano
Macnaha barlamaanka weligey kuma hungoobin waa tuugaan isla nahay jugtiinu diyaar waaye ilaahow amare
Soomaaliyeey macaarad iyo maxaafidba turkiga yaan abaalkiisa laga xumeeynin xataa hadii eey wax yar oo qalad ahi ka dhacaan ugu dulqaata walaalayaal markaan sidaas idin leeyahay waxaan ogahay oo noo wada muuqata dhamaanteen inuu turkigu diidan yahay balaayiin doolar oo carabtu la dultaagan yihiin wuu diiday turkigu si uu somaliya gaajada iyo tuugsiga uga saaro aawgeed sidaa darteed sideey noo qiimeeyeen walaalaha turkigu aan uqimeyno
Xasan waa kii adkaada xasan sh sababtoo ah waa shakhsi aad isugu kalsoon wax kasta oo uu doonayana ka dhaadhicin kara ciddi eey kulmaan
XASan wuxuu doonayaa inuu dalka geliyo khatar tii ugu xumeyd.
Dorasho waxfican
Wandioney waaDaGaL
Waa beentii aamin ma lahan xasan shiikh duugtii ugu danbeysay ayuu dalka marinayaa xasan shiikh wuxuu duleystay baarlamaankii kaliya bari oo khamiis ah baanu eegeynaa Sidney ka yeelan waxaase cad in aanu dooran doono madaxweyne qaran iyo barlamaan taasaa ka dhalin doonta xasan ugu yaraan sadax mataano ah oon isku aabo ahayn ugu danbeyntii sharci dajinta waxay horey ugu geysteen dalkaan way garanayaan yaan maanta duleysiga lagu saacidin xasan dilaalka iyo duminta uu wado adinkana khadka dhaxe ayuu idinka saarayaa taas ogaada