Asc daahir Ninkan waxba ha u raadin sababto ah wuxuu leyahay Gabar uu kaqaldan yahay ayuu leyahay diyaarad ayaan ku saraa Kenya ma isagaa iskaleh waydii waxay tiri haddii aad Abgaal tahay maxaa kenya ku kenay ayey leyihiin maxaa qaldan dadka wax miyaa kamaqan mise caay ayey meesha u imadeen gabadha ay sawirkeda keneen oo waxba ka qabin intey dhihi lahaayen sorry ayey caynayaan adna waad u amustay waxna madheheysid gabadha is qarineysa ee nunka dhiniciisa ka qeylineysa ha rali galiso gabadha mideda kale Keyanimada ay ku fanayaan haku radsadaan wii lacagta ka qaba warkana intaas ayuu ku dhan yahay
DAHIIR CALASOW QOFTAAN DHAHOOSA SHEKADA WAXBEY KA OGTAHY MAXA AFLAGADADA 10 KUN ULA ORDAYA 100 KUN U QALMA BAL ADIGA IS QABADSII IYO NAAG WEEN KU DHAHEESO CUNUG YAR AHAY KULAHA 10 KUN LA ORDAYAA 30 KUN 100 KUN U QALMAA😅😮😢😂
Yasir Allah allow saqir amuuraha daahir calasow xaalku mafiicna
Arintas wa halis
Waagi hore yes maba jirin haday yestu so baxday Waa layka xadaa idka
Waa arin aad u foolcun
Qof id giisa lama isticmali karo been bay isushregena
waala isticmaali karaa anigaaba isticmaala id ga ninkayga oo numberka ii furay hadaad taqaano id ga waad isticmaali kartaa
Naagtan wax bay kaogtahay waa dad saaid ugu dhow xaqiiq
Warkan mxaa kakhaldan naag gaaban waa..!!!
QOLO WALBA INTUU HABEENKA HORE KA DHIGO INUU DADKA WAX TARAYO AYUU MARKUU MEESHUU RABAY GAARO BUU KA TAGA UF
Naagtaan wacaysle wacel waa kadareey reerka ajuuran waa raaligalinayan sifiican uhadlayaqn ayadana waaba iswaalwaale
Benbadana
Nimankan walan ee iiman san wayey Gabdhaha la jogo ee ka doortay gabdho qurbaha ka yimid mac sonkor 😂😂
Something is not correct so Dahir arinta wax ka qabo 😮😮😮😮😮😮
Se qof 🆔 gisa lo isticmala so faro liskama rabo horta
Hada kahor waxaan layaabsanaa Naag Joogta Amerika Joogto Oo Naag yar nin isaga dhigtay ku mehsatay lacag kaga qaadatay
Acuudu bilaah waa yaab
Asc daahir Ninkan waxba ha u raadin sababto ah wuxuu leyahay Gabar uu kaqaldan yahay ayuu leyahay diyaarad ayaan ku saraa Kenya ma isagaa iskaleh waydii waxay tiri haddii aad Abgaal tahay maxaa kenya ku kenay ayey leyihiin maxaa qaldan dadka wax miyaa kamaqan mise caay ayey meesha u imadeen gabadha ay sawirkeda keneen oo waxba ka qabin intey dhihi lahaayen sorry ayey caynayaan adna waad u amustay waxna madheheysid gabadha is qarineysa ee nunka dhiniciisa ka qeylineysa ha rali galiso gabadha mideda kale Keyanimada ay ku fanayaan haku radsadaan wii lacagta ka qaba warkana intaas ayuu ku dhan yahay
naagta aydba ceyda bilowdy iyo qabiilka
Mafahmi meesja n
Dhibaatto
Korme bilabatay nag la gursaday o lacag laga magana asa nag radaye ma lacagtu ku arosay ayu rada waa adun gadomay war ninkan gurigaga ad dhaha
Mala yaabtay. Imisa dumar ah malin walba ooya.😂
Adkaatay
Mj xunan uradin candho wasaq
Wan ogaa naag MJ ah inaaysan waxas kasurtoowin
DAHIIR CALASOW QOFTAAN DHAHOOSA SHEKADA WAXBEY KA OGTAHY MAXA AFLAGADADA 10 KUN ULA ORDAYA 100 KUN U QALMA BAL ADIGA IS QABADSII IYO NAAG WEEN KU DHAHEESO CUNUG YAR AHAY KULAHA
10 KUN LA ORDAYAA 30 KUN 100 KUN U QALMAA😅😮😢😂
Gabadhaa yaan laga harin hadalkeeda shaki ween 12 lacag maha boqol kun ayaan uqalmaa maxaa keeney
Shekada xagee mj kaso galay
Gabadha wuxu waydiiyay nag mj ah ma istaqanan, mise waa sheko gacan kusamays ah.???
Wa beenlow. MJ ayuu kuwashay
Hadalkaan waa ayada qofta wiilka lahadleeysay oo kaamiraha furo uulaha.wa tan tuugo waayo
Gabadha yar wax bay ka og tahay naagaha Neyrobi jooga waa wada qaa.imiin
Inlaga xaday ID card ayaa laga yaabaa.
No hata hadi laga xada qof ka I'd ga iskaleh aya furi kara lee
wa layab 100 kun a u qalma so celcelisay ma iib'ba qoftu ?
Waxba ka ogthy weliba wa cawaan hadalkeeda wa lagu xanunsaanaa
Kenya qofkala I'd gaga uguma furi kartid
😂
Waxaan u qoftany meysa mayn Dadka Somaalida sameyey Soo qabta🎉