Al-qasaan oo Fariin culus u dirtay ciidamada ISRAIII & Xogta Kaartada Muqaawamada lasoo baxeen |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 162

  • @Black-Stone01
    @Black-Stone01 3 หลายเดือนก่อน +2

    Caasimada Mauritania wa Nouakchott ee Nikaraguwa maaha. Fadaln iska sax. Eng Ahmedaa

  • @abdillahidaher3809
    @abdillahidaher3809 3 หลายเดือนก่อน

    Wan ku salamay horta marcadde show toos djibouti 🇩🇯wa katakana imika

  • @MohamedAhmed-hh2nf
    @MohamedAhmed-hh2nf 3 หลายเดือนก่อน +5

    ALLAH HUAKBAR

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe 3 หลายเดือนก่อน +1

    I'm supported

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤❤

  • @AxmedSalaad-uh5go
    @AxmedSalaad-uh5go 3 หลายเดือนก่อน

    Guul alle hasiiyo muslimiinta

  • @ari2541
    @ari2541 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi waa farxad ❤❤❤

  • @mmboulhan514
    @mmboulhan514 3 หลายเดือนก่อน +3

    Caasimada Mauritania waa Nouakchott

  • @igalalmis1577
    @igalalmis1577 3 หลายเดือนก่อน

    Asc maracade show walal casimada mauritania waa NOUAKCHOTT ee maha NICARAGUA iska sax walal mahadsanid

  • @ahmedwelidirie7000
    @ahmedwelidirie7000 3 หลายเดือนก่อน

    Nouakchott casimadda Mauritania maaha nikaragua

  • @zahraajo9869
    @zahraajo9869 3 หลายเดือนก่อน

    Idam alle hubkaaa inta laga furto ayaaa yuhuda lagu baabi,in

  • @omaraden1562
    @omaraden1562 3 หลายเดือนก่อน

    Caasimada muritania waa nawaakshot ee meeshaa way kaa qaldan tahay ee iska sax

  • @nurahmedmohamed567
    @nurahmedmohamed567 3 หลายเดือนก่อน +4

    Caasimadda Muritania waa: NAWAAKSHOUT

  • @xirsi.ducaale
    @xirsi.ducaale 3 หลายเดือนก่อน +4

    Guul falastiin👍

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alhamdulilaah ❤

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf 3 หลายเดือนก่อน +5

    Mahadsanid maxamad ciise walaal alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba halyay soomaaliyeed

  • @AbdifitahKuleelka
    @AbdifitahKuleelka 3 หลายเดือนก่อน +3

    horo.usoco.wll

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 3 หลายเดือนก่อน +14

    Allow Ducada Naga Aqbal Oo Muslimiinta Kor Kayeel🤲🤲🥲

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 3 หลายเดือนก่อน +1

      آللهم آمين يارب العآلمين ❤🙏❤️

    • @munadeg-aware1022
      @munadeg-aware1022 3 หลายเดือนก่อน +1

      🤲🤲🤲

    • @sumayaayub421
      @sumayaayub421 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @ibrahimmaxamud9408
    @ibrahimmaxamud9408 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hello fast person

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 3 หลายเดือนก่อน +2

    Weeriye adigoo raali ah Mauritania caasimaddeeda waa : NAWAAKSHODH ee ma aha NICARAGUA .

  • @axmedhassan6963
    @axmedhassan6963 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nikargwa maahine waa Nuwaaqshoot. Mhdsanid Maracadde wn ku taageersanhy sxb barnaamijyadaada tayada bdn.

  • @CabdirashiidSaciidmaxame-mu9py
    @CabdirashiidSaciidmaxame-mu9py 3 หลายเดือนก่อน +7

    Guul falastiin

  • @mabdulahidahir862
    @mabdulahidahir862 3 หลายเดือนก่อน +5

    Jazaakalaahu khayran

  • @MohamedHassan-b1z
    @MohamedHassan-b1z 3 หลายเดือนก่อน +3

    الله اكبر ولله الحمد ❤

  • @Warsamecagale
    @Warsamecagale 3 หลายเดือนก่อน +2

    Muritaniya casumadeda waa nuwaqshot ee mahan magacaas waka qaldanyahay

  • @AliAhmed-rj5re
    @AliAhmed-rj5re 3 หลายเดือนก่อน +2

    A Salaama calaykum Caasumada Moritaanimaaha nikaraagwa Waa Nawaagshod!

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 3 หลายเดือนก่อน +2

    Halmaan hadal kuma jiro!!! Caasimada muritaania waa Nawaakshout, 100% muslim Suni ah

  • @abdirazakhajiali2415
    @abdirazakhajiali2415 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sixitaan: nouakchott (Nuwakshot) ayaa la dhahaa Caasimadda Mauritania. Mahadsanid

  • @AbdifitahKuleelka
    @AbdifitahKuleelka 3 หลายเดือนก่อน +3

    Horo.usoco.wll

  • @engineeraymankw9989
    @engineeraymankw9989 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wll Caasimada Mauritania 🇲🇷 waa Nouakchott Ee ma aha Nicaragua 🇳🇮 Caasimad na maaha ee waa wadan Latin America ku yaalo.

  • @AproudSomali24
    @AproudSomali24 3 หลายเดือนก่อน +2

    Scw caasimadu wa "Nouakchott" maha nicaragua...

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤ ❤❤❤ nice

  • @abdulazizshire1940
    @abdulazizshire1940 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nuwaakshoot waa caasimadda mouritaniya

  • @SubeyrYamani
    @SubeyrYamani 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow amarkaaga
    Arligaa turkigoo dhan
    Erdoğan markaleeto
    Amiir waad kadhigtee
    Islaamkoodhan quweeyoo
    Palestina inteeda
    Israel kaxoree
    .
    .
    .
    Say aamiin

  • @11xurr22
    @11xurr22 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nouakchott
    Capital of Mauritania

  • @hassannur4009
    @hassannur4009 3 หลายเดือนก่อน +1

    Correction.
    Caasimada Nuakhshot. ( Nouakchott )
    Ma ahan Nicaragua.

  • @HIROOSH1
    @HIROOSH1 3 หลายเดือนก่อน +1

    MARACADE SHAW WAAD MAHADSANTAHAY SIDA AAD NOOGU SOO GUDBISID WARARKA CAALAMKA
    SIXID.. HILMAAM HADAL KUMA JIREE CAASIMADA MURITAANIYA WAA NUWAAKSHOOD.
    MAHADSANID...........

  • @sdfgdfty1179
    @sdfgdfty1179 3 หลายเดือนก่อน +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الأخ العزيز محمد مرعد الا يسامحك عاصمة المرتانيه نواق شوت وليست نكراو

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Noolada guuulaysta walalaha jihadaya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinmohamad6546
    @husseinmohamad6546 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maracade .caasimada Mauritania waa nouakchot . Ka sax nekragu waa latin america

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dakadu waxay ahayd mid dhagar loogu maleegaayo reer falastiin
    Marka ilaahay ayaa buburinaya

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mhd sida aad u tabineysid wararka adoo wakhtigeenna dhowraayo. Mhd

  • @saciidwaheliye7111
    @saciidwaheliye7111 3 หลายเดือนก่อน +1

    Caasimadda Moritania nikaragwa maaha ee Nouakchott

  • @yusufmohamed6423
    @yusufmohamed6423 3 หลายเดือนก่อน +1

    Casimada Mauritania waxa la dhahaa >

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022 3 หลายเดือนก่อน +4

    Allah swt ha guuleeyo musliminta falastin 🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maracade aad iyo aad bad umahadsan tahay

  • @Demdem340
    @Demdem340 3 หลายเดือนก่อน +1

    Khalad caasimada Mauritanie waa Nouakchott

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 3 หลายเดือนก่อน +16

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta inyar masoon sidaa team "maracadde show"ku xiran_yahuud iyo nasaro kuwii is garabsadee maxaa in badan laga adkaday * xaqa mar buu dilaca gardarole gulaystana abid lama arag *dowladihii islamkana halkay garab istagi lahayen walalahoda dhibtonayo tantooda bay fiirsadeen *reer qasa Eebbe baa u maqanoo gargaarkiisa siinayo haday gaalo isgarab satay *muqawamada iska caabintana wa kuwa la jihadayoo reer galbeedka isu tag * guusha xamasna wa tan dunida la yaabantahoo walina kuwa kadaran dhiman yihiin.🎉❤🇵🇸🇵🇸👏

  • @saladkalla7813
    @saladkalla7813 3 หลายเดือนก่อน +1

    عاصمة موريتاني: نواكشوط

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 3 หลายเดือนก่อน +10

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 3 หลายเดือนก่อน +1

      Isla xisho shiico ha uducayn walal
      Xamas haa kuwas duco wa ay muteeyn

    • @maxamuudmaxamed3656
      @maxamuudmaxamed3656 3 หลายเดือนก่อน

      Tyyyýuiþoo99nt¾gbğģhrògfxuj6uggttto​@@mohazat5009

    • @maxamuudmaxamed3656
      @maxamuudmaxamed3656 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohazat5009y

  • @Ibrahimxasanibrahimxassan
    @Ibrahimxasanibrahimxassan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mareekan.iyo.israaiil.iyo.ingiriis.iyo.jarmal.faranso.ooxamaas.ayeeytaag.ulayihiin.iLashley.ayaamahada.iscale.insha.alaa.waaguuleysanayaanidinka..ilaaheey.

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf 3 หลายเดือนก่อน +1

    يارب ياكريم يارب العالمين يا الله يا رب السماوات والأرض يا حي يا قيوم يا رب هذا كون كله يا ذل الجلال والإكرام يا الله يا رب كل شيء كله يا قوي ياجبار يا ملكوت السماوات والأرض يا الله يا الله يا الله يا الله اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم اللهم وسدد رميهم وثبت أقدامهم وأيدهم بنصرك يا أرحم الراحمين يا رب العالمين اللهم أمين اللهم امين يارب العالمين

  • @muktaregeh7110
    @muktaregeh7110 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc brother capital of Mauritania is Nouakchott

  • @mukhtarmohamed4364
    @mukhtarmohamed4364 3 หลายเดือนก่อน +1

    Rabiyow raxiimow caziizow rer .zamuud iyo rer luud sidad u halaagtay oo kale uhalaag amriika iyo Israel una gargaar mujaahidiinta rer qaza🇵🇸🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha guuleeyo muqaawamada reer FALASTIIN. Allow baabi’i oo tirtir arxanlaawayaasha YAHUUDDA dhammaantood.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 หลายเดือนก่อน

    ☝️ NACDALI 🤍 korkiisa 💐 Ha ☝️ AHAATO 🤍 natanyahu 💐 IYO ☝️ WAXII 🤍 TAGEERSANBA 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahamed ciise wariye aqoon leh cod kar ah isla markaana leh cod faseex ah

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 หลายเดือนก่อน

    ☝️ ALLAH 🤍 Ha 💐 guuleeyo ☝️ wallaalahay 🤍 falastiin 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐

  • @shafiicabdi
    @shafiicabdi 3 หลายเดือนก่อน

    اللھم انصر إخواننا فی فلسطین

  • @munawarmaxamudFaaraxcalijiis
    @munawarmaxamudFaaraxcalijiis 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul guul guul jayshul rasuulilaah scw weeyaan koxaha muqaawamadu alaahu akbar

  • @anasfahad-iv8sm
    @anasfahad-iv8sm 3 หลายเดือนก่อน

    عاصمة موريتانيا هي نواكشوط وليس
    ت نيكاراجوا هي دولة فى أمريكا الوسطى

  • @Akram-fw8lb
    @Akram-fw8lb 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alx

  • @CabdiRisaaq-b6i
    @CabdiRisaaq-b6i 3 หลายเดือนก่อน

    Ismaa baadaaliicimiiladuu ee
    Waxaaykacaraareey
    Ansaaruulaah
    yamen gantaaladoodaa

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 3 หลายเดือนก่อน

    آلله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤qiyanada mareykanka +ruushka +carabta........

  • @SOMALIBoy-tl6bo
    @SOMALIBoy-tl6bo 3 หลายเดือนก่อน

    Hadii ey yahuud ey isku haley neyso america falastiine waxa ey isku haley neysaa Allah subxaanahu watacaalaa

  • @dahirosman1490
    @dahirosman1490 3 หลายเดือนก่อน

    NAWAKSHOT ayaa ladhahaa casimada muritania nekarguwa waa wadan latin amerika kuyalla

  • @omarosman619
    @omarosman619 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb caasimadda Mouritania waa Nouakchott (Nuwaakshot).

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow.Awoodan.falastiin.iyo.muqaawimida.siyaadi

  • @CabdiRisaaq-b6i
    @CabdiRisaaq-b6i 3 หลายเดือนก่อน

    War intaad muruutaaniiyaa aad noosooqadiimaasiid MAAD jamuuriyaadaa maraakeesaan ee iiraan
    MAAD soohoor mariisiid

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Maxamad ciise umaqalmo 1m waxkayare idinmee soomaaliyey mise maalayacni baalagu maqanyahay

  • @haboonadan
    @haboonadan 3 หลายเดือนก่อน

    Filimka 48 minuter socinaya xage ka dawadaa???

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 3 หลายเดือนก่อน

    Jab io hoog dushiina ha ahaado yuhuuda io reer galbedka io dhaman cadawga musliminta

  • @tacban5407
    @tacban5407 3 หลายเดือนก่อน

    ASw
    beenta dhaaf caasimada Nouakchott, city, capital of Mauritania,

  • @Mustafamahamed77
    @Mustafamahamed77 3 หลายเดือนก่อน

    Maracadeshow zxp marwalba xasuusi inay dadka somaliyeed uduceeyaan waxaan u awoodnaa ducee ilaahay wunaga aqbaliye markastod barbaamijka sogasho zxp xasuusi in loduceeyo wllaalaheena reer falastiin
    MAHMED CIISE waa igatalo zxo
    Adiguna waad kumahadsantahay in aad dhagahayaga soogaadh siiso malin walba wararka ugudanbeeyay ee dagaalkaa

  • @SiaAbdi-e9x
    @SiaAbdi-e9x 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah ilaahoow uhiili muslimiinta muqaawamada reer falas tiin aamiin aamiin

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf 3 หลายเดือนก่อน

    Yaxye siwaar iyo inaguba waanguuleysaney ilaahay mahaf usunaatay

  • @CabdikaafiCabdirisaq
    @CabdikaafiCabdirisaq 3 หลายเดือนก่อน

    ilaahow guulee oo ugargaar walaalaheena beer falastiin ciidan iyo cududna sii

  • @haboonadan
    @haboonadan 3 หลายเดือนก่อน

    Rabbi ayaa gulayn Reer falastiin iyo muqawamada xaq udiriirka ah.

  • @Humblegwal.1
    @Humblegwal.1 3 หลายเดือนก่อน

    Falastin waxaa ladagalmaya mareykanka iyo Reergalbedka carabtina waxaa la ugu amrey hadaad usoohelisan aad maridontan meshii ey mareen Ciraaq ; Libiya ;Siiriya

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 3 หลายเดือนก่อน

    Masha, Allah shukran Allah ku sharfo wll

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 3 หลายเดือนก่อน

    Baddaasi habaarka muslimiinta ayaa ku dhegan insha'alah wey ku halaagsami doonaan gaalada.
    Xasbunalaah wanicmal wakiil gaalo allow jebi insha'alah .
    Xamaasna wey guuleysan doonaan insha'alah. yahuudu wey jabidoontaa bicizatilaah.
    Gaalo iyo munaafiqiinta carabta wey jabi doonaan bicizatilaah.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 หลายเดือนก่อน

    maracade hilmaani hadal kumajiree casimada mauritania waa nouakchot ee ma aha nicaragua

  • @cabaascabdullahi8665
    @cabaascabdullahi8665 3 หลายเดือนก่อน

    Doorashinka Moçambique ka so hadal szb

  • @ahmedwelidirie7000
    @ahmedwelidirie7000 3 หลายเดือนก่อน

    Nouakchott casimadda Mauritania maaha nikaragua

  • @MUUSE967
    @MUUSE967 3 หลายเดือนก่อน

    Caasimada murutaaniya waa Nuwaakshoot waye sxip

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน

    Jaalle tani waa nasriga illahay ugudeeqayn mujaahidiinta shujaaciya iyo guud ahaan qaza oo noqotay qabuurihii yuhuudab'maraykan canada iyo guusha xamaas insha allaah

  • @MohamedAliismaail
    @MohamedAliismaail 3 หลายเดือนก่อน

    Murataniy wali waxa kajira gumasiy lagu ahayo dadak dalaka iskale ee logu yimad ee afarikak ahy

  • @m.abdijimale7610
    @m.abdijimale7610 3 หลายเดือนก่อน

    Caasimadda Mauritania aan kaa saxo saaxiib waana Nawaakishoot

  • @xirsi.ducaale
    @xirsi.ducaale 3 หลายเดือนก่อน

    Falastiin aan uhiilino ok ducada yaana kala bakhlin ileen wax kale uma awoodno

  • @AbdaleDaahir-wj7bj
    @AbdaleDaahir-wj7bj 3 หลายเดือนก่อน

    guul Musliminta.falastin..somaliya❤❤❤. guul maracade ❤❤❤

  • @sacadsalmaan2142
    @sacadsalmaan2142 3 หลายเดือนก่อน

    Caasimada muratnia caasimadeeda waa nawaadshot ayaa la dhahaa

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa kugudjavay sxb maanta manasatey ma anaaf iibaqdey mise adaabaqaey ma boronnbagaada yaanakaladhexgashey maat iyoxaley warkaaga Madeline qeyryaan kuurajeynayaa dagaalkaan waa waajib war.isii

  • @cabdulaahicabdi687
    @cabdulaahicabdi687 3 หลายเดือนก่อน

    ALLR HA GUULEEYO
    MUSLIMIINTAAS.AAMIIN
    YAA RABII.

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 3 หลายเดือนก่อน

    illaahayoow u gargaar walalaheena reer falastiin

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid and jazzaka Allahu khyran wariye maracade ❤

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน

    Waxay u yidhaahdaan magaca waa sarakiishii ugu xumeyd tiradana waxay u sheegaan cadawgu waxa loogaysto masheego jawaabtu wataa sidoo kale adigu waxaad tidhaa mujahidiinta

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 3 หลายเดือนก่อน

    Maraykan labadan waayel ee asasaqay wax dhama ma jiro miya ilahay midki qer leh