HABEEN: Hogaamiyaha cusub ee Xasblhi oo kahadlay xiriirkooda Xamaas iyo Sucuudiga oo arinta Falastin
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024
- HABEEN: Hogaamiyaha cusub ee Xasblhi oo kahadlay xiriirkooda Xamaas, iyo Sucuudiga oo arinta Falastiin si cajiib ah usoo galay, iyo arimo kale oo muhiim ah.
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
allow u hili reer falastiin, lubnan iyo muslimka
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
alle ha rumeeeyo riyadaas waa riyo fiicn insha alh ilahy swt waxaan ka.baryaynaa inuu rer falastin guul siiyo dhibka.alle haka qaado baraare iyo barwaaqo amaaan iyo nabad rabi ha siiyo xornimo doonka xor alle haka dhigo alle ha xafido mujaahidiinta iyo shacabka wllheen guul daaima alle ha siiyo gaalada alle ha jabiyo dhamantod
Allaha xafido sheikh Naciim Qaasim.
Allahumaa aamiin.
Waxa kaliya ee u hiiliyey madluumiinta falastiin waa xisbullah iyo yemen iyo iiraan.
Muslimiinta kale ee caalamka iyo carabtii oo dhan waa daawanayaan
Sida loo laaynayo falastiin.
Allah swt wax ka Qarsoon maleh oo waa Al-Samuucul Al-Basiir.
Insha Allah
Waa guuleeysanayaan muqaawimada
Insha Allah
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Allahaw u gargaar muslimiinta meel walba ay joogaan soo taageera wll
❤❤ Layli media❤❤
Allaw babies oo soodadaji nasriga iyo guusha falastiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walaikumsalam macalinkeena Nadara aloow unaxriiso inta ku shahidey aloow inta musliminta oo dhiban Aloow dhibka Ka qaado aloow ducodayda u aqbal ameen ameen
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤inshaAllah guul
New govment in Palestine
After end ware
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo culeeska ka dulqaad yarabi
The Victory always belongs to the people of Gaza with the help of Allah
First comment maanshallah inshallah nadaara iyo teamka dhaman waa idiin salaamay 😅🙏
Waan kaa qaaday
Waan kaa qaaday
Ilahayow muslimiinta ugar gaar❤❤❤❤
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
Allow unaxariso walalahan reer Palestine 🇵🇸 iyo reer Somalia 🇸🇴 amiin amiin amiin
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين
Awal oo dhan muxuu u garab istaagi waa yey falastin
Wcn insha.alaah waxanrajaynayna inay iskadhamaandoonto manaafaqadi reergalbeedka iyo nacasnimada gambawaynta carabta guushina way.uraysa waymuuqata
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
Manshaalah sh nacim Qasim ur so brief
Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa
Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM
❤❤❤❤ صلي الله عليه وسلم❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
❤❤❤❤
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi
Gumaystaha America iyo ingiriis alle ha rido
Maansha allaah xisibllaah waa rag hiil leh taariikhda ayaa qori hiil wallatinimo ❤❤❤❤
ILAAHOW YAHUUDA JABI AAMIIN O FALASTIIN XOREE.
Guul Iyo gobanimo 💚 iraan falastiin xuuti xisbulaah Rabbi ha jebiyo Kufaarta dhamaan cadawga muslinka Allow jebi.
Mahadsanid Nadaara.
Masiibo allahkurido yahuuda wey gulesanayaan falastin insha allah
Asc Nadaara. " Shirka Saudi Arabia 🇸🇦 " Wax Ka Soo Baxaayo Ma Jirto In Ay Oga Sii Daraan Mooye.Thank You 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
Insha allaah
Wcs wrxm nadaara
❤niciim qasam alaha xafido ❤alahu akbar ❤❤❤
Falastiin waa iney dowlad yeelato xuduudaheedana yihiin 1967dii wixii kale waa wax kama maamulka taagta daran sahyuuniga ah wato
Assalamu caleykum Nadaara
Maashaa alah alhu akbar❤❤❤
falastiin lubnaan iiraan aloow ugar gaar
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Haduurun sheegaayo xiriika diblu mmaasiyadda hakalanoqdo israa iil
Guul xisbullah guuul xisbulla guul xisbullah
Wcs nadaara show waarki xalay wad naga ilowday nomaadan sodayn
illaahow burburi yahuud iyo waxii taageera aamiin illaahow ugargaar islaamka siba falastiin xuuti xisbullaah aamiin sucuudiga in lalaayo falastiin mareykan ayuu hoos ugu dhiibay xaaraamig
Ok waye❤ dowladnimada❤❤
Xisbullah waa iney ku adkeystan u hilin Gaza waa muhim 🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧😭😭😭😭🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🩸🩸🩸🩸
Illahaw uu gar gar shacabka reer falastiin ammin Yaa Raxmman
Walaikum salaam warahmatullahi wabarakatu Nadaara.
Nadara show
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤
Maashalah llibaax
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
Sahnuuniyada israiil iyo xulfadeeda dhulka allha lajaro yaarabi
Sucuudi wuxuu wado waa munafiqnimo nimanka diiday in loo duceeyo falastiin maxaad ka sugi
Guul Xisbullah guul Xamaas guul Xuuti 🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇱🇧🤲🏼🇾🇪.
Sucuuga shirkiisu waa shir lagu basaasayo Muqaawamada
Sacuudi haduu rabo falastiin in eey dowlad heshay haku jihaadka israiil sikale lagoma helaayo inteey yahuud falastiin dhax dagan tahay xalka wa jihaad yahuud in leeska celsheey wax kulee dahay ilaa eey ogaato in eey ayada tahay qof yimaaday falastiin
ilahayow babi Israel
Iska iloowa sacuudiga wuxuu shacabka u sheego
Sucuudiga ma ogola urur xoriyad doon ah carab ah kama hadal hal maalin xasuuqa falastiin weli wuxuu
Taageray dilkii la diley yaxye sinwar iyo Nasrulaah marka iska iloowa
Sacuudi iyo yuhuud
Waa isku mid
Sacudiga falastiin markii la dhameyey muu hurdada ka soo kacay
Wcs wll w
Yuhuud iyo amercan alaha jabiyo xujo hadafkoda kadhigo insha alah
Soo dhowow wariye sare🎉🎉🎉
War heedhe nadaara yahuuda waxakasatey samaeyan daroonaka salanatads wayasocn
Habeen wanaagsan akhii
Sacudiga ma basas dow lada donayo caloshoda miya
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Asc wr wb sucuudigu waa khayin waxaa taa ka horaysav waa in u ka hadlo dadka macluusha u dhimanaua iyo biyo la anta
Guulguul
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Mahad sanid
ILAAHOOW. GUUL. Sii musLIMIin. Reer. Gaza. 8yo. Yaman. Iyo. CiRaaQ. Adnna. Abuu. Nadaar waad. Mahad. San. Taha
8yo maxaa kawada
Ustaad Nadaarow Natanyahu oo wiillkiis ku haayo aaba waa aroosaa iyo anigaaba dhuumanooyee see u aroosee ma ka heshiiyeen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
allaw adaaa umaqan dadkaaga reer falastiin
indho gulus jeebka wali ma buxsamin miyaa warki shalay iyo xayesiin dheer dawada shadii way kala tagen
Carab wax kasoo kordhayaa shirkoodaamaleh eewaqti hakulumin walaaloow lalabadoodana hanoosoogudbin walaal
Alow siidhka falastiin hanaga dhamayn waa tusaalle aduunkoo than gaal iyo Islamaba waxkuqaadankaraan smirkaooda adkaysigooda mandat
Mabda ooda geesinimadooda
sucudi cusub miyaa dhashay
Alle garabgal musliminta
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
carab tiina meel meeshaan ee dheylo iyo baris kucu naayaan falastin ne wexee cunaan ayey la yihiin wallee madax da carabta aaqiro waraa uyaalo
Masiibo haku dhacdo kuwaas Carab isku sheegaya..
🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼
@fadumoali7402 Aamiin
Alle lajiromaishanayan maisho
Falastiin iyadaa goaan kugaadhay inayna wadankooda kabixin ilaa ayeelato dawlad xòr ah sucuudigu wuxuu ogaaday inay falastiin guulaysatay iyadaa keenta dawladeeda alaw uaqbal dawlad falastiin yeelato yaarabi
Guul nagaaro
Wc nadaara show
مؤتمر مثل أخواتها من الؤتمرات العديدة السابقة التي عقدت زهاء سبعون عاما ولا زالت تعقد إلى يومنا هذا دون الخروج بنتيجة تذكر ! .
رحم الله السادات الرئيس الأسبق لجمهورية مصر العربية لقد أدرك وعرف قدر العرب حينما إتفق مع مناحم بيغن رئيس وزراء إسرائيل الأسبق بقيادة جيمي كرتر في كمب ديفيد بعدما علم أن معظم قادة الدول العربية قاموا باتفاق سري مع إسرائيل ينص بموجبه ان يهاجموا اليهود إعلاميا فقط ، وبعد قطع الدول العربية العلاقات الدبلوماسبة مع مصر قام السادات بتوجيه خطبة أمام البرلمان المصري ومن جملة ما قاله في خطبته الشهيرة تلك ، والتي دخلت في التاريخ ، أنه قال :"" العرب يقولون اللهم أهلك اليهود بينما زعماؤهم يلعبون القمار في مونتي كارلو ، لا حرب بعد اليوم مع إسرائيل "" ، لذلك فإن خطبته الشهيرة تلك بينت تماما أن القدس وفلسطين لا تحررها العرب إنما الذين يحررونها هم أبناء فلسطين ولبنان وسوريا والعراق واليمن وبدعم من الفرس والجزائر وهذا ماهو واضح الآن .
هذا المؤتمر الزائف التي يعقدها إبن سلمان والذي يطالب فيها بحل **الدولتين** إن دل علي شيء إنما يدل علي مدي دعم دول الخليج لإسرائيل بالمال ونصرتهم خوفا من أن تسيطر إيران وتبسط نفوذها في الشرق الأوسط ليس إلا ، وبذلك لا أحد من المؤتمرين يتوقع أن تنجح.........
اللهم انصر إخواننا المجاهديدن في فلسطين .
Wax ka jira malahan Sacudiga waxa uu wado una Daneyn maayo Falastin waayo waxaan Necbahay Aqawaanul muslimin /
🎉🎉😂❤😂
❤wcs ❤
Xasis naga yare
Wcs mr nadara
Shirki sucudiga macna weyn masokordinayo swbto ah wixi dacayo indahey kafirsaneysa marka hda miyey wax bilabi
Midakale shir hadu macno leyahay ki Doxa ya wax tari laha
Carabta wax ka shir jecel aduunka laguma arkin.
Guul.falastiin iyo xulufadeeda kusaliya suubanaha scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw
Horta allah ha u gargaaro Reer falastiin gaar ahaan reerGazza , tanlabaad na shirkan la leeyahay Sauudiga ayàa wada si loo aas also laba dawladood wax ka jira malaha waxaaa weeyi irbad suuxinaysa si ay shacabku u moodaan in reer Gazza loo maqan yahay taasi waa habeen xalay oo tagay cid can Ilaahay ahayn oo reer Gazza u maqani ma jirto Yaa Allah u gar gaar oo uga aar goo dhamaan cada2ga isku kaashaday 😢
👍
SLC SUCUDIGA HADU FALASTIN
WAX LA RABO CULIMADISA AMA SHICIBKA DARENKA IYO XAQA KAMA BAQTIYEN XAQU ILLAA QIYAMAHA WUU JIRAYA ISAGO BADILKA HOR TAGAN
Haah waasofaa in 2 ba dowlad nimafa iyo madaxbanaanifaladtiiii x ay aqbasho israaiil
Waxaa bilaabanaeysa nabada batiga dhaxe oo nabadkuwafa noil talakalemalzhzn fadlan waz mahiim qore abdirasaaq😊
asc🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Adeer sacudi wuu soo Daahay