Episode 48: Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload| Kabasho|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 59

  • @hafsaahmed1882
    @hafsaahmed1882 ปีที่แล้ว +16

    Ilaahay ha ku xufdiyo caafimaad taam ah ayaan kuu rajaynaya waxan mudo kooban kaa bartay cilmi igu qaadan laha inan mudo dheer barto waxan la kulmay kabasho waktigii nolashayda ugu adka runti anoo la dalaa dhacaya dareemo kala duwan oo iska dultagay iyo jaahwarer nafeed runti wad i caawisay wlo wan kugu bogaadinaya shaqada mutadawac nimada ah e ad hayso ma qiyaasi kartid inta qof ee ad caawisay alah ha ku caawiyo

  • @sumayaisackhassan5779
    @sumayaisackhassan5779 ปีที่แล้ว +7

    Xamdaay macalin abaal ban ku hayna aniga iyo rer kabasho❤

  • @ItsSaadah
    @ItsSaadah ปีที่แล้ว +6

    Wcs ustad hamda allah yubaarik fiki, jazalakallah khayr, kabasho wa taxanaha igu muhimsan noloshyda ana lasocday ilaa bilowgi aadba umahdsantahay waxad mudantahay duco iyo amaan rabigay haku barakeyo , you deserve the best of everything sweety much love❤

  • @fardussuleiman7233
    @fardussuleiman7233 ปีที่แล้ว +5

    Xamdiyeey caqliga carabka iyo cimrigaba ilaahay hakuu xiftiyo ❤

  • @abdiqani50
    @abdiqani50 9 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @sabaomar.
    @sabaomar. ปีที่แล้ว +2

    شكرا لكِ كنت بحاجةٍ اليها و بشّدة .. ❤

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah walshy guulayso Drs Hamda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdulkadirnormohamed6911
    @cabdulkadirnormohamed6911 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wqx badan ayan kaa faaiday macalimad xamdi xuseen
    alaha kaa abaal mariyo talooyinka fiican aad nasiiso

  • @enisaabdiqadir9180
    @enisaabdiqadir9180 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid hunno ❤

  • @ugbaad7733
    @ugbaad7733 ปีที่แล้ว +3

    Maanta aniga uso horeeya macalin ❤

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir ปีที่แล้ว

    Mahadsanid dr

  • @nafisamursal8318
    @nafisamursal8318 ปีที่แล้ว

    Jazakalah Alfa khayran

  • @saleebaanbashiir2756
    @saleebaanbashiir2756 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad Hamda.

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed ปีที่แล้ว

    Mahadsanid huno qliyey ❤ ilaahay cilmiga iyo caafimaadkaba ha ku barkeeyo ❤❤ aad baan kugu baadiyoney❤

  • @Moali003
    @Moali003 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal.

  • @Jiraalka_Maanta
    @Jiraalka_Maanta 22 วันที่ผ่านมา

    Mahad Sanid wll Xamda Alle Haku Xafido

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 ปีที่แล้ว +1

    Kabasho waa muwduuc cajiiba waan ka helay Aniga hadalka kor loo qaado ayaa idhiba

  • @Mugweyn
    @Mugweyn ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin ❤

  • @MohamedAbdulleyMohamed
    @MohamedAbdulleyMohamed ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid abaayo
    Seetahay xldada kawaran

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  ปีที่แล้ว +1

      Waan wanaagsanahay AlxamduliLaah walaalo, Mahadsanid ♥️

    • @MohamedAbdulleyMohamed
      @MohamedAbdulleyMohamed ปีที่แล้ว

      masha allah walaal mcnt allaha ku ziyaadiyo caafimaad ka iyo wanaagaba

  • @munawaberi1617
    @munawaberi1617 ปีที่แล้ว

    Allaha ku ziyaadsho cilmiga wll

  • @HamdaAbdullahi-tf7et
    @HamdaAbdullahi-tf7et 3 หลายเดือนก่อน

    Hamday macalimadeyda❤

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 ปีที่แล้ว +1

    Xamdaay waa ku jeclahay

  • @sahromaxamedaxmed2529
    @sahromaxamedaxmed2529 9 หลายเดือนก่อน

    Jasakalah

  • @ShukriaElmi22
    @ShukriaElmi22 ปีที่แล้ว

    M.a allah haku barakeeyo ❤

  • @hamdiali871
    @hamdiali871 ปีที่แล้ว +1

    Wxaaad moooda mushkaladii waligeeey aan magaca u la'aaa inaad tilmaamayso💔

  • @carafadcabdi-ob5ss
    @carafadcabdi-ob5ss ปีที่แล้ว

    Masha allah marka hore wll.
    Lkn suaal baanku waydiiyo dee ii jawaabi wayday wll xamdaay, oo waan iska aamusayba 😌

  • @FartuunGambol-dv8be
    @FartuunGambol-dv8be ปีที่แล้ว +1

    Hamada queen 👑

  • @abdikaadirtacliin5546
    @abdikaadirtacliin5546 ปีที่แล้ว

    Hamda Hussein walal waad mahadsanthy waxaad noo haysaa shaqo baladhan.

  • @zamzamahmet1401
    @zamzamahmet1401 ปีที่แล้ว

    waxan ku faraxsanahy in waqtigii ugu haboona illhy iwafajiyey barnamikan taxanaha ah si lama filanah anku helay alxm wllshy adbaa umahadsanthy .

  • @sakariyemuumin-zu6zc
    @sakariyemuumin-zu6zc ปีที่แล้ว

    Illhaya ha noo kaa daayo abaayo,waxan u baahan dad sidaad oo kale dhisa ogaalka bulshada

  • @jamiilasaleebaan5408
    @jamiilasaleebaan5408 ปีที่แล้ว

    Waanku jecelahay macalin kuunasoo duceeyee cunihii sidee katahay.

  • @abdishakuurmohamedducale1914
    @abdishakuurmohamedducale1914 ปีที่แล้ว +1

    "Kabasho" Sidaad magaca taxanaha iyo wax-qabadkaaga is waafajisay waa cajiib! Waanan kugu bogaadinayaa shaqadan fiican eed hayso. Hana is odhan wax badan maad qaban, iyadoo ay jiraan, qaar badan oo sidaydoo kale intay wax badan kaa biirsadeen, haddana aan wali kusoo odhan waad mahadsantahay.

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  ปีที่แล้ว +1

      Mudnaanta iyo sharaftaba adiga ayaa leh walaalo 🙏

    • @AbdimalikAbdulahi-z5y
      @AbdimalikAbdulahi-z5y ปีที่แล้ว

      Huuno Af-soomaaliga hodan ayaad ku tahaye dharafna waa maxay ?

    • @shukrijama4063
      @shukrijama4063 ปีที่แล้ว

      ​@@AbdimalikAbdulahi-z5y dhafar waa saamalaylka ama soojeedka habeenkii walal

  • @Princesssenaco
    @Princesssenaco ปีที่แล้ว

    Xamda wllo qumankii ma iska jartay? anigaa laxanuusan oo raba inan iska jare kawarn wllo

  • @Buugagta
    @Buugagta ปีที่แล้ว

    one love

  • @sacdiyoahmed2151
    @sacdiyoahmed2151 ปีที่แล้ว

    ❤❤🥰🥰🌹🌹 Kabasho❤❤❤

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +6

    Biyo beeri ma dayso.
    Hadii ay ku bataana
    Bixideed dhib u Geyste.
    Wax waliba intii loogu talo galay
    Haday dhaafaan dhib bay keenaan.
    ♡Mahadsanid walaal Hamda.

  • @cambaromadow7871
    @cambaromadow7871 ปีที่แล้ว

    First one ☝🏾

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 ปีที่แล้ว

    Asc wllshy waxan kaa cod sanaya in aad noo soo doobtid sida dadka loo dhexgal ama bulshada

  • @Iamabddi
    @Iamabddi ปีที่แล้ว

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @caydaro1664
    @caydaro1664 ปีที่แล้ว

    Hafasho-dareen

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 ปีที่แล้ว

    Aadbad u mahadsanthy wll xamday waxbadan bn kaa faa iiday ilhy hakaa abaal mariyo Aniggu wxn ka helay qaabka ad no Fahan siisid mawduuca ciwaankiisa😊

  • @todayisyourday7348
    @todayisyourday7348 ปีที่แล้ว

    First one🙂

  • @AmiiraMohamed
    @AmiiraMohamed ปีที่แล้ว +1

    Ma bogsaty wallo sethy❤

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  ปีที่แล้ว

      AlxamduliLaah waan wanaagsanahay. Ilaahay haku wanaajiyo ♥️

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      ​@@hamdahussein.kabasho❤❤❤❤😍😘🥰🖐🖐🖐🖐🖐🖐🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munawaberi1617
    @munawaberi1617 ปีที่แล้ว

    Asc, 48 mawaadic ee aad kaso wada hadashay o dhan wan isku arkay marka ma anay wax iga qaldan yihin mise wll tasiba wa xanuun kle bal iga so jawab wll xamday, jazakalah .

  • @abdishakuurahmed8852
    @abdishakuurahmed8852 ปีที่แล้ว +4

    Indeed, I often obtain from you a proper and natural healings god blessed to you abundantly Dr Hamda you’re a life saver. btw you’re the best amongst the rest!

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว

    Hamda wan ku slaamy xppti

  • @ismahandegan2054
    @ismahandegan2054 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsan tahay xamdey

  • @ahmednuryusuf6611
    @ahmednuryusuf6611 ปีที่แล้ว

    Ku Hafasho Dareen

  • @denizertugrul1955
    @denizertugrul1955 ปีที่แล้ว

    m.a😊

  • @maryamocwahaabaadam8579
    @maryamocwahaabaadam8579 ปีที่แล้ว

    شكرا حمدة.... كأنك تتحدث عن حالتي .
    كنت محتارة على وضعي.
    my sensory overload
    عندما أنا موجودة في مكان مزدحم .
    وفي بعض الليالي أتناول أدوية مثل Amitriptyline .
    وأريد نصيحة أخرى، كوني ممرضة ماذا أفعل؟

  • @HamdaSharaf-rq4kr
    @HamdaSharaf-rq4kr 8 วันที่ผ่านมา

    Cilmi nafsi waa quus aan la qiyaaso karin qiimihiisa